Тёмный
No video :(

CAASHO NAGTAN CADANKA YAA U SOO DIRAY SABAB AYEY CUNUGTA UGA QADATA. WAREYSI 

Hamda Home Decor
Подписаться 110 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 6 месяцев назад
Subhaaanallaaah illaahow ugargaar Hooyooyinka Somaliyeed iyo Ubadkooda.
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 6 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵
@essiahassan5157
@essiahassan5157 6 месяцев назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️
@ibtisambintuosman3922
@ibtisambintuosman3922 6 месяцев назад
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😘😘😘😘😘💋💋💋💋🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💎💎💎💎💎💎💎
@Xalimo421
@Xalimo421 6 месяцев назад
Masha'allah caqliga iyo fahan arimaha qaar ilaahey kaama qaado.Hooyo ooyeysaan arkeeynaye aaweycaruurta aabo male miyaa,Wa yaab aduunyo.😢
@Ramla22
@Ramla22 6 месяцев назад
Mashallah abayo most of Somali people judge things to quick may Allah guide us all ❤
@fartun9503
@fartun9503 6 месяцев назад
Wan ku Saray
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 6 месяцев назад
Illaahow ilmaheeda isoo celi insha allaah
@hahibashir-zy1db
@hahibashir-zy1db 6 месяцев назад
2 waalid oo wax barta oo adag ayaa ku noolaan Karo ilmana korin og hadii kale dalkeena aan aadno walaalayaal sidaani wa silac 😢
@user-dx9jd9pr3d
@user-dx9jd9pr3d 6 месяцев назад
Allaah ku xirnaada dumaroow
@fartunjama6879
@fartunjama6879 6 месяцев назад
Salama caleykun HABO Allah ku xabo ..Noolow habo gabdha somaliyeed waa in ay bartaan mar hadii ilmo lagaa qaato ilma kale laguu dayn maayo
@anisaahmedhassan3151
@anisaahmedhassan3151 6 месяцев назад
Alha uga soo qaado iyago Cafimaad qabaan
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 6 месяцев назад
Aawey ninkii ilmahaas dhaley haduu masuulyahay waalasiinlahaa kaasookale ayaa gabarkale soo xareysanee illahey ha usoosahlo
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 6 месяцев назад
Masha Allah my beautiful sister! May Allah bless you and your family, Illaahay haga soo qaado galada 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
@user-nk9or8gs9k
@user-nk9or8gs9k 6 месяцев назад
Hamdi apyo Alle haku xfdo congratulation 100K
@hamdimohamed2433
@hamdimohamed2433 6 месяцев назад
Absolutely you are right wa sax 💯
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 6 месяцев назад
Qisada marka qofka leh uu kulawadaago inlaga hadlo ceeb maha maxaa loo caynaa xamda dad jiranan aajooga aduunka habalayo xamdi luula🎉ilaahay ha uxaftiyo gandhaas 😢😢
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 6 месяцев назад
Alle ilmaheda ha uga soo fur furo🤲
@aminayunis7545
@aminayunis7545 6 месяцев назад
Very true
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 6 месяцев назад
Aamiin amiin amiin yaa rabbi
@madinaomar2344
@madinaomar2344 6 месяцев назад
Allaha u naxariisto waa abtigey cismaan xaashi Raage allaha janadii geeyo abtigey mcn❤
@ashaoali8020
@ashaoali8020 6 месяцев назад
@Madinaomar2214. Maxaad kukeentay Cusman Xashi raage Adeer Cisman farole Alaha unaxariistee.
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 6 месяцев назад
Illahow usoo celi Aamiin yaa rabii
@caynibilan4915
@caynibilan4915 6 месяцев назад
Xamdi calosha I hurisay.💔Lkn carurta somaliyed badankod abe maleh 💔🥹
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 6 месяцев назад
Hamdi qurux
@fadumaahmed7158
@fadumaahmed7158 6 месяцев назад
Ilaaheey hanaga haayo gaaladaas gabdhahaas beerkoodu maqanyahayna ilaaheey ha uga Soo qaado
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 6 месяцев назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@najahmohamud4702
@najahmohamud4702 6 месяцев назад
Allaaah qalbiga haw wabojiyo inanta awlaada allaah gacanteda hawgu so celiyo
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 месяцев назад
Walasheey jambal aa loo turay! And you know hadii Somali nahay we don’t breath deep ilaa caloosha! Lack of oxygen makes man mad! Hadii lagu gardaresto breath deep ila caloosha buuxsanto then respond calmly! Jambal ya laguu tuurin you have the right to remain silent and breathe!
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 6 месяцев назад
Allah ha uga soqado carurta
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 месяцев назад
Also why aan ciyaalka udhalnaa then expect someone to pay for them? Nagtaas cadanka suasha ey weydisay was sax! Mid anaka dhaxdeena isweydino waye! Aroos Wayne in eey dhigtaan ayeey kabacdi dowlada la aadaan ciyalkoda! Shameful have some plans yaaqeey!
@haniaden2700
@haniaden2700 6 месяцев назад
Noga sheke ana sosocdo insha alah
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 6 месяцев назад
Mansha Allaaha 👍👍🤩🤩🤩🤩🤩🤩💐💐💐💐💐💐💐💐💐🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 6 месяцев назад
sax ❤
@hodanhibo6984
@hodanhibo6984 6 месяцев назад
Xamdiyay walalo waxad nooga faiidaysa gacmaha iyo lugaha waxa aan ku cadayno sida gacmahaga quruxda badan mansha allah na wan dhahay ❤
@haniaden2700
@haniaden2700 6 месяцев назад
Wll ma iska daysid ado xuman ifahmin
@33750
@33750 6 месяцев назад
Kiimikada iska daaya
@SihaamOmar-qy6yj
@SihaamOmar-qy6yj 6 месяцев назад
Wesada badso salada❤
@hodanhibo6984
@hodanhibo6984 6 месяцев назад
@@SihaamOmar-qy6yj abaayo ano yar ayan salada ilahay igu hanuuniyay alxamdulilah lakiin meel qabow ah markad jogtid adigoo tukanaya ayaad jacjacaysa
@hodanhibo6984
@hodanhibo6984 6 месяцев назад
@@33750 kiimika hadan marsanayo gabadha ma anaba wax waydiin laha
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 6 месяцев назад
Waa runta
@Qalanjo55
@Qalanjo55 6 месяцев назад
Illahow uso celi 🤲🤲
@ashaoali8020
@ashaoali8020 6 месяцев назад
Naagtaba saababta eey u soodireen waa ineey kaxanaajiyaan oo ey cadeeyn kahelaan
@zainabmohamed4481
@zainabmohamed4481 6 месяцев назад
Wll gabadha hada cawin kartid cawi aisha cawin bay rabtaa iyo duco lkn maheli kartid iyo way adagtayhay walaga ficanyahay
@Warsansiman1234
@Warsansiman1234 6 месяцев назад
Xamdiyy habo wa ku salame 100k hamblyo 🎉🎉wakuso hor marshe
@safiahassan3655
@safiahassan3655 6 месяцев назад
Subxaan Alah 😭😭😭😭😭
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 6 месяцев назад
Marwaxoow qamaarka biin ku qabo wa ku dhib
@user-hn7ed9dj1h
@user-hn7ed9dj1h 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fathimahennacooking1390
@fathimahennacooking1390 6 месяцев назад
@derejoart1602
@derejoart1602 6 месяцев назад
Illahayaw dhul gaalo haygeen ani iyo ilmahayga
@rosiina1120
@rosiina1120 6 месяцев назад
Ala abayo anagana nooga soo duceey inuu ilaheey naga soo saaro
@derejoart1602
@derejoart1602 6 месяцев назад
@@rosiina1120wll qali illahay sharkoodo haydinka hayo
@malinabdi2315
@malinabdi2315 6 месяцев назад
Ma adko runtii hadii qof caawiyo ey hesho. 1. hadii ey dusje xataa waa qof wadanka ku cusub waxey dhihi kartaa hada ha leybaro sharciyada wadanki anaga caadi ayey ka aheyd. Marka ey iyaga caawin ka dalbato ey dhahdo ibara sida aan caruurteyda u heysto waan rabaa waana ka soo bixi karaa. Tijaabo i Mariya markaas.
@nafiiso.cabdulqdir505
@nafiiso.cabdulqdir505 6 месяцев назад
Yarabi.ilohow.usoceli.ilmaheda.somalidu.waa.kuluulyihiin.😢😢😢😢
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 6 месяцев назад
Naagtas waa mid loso diray siday ila tahy wayo madama ilmaheda hore iyado dilaysa lagu arkay dulqadkeda in la tijabiyo aya loguso diray kadib waba loga faidaystay janiski 😢😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Haaaa abyo waba sidaas dadkan caruurta qataa Meel aan laa fahmin waax ka egaan qalbi
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 6 месяцев назад
​@@yuuuuga1xaqiq wlhi 😢😢
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 месяцев назад
Manshaallah alah u soo celiyo ilmaheda inshalah hamdi no bilow bal wadanki an adney 😊xabibti
@saadoali5930
@saadoali5930 6 месяцев назад
aad iyo aad
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 6 месяцев назад
Masha Allah 🫶🏼🫶🏼🫶🏼❤️✅Thank you
@zamzam5255
@zamzam5255 6 месяцев назад
WALALEEY HANOO AMAA NIIN DAADKAN WEEY WAADA DHASHEEN YURUBI YAANKA ILAA NOURTH AMERICA WAA ISKU WAADA MIID
@hassannurroble7209
@hassannurroble7209 6 месяцев назад
Asc walashey hamdi qeyr badan alaha Ku adi flmka alaha ini xifdiyo intaas WA duco walalka abyo walhi wax jira o run ah ayad Ka hadashay gabdhahena Somali dhibma mantay haysta raga Somali Aya u geystay o ilmahana Ku dayacay xata ayaga hoyada Somali dhibateynaya Aya hadana ilmaha ay dhalen dayacen marka gaalo iney qatan maxa didaya ilen hoyadi haysay o laku dayacay hadana ninki qabay ama ilmaha u dhashay dhibateynayo marka waxan ale Ka baryaya hoyada somaliyed iyo awlada inu ale no xafido galadana noka qabto markale wad MHD santahay walashey hamdi
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Aamin walashey mcn hooyo qurba jogta lee daremi karta dhibka qurbaha 🥰🥰
@luulkuuriyow6836
@luulkuuriyow6836 6 месяцев назад
Abyo adi inte ku noshahay ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Norwey
@Nurasaid171
@Nurasaid171 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 6 месяцев назад
💔😭
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 6 месяцев назад
Ilmaha 2 abbo Miya Kala dhaly
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 6 месяцев назад
Subaxnalaah meshaa wax xun baa ka socdaa dad emotion neglected baa dumarkena ka haysata nimanka tan sa kale caruurta laga qato belash maa aha siikastoo loo fasiro cadan bilash kagama qadayo wax baa jiraa anaga somali ah eeda ma qadano qof kalan jecelnahay in aan sarno Alhamdulilaah dhaha wax baa jiraa abana caruurtisa loo siin wayay iyo famalikdiyoo dhan away waxan kuhubaa abana qurbo waan jogaa wax haduu dhaca ilahay hanaga bad badiye familka ugu dhow baa la radiyaa anaga boqol aragnay marka wax baa jiraa waxaa dowlad u qadato marka wax dhibta ah dhacaday hada iyo halgan baan idin dhihi lahaa caruurta layska dhahaya joojiyaa nin Hal mid kula hayn wayay maxaa mid labad kuu geyay gaddaro aad keenatay don’t blame no one but your self sis ilahay u calaa cal howsheda gal waa hadaa dacad kaa tahay qoftaan dhel dhel bay ku jirtaa wlahi wajigeday ka muuuqataa
@user-sy9jx2mk1c
@user-sy9jx2mk1c 6 месяцев назад
😭😭😭😭😭💔💔💔😊
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 6 месяцев назад
Besilemelding😂😂😂sax xalkas
@fatxiya8881
@fatxiya8881 6 месяцев назад
Allow adig mahada wllhi anig in ey galad ilmah iga qatan ayeyn igu dari lahayen irab hoyo aad u xanaq bdn ayn ahy wllhi waxbo ma xamili karo
@Queen-mv5mt
@Queen-mv5mt 6 месяцев назад
Abaayo hooyo adag iska dhig xanaaqa iska yareeyy hadii aad la kulmeeso qof dagan iska dhig si fiican i dhageeso abaayo quraan aqriso salaada ku dadaal wlh waad dageesaa ❤️ ilmaha kala korso hadaad awoodo wlh
@fatxiya8881
@fatxiya8881 6 месяцев назад
@@Queen-mv5mt abayo wllhi nerfosa ayn ahy ma aqan wax igu wacn ilamha wan dilaa mar walib hadn wan ka qomamey oo waxn is dhaha maxey ka galabsaden aad ku dishay wllhi naceb uma qabo anig dhaly wn jeclhy allow iga madowey dilak
@Queen-mv5mt
@Queen-mv5mt 6 месяцев назад
@@fatxiya8881 abaayo allaha ku fududeeyo quraan dhageeso anaa ku caawinaayo
@nasrocaziz6703
@nasrocaziz6703 6 месяцев назад
2 iijoogto wana tumaaa canantaa alx ilahow gaaala ha iikeeenin marabo yaaaahuu
@nasrineabdu7564
@nasrineabdu7564 6 месяцев назад
Wllo carurta lama dilo Horta dilka maxa xal ugu aragtan xata diniyan ma banana subxanallah
@Wilo.Y
@Wilo.Y 6 месяцев назад
Sababta cunuga loga qatay iyo waxi nagta u so diray miyaa taqaan marka???????
@mashaallahnasramohamed1142
@mashaallahnasramohamed1142 6 месяцев назад
qurbaha self control badan ubahantahay qof family majogo miya oo carurtada logeyo ilahay qalbiga hau qabojiyo waka xumahay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Maya filaa mcnto famil ku qoraan koley maa heysato
@mashaallahnasramohamed1142
@mashaallahnasramohamed1142 6 месяцев назад
@@yuuuuga1 Somalida community haiskutagan inkasto meshu ee tahay Europe naxaris badan jirin ilahay umaqan maskinta 😭😭😭
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 6 месяцев назад
Sax maan ogayn gabadhan waxa looga qaatay lkn markaan dhagaystay ayaan dareemay caasha inay kulushahay xataa haday kutidhi dhulkayga maxaad kasoo doontay waxay aheed sidagan inay uugu jawaabto oona dhihin adiga maba kula hadlaayo dadkan cadaanka waa iskuwada mid ilaahay hawga soo qaado
@maryamayosof8163
@maryamayosof8163 6 месяцев назад
Sida la shay cuniga danbe asaa dhibay say shegaty
@nasramohamud2549
@nasramohamud2549 6 месяцев назад
Weee nasan leheed xitaaaa
@kikiki1189
@kikiki1189 6 месяцев назад
Xasbunalah wanicmal wakiil walaaleey Europe maleh miyaa Somali ilmaha lagu wareejin karo. Anyway guri ayaa lageeyaa marka maxaa loohelin Somali lagu wareejiyo ilmaha
@razmi4568
@razmi4568 6 месяцев назад
Wey jiraan lkn ma badno shahaado la dhaho foster care inaa heesato waaye
@kikiki1189
@kikiki1189 6 месяцев назад
Ineey dadka Europe dadaalaan waaye oo shahaadooyinkaas qaataan the sake of ilmaha Somaliyeed. Gaalo weey noo soo dhigteenee. Mahadsanid
@hindasar7559
@hindasar7559 6 месяцев назад
Lawo wadan miyaa ilmaha kala haasto abayo
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 6 месяцев назад
Haa 2 wadan weyan 😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Haaaa qaaali
@haniaden2700
@haniaden2700 6 месяцев назад
Oo qofka haduu qof kale so dacweyo asagon la waresan miya la iska qadan
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Haaa qaali ruuxan waa loso diray Ayada lkin maa ogeen teda kale hadey caruur ka maqan tahy ispitalka logo qata soo maa xasustid Fadumo baranbur
@haniaden2700
@haniaden2700 6 месяцев назад
@@yuuuuga1 haa sax wlh wàa dhib ilaha Somali ha u gargaro Ani cunug yar Ayan wata Wana u so socda ee amuraha alaha sahlo
@Sacdia1976
@Sacdia1976 6 месяцев назад
Cunug ad dashay hadaadba canaaan karin waaba dhibeee😢
@razmi4568
@razmi4568 6 месяцев назад
Kuma qeyli kartid miyaa
@Naagnool124
@Naagnool124 6 месяцев назад
Naagahan labadooda lugood waxa ku dhex jira kama adkaan karaan miyaa alla badanaa qooq hayaayi. Waa ilmihii 3aad ee laga qaatay. Naayadhaheen inan ragg xumada yar ee haysa ayuu isagiin reebayaa tay wuxuu ku hadhayaani waa adiga naa hooy jooga
@aaminoAbdaasiis-dg7gj
@aaminoAbdaasiis-dg7gj 6 месяцев назад
Mel aadan ilmahaga dharbaaxi Karin rabinamageeyo xamdaay
@user-wr4uq3hy7v
@user-wr4uq3hy7v 6 месяцев назад
Waxeey ismodA ineey dadkaa ka aqlibadantahay sorry wllo xamdiyey isgagabii
@nasrineabdu7564
@nasrineabdu7564 6 месяцев назад
Runta wey idin dhibta. Run bey shegtey Wa runteed gabadhana Allah caruteda uso celiyo Amiin. Lakin dhaqanka wadanka Aad jogtid in ad barato weyan. Way ba jira cadanka lola hadlo in ad si diplomacy ku jirto in aad uu dhaqanto weyan.
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j 6 месяцев назад
Illhy naguma keeno iyagana ilmohoda Illhy ha u so nabad ceeliyo. 😂😂😂😂😂
@dekaosman7483
@dekaosman7483 6 месяцев назад
Abyo ninka asaga ilmaha galada siyay o u wacay wey uga so tagtay jarmal eyso aday ilmaha si hay eyku tiri ilmihi kale ey rabtay ine so firiso kadib ninki galadu wacay ilmahan qata shaqan adaya u dhahay Wu siyay lkn wuka warqaba Wu u taga sas an warka ku maqlay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Salamad Kaas miyaa wax danbe u dhali lahay abyo hadey taas Ruun Thy
@dekaosman7483
@dekaosman7483 6 месяцев назад
@@yuuuuga1 Abyo wa nin la mood kaso kale ilahey dumarka haka qabto uurki Wilka xata sas u u dilay iska so xaaq u dhahay ayada shegtay
@AyaneSoubaneh
@AyaneSoubaneh 6 месяцев назад
Faciido mahee wa view radius ba tahay nag hayesis shedaneyso dibqa walashee adi 1 macarag 😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Waqtigad aniga igu bixine wall afsomaliga sido loo qoro ku baro adunka dhan waxaa waaye iga faid aan faide 🥰qalbi waqti gali nolashada
@AyaneSoubaneh
@AyaneSoubaneh 6 месяцев назад
@@yuuuuga1 walalo aniga I am a degre person I know English French Arabic so I don't have a time to learn somali if I speak is enough marka my time is more precious than yours always talk about people life darling mind your life and leave the people miss I know everyone and everything
@munaabdikadirdahir2400
@munaabdikadirdahir2400 6 месяцев назад
been badana naag tan
@Poop-yf5hw
@Poop-yf5hw 6 месяцев назад
Naya Wa edebdaran tahay waxas maxa ku geliyey benta intas leg bahal yahay rer badiyaha meel aan lagu dirsan dalaq so dhacaysa ogow. Oslo walagula degan yahay caasho benta ka shegtay Wa ka shalaynysa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Farida rer magalka Oslo dagan qalbi. Soo dhawaw. ❤❤❤❤❤
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 6 месяцев назад
Wax qaldan miyey sheegta naa ceeb waxba ma ogid aduu e
@Yasmin-xt2rj
@Yasmin-xt2rj 6 месяцев назад
Maxaa ku qaaday wll inantu wax fiican bay sheegaysabee
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 6 месяцев назад
Oslo waa lagula dagan yahay baa ku qoslay haba caytan tee bootadii somaliya maa wali aamin san tahay wlaasha wax khaldan maba sheegin is Daji huuno mcn deg dega ma fiicana iyo is aflagaadayn ta aakhiro xisaab baa taal
Далее
Help Barry And Barry Woman Scan Prisoners
00:23
Просмотров 2,6 млн
GABDHAHA SOMALIYED 🥰🥰🥰HADALKAN QATA
11:24
Просмотров 12 тыс.
DHAQALAHA WAA QURUXDA QOFKA
13:59
Просмотров 24 тыс.
. CONTROLKA NAFTADA SIDE U HEYN KARTA . (DHIRIGALIN)
14:01
CODGISI DADKA . HOYADA GULEYSAN KARTA PRT 2
25:03
Просмотров 43 тыс.
PART 1 \ AX AISHA MAXAA KU DHACAY
1:26:36
Просмотров 47 тыс.
SHAQADA GURIGA MAXAA FUDUDEYA?
11:40
Просмотров 21 тыс.