Тёмный

Burundi | Dalka ugu saboolsan aduunka | Qabyaalad ayaa asaagii ka reebtay! 

Waaberi Media
Подписаться 570 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: / waaberimedia20
Instagram: www.instagram....
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 129   
@Maahir397
@Maahir397 Год назад
Apdirahman waxan kacodsanaya ano kuhadlaya afka dadka kugu xidhan Inad nosogudbiso bisha Ramadan xalaqadi kusabsana asxabti rasulkena scw iyo kuwo lahalmama 🎉
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@Team_27-x8q
@Team_27-x8q Год назад
Dal saas ah waxa kasugayna inuu dalkeena no difaaco😭😭
@princessamal5959
@princessamal5959 Год назад
Ayaka waaye waxa dadka qarxiya
@abdulwelidaud6584
@abdulwelidaud6584 Год назад
Ciidamo ka socda Burundi 🇧🇮 ayaa ilaaliya Amniga Caasimada Somalia 🇸🇴 ee Muqdisho
@shucaybnuradin616
@shucaybnuradin616 Год назад
Mahadsanid ustad Abdirahman🤍🔥
@abdikariindiiga6343
@abdikariindiiga6343 Год назад
ApdiraHmaN Omer wad u QaLaNtaH one Million iyo iN ka BadaN ❤🙏🏻🥰
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
welcome back Golden voice❤🥇💯
@nimcaanonkod
@nimcaanonkod Год назад
Soomalia ayaa sidaa kusocota haddii sidani wax laga badali waayo Allow soomali midee yaa alllah😭🤲
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Год назад
Taasi waa cadahay Ilaahay oo kabadbaadiya mooyee Halis wayn ayay.kujirtaa isirka Soomaaligu
@abdihashi6225
@abdihashi6225 Год назад
Oo imika maxay dhaantaa somalia burundi
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Год назад
@@abdihashi6225 waxba madhaanto
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Год назад
Soomaalida ayaaba wada daa halaaga Haysa ilaahayow kabad bàdi Aamiim 🤲🤲🤲
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Darood allah umada somaliyed kaqabta qabyalada iyaga umadi kuberay kooda galka xita qabil kudifacan
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Guulayso walaalkay
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Waa ku taageera walaalkay guulayso Aduun iyo Aaaqiro ba i.a 🫵🏻❤️‍🩹
@sharmaarkehassan7663
@sharmaarkehassan7663 Год назад
Favorite person ❤
@Anas.farah1
@Anas.farah1 Год назад
Golden voice 🎉🎉🎉
@Nabiil-1
@Nabiil-1 Год назад
dadkaas baa wadankeena nabad ilaalin u jooga 😢
@mohamedzidiiq7969
@mohamedzidiiq7969 Год назад
Iyado saas ah bay hadana somalia amaankeeda sugtaa runtii waa wa lagu qoslo🤌😂
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
🥺🥺😂😂😂😂😂
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Cabdullahi yusuf ba amison dalka kenay 2007
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Год назад
Cajiib.❤
@Axmad_moxamad
@Axmad_moxamad Год назад
somaliya wadan kayga wa dalka ugu sabool san aduun.. brundi anaga amnigeena ay sugaan. masha llh wa dad fican. oo kiristan ah. inta aan igu raacsanayn lika saara...................
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Год назад
Ma aha keliya waxay ku jirtaa 20 waddan ee ugu faqiirsan dunnida .
@zakizalax5389
@zakizalax5389 Год назад
Hda ma Somalia iga sheken mise Burundi 🇧🇮 😢
@subeyraskar
@subeyraskar Год назад
Titleka vedioga qabiil aya asaagi ka reebaya waxad raacisaa sideeno kale 🙌
@SHAAFICIcabdi30
@SHAAFICIcabdi30 Год назад
Sxp kan Somalidana kasoo hadal iyo inta ay maalintii ku nooshahay. Kahor xalqadaha ramadaan ka aad bilaabayso. Macnaha ramdanka intaanan lagaarin Hadii ramdanka lagaro janis uma haysid sababta oo ah xalqado ayaa soo gudbineysaa. Waadna soomanthay Marka wey kugu adkaaneysaa inaa vediowyo kale aadsoo gudbiso Marka wll waakaa sugeynaa ❤
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Год назад
Somaliya wxa lagu qiyasaa $2 dollar lkn hadi dad ahan layno ego waynuka dad badanahay
@SHAAFICIcabdi30
@SHAAFICIcabdi30 Год назад
😂
@zizeycazimi-qg1iq
@zizeycazimi-qg1iq Год назад
Ani bas 10dollar cuno malinti
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Год назад
Kawaran dalkaas sidaas u liita ayaa ciidankiisu dalkeena joogaan !!
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Год назад
So ayaandaro maahan
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Keep going brother
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi Год назад
Walee inaga ayaa hayno wadadaas hadii sidaan aan ku socono wax laga badelin SOOMAALAAY sida aan isku dhaano 😢😢
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Darood allah kaqabta somaliya wa cencer
@tuse2189
@tuse2189 Год назад
Like somalia 🇸🇴
@YusufIbrahin
@YusufIbrahin 9 месяцев назад
Aad baan kuugu hanbalyaynayaa taariikhda fiican
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Keep going
@natural115
@natural115 Год назад
Sxp arsaaqda dawladu ma bixiso ee ilahay ayaa bixiya warkan aad sheegaysaa xataa markay reer galbeedku inaga inaga waramayaa waxan iyo wax ka xuba way inaga sheegaan markaa yaynaa dulminin dad aan waxba ibagu samayn sxp kaliya haka waramin waxaad reer galbeedka ka aragto ee adiguna caqligaaga istimaal
@Axmad_moxamad
@Axmad_moxamad Год назад
somaliya ina ka hadasho ku fican oo ah wadanka ugu liita adunka. brundi Afkaga fahmi mayan..............................
@mohamedhassan6556
@mohamedhassan6556 Год назад
kawaran dadkey kuwaasi ciidan u sodireene mark halka joogan aduunka ????
@libanabdule548
@libanabdule548 Год назад
Soo ma ahan kuwa wadankeena nabad ilaalinta ujoogo cajiib walee waa aduun iyo xaalkiisa
@aahmedcadde
@aahmedcadde Год назад
Kwrn cdn 🇧🇮 ayaa lagu leyahy wayna ilalinayaan
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Dadkaas ayaa lay iga dhigaa nabad ilaalin iyo sheeko😢
@zubeyrstudio9860
@zubeyrstudio9860 Год назад
Walayab wadan an dhankasta uga fican nahay in cidamo asiga ka socodo wan dankena jogan
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
@@zubeyrstudio9860 wlo walaahi waa murugo siyaasi daneyste ah ayaa xalka ii dhigey dasje Uma reer hebel ku taagerayan
@adensamater5874
@adensamater5874 Год назад
Horta inta and dal kale ka hadlin somalia iyo Djibouti ka hadal
@Mustafhajji
@Mustafhajji Год назад
*Ustaad* waxa ka so hadasha Metaverse
@niciimamaxamed8441
@niciimamaxamed8441 Год назад
soomaliya ayaa ku xigta😢
@abdirahmanqays9
@abdirahmanqays9 Год назад
waa dal ay soomaaliya niyadaa kundhisan karto
@SHAAFICIcabdi30
@SHAAFICIcabdi30 Год назад
Kan kusooo xiji wllo ❤
@yuusuf34
@yuusuf34 Год назад
Lailah illah maxamedu rasululahi wale buzarada dishay alx allow ada mahd iska leh wan qancay wallhi marki hore fikir kabixi la,aa lkn dad iga darana arkay allow adiga mhd leh
@khalidosman5708
@khalidosman5708 Год назад
Somali ee same yihiin
@luuliiyluuliiy4794
@luuliiyluuliiy4794 Год назад
Umalenmayo Somalia waxka qabyalad badan inee jiraan
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Год назад
Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤
@hoodo9260
@hoodo9260 Год назад
Dalka noocaasi dadka uu nabada u ilaaliyo ka warran!
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Год назад
Dalka noocaas ah ayaa ciidamo soomaaliya usoo diray , sow bahdilaad iyo dullinimo maaha
@salmanhussein-hx8yg
@salmanhussein-hx8yg Год назад
😢
@khadar_mohamett
@khadar_mohamett Год назад
Burundi waba mid naga si liidata miyaa dhanka isticmalka qabyalada ma'aha waxa aan ka hadlayo qabiil.
@kaltunabdi1088
@kaltunabdi1088 Год назад
Habeenkasta ano dhegaysana seexdaaa😂
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Год назад
Hadii aadrabtid inaad ogaado Xaalada Soomaaliya ay aheydna Waa sidaan okale Hal Video = Sadax wadan Somali = Rowanda = Burundi
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Год назад
Lkn ruwanda imaka wxay kujirta dalalka ugu qanisan africa iyo calamkana waxay kamitahay dalalka ugu korimada badan dhaqale ahan iyo wx sosar ahanba dayax gacmed ayabay dirsaden 2015 adiguna labatan iyo sadexdi ayad qabil qabil isu cunaysa
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Год назад
@@anwaar.adaan.maxamud beentaada maahan wll Lakiin waxaad dhahdaa anaka adigu maahan
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Год назад
@@Mohamed_Qadar iga raali noqo wlalkay kaliga uma jedine somali odhan ayan ujede lkn shacabkenu maxume inti ino talinaysay aya cadaqatayal laga dhigay iyo wx lita
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Год назад
@@anwaar.adaan.maxamud Allah wadankeena hanoo hagaajiyo
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 7 месяцев назад
Dadka nocasa dalina ilaaliya somlia walhi wa yab melay ku danbeyn
@fadxicabdiraxmaan5203
@fadxicabdiraxmaan5203 Год назад
Soomaalia may dhaantaa
@Nothing...8375
@Nothing...8375 Год назад
Somalia ayaa yurup ah . Marka iya loo eego . Lkn nasiib xumo Amaankeena ayey sugayaan bay madaxdii somaliyeed leedahay 😂
@mohamedomar-zy5zw
@mohamedomar-zy5zw Год назад
​@@Nothing...8375 Somalia hadi Yurub ahan lehed Badaha ma aysan ku Dhiman lehen
@hadillaium
@hadillaium Год назад
Alla yaa u daaro videogan io kuwo klo bdn madaxdeena😢 nio share gareeya ha gaarane😂
@Nothing...8375
@Nothing...8375 Год назад
Wee ogyihiin . Malaha qadiyad ee wa calooshod u shaqeestayaal . Go.aan malaha Wax ay yihiin ma jirto Ee alle ha inoo sahlo Ama ani xitaa wa rabi lahaa Ciil dartiis😂😂
@nasrahaji581
@nasrahaji581 Год назад
Walaal channel kaaga mxaad uga saartay qisooyinka nabiyada 😢
@kassimluqman9255
@kassimluqman9255 10 месяцев назад
Let me explain something here not only Somali help us in the time we needed help we're in DRC congo right now not because of money,DRC help us in the middle of civil war to train our soldiers in particular in force expecialy un parachute soldiers so we're proud on returning faveurs to our brothers and sisters in the Somali south east if I'm not wrong who's Al shabab was crushed everyone who dare to help you but only Burundi army take that risk for you guys for all now here we are Burundi was the second country in East Africa community to accept your final approval for joining us we're not your enemy Habibi 😂😂😂 you always called yourselves that you're not Africans but for us You will always be our brothers ❤️
@sowdamohamod7595
@sowdamohamod7595 Год назад
C/raxmanow somaliya miyay karoontahay Burundi bal mar daraasad ku samee somaliya. Waad mahad santahay.
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Год назад
Haa way ka roon tahau somalia waayo dhanka koonfurta mooye inta kale xataa waa nabar somalia .
@IfrahAbdisalah-ci5ko
@IfrahAbdisalah-ci5ko Год назад
شكر يا أخي الكريم نحن نتمنوا لعندك أن ستكلم عن صوماليين❤❤❤❤❤❤
@ismaeelmohamed1165
@ismaeelmohamed1165 Год назад
Hada kuwaas aa ciidan noo soo direy ka waran
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Amison 2007 cabdullahi yusuf kenay
@Y-ADIL
@Y-ADIL Год назад
Dalkaas baa anagane Ciidan noo soo diray si dadkeena isdilaa u kala dhex galaaan, sow anaga kama sii liidano Brundi 🤷‍♂🤔
@princessamal5959
@princessamal5959 Год назад
Waxasa wadankeena jooga illahow na amaanso
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Ma iyagoo saa ah ayay hadana somalia.cidankoda jogaan somaliyay iska aabusa ha hadlina ceeb darteed
@wabarkawanaaga292
@wabarkawanaaga292 Год назад
Hh wale wa run
@masteraxmedyare8954
@masteraxmedyare8954 Год назад
Somalia ayaa ka siiliidata sidaas
@carafaadabdilaahi
@carafaadabdilaahi Год назад
somalia oo kale weeyan wadankeena waa saas hadii aynaan isbadalin walee xaaladeenu way dhaafi manta somali waxa laga aaminsan yahay aduunk a wadan argagixisa ah ilahay noo gargaar
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Год назад
Xaqiiq
@bilaaljabriil4430
@bilaaljabriil4430 Год назад
Isagoo sas uyaalo bii wadankena nabad illalin u jogaan
@qalbitaajiracadmy3576
@qalbitaajiracadmy3576 Год назад
Nabad ilaalin ciidamada burundi loo soo diray si naloo bahdilo karaama Allaah waa nasiiyay lkn anakaa iska qaadno
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Cadullahi yusuf ba kenay shisheye kasta darood ba kena
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
Brundi iyo Rwanda waxay ahaayeen isku dal ay wado yaalaan laba qabiil, tuutsi iyo hutuuga, laakiin Rwanda maanta waxay noqotay dalka Africa ugu quruxda badan uguna nadaafada wacan halka brundi ay weli la ciirciirayso dagaalo sokeeya qabyaalad fakhri
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 Год назад
dadkaas aya lagu leeyahay somalia ayay nabadeeda ka shaqaynaayan madaxda dalkeena ayaa ah kuwa damir ahan dhintay
@axmeddalabcaliaxmeddalabca4594
Somaliyana wax ba kama duwana😢
@Africa-china367trh
@Africa-china367trh Год назад
Way dhaantaa, dalkeena reer galbeedka ayaa foolxumo ka gudbiyay runta hadii laga hadlo new york city waxaa ka amni badan somalia 🇸🇴
@mohamedomar-zy5zw
@mohamedomar-zy5zw Год назад
​@@Africa-china367trh reer galbeedka ma ayagaa Qaraxyada iyo Dilka Sheega mise Wariyaasha Wa Ruun Somalia wadan amni ah ma jiro
@Africa-china367trh
@Africa-china367trh Год назад
@@mohamedomar-zy5zw New York halkii daqiiqo 3 qof ayaa dhimato, somaliyana intaas ma dhimato
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
Ciidanka Amnison muqdisho maxay ka qabanayaan😅😅😂😂
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Год назад
Wxay kaqabanayan waxa laga ilalinaya inad isxukunto ama ad ayahaga katashato ama ad wadan kaga mamulato si anad hurdada uga kicin Aynu iska saarno qashinka qashiku kenay anigu hargaysan kunolahay wxan aminsanay ila iyo somali shisheyaha laga saro heshis lama gadhikaro sababto ah wxay ogyihin haday isu dayan inaynu heshinayno melna uwada jesanayno lkn talama ogola badiida ninba kula daydayo daalna kabadan o inad heshana abiidse donayn dadkuna moodi duul wadadhashon wax udaahsonayn
@hasanabdi7865
@hasanabdi7865 Год назад
Kan asaagii ayay ka reebtay somaliyana naftay ka qaaday qabyaaladu😆
@rashkaboyahmad7995
@rashkaboyahmad7995 Год назад
dadkas baa nabad ilalin ujoga😪🤧 wadankena
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Cabdullahi yusuf ba kenay
@tuse2189
@tuse2189 Год назад
First 😢
@Mohammedlugunbe
@Mohammedlugunbe Год назад
Second 😢😢
@mohamedadan4291
@mohamedadan4291 Год назад
Soomalia ayaa kaliidato
@kassimluqman9255
@kassimluqman9255 10 месяцев назад
We came to Somali not for money Habibi historical I learned in a local school in Bujumbura that Somali was the first country in the whole Africa to help Burundian army to train our pilot almost a decade we were more than brothers so please Burundi is not what you see on social media.
@Dreamy-M
@Dreamy-M Год назад
Dalnaga saboolsan inuujiro ma’ogeyn 😅
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Год назад
Xataa kuma jirno 10 wadan ee africa ama adduunka ugu faqiirsan waayo way yartahay qof somali ah oo gaajo u dhinta xilliga abaaraha iyo musiibooyinka mooyee .
@mukhtaarbidixo-yu1yw
@mukhtaarbidixo-yu1yw Год назад
Somaliaya maba dhanto yadbaa 🤥😏😏
@kassimluqman9255
@kassimluqman9255 10 месяцев назад
Speaking of other people country political and geography in your mother tongue 😂😂😂 Somalis you are so sweet 😅😅😅
@azli5079
@azli5079 Год назад
Somalida in laga qabyalad badan yahay isma lahayn😂
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs Год назад
Ciidnkooda maxay somalia kasoo dooneen kuwaan ayagaaba illahay u baahane😢
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Shaqo ayay usoo doonteen
@mohamedomar-zy5zw
@mohamedomar-zy5zw Год назад
​@@Hafsabilanchannel6337 somalia ma Shaqo taalo meel oo nus Dollar la isku Dilo
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Год назад
@@mohamedomar-zy5zw isaga bishii wuxu qataa 800 oo dollar halka askari oo somali a h uu qaato 230 dollar kaaga daran dayn weeye lacagta la siiyo 20 kun ee askari ee kala socda 6 wadan ee jooga somalia jooga .
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Cabdullahi yusuf kenay amison 2007
@cubtaabdixiife6540
@cubtaabdixiife6540 Год назад
Africa is always Africa corruption is everywhere in this world. Maxalinkarnaa dhibaatadaas inta ay jiraan musuqa iyo kutakrifalka hantida shacabka.
@mohamedabdullahi6393
@mohamedabdullahi6393 Год назад
Muuqaalkan meesha kasoo qaadatay masheegin ninka kahadalaaye waa nin yutuber ah oo nolosha kasheekeynaye faqriga burundi lkn masoo qaadanin
@ahmedrashid9129
@ahmedrashid9129 Год назад
Ceeb iyo gunnimo waxa inoogu filan haddaynu Soomaali nahay waa in kuwa sidaas ahi ay amnigeenna ilaaliyaan. Dhimannay dhimannay.
@mudanemudakar8456
@mudanemudakar8456 Год назад
Somalida ayaa kasii jahlisan oo ka liitada aaayo iyagii ayay kala ilaalinayaan ,waxay doonaanaa ka sameeyaan cidna la hadlayn
@Ezy15311
@Ezy15311 Год назад
Hhhh Markaasey kuleeyihiin Somalia nabad ilaalin ujoognaa iyadoo wadankoodii sas uyaal.
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 Год назад
Nasiib darro ciidankoda ayaa ilaalo ahaan loogusoo diray wadankena si loogu burburiyo
@Amoeditor
@Amoeditor Год назад
hhhh dalka noocas aa lagu leeyahay ciidamadiisa aya ilaalinayan dalkeena waxa la dhahaba cidamada soomaliya geesiyada africa maanta waa jiika africa
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 Год назад
Nabad ilaliyashaasha soomaliya kkkkkk dadmaantay umada masuul aha ayaaqaba ama aminsan in kuwanoocas ah aydalkeena nabakadhalinkaran cajjiib kkkkk.
@cabdixakiim1527
@cabdixakiim1527 Год назад
Waxaan aya ka dhaha somaliya ayey nabad ka dhigayan😂😂😂 wale somali hada nahay waa dhimanay
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Cabdullahi yusuf ba kenay
@hubsasho
@hubsasho Год назад
6$ hel oo ah abaalmarinta suaalahaan Booqo channel keyga hubsasho channel waad arkiye 🎭
@hubsasho
@hubsasho Год назад
Kaalay soo orod
Далее
Which part do you like?😂😂😂New Meme Remix
00:28
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
Просмотров 1,1 млн
The Iran-Iraq War, Mapped
21:02
Просмотров 2,8 млн