Тёмный

Buug iyo Faa’iido I 6 Caado oo Subixii Noloshaada Wax Badan ka Bedelaysa I Aqoon Bile 

Bile TV
Подписаться 532 тыс.
Просмотров 84 тыс.
50% 1

Buugga Miracle Morning (Mucjisada Subixii) ee uu qoray “Hal Elrod”
#BileMedia #Biletv #bookreview

Видеоклипы

Опубликовано:

 

27 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@abdiqanimaxamedaxmed3149
@abdiqanimaxamedaxmed3149 5 месяцев назад
SAVERS 1Aamusnaan ku shaqee 2Jawi degan abuuro 3Guushu hakuu muuqato 4Sports samee 5Wax akhri 6Wax qor (ILLAHEY, Ha ubarakeeyo Ummadeenaa kala-haadooda)
@user-bu3ny9zm4i
@user-bu3ny9zm4i 5 месяцев назад
mahadsanid , saving for my time
@CabdirisaaqKhaliifCali
@CabdirisaaqKhaliifCali 5 месяцев назад
Adaa umahadsantahay sxb
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 3 месяца назад
Mahadsanid wll
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 5 месяцев назад
SAVERS: 1.Silence 2.Affirmation 3.Visualization 4.Exercise 5.Reading 6.Scribing aad ayaa u mahadsan tahay ustaad Khalid Maxamuud kuwa qodab yadaan maalintoodi ku bilaaba ee guuleestaneh allaha inaga dhigo.
@WANAAGAAYAADADKADEEQA
@WANAAGAAYAADADKADEEQA 2 месяца назад
NABBI MUXAMMAD CSW XADIIS SAXIIX AH LAGA SOO WARIYEY EUXUU YIRI ALLAHAYOW UMMADDAYDA U BARSKEEY AROORTA AMA SUBAX TOOSIDDA
@farhanabdixakiin186
@farhanabdixakiin186 5 месяцев назад
KU SALI XABIIBKA SCW ❤❤❤❤
@Rohitt-Somali8
@Rohitt-Somali8 5 месяцев назад
Maskaxdada waxey awood ku yelaneysa waax aqrinta💯
@munira005
@munira005 5 месяцев назад
Run ahaantii Waan ka faa’ideystey BUUGA MUCJISADA EE AAD FAAH-FAAHIN BUUXDA naga siisey Mahadsanid
@Somali-One
@Somali-One 5 месяцев назад
*Qofka Islam ka ah ee diintiisa ku toosan 4ta habeenimo waa cibaadeystaa waana guulaystaa*
@MrMoha23
@MrMoha23 5 месяцев назад
Thanks ustaad Khalid
@BrotherofMuslims
@BrotherofMuslims 5 месяцев назад
Thanks ustaad nooso badi ilaahey haka awaal mariyo dadaalka aad u heysid bulshadaada
@aliafdeer7806
@aliafdeer7806 19 дней назад
Thank you teacher for your advice 👍
@scholarpoy7108
@scholarpoy7108 5 месяцев назад
Mahadsanid macalin
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 месяцев назад
Baarakallah sheekhunaa❤
@mrgutale
@mrgutale 3 месяца назад
Mahadsanid ustad khalid❤runti wax badan ayan kaafaaidnay jazakallah
@AdamAbdirashid-en3lj
@AdamAbdirashid-en3lj 5 месяцев назад
Thank ustaad 😊
@user-gq5gf6tb4k
@user-gq5gf6tb4k 5 месяцев назад
Aad ayaad u mahadsan tihiin bile tv noso badiya barnamij yadan camal❤❤
@zahrakosar748
@zahrakosar748 3 месяца назад
MashaAllah walaalkay. Ilaahay khayr badan ha ku siiyo. Horay u soco.
@abdullahialiadan987
@abdullahialiadan987 5 месяцев назад
Thank you teacher
@maannar143
@maannar143 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad khaalid
@abdullahiahmed1801
@abdullahiahmed1801 4 месяца назад
Masha ALLAAH Mahadsanid wll
@abshachannel2185
@abshachannel2185 4 месяца назад
Thank you so much, my teacher
@maxamedcabdiraxman3907
@maxamedcabdiraxman3907 5 месяцев назад
Merci pour votre explication
@bashiirmaxamedcawad7231
@bashiirmaxamedcawad7231 3 месяца назад
Mashaa allah best teacher
@xoogaaltv
@xoogaaltv 5 месяцев назад
Masha allah waa talo wanagsan
@user-wf1yy2cg5x
@user-wf1yy2cg5x 5 месяцев назад
Thanks wll
@miloThomaz
@miloThomaz 4 месяца назад
Tankz ustaad
@HafsoAbdulaahi
@HafsoAbdulaahi 3 месяца назад
Mahadsanid
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 5 месяцев назад
Maansh ❤❤guulayso ustaad
@user-oy7wb1ii4k
@user-oy7wb1ii4k 2 месяца назад
Ustad khalid from siu ❤
@user-yk5uk5rv3y
@user-yk5uk5rv3y 5 месяцев назад
1 aamusnaan ku shaqee 2 jawi dagan abuuro 3guusha ha ku muuqado 4sports same ama exc 5 wx akhri 6 wx qor
@nimcosiyad7308
@nimcosiyad7308 4 месяца назад
Maashaa Allah, Jazaakallaah qeer
@taqwasomalichannel7670
@taqwasomalichannel7670 3 месяца назад
❤❤❤❤MAASHA ALLAAH JAZAAKALLAAH KHAYR NOO SOO BADI DHIIRI GALINTA 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻PLS
@HalihodanFaarahTimir-jz3zh
@HalihodanFaarahTimir-jz3zh 3 месяца назад
Aad ayaad ugu mahadsan tahay inaad noo soo gudbiso wax faa'iido u leh bulshada Soomaaliyeed ee ku wareertay beelaysi iyo dagaal oogayaal Runtii waxaad tahay aqoonyahan gudanaya waajibka ay Ummaddiisu ku leedahay👍👍
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 4 месяца назад
ما شاء الله 😍👏🏽👏🏽👏🏽
@SuniroShariif
@SuniroShariif 3 месяца назад
Thanks 🎉❤
@yasinhaji1806
@yasinhaji1806 2 месяца назад
Thanks
@NUURIYE.
@NUURIYE. 4 месяца назад
Mohamed Ali dartii ayaan muqaalkan u dhamaystay madaama aaan ahay taagero weyn ee Mohamed Ali Alle ha unaxariisto
@Berluula5153-yg6dg
@Berluula5153-yg6dg 2 месяца назад
Teachers qalid🎉
@ahmedkassim4148
@ahmedkassim4148 5 месяцев назад
Ur explaining to us the ways of the white.we the quran after we perform our fair prayers.our beloveds prophet pbuh told us the blessing of morning in our lives.there4 we don't completely need fake worldly explanation of our morning development. He had solen this idea miracle morning from our religion Islam
@M-KHALIF
@M-KHALIF 3 месяца назад
😂 is better to writing on your mother tongue, We did you see Fair prayers 😂
@maalintaada7731
@maalintaada7731 3 месяца назад
@@M-KHALIFhaa dabcan 😊
@ahmedkassim4148
@ahmedkassim4148 3 месяца назад
@@M-KHALIF thank u
@ahmedkassim4148
@ahmedkassim4148 3 месяца назад
@@M-KHALIF I meant fajr prayer
@Ahmedcolombia
@Ahmedcolombia 3 месяца назад
Ok
@SiidaliAbdulaahiMohamed
@SiidaliAbdulaahiMohamed 2 месяца назад
Mhsnid wll
@not_zachhh
@not_zachhh 3 месяца назад
Waxaan aad ujeclahay qofkastoo dhexfadhiya maktabada bookta kabuuxda👍🏿
@Fartunmofarshaxan
@Fartunmofarshaxan 3 месяца назад
Scw ❤
@user-qj4vh3di9d
@user-qj4vh3di9d 4 месяца назад
Danke schon
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 2 месяца назад
In lagu jeclaado ma rabtaa waxaa dhahdaa Af somaligii baa halmar iga duulay oo luqad kale Ku hadal afsomalina maba aqaano saacaan ka bilaabato
@dhacdoaduun3792
@dhacdoaduun3792 Месяц назад
Ma in aaad buug aqiro kali ayaa wax tar leh mise qur an ayaan aqriyaa side kula muqataa
@osmanrashidomar8703
@osmanrashidomar8703 4 месяца назад
Asc bele TV asigo afsomali ah maheli karaa
@worldevents3089
@worldevents3089 5 месяцев назад
m.a
@afifacadey4643
@afifacadey4643 3 месяца назад
Buuga Magaciisa please
@rukiaahmed5077
@rukiaahmed5077 4 месяца назад
M.awll😊😊😊😊
@Ibnu__Cabdalla
@Ibnu__Cabdalla 3 месяца назад
Buugaan xageen kaheleyyaa pdf kiiisa
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 5 месяцев назад
Mhadsnid mclin
@sooyaal7299
@sooyaal7299 4 месяца назад
Adeer BiLe ninka Buuggan Qoray intuunan dhalan 14 Qarni kaHor baa Qur'ankeeni inoo sheegay, waxay ku habooneed inaad uDhigto in hadda ay west-igu soo fahmayaan islamWay of life !!! adigoo soo xiganaayo inta buuggu sheegay ood Qodob walba XADIIS-kiisa ku reference-gareyso. Secondly: it's all about how you benefit from your early morning time before you go to Work, 🚫 NOT during work shift. Marka Adeero time aanu Galino barashada Diinteena oo inooga filan BuuG uu Qoray nin Garaneyn ALLAHii Uumay.
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 4 месяца назад
Intaas oo sheeq ba hadlayso hadana dadki wa asii darayaan!. Gaal aadaab iyo naxariisleh armuuba dhaamaa Muslim ka hada jiroo isu damqashada diiday?.
@Liizaynaanbouofficial311
@Liizaynaanbouofficial311 4 месяца назад
Hadalkaas ka fiirso gaal miyaad leedahy naxariis buu leeyhy subxanallh ​Muslimwaad dhaleceen gaalkiina waad amaanin 🤔@@user-wn9ez3mw9v
@Liizaynaanbouofficial311
@Liizaynaanbouofficial311 4 месяца назад
Xqq waaye taas umadii intay diintii ka bayray baa wxaa la waynaatay gaal xun buug uu xar xariiqY
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 месяцев назад
Aqrisku waa quudka ruuxda❤❤❤ adigu wax ma aqrisaa?
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 5 месяцев назад
Maya
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 5 месяцев назад
Haa
@Sacdiyo-he9pj
@Sacdiyo-he9pj 5 месяцев назад
Maya
@user-xr1ru9rp4t
@user-xr1ru9rp4t 3 месяца назад
6:00am 09/04/2024 ayaan daawanayaa
@user-uw6lg1gs7u
@user-uw6lg1gs7u 5 месяцев назад
Subxaaanalllaaah mawaxad noo xayeysiineysa nin gaal ah wuxu yiri 😢
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 4 месяца назад
Dadkeena badanaa Muslim wanaagsan ma ahan!. Gaal edeb iyo naxariis leh baa dhaama!.
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 4 месяца назад
subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah 😢
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f 3 месяца назад
Waar bal nacaskan eega waar ilaahay kitaabuu noo soo dajiyay
@user-yi7mw1ry2q
@user-yi7mw1ry2q 4 месяца назад
markan is iri laso dag waabe lacag nuuga
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 5 месяцев назад
Qartab aa ceyda😂 Waxan xasuustay anigo afka xabashiga barbaranayo ayaan dawaarle tagay markaasan xabashigi kuidhi Ehee surii basii gaf😂😂 Oon ula jeeday halkan kajar surwaalka Aahun yainee amaaranya durunoow😂
@yt6605
@yt6605 5 месяцев назад
Aree duru araLam astatakil
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 4 месяца назад
Afsomaliga uu u egyahayba😅!. Gaf maxaa laga wadaa?. Ehee Somalida qaar haa eey ka wadaan ama marka ay qof uniibinayaaan oo hadal dhegeysanayan!.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 месяца назад
M.sanid .
@Gracias2024
@Gracias2024 5 месяцев назад
Bugan waa aqriyay dhamadki 2023 ❤ Waxbadan ayaa nolosheyda iska badalay Waxa aqriyay isago arbic ah معجزة الصباح ❤
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 4 месяца назад
Wll maheli kra asagoo pdf ah
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 4 месяца назад
Makaa heli karaa asagoo bdf ah pls❤❤❤
@ahmedaadan2421
@ahmedaadan2421 5 месяцев назад
Mahadsanid macalin
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 3 месяца назад
Mahadsanid
Далее
Sirta Dabargoynta Aadanaha | Caalamka Tiknolojiyadda
16:09
Flo Rida - Whistle НА РУССКОМ 😂🔥
00:29
Qaabka wax looga barto youtube ||  qodobadan  raac
10:32
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
Просмотров 325 тыс.
Sirta Xakameenta Nafta | Self Control Secret
14:35
Просмотров 47 тыс.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
Просмотров 57 млн
MACAN, A.V.G - Привыкаю
2:55
Просмотров 421 тыс.
АМ АМ
1:31
Просмотров 2 млн
ДжаЯмми - Туман
4:18
Просмотров 216 тыс.
СЛОТ - С.М.Г.О.  (Official Music Video)
4:01
Просмотров 150 тыс.
UZmir & Mira - Ey yor (MooD video)
2:52
Просмотров 1 млн