Тёмный
No video :(

Caalmka oo Dhan Ayaa Hal Mar Istaagay . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 58 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 173   
@User7654suy
@User7654suy Месяц назад
﴿يَومَ تَرَونَها تَذهَلُ كُلُّ مُرضِعَةٍ عَمّا أَرضَعَت وَتَضَعُ كُلُّ ذاتِ حَملٍ حَملَها وَتَرَى النّاسَ سُكٰرىٰ وَما هُم بِسُكٰرىٰ وَلٰكِنَّ عَذابَ اللَّهِ شَديدٌ﴾ [الحج: 2 - 2]
@abwaanc.m.y
@abwaanc.m.y Месяц назад
Fasiraadeeda noosooqoe please
@SalmaanWarsame-tb2qn
@SalmaanWarsame-tb2qn Месяц назад
Waa maalin aad arkayso tii nuujinaysay inay hilmaamto waxay nuujinaysay tii ilma wadayna tuurayso ilmihii dadkuna waalanayan cadaabka allana waa daranyahy ❤
@FihiimaFaarax-ze2oi
@FihiimaFaarax-ze2oi Месяц назад
Maalin aad​ arkaysid tii wax nuujinaysay oo hilmaamtay waxay nuujinaysay, tii uurka lahay oo ilmihii kasoo halaabay(dhicinaysa) ,waxaad arkaysaa dadkoo aad moodo inay sakhraaansan yihiin mana sakhraansana ee cadaabka illaahay ayaa ah mida aad u daran
@cheazi1
@cheazi1 Месяц назад
Kuwa saakay in eey masjidka salaada subax ku dukadaan alle u qadaray wn salaamayya❤
@daaudnisheaadan
@daaudnisheaadan Месяц назад
wcs
@Ogaalka1
@Ogaalka1 Месяц назад
Wcs
@Mohaz_Lyrics
@Mohaz_Lyrics Месяц назад
Waa ka qaadnay saxib
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw Месяц назад
Alxamdulilaah calaa kuli-nicam
@suziahmed
@suziahmed Месяц назад
Ustaad cumar inshaar waaku salaamay salaanta islamka AsslamuAlaikum wrxmtulhi wbrktu Ilhy hku krmeeyo adun io akhiro guuleyso wllky
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 Месяц назад
Walal kusali nabi muxamad ❤❤❤❤
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue Месяц назад
ALLAHUMA masala calaa Sayidina Muxamad wacala aalihii Sayidina Muxamad kama salayta calaa Ibrahim wacala aalihii Ibrahim fil caalamiina inaka XAMIIDU MAJIID
@ahmedabdilahixirsi8954
@ahmedabdilahixirsi8954 Месяц назад
Wcs
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Месяц назад
Salallaahu caleyhi wasallam
@SuhaybKhadar-zy8gt
@SuhaybKhadar-zy8gt Месяц назад
Scw
@itskarim88
@itskarim88 Месяц назад
Finally faaladii ugu horeysay ayaan dhiibtey🙌🏾
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 Месяц назад
Kusali nabiga scw
@MahamedIsmail-zc8ob
@MahamedIsmail-zc8ob Месяц назад
صل الله عليه وسلم
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Месяц назад
Salallaahu caleyhi wasallam
@abdoulladif
@abdoulladif Месяц назад
Sa'allah'allahu caleyhi wa salam ❤❤❤
@ashkiryaredaahir3964
@ashkiryaredaahir3964 Месяц назад
Allaah ha unaxariisto sh cusmaan xidig, axbaabii aan uwada duceyno.
@caawiye-gs5to
@caawiye-gs5to Месяц назад
اللهم صل وسلم عليه
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Месяц назад
Alle ayaa awood leh maalin maalmaha ka mid ah waxaa lagu waabariisan doonaa wax technology ah iyo hubabka caalamka iyo waxwalba bir ah istaagi doonaan waxaana loo laaban doonaa xiligii seefaha Markaas kuwii garab istaagsanaa xasuuqa muslimiinta ee munaafaqiinta ah halkee maciinsan doonaan gaar ahaan boqorada carabta
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura❤❤❤
@Seyfulah114
@Seyfulah114 Месяц назад
KUSALI NABI MUXAMED SCW 😊🤤✍️✊️✊️
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Месяц назад
Salallaahu caleyhi wasallam
@abdoulladif
@abdoulladif Месяц назад
Scw
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid Месяц назад
Ilohow aduunka halmar soo bilow somalidu ha ugu horayse😢❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda Месяц назад
🥺🥺
@MomNass
@MomNass Месяц назад
😂😂 waan qoslay walahi ilahow ina gaadh sii aqoonta dunida lagu maamulayo
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Месяц назад
Daalimka ilaahay fursado badan baa ilashay siiyaa because of raxmadiisa alxamdu lilaahi
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Месяц назад
Waanaloo baaqay iljabin ilaahoow naga raali noqo yaa rabanaaa🙏🏾
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 Месяц назад
Waxlbo Illahay awoodiisa ayay ku dhacaan mar hadii ay awooda Allah timaado awoodkale mashaqeenayso
@yassinnc
@yassinnc Месяц назад
USA manta shaqada off ayey na siiyeen, computerada ayaa noo shaqeenwaayeen
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Месяц назад
Omar ishaar shlay kenya ayn ka so laabtay 16 sac ayan joogay airport Chicago 5 times ayaa diyaradii la iga cancel aduunku waa dhamaad internet in la waayi doono ayn u mlayn
@Armaansreact-t1f
@Armaansreact-t1f Месяц назад
Real goat Omar inshaar guleyso
@maslahahmed524
@maslahahmed524 Месяц назад
Technologiyada caalamka waxaan umalayn jiray inay meeshii ugu saraysay gaadhay lkn waxaa ii cadaatay in wax walba bilawyihiin.
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Месяц назад
Kolayba. Mar uun. Ayey istaagi doonaan seefihiina lagu dagaalami
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
This reminds me the year 2000.
@abujurayd2913
@abujurayd2913 Месяц назад
The i love you virus 🦠
@khalilalhuzari5729
@khalilalhuzari5729 Месяц назад
Maxaa dhacay tolow?
@abdyshakormohammed8559
@abdyshakormohammed8559 Месяц назад
Asc Reer ogaansho 👍
@CadnaanCali-m5p
@CadnaanCali-m5p Месяц назад
🎉🎉🎉wcs
@Hidanhuda
@Hidanhuda Месяц назад
Wcs
@user-ts9cs8qf2d
@user-ts9cs8qf2d Месяц назад
Wcs
@MaxamedMuuse-lt3fm
@MaxamedMuuse-lt3fm Месяц назад
Kawrn dadka hantidoodii quuti daruuri aheyd ay Hawo tahay waxay aduunka maalheysteen lacag hawaha ay tahay waa soomalida kuwaasi Lacag soomalida ay leedahay ma jirto kawrama sidaas ma iNoo xalbaa ,, waa taa hantidoodii hawa noqotee
@bintu_abuukar
@bintu_abuukar Месяц назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Месяц назад
Omar wad ku mahad santahy bro
@simannuura4194
@simannuura4194 Месяц назад
Yaa allah meesha shaqada halamar jojiya kawarhelnay xiligan waxa lataganhy hoooyo ilmaheyda labo meel kala fog kunool yaa allah anaga familadeyna halmel kuwada kulmi
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal Месяц назад
Waaxaqiiq allow xaqa nawafaji oo xaqa nagudil shukran
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k Месяц назад
M.a pro
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Cumar inshaar,why don't you colap with Hanan Chanel, waa gabar Somaliyeed oo cajiib ah,carabaha ku soo dhalatay, oo wax badan og. Asxaab noqda isla shaqeeya.
@suheibnoor5344
@suheibnoor5344 Месяц назад
Kan carab buu ismoodaa soomali iskumaba heesto
@Top-usa-Facts
@Top-usa-Facts Месяц назад
Gabadhaas sideey idin wado waxay idin dhihi rabtaa ( Fircoon ) waa adeerkiina
@NiciimaHassan-fh7wp
@NiciimaHassan-fh7wp Месяц назад
Armay somali qayba kamid ah isaga galan takfir ahaan 🤔🤔😁
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
@@suheibnoor5344 Carab maa aha,waa wiil Somali ah,labadoodaba waa dhageestaa,haddii ay heshiiyaan oo hal mar wada shaqeeyaan,waa u kala kici lahayd,Hanàan asxaab badan ayey heli doontaa isaguna asxaab kale ayuu heli lahaa,sidaa ayaan ka waday wll,at the end of the day we all Somalis,in la is caawiyo waa ok, anigu waxaan jeclaan lahaa gabadhaa yar Hanaan in ay u kala kacdo,wallahi. Ok.salaam.
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Месяц назад
Gabartaas Waxee aaminsan tahay fikrado ka dhan diinteena Waxee aaminsan tahay in fircoon lagu faano waa adeerkiina ku faana bee tiri ma taasbaa ku boorineeysaa ummada mise waxba kama ogid
@Xasanmaxamedxasan1
@Xasanmaxamedxasan1 Месяц назад
Wllhi p.physar Omar aniga xitaa ciladaan way igobsatay lkn reset ayaan u diray asigoo saan ah wixii xog igu jirayna way paaba een😂❤
@user-oj4kz3bj8p
@user-oj4kz3bj8p Месяц назад
Alxm malin cusub iyo fursad kale
@mohameddaher1248
@mohameddaher1248 Месяц назад
Anagu xaga america waxkasta waa shaqaynayen
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h Месяц назад
Waar ha go'do technolajiyadu si ay usoo laabato xadaaradihii musliimtu
@ayanlehdoubad5067
@ayanlehdoubad5067 Месяц назад
Waxan wa cilad informatique ka imatay microsoft software malware ah aya kentay
@user-hl4hh4kb3p
@user-hl4hh4kb3p Месяц назад
سبحان الله
@zaakirmohamed7
@zaakirmohamed7 Месяц назад
Shalay intaa safar dhulka ah ku jiray gadaashay ma sidaan baa dhacday😮
@Ahmed.buuhoodle
@Ahmed.buuhoodle Месяц назад
Walaal Anigoo ku ixtiraamay Dadaalkaga ,Hadana isku day inaada Ra'ayigaga noo sharxin,wixii aad Xog soo uruurisay Dadka la wadaag Faaladana yaga uda .
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Месяц назад
War haddaad rabto meeshu jiro aad,sida bogagga wariyayaasha iwm.
@abwaanawaale8054
@abwaanawaale8054 Месяц назад
Ustaad waxaan uxiisnay xalqadihii juquraafiga koobkaka shaxa soqaado kuna soo dhawoow mudane ustaad nosooday xalqadahaa
@nasiraden4628
@nasiraden4628 Месяц назад
Makudartay amaanka aduunka heerka uu marayo, malinkasta waxaan maqalnaa dagaalka 3 adunka … dadka indhahooda waxaa kamuuqda “ ma bilaabatey”.. qiyamihii meshan ayuu iigu bilowday!!
@dekaadar9636
@dekaadar9636 Месяц назад
SubhaAllah
@CaliAdan-zi2xt
@CaliAdan-zi2xt Месяц назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal Месяц назад
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
@ayanali9514
@ayanali9514 Месяц назад
Aduunkas istaagay Africa Kuma jirto miya
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan Месяц назад
Africa kama dhicin miyaa
@Daacaad
@Daacaad Месяц назад
Germany 🇩🇪 wa la mid xafiisyada dowlada ma shaqeynayan
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk Месяц назад
Mohamad nuur waa waali runtii walaahi waxan okale
@NaimaYusuf-jm7pf
@NaimaYusuf-jm7pf Месяц назад
Good
@user-zt5my4in5m
@user-zt5my4in5m Месяц назад
Muuqal kasoo samee conscious mind and subconscious
@diinsoortv8291
@diinsoortv8291 Месяц назад
9:20 up to 9:28, xaqiiqda ayuu ka hadlay wuu qalbi hadlay sxbkeen Omar Inshar. I don't know why they didn't bomb it. Wey fiicneyd inay saas yeelaan.
@BeesoMedia
@BeesoMedia Месяц назад
Tabartooda in la tuso wey fiicantahay
@cabaasgamer201
@cabaasgamer201 Месяц назад
Assalamualaikum ❤
@CadnaanCali-m5p
@CadnaanCali-m5p Месяц назад
❤❤🎉🎉🎉
@AMIINXASANNOOR
@AMIINXASANNOOR Месяц назад
Asc❤❤❤❤
@MahamedIsmail-zc8ob
@MahamedIsmail-zc8ob Месяц назад
Wcs
@NasraCadeey
@NasraCadeey Месяц назад
Ustaad baabalyiintii ciraaq mawduuc kasoo samee
@AbshirAli-vp8gh
@AbshirAli-vp8gh Месяц назад
Aniga waxaa jogaa south africa shalay Xitaa ATM yada cash withdrawal wey fariisteen
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 Месяц назад
Maanan dareemin ee yaan caalam oo dhan la dhihin. Waxaan la yaabanahay dadka kaarka lacag wax Ku gata.
@izcoalfanan9324
@izcoalfanan9324 Месяц назад
arinka bangaladesh kasoo hadal
@yaasiincabdilacali2004
@yaasiincabdilacali2004 Месяц назад
Team ogaansho like 👍 ❤🥰
@AbdulrashidmahmoudRashid
@AbdulrashidmahmoudRashid Месяц назад
حضارة ilbaxnimo
@SheekhIsxaaq-xx9sv
@SheekhIsxaaq-xx9sv Месяц назад
waa dhab xaalad halisa
@AbdulrashidmahmoudRashid
@AbdulrashidmahmoudRashid Месяц назад
ابو يعرب المرزوقي فكرة قومية رجوع الي حيوانية
@nashaadbashir6518
@nashaadbashir6518 Месяц назад
Addunku waxaaba fiicn sidii hore in uu ku noqdo nolashiiba dabiicinimadeedii waa ka tagty
@Hidanhuda
@Hidanhuda Месяц назад
😂😂😂col ka ahay kulaha agaansho dhib miiran waaye walaahi 😂😂
@Daher20
@Daher20 Месяц назад
Wankusalamy Janagaleh
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 Месяц назад
Marmarka qaar waxaad moodaa inuu naftiisa wax u sharaxayo, bro Dadka kugu xidhan qaar badan oo ka mida xataa cloud kuu kasi maayaan😂
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 20 дней назад
Ku Salaamay Omar Inshaar hal mid aan kugu Darsado😂 Ciwaanka inaga sax INSHA ALLAH.
@ismaaciil8088
@ismaaciil8088 Месяц назад
Cumar inshaar midaan kaa yeeli maayo adeer wadaniyadda waa sida waxa milkiyadaada ah
@Top-usa-Facts
@Top-usa-Facts Месяц назад
Lkn ogow marwalba diintaada ayaa kahoreysa wadankaaga
@ismaaciil8088
@ismaaciil8088 Месяц назад
@@Top-usa-Facts diinta islaamka suuban ee xaqqa ah ayaa cadeeysay wadaniyadda iyo lihida milkiyada hal arin wixii kabad badisa maya lakin waadhab
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Месяц назад
Afsomaliga mafahmin mxdan yelin wll
@ismaaciil8088
@ismaaciil8088 Месяц назад
@@hasandhacarbe2009 walaal cumar inshaar sida aad oga hadashey wadaniyadda ayaan kugu didanahay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
Bal kawaran Haddii Gurigu kaa furmi waayo Tignoolajiyadda awgeed😂😂😂😂😂 Adduunku waxa uu Noqday mid Tignoolajiyadda ku tiirsan 100%
@ju4965
@ju4965 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@SurprisedBambooForest-fd3hf
@SurprisedBambooForest-fd3hf Месяц назад
😂😂😂😂😂 qosol markuu wijadoodo ha hadlaayo😮😮😮😮
@user-st8bw6kz2l
@user-st8bw6kz2l Месяц назад
Subxanalah
@farahdahir8554
@farahdahir8554 Месяц назад
XALAY KORONTO AYA IIBSAN WAAYAY, INTERNET BANKING WUU JOOGSADAY ,
@Leomudi
@Leomudi Месяц назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢
@abdikadirhussen7601
@abdikadirhussen7601 Месяц назад
Waa kutalgal in sidaan wax udhacaan sideey noo sheegeen aniga ahaan ma aminaayo .lagayaabaa in eey wax kadamacsan yihiin
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY Месяц назад
Inay wax weyni dhaceen ayaan mooday😂😂😂 Cilad yar oo barnaamij ku timi wax dad wakhti lagaga lumiyo maaha Legenow, ilayn anaguba customers kuu nahaye.
@Khadar_Omar
@Khadar_Omar Месяц назад
Hhhhhhh Haa wlhi😂
@Zamiaahmed221
@Zamiaahmed221 Месяц назад
Waba yabe adun gadoonki maa dhaca is dhahy hdne jimco ehed 😂
@Ogaalka1
@Ogaalka1 Месяц назад
Ustaadow waxaa kasoo hadashaa dhiirigelinta guulaha dadku gaareen waa uxiisey barnaamijkaas
@maxamedibraahim1386
@maxamedibraahim1386 Месяц назад
Walaahi hadalkaga waa qosal nationalist aniga ma'ihi laakin somaliya waa jeclahay midkale waxaa dareemaa arinka heeroona gaarsiisnen inaa gaarsineso majiro qofaana jecleen wadankisa ama meesho kudhashay qofka hadoo kudhaho wadankeega waa jeclahay macnaheda maahan dadkale iga ma'imaakaraan soomaliya waa wadankena iyo qof walbo muslim oonoo imaada Mahadsanid ❤ cumar inshar
@HiigsiEditor
@HiigsiEditor Месяц назад
Saxiib Kay Cumar Inshar FAA,ido Soc Socota Ayad Tahy 😅😊
@AMRAAWI
@AMRAAWI Месяц назад
Hadaa iga danbeeso like👍❤😊
@ugaasshalmad3081
@ugaasshalmad3081 Месяц назад
Xadaarada manta meel sare ayey gaartay lakin waa guri caaro oo isku halayn ma leh waayo aad ayey u jilicsan tahy
@ontirebreezy2577
@ontirebreezy2577 Месяц назад
Waa arin lala yaabo ☹️
@khadarhassan9786
@khadarhassan9786 Месяц назад
Col ayaan kaa ahay 😂😂😂😂
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc Месяц назад
Freight kii wuu iga xumaaday way isaamaysay 😢
@waradcali2852
@waradcali2852 Месяц назад
Waxan ka baqaa Android in ay cillad ku timaado sugaa oo Samsung kagya yar ii furmi wayo
@GALAL__077
@GALAL__077 Месяц назад
Xaqiiq waaye
@AbdirahmanOsool
@AbdirahmanOsool Месяц назад
Dib ayaa loonoqn waana samunu aakhir waagii hore loonoqnayaa
@AbokorMohamed-oi9sy
@AbokorMohamed-oi9sy Месяц назад
First comment
@user-nl1yn1bo7f
@user-nl1yn1bo7f Месяц назад
Nabiga_kusali ❤❤❤❤
@user-cd1np1lo2k
@user-cd1np1lo2k Месяц назад
Comantiga wax macquul kusoo qor ma iska dhaaf somaliyee
@user-nj6uj1wj5s
@user-nj6uj1wj5s Месяц назад
Africa kama tagin anka calamkle saranhy 😂
@user-lr5fb1fw4n
@user-lr5fb1fw4n Месяц назад
Waa is ka aduun😂😂😂
@user-st8bw6kz2l
@user-st8bw6kz2l Месяц назад
Waa runtaa😂
@abshirkuukaay3940
@abshirkuukaay3940 Месяц назад
Asc❤trefsc
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 Месяц назад
Keligii wax yaqan
@alikhumane3797
@alikhumane3797 Месяц назад
Asc sababta calamka hal mar u istagay maku fahmin walaal iga gahli. Bixi adigo raali ah
@forexmonester7288
@forexmonester7288 Месяц назад
Crowdstrike aa la yiraahda
@mustafeyusuf5024
@mustafeyusuf5024 Месяц назад
China aya ka badbaday wayo wuxu istic mala sistam u khasa iyo hai speed train
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Месяц назад
Waxaas anagu maanu arage🤔🤔🤔
@UrCristiano-x8v
@UrCristiano-x8v Месяц назад
Adiga caalamka ma joogtid
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 Месяц назад
@@UrCristiano-x8v🤣🤣😂🤣🤷🏽‍♀️ where are we at? Another universe 😉🫣
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan Месяц назад
​@@UrCristiano-x8vyaah😳
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Месяц назад
@@UrCristiano-x8v Somaliya Caalamka maaha miyaaa
@Hanad111
@Hanad111 Месяц назад
Meeqo sanaa ku xiran tahay uztaadka ani 5sano
@Hidanhuda
@Hidanhuda Месяц назад
Maba xasuusto lkn mayaro oo ilmaha ugu yar ee aan hada dhaw dhalay 3 jirsaday koley waqti yar kuma xerni ninkan ogaalka dunida ina kuqaldoyana wey dhacda waayo wiilkan codkiisa janal kaleh ina kumaqlay fila lkn waqti dhaw maahin
@Abucabdiraxman2
@Abucabdiraxman2 Месяц назад
Asc ustaad waxaan aad u jeclahay inaad mar kasoo hadasho sida ilmaha isagoo aad uyar quraanka loo xifdisiiyo sida aan mararka qaar ku aragno youtubeka gaar ahaan kanaalada quraanka. Mahadsanid.wll
@MaxamedMiiney-j7m
@MaxamedMiiney-j7m Месяц назад
soomaaliya caadi ayeey eheed😮
@user-rq8hs2ir4z
@user-rq8hs2ir4z Месяц назад
Annaga caaalamk waa ka danbaynaa 1999 aa soomaraynaa😂
@itzManha125
@itzManha125 Месяц назад
Waxaa iigu daran anoo yurub jooga oo xaleye lee ogadaye aduu aduunka naca ka gubto ogeen yaab allow na badbaadi
@d.rhasaabkhairy1784
@d.rhasaabkhairy1784 Месяц назад
Adiga niyow ilmo yar maa usheekenooysaa mise dad waaweyn
Далее
Средневековый киборг
00:39
Просмотров 504 тыс.
DEG DEG DOWLADA KENYA RAADINESA TEAM KAZOW
8:01
Просмотров 76 тыс.