Тёмный

BUURTA MALOOL WALI LUG MA KU TAGTAY ? 

Caalin Abyan
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@xamsecsalam3666
@xamsecsalam3666 2 месяца назад
Caalinow qashinka halaga ilaaliyo ku dheh dadka deegaanka waayo dadka dalxiisayaasha ayaa caagado iyo qashin kaga taga meesha makaa meel qashinka lagu rido haloo sameeyo fariintaa iga gaadhsii bro thanks❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Haye sax
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 2 месяца назад
Asc maamo khayr alaha kusiiyo aadbaan ujeclahay meelaha sad sooduubtit lkn muusdjga nagadaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Insha Allah
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 2 месяца назад
My beautiful city sheikh Dhulkaa lug baan ku maray Still look the same
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
@fdama
@fdama 2 месяца назад
I hope it looks the same in 100 years time. Too much development will ruin the beauty of the area.
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 2 месяца назад
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 2 месяца назад
WALLAAHAY Buurta wagar waan ku haystaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Lug ayan ku tagayna so diyar garaw
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 2 месяца назад
@@caalinAbyan Haye diyaar insha-ALLAH
@jimcaaleibraahin9255
@jimcaaleibraahin9255 2 месяца назад
Waxan kugula talin laha inaad qashinka iyo caagaga ku qubaysan ka soo qadan oo nadifisan hadikale ka jogtaan o qashinkina kala joogtan . Mahadsanid
@Syfyany
@Syfyany 2 месяца назад
A fertile, beautiful and green area of ​​God's blessings on earth. The location is beautiful and one of the most beautiful areas in Somalia. Thank you. You have given us a beautiful picture of Somalia
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Thank you
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 месяца назад
Eedeeb yeelo faqasheey! This is SOMALILAND ❤️🤍💚Habar Awal home 🏡
@fdama
@fdama 2 месяца назад
@@xaalidahir8268. Be quiet habar oromo
@Isko790
@Isko790 2 месяца назад
Somalia wamaxay Dee Dee waligayna maan maqal inaan jirayee war waa sheekh anaa Ku nook adeero Somaliland sheikh gobolka saaxil
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 2 месяца назад
I truly love your Videos bro
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
@turjumanzahraalim4762
@turjumanzahraalim4762 2 месяца назад
Wow masha allh quruxdaa ayay dadkeeni qurbo ka tagayaan ❤
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 2 месяца назад
Maansha alaah dhul quruxbadanbaad soo duubtay caalinow sheekh qudubkaa meesha ku aasani ma kii sheekhaalta dhalaybaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Wa Shekh qudub wa sheekhi
@idrisgelle8292
@idrisgelle8292 2 месяца назад
RU-vidr noqo oo Soo gudbi sida caalin abyan
@channelkasuldaanka6312
@channelkasuldaanka6312 2 месяца назад
Waayo jiilalka anaga danbeeya ayay khatar wayn ku tahay caqiidadooda inaga maanta waxba uma aragno lkn wixii danbe ayay dhibaato ku tahay illaahay khaatumada khayr haynoogu khatimo
@Isko790
@Isko790 2 месяца назад
Waa beertii awoowgay daray waa magaldii dalxiiska dadka ha naga nabad guurina dhe calino xataa walaaladay ayaa mesha ka muuqda
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Walalada ma kaso celiya mesha 😀😀
@channelkasuldaanka6312
@channelkasuldaanka6312 2 месяца назад
Masha Allah muuqalkan waa muuqaal.aad uqurux badan lkn wax aan ka naxay ayaan ku arkay sheekha qabrigiisa sida loo dhisay waa qoomu nuux wixii ku kudhacay markay dadkoodii wacnaa taalo udhiseen iyagoo qaderin iyo ixtiraam ka ahayd lkn jiilkaa jiilkii ka danbeeyay way caabudeenba arinka waa arin khatara caqiidadeena islaamkana khatar wayn ku ah waa in wax garadka degmada sheekh iyo dawladuba wax ka qabataa
@amuuncismaan4305
@amuuncismaan4305 2 месяца назад
Maasha Allah ❤❤❤❤❤❤
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 месяца назад
Waa dulkii goobta Habar Awal!❤️✊🏽💚❤️🤍💚
@fdama
@fdama 2 месяца назад
Habar Oromo 😂😂😂😂😂😂
@Masalaawi
@Masalaawi 2 месяца назад
Galbeedka sheeka waa deegaan garxajis
@hodanwarsame3858
@hodanwarsame3858 2 месяца назад
Mashaa Allah dadka waxad u sheegtaan in aanay caagadaha biyaha ku tuurin waayo waynabaadguuraysaa qurux mayeelandoono dhulku
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid insha Allah.
@yazissa6411
@yazissa6411 2 месяца назад
MaashaAllah ❤❤❤❤
@Max-di4zs
@Max-di4zs 2 месяца назад
Somaliland Mashallah 🎉
@Caasha739
@Caasha739 2 месяца назад
Masha allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
@jamalali3280
@jamalali3280 2 месяца назад
❤❤❤mansha alaha waa qabrigi sheekh al qudibi raximulaha sheekha kalena wuxuu ku asanyahay isna dhinaca suuqsade sheekh lobogay isna booqo waa laba sheekh ay ku abtirsadan sheekhashu
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 2 месяца назад
Oo bari ayeey halkan dag naan jireen
@jamalali3280
@jamalali3280 2 месяца назад
@@yaxyeqaasim4851 haa
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 29 дней назад
ANIGA MA IMAN KARAA WAA WALASHIN RER MUQDISHOW OOO KU NOL YURUB MA I SO DHAWEYNEYSIIN INDR
@Bashatalents
@Bashatalents 2 месяца назад
Waad iga oohisay waayo 13 jir ayaan ku ciyaaeri jiray xaraarahaaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Halke ku ciyari jirtay?
@Bashatalents
@Bashatalents 2 месяца назад
Halkaa xaraarra ayaanu kasoo sibiibixan jirnay 1994
@fadimohashi771
@fadimohashi771 2 месяца назад
Wllo ookale markaa tagayso kabo furan lama xidho
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Maxa la xidhaa wall ?
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 месяца назад
Sheekhu waa sheekhee koleeg sheekh isxaaq maaha
@jamalali3280
@jamalali3280 2 месяца назад
Waa sheekh al qudibiga ay ku abtiirsadan sheekhaal
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 месяца назад
@@jamalali3280 waan fahmay mahadsanid walaal
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Wa shekh qudub
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 месяца назад
@@caalinAbyan ilaahay how naxariisto mahadsanid walaal
@yousufabdi5663
@yousufabdi5663 2 месяца назад
Asc wllo Wll waxad ila wadagtan sheekha magaciisa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Sheekh qudub
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 месяца назад
Mashaa Allah alxamdulilaah waa nimcadii aduunka ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 2 месяца назад
Ninkaas waxaan leeyahay Nio muuqaalada Dar ILAAHAY Caalin noogu dir Hasoo dhigo bartiisee😂😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Maye ha soo dhigo mid uu furto daa
@Bashatalents
@Bashatalents 2 месяца назад
Walaahi waxaad dib iigu celisay 1995 cagbaan ku dhameeyey ilaa dhadhin tuugo
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 2 месяца назад
Dhagax gurashaad kujirtaa
@abdihassan8899
@abdihassan8899 2 месяца назад
Sheekhu magac ma laha?
@jamalali3280
@jamalali3280 2 месяца назад
❤❤❤waa sheekh al qudibi raximulaha waa sheekha ay ku abtiirsadan sheekhashu
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 2 месяца назад
Faysbuuga soo dhigdhe ama yutube hasamaysto waa taariikh jiilka danbe u hadhaysa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Fb wuu yaala caalin abyan ku qor
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 месяца назад
RU-vid hafurto
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Haye waan ku dhiiri galinayna insha allah .
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 2 месяца назад
Ragaa ku soo kaxeeyayna waxaan leedahay aad ayaad u mahadsan tihiin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Ada mudan sxb yahye
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 2 месяца назад
Haloo furo youtube ha furto si kayd uu unoqdo muuqaaladaasi
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Insha Allah. Bal wan ku dhiiri galinayaa.
Далее
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
XEEBTAN MA DAGI LAHAYD #2024?
29:24
Просмотров 14 тыс.
МЕГА ФОКУС С ЧИПСАМИ
00:42
Просмотров 283 тыс.
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 1,2 млн
SAFARKAYGI UG DHEERA LUG AH #20km #2023
37:06
Просмотров 21 тыс.
DHULKA UGU SHABEELKA BADAN
38:01
Просмотров 10 тыс.
HALKAN AYA BEER LA IGA SIIYAY !
40:21
Просмотров 11 тыс.
#roob Aya nagu helay Ardaaga in ka badan 13 Saacadod !
23:03