Тёмный
No video :(

Buug Muran Dhaliyay | Dhamaadka Galbeedka | Qoraa Faransiis ah 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 81 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 262   
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 7 месяцев назад
Waaba soo gashee ku sali xabiibkeena muhammed scw❤❤❤
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 7 месяцев назад
Way rogmanayaan oo inbadan bay dunida kusoo kibreen oo ummam badan halaageen waaana fidrada rabaaniga ahee ilaahay SWT ugu talagalay iyaga iyo yuhuudaba malmahan dhow bay baaba'ayaan ilaahay idamkiis.
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 7 месяцев назад
Wa wax rabani ah saxix wlal
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 7 месяцев назад
Imisay caalam rogeen xasadnimo awgeed?weluba caalamkuu muslimka
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 7 месяцев назад
Insha Allah Illahay ha rogo galada oo uu mareykan,ingriska,Franceka,jarmalka iyo yahuuda uhoreyan
@user-zw3fz6ol8z
@user-zw3fz6ol8z 7 месяцев назад
I.a waan sugaynaa bur burka gaalada ilahow muslimiinta guul sii amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 7 месяцев назад
Yurub waay wada bur burayan oo bahii iyo imaam la aan baa iskugu darsami doontaa lkn dhalinyarada islamka soo ma aha wax laga xumaado in aanu tixgaalin aysan hesanin lkn mar walba islamka baaa sarenaya in sha alaah❤❤❤🥰🙏🙏👑 taajka dunidanada waxa la waregaya Islam ka😊
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 7 месяцев назад
Saxix walal qosol maahn wad saxanthy 1924 ilaa 2024 wa boqol sano rajo waxan lenhy islam Ku inuu lawarego xukunka masar ayan hubaa waxa larajeynayaa min masar kubadali dono jano adunyo saxabiyu masar
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka 7 месяцев назад
Isbedelka waa wax dabiici ah, reer galbeed waa aay daciifeen dhan walba dhaqaale ahaan, siyaasad ahaan iyo akhlaaq ahaan Waxeeysa tahay su,aasha yaa qabanayo awooda caalamka ma islaamka mise shiinaha iyo ruushka oo isku dhinac ah WAXAASE NASIIB DARO AH IN AAY JIRAAN QOLO SIYAASIYIIN ISKU SHEEGTA OO SII HAYA WADADI UMADAN LOOGA DHIGI LAHAA SEEYN KA LAALAADA GALBEEDKA, HADII AAN ANAGA U DEDAALIN OO AAN ILAASHAN AKHLAAQDEENA IYO DIINTEENA KUWA KALE AYAA LAGU CIZEEYN DOONAA MAAMULKA DHULKA 👌🏽👌🏽👌🏽
@user-oy6lf1le1g
@user-oy6lf1le1g 7 месяцев назад
Ogaansho Alha kuxafido Sxb indhaha ayaad nooforty guul muslimiin inshaalh
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 7 месяцев назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@Anf54208
@Anf54208 7 месяцев назад
Scw
@abdihassan6570
@abdihassan6570 7 месяцев назад
Waa war aad u waxtar badan, inta aan wax ogayn hurdada Ka kicinaya. Mahadsanid sxb.
@Czetttt
@Czetttt 7 месяцев назад
Nice editing 👌 Omar the legend 👏 🙌
@Nrcabdii
@Nrcabdii 7 месяцев назад
🥺 🥺😪 😪 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.
@Deeqfaarax1
@Deeqfaarax1 7 месяцев назад
Ku sali nabi csw❤❤❤
@mohamedcade143
@mohamedcade143 7 месяцев назад
Warbixin qiimaheedu sareeyo ayaad Nala wadaagtay Ustaad Cumar mahadsanid
@jeerijaksan9500
@jeerijaksan9500 7 месяцев назад
Ilaahow islaamka uhiili🤲
@khaalidxaashi-dw4bg
@khaalidxaashi-dw4bg 7 месяцев назад
Ku noqo waxaa tiri
@jeerijaksan9500
@jeerijaksan9500 7 месяцев назад
@@khaalidxaashi-dw4bg oo sdee ah sxb🤔
@khaalidxaashi-dw4bg
@khaalidxaashi-dw4bg 7 месяцев назад
Waan qal damay anaa dib iskuugu noqday
@Saydomar66
@Saydomar66 7 месяцев назад
Waad mahadsantahey cumar.
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 7 месяцев назад
From 1924 to 2024 100 sano ayaa kasoweragtay xukun boqortoyo damadkii Ayaan galeynaa insha Allah
@user-ys6hs2pv2t
@user-ys6hs2pv2t 7 месяцев назад
جزاك الله خيرا اخونا افدتنا كثيرا
@Maidacaddey
@Maidacaddey 7 месяцев назад
صلوا على حبيبنا محمد عليه افضل الصلاه والسلام
@SAM-2004-0
@SAM-2004-0 7 месяцев назад
Ogaansho anoo yar daawan jiray allow hal maalin 1M gaarsii❤❤❤
@user-hg1do6bz1u
@user-hg1do6bz1u 7 месяцев назад
(Alle waxaa ku waajiba inaanu shay aduunya ahi kor uqaadmin🇬🇧 ilaa uu dhigo) hadalkii rasuulka ❤ Sunada Allena🌍 waxa weeye is badbadalka maalmaha iyo dumida xadaarado iyo dhalashada xadaarado kale 🏜 قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(حق على الله ألا يرتفع شيء من الدنيا إلا وضعة) سنة الله هي تداول الأيام وانهيار الحضارات وقيام حضارات جديدة
@user-hg1do6bz1u
@user-hg1do6bz1u 7 месяцев назад
👉Maalmuhu midabo weeye Madow iyo cadaanbaa majaraha uhaya
@Cabdiraxmaancumarmuuse
@Cabdiraxmaancumarmuuse 7 месяцев назад
Walaal si fiican muuqaalka uga fal celiyay
@presdentabdulqadir9540
@presdentabdulqadir9540 6 месяцев назад
201 ayaan saadaaliyay burburka rer galbeedka iyo maraykanka waana dhaw yay waqtigii ay burbura yeen
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad cumar inshaar sida xogaha wax galka ah aad noogu soo tabineeysid caalamka ❤❤❤❤
@maryamocabdullahi8709
@maryamocabdullahi8709 7 месяцев назад
Community uhoreeye🎉❤
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 7 месяцев назад
COMMENT deh walal community maa ahaan
@indextwo5810
@indextwo5810 7 месяцев назад
Maxa micno kujira hadaad uhoresay iyo hadaad dhexda kujirtid ba
@AhmedabdisalaamMuuse
@AhmedabdisalaamMuuse 7 месяцев назад
😂😂
@user-hg1do6bz1u
@user-hg1do6bz1u 7 месяцев назад
Rasuulku wuxuu yidhi (Qofka islaam wanaagiisa waxaa ka mida ka tagistiisa waxaan qusayn) قال رسول الله صلى الله عليه وسلم [من حسن إسلام المرء تركه مالا يعنيه،]
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 7 месяцев назад
Insha allah waa burburidoonan reer Galbeedka
@khaalidcabdishakuur4896
@khaalidcabdishakuur4896 7 месяцев назад
Salaamu calaykum walaal cumar. Walaal waxaan jeclaan lahaa inaad nooyara sharaxdid faaidada laga dhaxlo buug akhrinta. Jazaakalaah.
@Abdi-Raxmaan
@Abdi-Raxmaan 7 месяцев назад
Mahadsanid prother 🙏🏻💯
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg 7 месяцев назад
وعنده مفاتح الغيب لايعلمها الا هو....
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 7 месяцев назад
Ilahay caqli an wax kufahano ayuu nasiyay asigo tusale nosiyay sidi dad nagahoreyay unolayen waxna usohogamiyen والعاقبة للمتقين
@saidaahmedmohamed4996
@saidaahmedmohamed4996 7 месяцев назад
Allaw burburi allaw burburi allaw burburi allaw burburi allaw burburi Allaw reer galbeedka cuquubooyin kii ay ka galeen dhulal badan oo iskugu jira muslimiin iyo kuwo gaalaa
@KawsarKalif
@KawsarKalif 7 месяцев назад
Adeer omer fandhaal podcast soo celi maalmahan waa lagu waayay❤
@kingkang3024
@kingkang3024 7 месяцев назад
i.a
@user-cd8pu8qp6x
@user-cd8pu8qp6x 7 месяцев назад
Allahu akbar madaxdeena raqiiska wa kelmad culus Oo mujrimiin isudhiiben 😮wa aqirzaman 😮Masha Allah shukran jazaakalah❤❤ اللهم آنصر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات اللهم مجيب الدعوات يارب العالمين
@shijo2055
@shijo2055 7 месяцев назад
اللهم انصر الاسلام والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والأموات 🤲
@IsmailAbdulkadir-qz4ts
@IsmailAbdulkadir-qz4ts 7 месяцев назад
Allow sohadee dadka magacaga iyo magaca rasuulka like iyo love kuradsanya😢
@Ahmed_editz__2
@Ahmed_editz__2 7 месяцев назад
Waaa dad cudurro nafsi ah qaba balse dhanka wanaagsan uqaado oo maraakad aragto niyadda kaga Sali nabiga scw
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 7 месяцев назад
Wll cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤
@Aboflahfans.
@Aboflahfans. 7 месяцев назад
OOGAANSHO MAHADSANID SXB
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 7 месяцев назад
Alle ha bur buriyo rer galbeed iyo wixi la socda ba
@fardowsaabdirahman6161
@fardowsaabdirahman6161 7 месяцев назад
Jazakallah
@user-ew1po3mu9j
@user-ew1po3mu9j 7 месяцев назад
Shukran ustaad
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 7 месяцев назад
Commeson 1m please haduu alle cafimaad kugu gadhsiyo garabisii wll cumaroow. Thanks ale haku xafido
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@Ali-cv4rv
@Ali-cv4rv 7 месяцев назад
Dhamaadka aragagaxisada khawarijta alshabab iyo reer galbeed ka gaalada waa soo dhawyahay guul muslimiinta
@timaweynechannel3032
@timaweynechannel3032 7 месяцев назад
Xassan sheikh o ay reer galbeed ma badbaadyaya haday burburaan ragii mushaarka siinayay nacalad caqliga xun leh Somalia wadaadada ka talin doona sida Afghanistan
@Ali-cv4rv
@Ali-cv4rv 7 месяцев назад
@@timaweynechannel3032 lacnad kugu dhacaday khawarijta shacabka somaliyeed ee muslimiinta ah qarxiya ayaa tahay intee janano ku arkee naarta jahanamo meel aan ahayn hooy kuuma ahan
@Ali-cv4rv
@Ali-cv4rv 7 месяцев назад
@@timaweynechannel3032 lacnad idinku dhacday khawarijta alshabab
@Abdirahman_03
@Abdirahman_03 7 месяцев назад
​@@timaweynechannel3032waxa rbnaa wa intaas lakin shabaab maaha kuwaas
@CaliXaaji-eo4vv
@CaliXaaji-eo4vv 7 месяцев назад
ALLAH IS ONE
@drladane3004
@drladane3004 7 месяцев назад
Ogaansho waa barta aad ka ogaanka karto waxwalbo oo ku saabsan dunidaan ogaalkeeda marwalbo uu ku socdo isbadal xowli ah ee ha moogaan oo rukumo
@abdiraxman4301
@abdiraxman4301 7 месяцев назад
Omar in shaar waa ku salaame wllka
@munaaxmed2253
@munaaxmed2253 7 месяцев назад
Shukran wlli
@updyrahmanmahamod439
@updyrahmanmahamod439 7 месяцев назад
Golden voice 🎉
@MohammedShukriHussein-br1wt
@MohammedShukriHussein-br1wt 7 месяцев назад
🎉Hambalyo Macalin Cumar. Dhawaan waxaan gaadhi doonaa 1000000MilYAn🎉❤
@user-vx8bz9pi3p
@user-vx8bz9pi3p 7 месяцев назад
War saxib warkagu wa ku la sadaqi karo
@user-me9ve8ot9r
@user-me9ve8ot9r 7 месяцев назад
1m coming ogaasho yutub Somali ogu fican
@m.kobciyetv9970
@m.kobciyetv9970 7 месяцев назад
Ogaansho Sxb Hawl adag ayaad u haysaa Inta Caqliga fiican leh. Khayr Allah halaa siiyo Dhamaan Xogahaagaa aad nala wadaagto waan waan U bogaa Jazakallah
@user-dp3to1tm9e
@user-dp3to1tm9e 7 месяцев назад
Waa dhammaadka quumu luudka iyo qashinkooda waa.sidaa.sobob.la.aan
@nasriyaasiin6268
@nasriyaasiin6268 7 месяцев назад
First comment ogaamnsho waad ku mahadsanathy sidaad ugarb istaagtay soomalida mahadsnid wll❤
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 7 месяцев назад
Ilaahow umada muslimka guul see ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kadar-xt5vc
@kadar-xt5vc 7 месяцев назад
Waan kuu farxilaha hadii uu burburo ingiriska
@xasangantal1011
@xasangantal1011 7 месяцев назад
937k ustaad ogaansho coming soon i.a👏
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 7 месяцев назад
Allow ee bur buraanaa ilahow natus aan ku il qabowsanee
@zhako77
@zhako77 7 месяцев назад
Jecliyaa jabka gaalada iyo iney iyagu isku jeestaan🤠
@user-jb3un6zv8h
@user-jb3un6zv8h 7 месяцев назад
Galbeed iyo bari isma dhaamaan
@user-hz2jf9ci8e
@user-hz2jf9ci8e 7 месяцев назад
Thank you so much
@user-yw6oi3pf4h
@user-yw6oi3pf4h 7 месяцев назад
Insha Alah way buburidonan
@faysaldheere4137
@faysaldheere4137 7 месяцев назад
yaa ahlan wa sahlan Ogaansho nbd korkaaga ha ahaato
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 7 месяцев назад
Shukran ustaad ❤❤❤
@maazimaden1154
@maazimaden1154 7 месяцев назад
Allaha ha xifdiyo wllka ❤dar ilaahay
@QadarnaXasan-hc2zv
@QadarnaXasan-hc2zv 7 месяцев назад
Ogaansha aad yard umahad santahay waxbadan ayaan kafa idey
@user-qs5vp1qn6s
@user-qs5vp1qn6s 7 месяцев назад
Thanks
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 7 месяцев назад
Cagta ha is marayaan gaalada wax badan bey dunida so qaribeebn gaalada hadey burburaan amxaar wax difaaci doono malahan si xoog leh ayan kuso ceshan dona somaligalbeed iyo nfd
@user-ku7rt1ph9d
@user-ku7rt1ph9d 7 месяцев назад
In sha llaah way burburahayaan
@yuusufyuufaa6502
@yuusufyuufaa6502 7 месяцев назад
Ogaansho hambaliyo welcome 1M pro❤
@user-hf7yr4po4p
@user-hf7yr4po4p 7 месяцев назад
Qofkii ugu horeeyey ee soo degsada muuqaalkaan
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@Ninweyn-
@Ninweyn- 7 месяцев назад
Kanaalka Ogaansho 1M Inshallah mardhow ❤️💯
@cabdiqadir1119
@cabdiqadir1119 7 месяцев назад
Lph wax badan ayan ka fa iday run ahantii thank you lph wakhtidaya aduunka iyo wadan walbo inta saac ee ay malin u tahay so same lph❤😊
@hodanmohamed2515
@hodanmohamed2515 7 месяцев назад
wan,kusalaam,,igayare
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 7 месяцев назад
Golden voice❤😊
@zahroNur-nw2pe
@zahroNur-nw2pe 7 месяцев назад
Aniga Wxan rabaa 😮awooda Muslim Ka Iney somalia 🇸🇴 qabatoh Insha Allah
@Bullale6
@Bullale6 7 месяцев назад
ReeR galbeed Bilaa mabda'!
@seedcumar5384
@seedcumar5384 7 месяцев назад
Sheer xirfad anigu waan gali kari waayay cumarow
@user-jj4bp7bo5g
@user-jj4bp7bo5g 6 месяцев назад
Fursad ban heysana ka dhalinyaro ahan 🤲🌎🏅🇸🇴🇸🇴
@Ahmedyare65
@Ahmedyare65 7 месяцев назад
The first person watching
@Ci___se
@Ci___se 7 месяцев назад
Kulu shay in yarjic ilaa aslihii Soo laabashada awoodii islaamku waa dhawdahay
@user-fc2wh2ex5c
@user-fc2wh2ex5c 7 месяцев назад
Wll iimo badan cumar iinshar waan ku salamay wll alle haku barkeeyoجَزاكَ اللهُ خَـيْراً❤❤❤
@idiris2007
@idiris2007 7 месяцев назад
nin somali ah ayaa mar hore ugu gabyay muxuuse ka gabyay hamiga yurub iyo hurdada africa
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy 7 месяцев назад
Waa runtii anagu manihin dad islawayni ku jirto , waanan soo dhawaynayaa burburka galbeedka gaar ahaan faransiiska 😠
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 7 месяцев назад
Hhh legend
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 месяцев назад
Waxaa doonto un dhoob mar umbay dhacayaane😮
@ismaaciilMaxamuud-en6sl
@ismaaciilMaxamuud-en6sl 7 месяцев назад
Waan niyow Omar ishaarow Bal tala isii nio English sideen iskubarikara👇
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 7 месяцев назад
Xagee joogtaa wll
@ismaaciilMaxamuud-en6sl
@ismaaciilMaxamuud-en6sl 7 месяцев назад
Wllo waxaan joigaagaa HARGEYSA
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 7 месяцев назад
Qarnigi reer Yurub waa dhamaday
@Therealchanel8
@Therealchanel8 7 месяцев назад
Kusali nabiga scw
@user-jq1ub2id8p
@user-jq1ub2id8p 7 месяцев назад
Aqoontaada Allah kuu siyaadsho
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 6 месяцев назад
Aad iyi aad u mahadsan tahay Wll waxaad nin soo jeedaa oo wax fahmaya haddii sidaa oo kale wax u fahmayo wuxuun bay dhawaajin la haayeen.thanks wll adiga oo kale ayaa dalku u baahan yahay Waa Cadduur junnior Eastern sahil somalia somaliland.
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 7 месяцев назад
Wad ku mahadsantahay sidad nola socodsiso wararka iyo xogaha naga qarson 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@anwaryare5595
@anwaryare5595 7 месяцев назад
Masha Allah warkaas igu soconaaya 😂
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 7 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏽
@whome4851
@whome4851 7 месяцев назад
Allow kala fur fur
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 7 месяцев назад
Reer galbeed ka waa umad jirta jiridoontana
@yurubmaxamed6847
@yurubmaxamed6847 7 месяцев назад
Guul falztin❤
@cabdiwahabxuseen3753
@cabdiwahabxuseen3753 7 месяцев назад
Mahad sanid omar inshar waa hore usco kasoo salmeya magad boorama mahad sanid 👍👍🙌🙌😍
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 месяцев назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 7 месяцев назад
1m insha Allah ❤
@ClxakiinKhadar-y2j
@ClxakiinKhadar-y2j 7 дней назад
Scw
@user-ci1ss4xm9e
@user-ci1ss4xm9e 7 месяцев назад
kusali nabiga
@zackydinero1
@zackydinero1 7 месяцев назад
Thank you Omar, asxaabta adinkana waxaan idin rajeynaya guul dhamaan 👏🏻
@awilcirro7461
@awilcirro7461 7 месяцев назад
222 .... xalqooyin waali ah wan kugu xiranahay kusoco yaa ahlan wasahlan
Далее
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 11 тыс.
Паук
01:01
Просмотров 2,6 млн
Markaan Wax Walba Way Cadyihiin | Qodobo Muhiim ah .
27:13
Паук
01:01
Просмотров 2,6 млн