Тёмный

Musiibaddii shidaalka ee ku habsatay dalka Chad 🇹🇩 

Waaberi Media
Подписаться 520 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: / waaberimedia20
Instagram: abdirahman_...
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Развлечения

Опубликовано:

 

13 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 Год назад
Magacaygu waa abdirahman omar halkanina waa waaberi media kusoo dhowaada daawadayaal muuqaalkeena maanta🙏❤❤ Masha Allah
@sahrosalaad331
@sahrosalaad331 Год назад
soomalida dhalinyaradeedi meeshy ka fakari lahaayeen sidii uu waddankeenu horumar ugaari lahaayeen ayey ba moogan yihiin waxa waddankeena ka socda dhibaatada ugu weyn ee dhalinyarada soomaliyeed haysta waa tecnolgyda negativega loo isticmaalo maba.yaqaaniin in tecnolgyada possitive inshallah somalia horumar ayaan urajaynaya😍😍💙
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 Год назад
Mashaa-Allaah,Waa Mowduuc Aad U Wanaagsan Oo aynaan hore fikrad intaa la'eg aan uga haysan ayaad inoo soo gudbisay.
@calishakir
@calishakir Год назад
Insha Allaah WAABERI MEDIA waxankuu RAJAYNAYAA GUUL GUUL GUUL horow soco.
@i.awlloanagaayaachanalkaga6397
Codkaaga ayan jeclahay marwaliba inaan dageyzto wllo aale haku barakeeYo
@iqromaxamed7962
@iqromaxamed7962 Год назад
Wn ku tageraa waxn ku rajeynaa hormar intan ka badan insha allah wll 🥰
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Год назад
Mnsha allah bro warbixintaada qiimaha badan
@maxamedxaaji7551
@maxamedxaaji7551 Год назад
Walaal ahamar caydiid soo samey waacudsi ..... please
@elmimohammed6964
@elmimohammed6964 Год назад
🥰waxbadn kafaide hore usoco wll
@WABEERIBUSINESS2123
@WABEERIBUSINESS2123 Год назад
very important video brother keep going
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 Год назад
Ilaahow wadankeena hormar balaaran no gaarsi
@fiidowmrk
@fiidowmrk Год назад
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@zakariye2
@zakariye2 Год назад
Pro qisada ganaral Abdul raziq achakzai oo dalka Afghanistan udhashay qisadiisa oo dhamaystiran soo bar plz oo noso gudbi waa codsi 👍
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Alle hadii weye cirax maan omar shidaal hadii laga so saaro xoolaha nool 60 % wey dhaman donaan wall sodaad amin sanahay horey u soco nabad galyo
@maxamedlaal3368
@maxamedlaal3368 Год назад
Scw ku Sali nabiga
@nasriali6733
@nasriali6733 Год назад
❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@nasriali6733
@nasriali6733 Год назад
❤❤❤الله اكبر ❤❤❤
@nasriali6733
@nasriali6733 Год назад
❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@salmaanismael3471
@salmaanismael3471 Год назад
Wll cabdirahman waan ku salaamay wll waxaa wataa codsi barnaamij nooga soo diyaari area 51 ee maraykanka mahadsanid
@mr__esca1559
@mr__esca1559 Год назад
Masha Allah
@salaadtuuryare3327
@salaadtuuryare3327 Год назад
Thanks mr cabdiraxman
@nasiibwacan1262
@nasiibwacan1262 Год назад
Thanks c/raxman cumar
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Mahadsanid wlo
@qadu385
@qadu385 Год назад
c/raxmaan waaberi waxa inooga jirtaa boosmuhiim ah dadaalkaga wakaaga mahadcelinayaa
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi Год назад
Hore u soco pro
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Год назад
Wonderfull topic
@simayelabdiqahardjamac2448
@simayelabdiqahardjamac2448 Год назад
Waberi média wan inan gadh sino 1M insha allah
@mahamedalisouhaib1542
@mahamedalisouhaib1542 Год назад
Sxp waberi media wan ku wata
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Год назад
Shidaaloow aabahaa was
@umulkhayrmaxamuud6218
@umulkhayrmaxamuud6218 Год назад
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
@liilshikinow6720
@liilshikinow6720 Год назад
Sxb adoo mahadsan kasoo hadal group Kan Ukraine ka dagaalamayya ee lagu magac darey Wagner group
@mustafecabdifarah6515
@mustafecabdifarah6515 Год назад
Gold voice
@xuseenmahdi679
@xuseenmahdi679 Год назад
هلا
@mustafemaxamed1916
@mustafemaxamed1916 Год назад
taarikh axmed guray
@Oowhasan
@Oowhasan 7 месяцев назад
soomaaliyeey heesaha iyo musigada iska dhaafa waw dambiye,walaalkaana waxaan leeyahay muuqaalkaan iska saar.Dambi kaliya ayuu kuu soo kordhinahe😊
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Год назад
waxkasto lamusuq maasuga horumar lagamagaro waa dhibka africa heysta
@HareedHussain4990
@HareedHussain4990 Год назад
Dal Waan Qabnaa Balse Dad Ayaan Heynin ALLOW DADKEENA HAGAAJI
@jaabirmunye
@jaabirmunye Год назад
300k coming soon insha allah
@dhool77
@dhool77 Год назад
Inkasto somali oo dhan talo heyn hada sheekadan mrkan dhageysty waxa ii sawirmy dalkeyga jabuuti wlhi aad bey isugu eg yihn☹️
@SomaliPM
@SomaliPM Год назад
🇷🇴 🇹🇩
@caytolyrics7467
@caytolyrics7467 Год назад
Wll abdirahmaan waabari aad baan kuu salaamay ● Walaal hadaanay wax dhiba ku gadaam nayn ma ii sheegi karaa fartaa aad thumbnails ka ku isticmaasho magaceeda ● iyo software kaad thumbnail lada ku samayso wsc
@binarwaax450
@binarwaax450 Год назад
Haisticmalin Kalimada Naclad
@azli5079
@azli5079 Год назад
SOMALILAND hada shiidaal waa laga helay waxaan rajaynanaa inuu soo saarkiisu khayr noo noqdo inshaa Allah🥰
@sakisaed4636
@sakisaed4636 Год назад
Inshallah 😍
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Год назад
😁😁😁😁sheeko huuhaa
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 Год назад
Khayr iyo barwaaqo Ilaahay ha ooga dhigo..aamiin
@cabdixakiim1527
@cabdixakiim1527 Год назад
Kkkk war caadi iska dhig shidalkas somalia bis aya leh somaliland maxa la dhaha
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Год назад
@@cabdixakiim1527 somalilland wa qeyb ka mida dhul weynaha somaliyed
@nuuradiindayib9548
@nuuradiindayib9548 Год назад
Haday heshiin waayaan iyagaa udaran
@binarwaax450
@binarwaax450 Год назад
Alle U Gaar Tahay isticmalkeda
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 5 месяцев назад
Somalia 🇸🇴 sidaas bey udambeysaa shidalkaa lesku leyn donoo 😢
@maxamedibraahimyuusufshida2970
Ilaahow adaan kaa magan galney musiibadaan oo kle
@yacquubmoha
@yacquubmoha Год назад
Sharaf iyo karaamo korkiina ha ahaato walaayaal isoo booqda www.youtube.com/@yacquubpro
@farxanzakir1030
@farxanzakir1030 Год назад
Cidan lagahe badesto inta laga helayo yanan loodhawanin cml🙃🙃
@raji6644z
@raji6644z Год назад
Arinta kalyaata ee iimuuqda waa maamulxumo hadii lahagajiyana baa meel lagaadhaya
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Год назад
Shidaal kaliya Waxba mataro hadii aan lahelin Maamul wanaag
@MaxemdXasan-kb4jo
@MaxemdXasan-kb4jo 9 месяцев назад
Asc xusen habre aya LA dhihi jiray. Wuxuna kala wareegay kakuni-wadey injabeyna aya u ah caasimad. U ah
@ameennikke
@ameennikke Год назад
Adkaatey
@shorr72
@shorr72 Год назад
Sxp kasoohadal( Area 51) adoomahadsan😊
@weproduction1804
@weproduction1804 Год назад
South sudan 12 ceel shidal aya loo qodey 11 dagaalo sukeyo darteda ayey u gubeen ma ogtahay ceelki lagubo iney lamit tahay mid hada iyo kow ubahan sidii ceel cusub qarashki gali laha ilaa manta juba ayey xukunta south sudan halka gobolada ay wali ka taliyan hogamiyo kooxeed
@abul-Qaasi
@abul-Qaasi Год назад
Waxaan jeclahay inaad ka soo hadasho maamul goboleedyada Somalia ka jira iyo ciidankodu mushaaraadka ay qaataan iyo sida ay ukala qaybsadaan maamulka
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Год назад
Soomaali galbeed keeda ayaa la soo sarayoo xabashida unbaa iska dhuuqda
@ApdiqaniAhmed
@ApdiqaniAhmed Год назад
Chad 🇹🇩
@cabdikariimbaashe9954
@cabdikariimbaashe9954 Год назад
Pls nooso gudbi scholarship pls
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Jaad ✔ (Afsoomaali)
@abdiwaliali3757
@abdiwaliali3757 Год назад
Wabari
@mohaakbar6322
@mohaakbar6322 Год назад
Ka soo hadal the world bank
@ayaalehahmedcumar4070
@ayaalehahmedcumar4070 Год назад
wlhi kuwan Way naga daran yihiin 🤣 Waa Siyaad Barre oo shan jeer Waddankooda Qabsaday
@nadifabdiessa8114
@nadifabdiessa8114 Год назад
gold vioce🥰😍
@abdigadarmohamedali9071
@abdigadarmohamedali9071 Год назад
asc
@user-jk5qt9oj6m
@user-jk5qt9oj6m 8 месяцев назад
Sxp cabdirahmanow usame billaadin muqal ka so same muxu aha Yana dilay maxana lodilay inte lagu dilay mujahid miyu aha mise argagixisada galada shegtu aha muqal kaa wan kusugayna ani iyo asxbtada
@abdirashiid5749
@abdirashiid5749 Год назад
Sod sudaan ka soo hadal
@calishakir
@calishakir Год назад
Haday SOMALIA loosoosaro SHIDAALKA waxa imani DAB andhamaadbaa lahayn wakhti xaadirkan LKN MUSTAQBALKA waa caadi
@mawlidmahamed2410
@mawlidmahamed2410 Год назад
Wax garad nin wayan
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Год назад
Somaliyan haday taas ku socotaa oo waxay rabtaa xukumada xasan shiikh inay soo saarto shidaalka dalka
@abdihashi6225
@abdihashi6225 Год назад
Anaga isagaa iska soo baxayba
@Kheyr_show
@Kheyr_show Год назад
Xal ma ahan shidal xalka umada somaliyed wa wax soo sarka sida bahida looga baxa shidal waxa laga soo saari kara dal abood u leh mamulka dhaaqalaha ka soo baxa shidaalka wa in aan helna ciidan qaran somaliyed oo abood u leh mamulka ddd
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 Год назад
Bal eeg siday u dhaqmeen dhamaan ama badi dalalka africa waxaas bay ka Suman yihiin iyo dib u dhaca waana wxa kna tahrbka
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Somaali kawrn hadii shidaal laga qodi lahaa dalka chad way ka darna laheyd
@sakariyemohamed314
@sakariyemohamed314 Год назад
EllHi waxaan ka cabsanayaa in somaliland ka dhacdo arintan intan videogan arkin ayaa maalmahan arkayay maraykanku dhaqdhaqaaqa ciidan ee uu ka wado berbera mazuuliyiinteyaduna lexjeclo kama laha shacabka illahay hana badbaadiye😢
@awilmax1028
@awilmax1028 Год назад
Zxb somaliland maaha hantiwadaag waa dimuqraadiyad mareykankuna shiidaalkeda faraha kulamaba jiro oo shirkado indha yar ah ayaa haya oo soo saaraya xeerkii shiidaalkana waa la ansixiyey beri hore marka wax laga baqo ma arko anigu
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Год назад
Soomaali qabaail eh uma malenayo ine kuheshiineso illaa mamul wanaagsan laga helayo
@itsebyan
@itsebyan Год назад
Mossed iyo Khalid meshaal kasoo hadal
@ugaaskayare2687
@ugaaskayare2687 Год назад
Sxb kasohadal dagaalkii qabobaa
@Walasha25
@Walasha25 Год назад
Tchad dadkasu wa dad wanagsan jamacada Arica e sudan Ayan isla dhiganay 7 tashaadiyiin ah
@samaaraabdullahi2811
@samaaraabdullahi2811 Год назад
😂😂😂somalia hadi laga qodo wa la isku dilin meesha 5ta kun shiling somalai nafta laisku dhaafinayo
@ahmedyare3708
@ahmedyare3708 Год назад
War bixiniihii HACKERSKA KAAMA HAYNO NIO 😡
@mudan7283
@mudan7283 11 месяцев назад
Chad wa somali okaleh😂😂
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar Год назад
waa wax aad loogu xumaado in dalalka Muslimiinta ay maanta marxaladaan aad ka loogu naxo ku jiraan
@koshinabdulle
@koshinabdulle Год назад
somaliya markay lasoo baxdo saas camal inay ku dhaqmaan bn ka cabsi qabaa african ileen caqli malahane
@adonallah
@adonallah Год назад
Waxa lamid ah SoTh Sodaan oo ShidAlku aafeyay dagaalo Qabil QaX iyo QaxooTi ayey kaqaaden Shidalkii cadankA iyo iyo Qabilka madaxweynaha Ayaa iska dhuuqa
@cabdirashiiddayib7303
@cabdirashiiddayib7303 Год назад
Waa sidan Somaliland uga baqayo Alle xumaan oo dhan haka dabooolo dadkayga
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Год назад
😁
@awilmax1028
@awilmax1028 Год назад
Somaliland intaaba way kasii hortagtay 1:xeerkii shiidalka waa lasii qoray 2:degmada ama meesha laga soo saarayo intay percentage ahan helayso waa lasii sheegay 3:gobolka ay degmadaasi ka tirsantahay intu helayo waa lasii sheegay 4: intay dawlada dhexe ee xukuumiga ahina helayso waa lasheegay 5: inta maalintii lasoo saaraya waa la sheegay 6: oo ah ta ugu danbaysa somaliland maaha hantiwadaag ama dictatorship ee waa dimuqraadiyad waana lagula xisaabtamaya dawladii kaste timaadaba.
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Год назад
Hhhhhhhhh pls iska amus ok👌
@shakowaaw1791
@shakowaaw1791 Год назад
Somalia waligeed sidan iyo si kasii xun ayay ahaanasaaa
@boqortooyo8379
@boqortooyo8379 Год назад
Africanta caqligoda waa dagaal
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 Год назад
Soomaalida ayaa 100 jeer ka sii musuq maasuq badan cid kasta oo wax khiyaamaysa .
@Altamoda-QC
@Altamoda-QC Год назад
Xaasidku ma aflaxo . Somaliland wxasi wxba kama tarayso Shidaalkana wy la so baxysaa adiga oo sidan uga xun 😎
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Год назад
Hhhhh hhhhhhhhh
@awaalemohamed
@awaalemohamed Год назад
Waan kugu fahmay cabdiraxamaanow inaad isleedahay shacabka Reer Somaliland niyad jabi waakuwa sidaal helaye markaa ogow Somaliland inay ragii quwadii Somalia fikir iyo dagaal geesinim leh ku purburiyay inay kataliyaan markaa reer koonfureedaw haysku xaarina
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Год назад
Adeer manta 2023 se daremosaa ssc dhulka kugu masaxday adne shiidal ka hadle ixtiraf 32 ladahay koonfur maxa lagaraa hostada ka shidan tahay
@fiidowmrk
@fiidowmrk Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pHvbF9VNLXM.html waa kana daawasho wacan wll mcn thank you
@abdiwahabyusuf8686
@abdiwahabyusuf8686 Год назад
Gold voice
@nuuradiindayib9548
@nuuradiindayib9548 Год назад
Haday heshiin waayaan iyagaa udaran
Далее
Что с Аминой из кампуса?
00:46
Просмотров 1,9 млн
Maxaa ka socda dalka sudan? Yaase ku dagaalamaya?
9:41
Sidee shiinuhu u Jaasuusaa dadkiisa?
11:36
Просмотров 44 тыс.
Зачем он туда залез?
0:25
Просмотров 2,6 млн