Тёмный

'BOOBKA HANTIDA SOOMAALIDA' | NIN SI LAYAAB LEH ISKU DIFAACAY 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

SOOMAALIDA KENYA OO HANTIDOODII LA DHACAY IYO NIN HUBKA DARANDOORIGA U DHACA SI LAYAAB LEH ISKUGU DIFAACAY KALA BAX! • 'BOOBKA HANTIDA SOOMAA...
Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
Trump vs Biden Live: Presidential debate ends with no handshake.
Debate recap: Biden turned in a mixed performance, Trump fired out falsehoods
Democratic President Joe Biden delivered an uneven performance at Thursday's debate, while his Republican rival Donald Trump rattled off a series of attacks that included numerous falsehoods, as the two oldest presidential candidates ever clashed on stage ahead of the Nov. 5 election.
www.reuters.com/world/america...
Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Развлечения

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 3 дня назад
Kenya aniga aya joogijiri dadkeda subaxdi markay shaqa tegayan waxay horay uqatan bag eber ah hadi fursad lahelo si wax loga rido
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 3 дня назад
Dadka soomaaliyeed hantidooda wadankooda hagashtaan nabada waa timid inta dhimana wey imaanaysaa
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 дня назад
Run
@Fowzia69
@Fowzia69 2 дня назад
@@umuxafsa3391 wadanku xagee jiraa kuuukuuyo kale ayaa wadankii haysta
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 дня назад
Waxaan taxes protest ma ahan waxay rabaan in aay dad ka dhacaan
@Fowzia69
@Fowzia69 2 дня назад
@@mohamedsharif5693 taxi waaba loo dhaafay ee dhaca xoolaha somalida ayay rabaan waana sheekada dhan waa sidaasi
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 3 дня назад
African ku debed baxa waxay u yaqaanaan in xoolaha shacabka la gubo, la dhaco ama la burburiyo keliya taasina cabashadooda waxba uguma kordhinayso
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 дня назад
Wadamo dowladii mesha kabaxdey iyo wadan wali dowlad u tagantahaa islameel dhigaa waan sodhaweyneynaa kenya burburkeda
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 дня назад
Alxamdulillah wlhy wax yaabaha qaar marka aad u fiirsato xigmado badan ayaa kaaga soo dhex baxaya nolosheyda ma arkin somali oo dalka intiisa badan dowlad awood leh aysan ka jirin hadana ayagoo sida dadkaan oo kale dhac wadareed geysanaya wax hadii aan ku xunahay wax aan ku fiicanahay baa jira somali mudaharaadeysa oo xoolo dad masakiina dhacaysa waligey ma arkin dadkanina hadiiba la dhoho mudaharaad ayaa jira waaba iidooda siiba somalida ayey beegsadaan cajiib
@Fowzia69
@Fowzia69 2 дня назад
@@Inasuldan1235 Soomaali waxaan oo kale way soo martay oo 1991 aaway dadkii la laayay ee SOOMAALIYEED ee Mogadishu ku dhashay ganacsiga ku lahaa ee Daaraha dheerdheer ku lahaa ee lagala wareegay isagiina la dilay ka kufsaday ilaa hada la haysto hantidoodii? Somali wax ka xun ma jirta laakiin Allaha ka qaboojiyo tan maanta haysata ee Somalida Kenya degan oo qof walba leh
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 дня назад
Mombasa waxa degan dad naceyb Somalida,Iyagoo Hogamiya laso.dortay maanta iyo xukumaddii.horeba waxa eey shegsnayeyn dad Islaam,Ahafidow waxa jira waa naceyb Somalida oo dad ah kuwa dalkooda hsntidii eey kaso qaateyn ayaa malgaliyeyn Mombasa /Nrb.
@LJama6119
@LJama6119 2 дня назад
Reer Islii waxaan kula talinayaa 1-in meelaha laga soo galo Islii dhigaan jidgooyooyin sida fuustooyin ciid ka buuxaan. 2- In qeyb ka mida hantida dukaamada u taal geystaan guryahooda. 3- Iney dhalinyaro caawisa oo dukaamada iyo guryahooda la ilaaliya raadsadaan. 4- In ay sameestaan wadooyinka xogaa u jira Islii dhigtaan dad usoo sheega in dadka rabshadaha wada kusoo socdaan. Si ay ugu diyaargaroobaan.
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 2 дня назад
Somaalida wa in ladhaca waayo. Waa Bakhi dibad jog Ah An Rabin dalkooda in ay malgashadaan uf uf meel kasta somali unba taala ❤😂😂🎉🎉😢😢😮😮😅😅😅😅😢🎉😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@liiyoos6710
@liiyoos6710 2 дня назад
Waa Mombasa ma ahan Bombaasa❤
@charkoshanghai
@charkoshanghai 3 дня назад
Kenya waxay ku socoota sida south africa runti .
@Fowzia69
@Fowzia69 3 дня назад
ADOON WAA ADOON WAXBA ISMA DHAAMAAN WAA ISKU MID WAA ISKU FARAC WAXAAN WAA CAQLI LIX SAAC WAANA XAASID MA SHAQAYSTAYAAL
@falisa576
@falisa576 3 дня назад
Wa dad xun qurun ah weeye la so Gumaysan jiray Africa wadamada Ugu xun weye South Africa iyo Kenya Kuukaayo.canshuur iyo dhaqaale dhinac walba ah ayey ku qaban Somalida o ka qaataan dhulkoda ku Dhisteen
@Fowzia69
@Fowzia69 2 дня назад
@@falisa576 Somali iyadaa u dhistay meel walba Kenya iyagoo gaajo ah ugali Cuna ayay Somalia soo qaxday
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 3 дня назад
Somalia dadkeeda waa in wadankooda lagu celiyo.
@Isak.a
@Isak.a 2 дня назад
North easten somalida dagto xage loo celin. North easten miya locelin? Mida kale kenyanka ma kala yaqanan somalida, kenyanka somalida wa un somali
@Sarta100
@Sarta100 2 дня назад
Soomaaaki qaara hubka is difaaca hatareysan soomaaki waa doqomo mar horaa ka yiri xoolahiina hawada geynina kenya. Waayo waa qabiilo xukunka isku haysta.was khatar soomaaki hurudooy caqlilaay adaa laguu dan keehe.
@fatima20031
@fatima20031 3 дня назад
Somalida hantideedi ayaa la boobayaa naceyb Somalida ah aya jira
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q 3 дня назад
Taxadirka halla badiyo ia.
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 День назад
Xayaysiinta xagee u wadaa?, meeshiiba xaalkeeda ma fiicnee.
@osmangure6040
@osmangure6040 3 дня назад
S/c waa lagaranayaa wadamada reergalbeedka ayaa dabada ka riixaya q/kuukuuyada waxaan la la sodcaaa lacagta soomaalida islaamka Kennya waa dadka lacagjacaylku madaxmaray ee reergalbeedka iyo yuhuudda. kuukuuyadu waxba ma oga waa lagu shaqaysanayaa . Wax kasta oo dhaqalenkeenya dalka ka soo urura waxa qaata reer yurub maraykanka Canada. Waa nasiib darro.
@Sarta100
@Sarta100 2 дня назад
Mucaarad kale maaha waa uhuru kenyaata qabiilkiisa waa kukuuya iyo qabiilka Rayla odinga Luo si loo bililiqaysto tuugada lasoo adeegsaday si spomaali ugu cararaan.soomaali Ruto ayaa taageerteen ayaa loo boobaa.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 дня назад
13:32
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Ogadeen mee keneya anagaa leh haye waxani naga qabta Dadka dhulka u dhashay waa kuwan anaa keneya ka taliya hayga hadho
@nasriina12345
@nasriina12345 2 дня назад
Ogadeen iyo somalid kale nfd ayey leeyiihin furasad ayey u tahay dhulkooda soo ceshtaan hadey kuukuuye shekadan bilaaben maanta iyga burburaya nfd waa goeysaa koley meesha la boobaya gaarisa mandheera wajeer ma ah kukuuye Nairobi iyga ayey Dan ugu jirta somali gancasigeda meesha ay doonta ayey la adeysaa iyga hindi gumeysan jittey narkii ganacsi la dhaho
@Fowzia69
@Fowzia69 2 дня назад
@@nasriina12345 Ogaadeen meel walba in uu kugu difaaco miyaad rabtaa? Adiguna aad cadowga Lugta u qabato? Ogaadeen idinma Oran Nairobi ka dhista guryaha oo isku soo shiva war GARRISAA WAJEER MANDHEERA ISOLO MARSABA MOOYAALE DHISTA OO GANACSI KA SAMEEYAAN DHULKA SOMALI WA AKAAS
@Fowzia69
@Fowzia69 2 дня назад
@@nasriina12345 hindida weligood ma biliqaysan xabado ayaa futada laga galin jiray
@Sarta100
@Sarta100 2 дня назад
Dibadbaxyo lama dhihi karo waa bililiqo raadis Ruto waa joojiyay waxaa timid soomalida hala dhaco banaanbaxyadaan horey u sheegeen soomaa.liyeeyb dal iyo dowlad soomaali la wareegtay ayay leeyihiin waxaana marka dambeeya uhuru kenyasti iyo Rayla .odinga.
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 дня назад
SOMALIA OO DOONAYSA IN GANACSATADA SOMALIDA EE KENYA KU SOO NOQDAAN DALKA SOMALIA.
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 дня назад
Bolisku ayagaba wax buubayee
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 дня назад
Waba sida South Africa runti Somali da waba la dhaca hantidooda oodhan dalkina aya nii baahan maal kashada dal shisheyey waxa noo matarayo dhulkena an maal kashano
@Fowzia69
@Fowzia69 3 дня назад
Dalka unukaa leh ayaa ka shaqaysa nabad lagu hirto oo qofna qarax ma doonaayo
@user-nr3py8en5x
@user-nr3py8en5x 2 дня назад
Barbara dalkiis yahoo horta yaaku leh
@user-nr3py8en5x
@user-nr3py8en5x 2 дня назад
Dalkiisa yasoow horta yaakuleh Soomali diidoow silac ku dhimo
@KulmiyeAliahmedKulmiyeAliahmed
Bombasa❌🧐 Mombasa 😢 kaalay iska arag 😂
@Fowzia69
@Fowzia69 2 дня назад
@@KulmiyeAliahmedKulmiyeAliahmed sow lama boobin kuu kuye mombasa way iska soo buuxisay
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 дня назад
SOMALIA IYO A SHABAB KA DAMBEEYA RABSHADAHA KENYA.
@Fowzia69
@Fowzia69 2 дня назад
@@gelehildid4797 midkoodna waxba kama oga waxaan socda way ka dhego xiran yihiin ee waxa ka danbeeya TV ayaa laga sheegay waa madaxda kuukuoyada ooo doonayaa jagada nuuradiin Yusuf xaaaji
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 дня назад
Soomaali lagu kari waayey dalkiina ku noolaada oo dhista, iska daaya dibad jooga iyo ku dul noolaashaha dad kale dhulkooda camirtay...
@Mahamed-kw1kk
@Mahamed-kw1kk 3 дня назад
Adigooo soomaali dabada kaga yaal taariikhda somali kuleeyahiin ay tahay burbur 40sano ay ku jirto iyo kala taga dadkii midaynaa reerkiina ilkyar masuul ka ahaayeen In aad nin kaa taariikh fiican hadey tahay taariikh halgan iyo wax ka badalka khariidada soomaali dagto in aad toraah asalkiisa somali ahaa waa uqdada iyo xumaanta adiga iyo reerkiina cadawga tabarta daran ah u hayaan reer kaaga
@SkyStar592
@SkyStar592 3 дня назад
Maxamed kw1kk Wllo sideed Ku fahamtay reerkeeda Kkkkkkkkk
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 дня назад
Adiga oo kale ayaa somali kabaha u gashan waayday oo qabiilka jeebka ku wada meesha waxaa laga hadlayaa kenya maxaa keynay reer hebel ilkar minshaar ayaa burburiyay somali
@safia5954
@safia5954 2 дня назад
Waxa muuqata inay dawladu kaga raali tahay in ay shacabku dhacaan xoolaha somalida
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 3 дня назад
Maxeey kadooneen dhaqaalha dalka meey keenaan daa hala boobo inmisaa shaqa abuur kaheli leheed bal dulli nimo kaween miyaa jirta dalkaaga hormar ha uquurin ee dal shisheeye dhis
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Ogadeen meeye lahaa angaa keneya iska leh ee Baraha Bulashada ka booteenaayay meeye Keneya Etopia anagaa is ka leh meeye Jareerkii Farax Maclin mee Ee booteen jiray keneya wax ka qabo dheh Gafuurweenayow
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q 3 дня назад
Haddii laga qalab aruursan karana??? -----? Waddankii halla aado hana lamaal gashto ?
@SkyStar592
@SkyStar592 3 дня назад
Huuno dabaqyadii la is dulsaarayay sidee loo Aruurindoonaaaa Yaaabay anigu Soomaali Salfududeey ALLAHA INA WADA XIFDIYO
@adrahilowle1083
@adrahilowle1083 3 дня назад
Mombasa not bombasa
@jibrilbuniabdle3010
@jibrilbuniabdle3010 3 дня назад
Af qadhmuune darood. Maxa gaadhay wax somaali layidha majiree
@Fowzia69
@Fowzia69 3 дня назад
Xanuunka ku haaya ee DAAROOD u qaaday u dhimo qashin yahow adigaa af qadhmuun oo uraaya
@Professor4555
@Professor4555 3 дня назад
La xawla wala quwata ila bilaahi, maangaab nimo ba kula hartey
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 2 дня назад
adiga afkaga uraya ba shegtey kadamawow besha sharaftale
@Fowzia69
@Fowzia69 2 дня назад
@@fatxiyaosmanbarry3996 orod kor aqri inta aadan dad kale ee dayn ninka kor ayaan anigu u jawaabay ee caytamayaaa ee la soco
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 дня назад
Waa nacas iidoor ah oo jiran Lafti nagaa aad eey yohow
@nasseromar4986
@nasseromar4986 2 дня назад
Kisauni iyo kongowea yey ka'imaanayaan tuugada.
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 3 дня назад
SOMALIA SIYASI I'M SORRY SOMALIDII KENYA IYO KUWA WADANKII JOOGAY CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA HALKEEN KU DAMBEEYN DOONA
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 дня назад
Haladhoco soo koodibey intey soo booben wadan dadow ku dhidteen
@abdillahisalah5872
@abdillahisalah5872 2 дня назад
WAR CABDI XAFIDOIW MAXAD UWARYSAN WEEYDAY FARAX MACALIN KKK
@faiselaraye
@faiselaraye 2 дня назад
Even the Kenyan police is corrupt
@Nery-j2x
@Nery-j2x 3 дня назад
I'm continually amazed by the depth of knowledge and expertise exhibited by members of this community. It's humbling.👅
Далее
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
30:05
КРУТОЙ ФОКУС С ШАРАМИ
00:35
Просмотров 417 тыс.
Strawberry Cat?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:42
Просмотров 2 млн
Кошки не нарушают закон😂
0:34