Тёмный

XEEBTAN MA DAGI LAHAYD  

Caalin Abyan
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 94   
@maxamedwadani27
@maxamedwadani27 3 месяца назад
Wllhi sidaan ugu raaxeysetey waligey muuqaal ka qurxoon ma arag masha allah zxp thenks alle ha ku xafido
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Amin dhamanten mahadsanid moha .
@moolcaliyow
@moolcaliyow 3 месяца назад
XEEBTAAN ceeb malaha waa dhul ILAAHEY laakiin HALKA ay ku taalo meel NABAD ah maahan. Waa MEEL QABIILEYSIGA, AANO QABIIL, TUUGO HUBEYSAN, iyo KUWO DUMARKA KUFSADAA ay ka TALIYAAN. Mooryaan, JIRRI, iyo DEY-DEY! Dadka ha SIRIN.
@AdamIbrahim-hh4tt
@AdamIbrahim-hh4tt 3 месяца назад
Mashalah Daalka Hoyoo
@MohamedAli-nj7eg
@MohamedAli-nj7eg 3 месяца назад
Meesha sidaan uqurux badan miyaad nagaa nagaa ugu deeqdeen reer woqooyiyoow
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Mesha ma garanaysa ?
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 месяца назад
Wallaahi waa runtaa walaal
@moeawale4891
@moeawale4891 3 месяца назад
Haa heey. Muuse caada qaate iyo reerkiisu waxay u maleyeen dhulka iyo bada soomaalida bagaashki iyo joonyaadi huu dhaydka dhatka ahayd ee ay soomalida la dhex weerigi jireen.l waligood.
@iidxasan5453
@iidxasan5453 3 месяца назад
Msha Allah ❤❤❤ adoon bon ka sheekeen AMA aadin Paris barashada dalkaagaa baryo la isku howlaaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Hadraawi alle ha u naxariisto. Lkn boontan maha
@rahmayusuf9065
@rahmayusuf9065 3 месяца назад
Dhul Quxux Badan Mansha Allah
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 месяца назад
SUBXAANA ALLAAH MA XEEBTAAN AYUU MUUSE DAMCAY IN UU AXMAARO SIIYO .YAAHUU KAAS IYO MADAXDA SOOMAALIYEED DALKA ALLAAH HA KA BADBAADIYO .A
@jamalyasin3327
@jamalyasin3327 3 месяца назад
😂😂 haa was wax layaab leh soamahan
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 3 месяца назад
Zxp waan ku taagera from borama horay usoco walal
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Mahadsanid sxb magalo aan jeclay ayad daganty .
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 3 месяца назад
Ku dalxiisa dhulkiina Hooyo runtii waa arrin aan cidkale haysan . Mar uun baan tegi doonaa Xeebta lughaya .
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Insha Allah
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 3 месяца назад
Ma meesha Sidaa u Quruxda Badan buu Rabay muuse biixi Inuu Oromo Siiyo kkk
@crisaaqmohamed551
@crisaaqmohamed551 3 месяца назад
Niicle adeer mesha muuuse ma hooyadiis ba leh afka wu kabxiyay lkn rag ba iska leh bro Ethiopia iyo musana hooyadod ma imankarto intu nin samaroona nolyahy iyo somali wyn🤛🤛👌🏿😡
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 3 месяца назад
wax aanad xog buuxda ka haynin oo aad macluumaadkagaba social media ka soo dheegatay. ayaad ku tiraabaysaa? nasiib darro kaligaa maahee ee waa reer Somalia dhammaantood. caqli xumadda waad iska hidda raacdaan. adiga iyo oromada miyaad i kala xigtaan?
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 3 месяца назад
@@burcaawidb5170 Naga Aamu Neefyahow Cuqdadeysan
@june6206
@june6206 3 месяца назад
@@burcaawidb5170dee adigu ma idinka le mise daga 😂oromo nama zifter soomali banu nahay anagana le dee berbara ka sheego soomali hadad rabto lughaya wa soomali ya markuu madaxweyne soomali u da adoo yimado soomali diid itoobiya ayuu tagi
@june6206
@june6206 3 месяца назад
@@allahbawaynciise Hee na meeshu wa dhul samaroon bahabar muuse ayalee muuse itoobiya ayuu ka yimi sacada siin wa dhul samaroone beenta joojiya wa la dhiman
@hassanabdulle3785
@hassanabdulle3785 3 месяца назад
ما شاء الله تبارك الله اجمل ساحل في صومال نراه و شكرا علي صور رائعة و جميلة.علي مناظرا طبيعية في لوغهيه.aad bad u mahadsantahy sida wacan e ad uso sawirtay xeebta lughayo fadlan xeebta sylac iyo kuwa ku dhaw sawir ka so qaad wa halka aynu lafta naga iyo damaacia dhulkayaga dhigooda ku 10 dadilahayn
@CadnaanCadceed
@CadnaanCadceed 3 месяца назад
Wow halaya waa magaalo aan jecelahay waana magaalo intii danbe Dhagaha somalida ku badnayd
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Barigi aad tagty ee baaskiilku kaga xumaday ma xasuusata 🤣
@dunidahorizons5082
@dunidahorizons5082 3 месяца назад
masha allah i really enjoyed the whole video. thank you wll caalim abyan wakhti inaad galisay tayada muuqaaladaada ayey ka muuqataa.
@ibrahimcollow1789
@ibrahimcollow1789 3 месяца назад
Manshaalla tabarakalaa ❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 месяца назад
Masha allah waa xeeb qurux badan ❤❤❤
@AxamedXasan-xf8mn
@AxamedXasan-xf8mn 3 месяца назад
Asc sxp wa xassan xaamud inabtigiiye wan kaso dhaqajinaya sxp
@QARANSUGE
@QARANSUGE 2 месяца назад
Our Channel is moving forward ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Thank you
@sadiiqibrahim4825
@sadiiqibrahim4825 3 месяца назад
Mashallah heesaha uun baa ku dheeraad ah waxan ka helay siday magaladu u dhisan tahay ee guryahu u kala fogyihiin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Mahadsanid sxb ma DAGI lahayd ?
@Abdulkga
@Abdulkga 3 месяца назад
Heesaha waa loo baahan yahay, waayo, waa rasaasta lagu dilo alshabaabka iyo wixii lunsan ee la caqiida. Heesaha dal Muslim ah oo aan laga dhegeysan ma jiro dunida oo dhan. Qofka music iyo heesaha diida, culimada xalaasha ah waxay sheegeen in qlbigu madow yahay sida argagixisada.
@mohamedabdikarin317
@mohamedabdikarin317 3 месяца назад
Wll heesta dhaantada magaceed??
@mohamedabdikarin317
@mohamedabdikarin317 3 месяца назад
@@Abdulkgawaa runtada sxb wan kugu raacsanahy.. lkn sixitaan yar , qofku dookh bu leyahay , micnahedu maha hadi aad music dhagaysan inad qalbi madow dahay..
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 3 месяца назад
​@@Abdulkgaalshabaab sxb fikir ayaa lagula dagalaa lakiin hees waxey soo kordhineyso ma jirto aan danbi ka aheyn. Iana soco qofka aan hees dhageysan macnaheda ma aha inuu xag jir yahay. Aaqiro ninka rajada ka leh wuxuu iska ilaliyaa wax walba oo ilaahay xarimay. Heesana waa laqwi ama maalaa yacni. Marka sxb waxan kugula talin lahaa Inaad qur,'aanka heesaha ku badalato asagaad aaqiro iyo aduun ku liibaaneeysaye.
@AdamIbrahim-hh4tt
@AdamIbrahim-hh4tt 3 месяца назад
WALAL MAJIRTO WAAX YIDAHDO SOMALI DULKA WAA DUL GADABURSI MARKAA HAQLDAMIN INAADER AMAA WALAL
@africanlion8585
@africanlion8585 3 месяца назад
ASC walal, heesaha nagadhaya. Walahi jaceyl xageyga, lkn musica nagadhaya. Raliahow afsomali sifican umaqorikaro.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Haye mahadsanid
@lok2603
@lok2603 3 месяца назад
❤❤❤
@kingsiisoco
@kingsiisoco 3 месяца назад
Amazing ❤❤❤
@abdirahenmohamed1255
@abdirahenmohamed1255 3 месяца назад
Amazing and clean water
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 3 месяца назад
Mashaa Allah Anshan’s boos nooga qabo
@abdirahenmohamed1255
@abdirahenmohamed1255 3 месяца назад
Wuu qaayisey wuu qudhmiy buu ka wada Reer hargeysa iyo Reer burco way iska wadan lahayeen hhhhh
@jamalali3280
@jamalali3280 3 месяца назад
War badda uun gel qadirado dhami wey ka tagaysaye
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Markaan dabaashay ayan ogaday .
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 3 месяца назад
Calin excellent keep going , lakiin berina waddanka kaley😂😂😂😂
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 3 месяца назад
Meel qurux badan weeye
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 3 месяца назад
Meesha Abeeso ayaa sida ciida ujoogta waan jeclaa laakiin markii Abeesada joogta lasoo bandhigay ayaan candhuuftahda dib uliqay.
@Ahmedali-dr9cb
@Ahmedali-dr9cb 3 месяца назад
Hello abyen wa meel aad ayaan uga helay keep going
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Ma dagaysa aan dhul kaso eeganee ana wan ka helay.
@abdiali3365
@abdiali3365 3 месяца назад
Caalinow tuulooyinka hawdka iyo miyiga kaa sugayna xili roobaadkan I.A
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Insha Allah dhawan
@CabdirashiidMuuse
@CabdirashiidMuuse 3 месяца назад
👏👏👏👏
@ENG-ABDIRAHMAAN-JEESTO
@ENG-ABDIRAHMAAN-JEESTO 3 месяца назад
Manshalah asal weeye ugaas
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Eng Meeshan ma DAGI lahayd !
@ENG-ABDIRAHMAAN-JEESTO
@ENG-ABDIRAHMAAN-JEESTO 3 месяца назад
@@caalinAbyan al haah hadan heli laha boos
@sali3492
@sali3492 3 месяца назад
Maya maxaa i geeyay
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 4 дня назад
ABTI ALAALAXAYDA IYADOO BADAN HADAAD HESHO WAA LA KARIYAA FINDHICIL BAA LAGU CUNAA JIDHKA WA DIIRISAA WADAMADA BARAFKA LEH LAFAHA QOFKANA WA ADKAYSAA
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 дня назад
Muuqaalka aan kaso duubay GEERI aya nin ila socday aya yidhi yamen ayan ku cuni jiray .
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 3 месяца назад
Vedoiga wuu qurux badanaa lakiin hees xumudaan ku nacay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Haye mahadsanid
@abshir1974
@abshir1974 3 месяца назад
Was khatar Hadrian biyuhu bataan
@reallifesomalilander441
@reallifesomalilander441 3 месяца назад
XEEBTAN MA DAGI LAHAYD #2024? Aniga Waxan Ku Odhaneya Haa. Waayo Dee Waa Meel Uu Dhexeysa Berbera Iyo Saylac. Borama Iyo Magalada Djibouti Kama Fooga. Mida Kale Magalo Xebedkan Waqooyi Ayu Ka Xiga Hargeisa.
@mohamed-farhanalicheik2580
@mohamed-farhanalicheik2580 3 месяца назад
Waxad joogta Lughayaa wakhtii cimilaaadu ay tahay Iska qabow. Waxad isku deydaa inaad timaadid bishaa 7 aad iyo 8 aad. Seylac ilaa Lowyacadoo wanaad soo aragtaa.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Ma qabaw baa imaka ?
@mohamed-farhanalicheik2580
@mohamed-farhanalicheik2580 3 месяца назад
@@caalinAbyan Imikaa waa iska Qabow lakin Xagaaga waxa ay noqotaa 45°C. Dadku xataa socodka waa yareeyan. Baburtuna Habeen uun bey socota.
@user-yk2oy3zq8v
@user-yk2oy3zq8v 3 месяца назад
cagdheereey ma badiiniibaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Ma raadkaygaad aragty?
@AxamedXasan-xf8mn
@AxamedXasan-xf8mn 3 месяца назад
Asc iwrn sxp wa xasan xaamud inabtigiiye hhhhh
@user-xb6kd7ro8x
@user-xb6kd7ro8x 3 месяца назад
Wr ha isku därinne kalluun iyo caano
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Horto miyan isku daray
@nashou22
@nashou22 3 месяца назад
Kaluunku markuu khaayis noqdo. Waa weeye waa xumaaday cabdiqaniyow. Khaayis= xumaaday, expired, uray. Khudrada waa khaayis taga, markay aad u bislaato, waa xumaataa, waa khaayistay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Haa lkn expired maha ! Wa la Cuni kara lkn KALLUUN ayaynu ka dharagnay wa sababta loo tuurayo.
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 месяца назад
Saylac ethopia la.siiyey miyaaa
@niyaaladem
@niyaaladem 2 месяца назад
May, lama siin lamana siin karo.
@AbdalihMo-vf1fy
@AbdalihMo-vf1fy 2 месяца назад
Lughaya ethiopia 2025👍
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Lughaya somaliland forever.
@niyaaladem
@niyaaladem 2 месяца назад
Abaahaa Ethiopia ka was iyo Oromo xaartii aad aheeydeen waligiin. LUGHAYA WAA DHUL SOOMAALIYEED, SOMALILAND FOREVER. NACALATULLAAHI CALEEK OROMO AF URTOOY 🤮
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 2 месяца назад
Caalin abyanow tuukada aad muuqaalka ugu horeeya aad ka bilow halkee ku taala borame ayaan ka so salamaya ?
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Baki miyad jogta ?
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 2 месяца назад
@@caalinAbyan may borame lkn muuqaalkan 5 min ee ugu horeeya tuulada aad ka duubtay magaceed ma isla lughaya mise waa meel u dhaw ?
@AdamIbrahim-hh4tt
@AdamIbrahim-hh4tt 3 месяца назад
Please Forget Somali
@mohamedabdikarin317
@mohamedabdikarin317 3 месяца назад
Sxb heesta dhaantada magaceed? Maxaan ku qora RU-vid ka si aan u helo heesta ??
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 месяца назад
Ahmed budul aya qaada borama aya la yidha mise saylac mid ahan ayay ahayd
@ibrahimwarsame6746
@ibrahimwarsame6746 3 месяца назад
Heestan magaceeda aqoondaro
@ibrahimwarsame6746
@ibrahimwarsame6746 3 месяца назад
Dhul ayna gaajo ool gaygeena somaliland maxay garanwaayeen kaluunka gurta itoobiyana u iibgeeya intaan dadkale gudaha somaliland u soo dilaal tagin markad ka gamado waxad ka faaidilahayd garanwaydo nimcada guuluhu ku siiyey ka aan haysan hantida bada ayaa guudka ka dawanayo marun gaadh isleh cadka cararaye caloosha hadu galo dharag gaadhsiinaye ka reebaya gaajada Gabay kaluun saxiba yaal dawlada somaliland xaqbay U leedahay kireeyta badeheeda gabaygu waa hawl galinta shiibka somaliland iney badooda wax Kala soo baxaan maaha mid dawlada somaliland loo la jeedo waad la waydeen sorry
@june6206
@june6206 3 месяца назад
Soomaliland maha meeshu ee jabhad ba haysta snm la yidha marka soomali ya madexweyne run ah wadani ya yeelato ayaa dadka lihi wax ka qabsan doonan imika se wa falstin meeshu 😂
@cadnaaneit71
@cadnaaneit71 3 месяца назад
munfaq yow munfaqu dhaLay dhuuLkaga nabad ka dhigo Marka HadaL
@niyaaladem
@niyaaladem 2 месяца назад
Waa fikrad fiican, mooyi waxa reer Soomaaliland jiifiyey ee aaney uga faaiideeysan fursadan.
Далее
BUURTA MALOOL WALI LUG MA KU TAGTAY ?
39:55
Просмотров 10 тыс.
#roob Aya nagu helay Ardaaga in ka badan 13 Saacadod !
23:03
I Built a EXTREME School Bus!
21:37
Просмотров 1,9 млн
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 327 тыс.
WAXAAN SOO HELAY XEEB AAN HORE LOO ARAG ! ( BADDA )
34:20
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
How Somaliland could become Africa's Dubai
16:00
Просмотров 8 тыс.
HALKAN AYA BEER LA IGA SIIYAY !
40:21
Просмотров 11 тыс.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21