Тёмный

CODGISI DADKA . HOYADA GULEYSAN KARTA PRT 2 

Hamda Home Decor
Подписаться 114 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 584   
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 года назад
Dhiira gelin iyo waano dhaxal gal ah, ayaad u sameysaa Gabdhaha Somaliyed. Allaha ku Xafido Magoosha Qarniga👏🏼
@HafsomohamedSabriye-se5zi
@HafsomohamedSabriye-se5zi 11 месяцев назад
alha ikaa xafido macaney markaan kudhegesto macanto walhi waankacaa dhiragelinteyda alow heyga kaaqadin❤❤❤❤❤❤❤
@ilhansacid2747
@ilhansacid2747 Год назад
Masha allah abyo xamdi ilaah dardisa ayaan kujeclahy wlhi abyo anigo istares daremayo marka dawado muqaladada dhirakalinta waxaa daremaa awod abyo isla markiba wan isbadalaa lkn dhibka ihesta waxuu yahy ficil maku daro abyo iso duceya adiga iyo asxabtada waxana jeclan lahaa inaa qisadeyda kula wadako abyo
@anzalosman6998
@anzalosman6998 2 года назад
Mansha’Allah habo, I like your mind set. Keep going May Allah reward you!😍🥰
@khadijamuse2842
@khadijamuse2842 2 года назад
Abayo mcn wlh wakujelahay wayo waxan ka hela.morral m.a allah kuxafido
@Eva-bf5mu
@Eva-bf5mu 2 года назад
Maasha alaah waad mahadsan tahay quruxeey abaayo vitamiinada ma noo diri kartaa muqdisho ayaan joognaa qiimahooda ama xagee kaala soo xiriiraa intaas igu caawi jaza kalaah qeer
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Xamdi2000 mcnto snbkeyga waaye
@Ifraxhenna1
@Ifraxhenna1 2 года назад
Masha Allah xbbt wa sax inaan is caawino is dhiira galino dhamaanteena hormar qurux badan ayaan noo rajeenaa insha Allah
@loulamohamed4898
@loulamohamed4898 Год назад
Mansh allha hamdi wllo qali qurxye Ada ayad umahadsantay
@samruuhaji2813
@samruuhaji2813 2 года назад
Abyo kala korinta caruurta kasoo hadal please❤💖
@simplymiski3461
@simplymiski3461 2 года назад
Mashallah good advice sister!!!
@amaalxaaji7967
@amaalxaaji7967 Год назад
Mash allah walashy
@aminaamisha6952
@aminaamisha6952 2 года назад
Msha allh wll aad ayaan kaga faidnaa inta xun ha ujawabin anigu lacgban kushubta adiga darta wlhy lkietana wankusara wl xamda hore usoco💋💋💋❤❤
@MaankaAhmed123
@MaankaAhmed123 9 месяцев назад
Masha allah walhi hooyo karti leh tahy waa kuuuqire mudaas❤❤
@riyakabdi8219
@riyakabdi8219 2 года назад
Hore soco wll kudayasho mudenbaatahey
@xasancabdikariin3157
@xasancabdikariin3157 Год назад
Masha allh ilah rajadaada hakuugu rumeeyo
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 Год назад
Masha allah ina abo
@mimyadam5378
@mimyadam5378 2 года назад
Masha Allah huuno,very powerful advice new subscriber.!
@samiamustaf579
@samiamustaf579 2 года назад
Massa alaah waa runta 5 kakor aya igen dambaysay caruuta xitaa
@itsshudaa7
@itsshudaa7 2 года назад
Mshallh girl girl❤❤❤❤
@fathiyahaji7699
@fathiyahaji7699 2 года назад
Wllhi Xppti waa runtaa in lagu dhagysto weeye
@MaryanGacal-b5s
@MaryanGacal-b5s 8 месяцев назад
Masha allaah
@qammyali7683
@qammyali7683 2 года назад
MahshaAllah jazakallah kheyr inta waxka faidnay sis❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@dekoabdulle5683
@dekoabdulle5683 2 года назад
Masha Allah 😃 familie qurux badan aniga maalinta ku arkay ayaan kuusaray waana kahelay waxaana ku arkay inan wax kafaiidikaro waayo waxan ahay hooyo caruur heysato mahadsanid 😃
@muhubahashi4291
@muhubahashi4291 2 года назад
Mashallah alah ha kuu daayo your beautiful mind waxbadan ayaan kaa faaiide Jzkl khayran
@saafiabdullhi3676
@saafiabdullhi3676 2 года назад
Mcnto youtubkaaga wixi video ku jiray waan daawaday inta badan masha allaah wallaahi sidaan u jeclahay inaan ku daawado qiyaas ma lahan mcnto snapkaaga iisoo qor
@Miss.cdrama
@Miss.cdrama 11 месяцев назад
Mansha allah wllo waxaad tayay dhiirigaliyaha dumarka
@suadhussein7295
@suadhussein7295 2 года назад
Mashalla tabark Allah ❤️❤️❤️❤️
@Reema-xv3ds
@Reema-xv3ds 2 года назад
Mash Allah waaa runtaa wllo thank you 🙏❤️
@nasteexoaadankaarshe1107
@nasteexoaadankaarshe1107 10 месяцев назад
Masha alah abaayo inolow
@almahdihotel125
@almahdihotel125 2 года назад
Mashallah ok wll
@abyaninacalishire7220
@abyaninacalishire7220 2 года назад
Masha alh abyo xamdi alh kuxifdiyo ani wax badan ayaan kaa faa iidy anoo wadanki joogo oo lcg kugu daawanayo data ayn isticmala vido yadaada anoon daawan ayaan lik saaraa I l v you abyo mcn from bardheere
@raxmazhide464
@raxmazhide464 2 года назад
Amazing
@ayanahmed9297
@ayanahmed9297 2 года назад
Abaayo mahadsanid
@salmanuur331
@salmanuur331 2 года назад
Masha allh abyo
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 2 года назад
Bal sister please adiga nolashaada noogasoosheekeey please and please waxaan kuu arka gabar karti badan MashaAllah qofkii igu raacsan like ta iskeen????
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Abyo mcn waan sameyn donaa balan waaye aniga nolaal adiga iyo mid farxad badan hada heysto aniga sameyty waan soo maray
@drfathiaofficial2451
@drfathiaofficial2451 2 года назад
Guulayso wllo caadiyan aniga commanti ma bixin jir lkn hada laga bilaabo wllo waan u qorayaa inanksta oo somaliyeed wllshy qali😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💋💋💋💋💋💋💋💋💋😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍
@xaawocabdisalaan1671
@xaawocabdisalaan1671 2 года назад
MashaAllah xapiipti thanks keep going
@fadumobashir1042
@fadumobashir1042 2 года назад
Good advice my sisister thanks
@sumayaahmed6995
@sumayaahmed6995 2 года назад
huno aad baad u mahadsan tahay quruxeey ... hore u soco hooyo karti leh .... love you more
@sagalmohamedmahad5096
@sagalmohamedmahad5096 Год назад
Guulayso❤
@maryamcabdirisaaq4411
@maryamcabdirisaaq4411 2 года назад
Msha allh abyo xamdiyey 1m wanku garsin laha hadi aan awoodo wlhi ka badan bad uqalanta qaali waligay anoo like ku sarin kama bixin kanalkaga horumarkagu waa kayga wlshay qaliyey allh dartii ban ku jclhy wlhi ❤❤❤❤dhigaa ugu sharaf Baddow abaayo😍😍😍😍😍
@user-if4bl9sb8l
@user-if4bl9sb8l Год назад
Man Shalah Hamdi horusoco Abayo❤️🌹
@kaltuumabdulle3202
@kaltuumabdulle3202 Год назад
Mansha allha abayo hada dhaw ayan kugu soo biray aad ayaan ❤uga helay fekerkada Mansha allha
@nimcodayibadan2381
@nimcodayibadan2381 2 года назад
Wlhi gaari
@qurayshocaliaadan3292
@qurayshocaliaadan3292 Год назад
Mahadsanid byo
@bashirbashir5283
@bashirbashir5283 2 года назад
Masha aleh Walahey aad baadnowanisey abayo mcnto no sobadi aad ban ugahelay jezakumleh kheer
@khadiijamohmed2633
@khadiijamohmed2633 2 года назад
M.a abaayo allah ku xifdiyo aad baan waxbadan kagag fiday mahadsanid ❤️
@sumayocali1908
@sumayocali1908 2 года назад
Masha allh hur mar wacan
@user-vf5te3bs3l
@user-vf5te3bs3l 2 года назад
Mnshllh abyo horay usoco
@ayaaqosolwanaag3757
@ayaaqosolwanaag3757 2 года назад
Abyo mcn alha ha ku xifdiyo wlhy dhiirglitdada waa jecelhy🥰
@freepalestine8701
@freepalestine8701 2 года назад
Xabibti I already subscribed the first day I saw your channel .You are like blessing to us Manshaa Allah … May Allah SWT give you long life and jannah , Amiin
@xayaadmaxamed4717
@xayaadmaxamed4717 Год назад
Mnzha allh
@ayaanabdullahi5742
@ayaanabdullahi5742 2 года назад
Masha Allah tabarakallah Allaha ku barakeeyo abayo xamdi adiga iyo owladada waano dahabi ah Masha Allah abayo inan hurdo ka kacay oo kale ayan dareemaya wlhi in wax la qabsado oo la is hormariyo waa wax aad u wanagsan jazakallah kheyr xabiibati 🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘
@hafsoomar4446
@hafsoomar4446 2 года назад
Msha allaah abayo wano dhaxalgal ah
@sahraosman5125
@sahraosman5125 2 года назад
Maashaa allaah horey u soco macanto
@sahraosman707
@sahraosman707 2 года назад
Asc abayo ani comments qorow maba kahelo ila inan fikirkayga kadhibanayo ama an qofka umahad celinayo lkn gabarkaste sibkarayska wan usara waba dabecadayda iyo like tuba gabarkaliyana mahane qofkastan usara
@faraxmaxamed1441
@faraxmaxamed1441 Год назад
Run badan thy xbbti ❤
@faadumosalaad9996
@faadumosalaad9996 Год назад
Mshallh mshalh wa ruunta wllhi alle haku baraakeyo amin aamiin
@hamdahassan5138
@hamdahassan5138 2 года назад
Hore usoco wlsh qali
@ikraamahmed6114
@ikraamahmed6114 2 года назад
M.a xpptii shukrn kun iyo kow jeeer💖
@fathiyahaji7699
@fathiyahaji7699 Год назад
Ana ku dhagaysta qali🤍😁 Walow aanan hooyo ahayn oo aan gabar yar ahay hadana aadban ujeclhay barnamijyadaada iyo talooyinkaaga🧕❤️✅️
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 2 года назад
Abaayo caawa igu kaa horeyso waana kusaarey waadna mudantahay
@xaawocabdi5834
@xaawocabdi5834 2 года назад
Thanks ❤️❤️❤️❤️
@MunoJamac-l5z
@MunoJamac-l5z 9 месяцев назад
Ayaa umahadsanthy
@momie82
@momie82 2 года назад
Asc sis, I only found out about your channel last night. Keep up the good work. I subscribed x
@shacnihussein6898
@shacnihussein6898 2 года назад
Masha allah
@sucdiabdiqadir3626
@sucdiabdiqadir3626 2 года назад
Abayo mcnto waa runtaa Alle hakusiyadiyo caqliga
@maajidaaragsan7125
@maajidaaragsan7125 2 года назад
Manshalah abaayo mcn guulayso wax fiican baad uso gudbisey dumarka qurbaha joga
@nasraibraahimaadan9440
@nasraibraahimaadan9440 Год назад
wuxuu ilaahay sababay in aan muuqaalkan daawado sanad kadib lkn uu ii saameeye sida ina hada i hortagantahy oo kale 😒 Allaha kaa abaal mariyo abayo wxaad mooda ina boogteyda ogtahy adigoo klena wan ubaahanahy joogi taankaadu waano muhiim 😊
@najaxawc8083
@najaxawc8083 Год назад
Mnsha Allaaah wllo qaali hore usoco 💋💋💋💋💕💕💕💕💕👑👑👑😍😍😍🌹🌹
@fardowsomohamed910
@fardowsomohamed910 2 года назад
Masha allah abayo thanks 💖💕💖
@sahramaxamed4390
@sahramaxamed4390 2 года назад
masha Allah tabarakalaah wall allah ha ku xafido
@amranahmed1896
@amranahmed1896 2 года назад
Masha allaah abyo waad mahsantahay guleyso
@aragsanabdi1016
@aragsanabdi1016 2 года назад
masha allh tabarakallha beautiful allh ku barakeyo
@raaharuunahmedadde3370
@raaharuunahmedadde3370 2 года назад
Masha allaah abayo wan ku taageeraa likena kulama dhaafo dhiiri gelintaada waan jeclhy
@QueenAasiyo-iv2qb
@QueenAasiyo-iv2qb 10 месяцев назад
Xamdi ala haku daayo xppti qof nadhiiriya waa kujecelnahay
@aishaahmed4375
@aishaahmed4375 2 года назад
Masha allah
@umuarwa
@umuarwa 2 года назад
M.a abyo wlhy qli horta go forward Lacag kuma daawataan ha dhihin o.5 ayaan ku shubtaa oo aan kugu daawanaya liketana kulama dhaafo lkn comment markaaan doono waan dhaafaa runtaa wacane
@hamdiaadam3408
@hamdiaadam3408 2 года назад
Thanks hamdi wll aniga waxa iga cawisa ranjiga warqda Derbiiga ku dhegan la mariyo nocisa
@hanamuhumed8512
@hanamuhumed8512 2 года назад
Strong woman and mother 😍
@abdiraxmaanabdiraxmaan5006
@abdiraxmaanabdiraxmaan5006 2 года назад
Abayo horay usoco baramijyo fiican baa soo galisaa noosoo badi insha allah
@fionafantasi2085
@fionafantasi2085 2 года назад
wow masha allah habo
@bahjamoalimhassan5002
@bahjamoalimhassan5002 2 года назад
M.a qali wlhi wan kugu faiday
@nastexoshariif8149
@nastexoshariif8149 Год назад
Isku mid nahy byo wiligey video an fiirsana like ku qabtaa
@RahmoRuunHussein
@RahmoRuunHussein 7 месяцев назад
Hamday nolosha kuma xumeso xbbtiii ❤
@siciidoaxmed1933
@siciidoaxmed1933 Год назад
Abyo waan kusiiyaaa mardhow bn kugu soobiray horay usoco queen❤
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 года назад
Maasha Allaah jzklh kheyran walaal wacdiga iyo waanada aad noosoo jeedisay ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo horey usoco caqliga iyo damiirka illaahey kusiiyeyna allaha kuu siyaadsho
@Atiish7502
@Atiish7502 2 года назад
Masha Allah usoo badi
@fahimam.mohamed8249
@fahimam.mohamed8249 2 года назад
Masha allah abaayo manta ayn arkay muqaladada wan kugu cusbahy ila 6 videos ad ledahy bn dawaday horay usoco wan ka helay wlhi points aad ka hadleyso masha allah
@nimcocali8414
@nimcocali8414 2 года назад
masha allah
@ifrahomer3667
@ifrahomer3667 2 года назад
Masha allah 💯
@hamdisaid3005
@hamdisaid3005 Год назад
Abaayo illahay waxad jaceshay haku siiyo Aduun iyo Aakhiraba
@nimonuura1237
@nimonuura1237 2 года назад
Masha allah
@khadrafarahxayd2414
@khadrafarahxayd2414 2 года назад
Mansha allah xbbti 😘
@marwokaaba9237
@marwokaaba9237 2 года назад
Mnshallh wllshy qlli
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 2 года назад
mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family, wow shaalay leen aarkay channel kaaga. and I'm happy to see walaahi mashallah quruxeey you right. waa in aan ka kacnaa faadhiiga thank you quruxeey
@fardousaabdi1938
@fardousaabdi1938 Год назад
Masha Allah
@axsanbila8673
@axsanbila8673 Год назад
🥰🥰🥰🥰
@sahracalimaxmad969
@sahracalimaxmad969 Год назад
Masha alaahaa sister👍🌺🌺🌺sax waxa aad kahadlaysid kuli gabdho kaca
@bahjamoalimhassan5002
@bahjamoalimhassan5002 2 года назад
Wlhi Abayo mcn waxbadan bad igu dhiro galisay
@maysaaahmed7956
@maysaaahmed7956 2 года назад
Nagaha carbta ngha somlida qaybta nimnka in lga tumo waye 🤣
@BishaaroMuqtar
@BishaaroMuqtar 2 месяца назад
walaahi waaruntaa markow dhamado fidiyowga wan iska baxnaa
@qadancabdi7653
@qadancabdi7653 Год назад
Mashallah walashay qaali mahadsanid aniga dhawaan ayan kugusobiiray
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 года назад
Allah haku barakeeyo qaali waan ku share garaynaa inta awoodo
Далее
HOOYO SAMIRTAY . KADIBNA GULEYSATAY
15:52
Просмотров 18 тыс.
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 73 тыс.
NINKEYGA AYAA I CILAY.PRT 2. ./QISO
11:23
Просмотров 14 тыс.
CIDAMADA LAAFTAGAREEN IYO VILA SOMALIYA    3 October 2024
25:12
NAFTADA JECLAW🦁
9:44
Просмотров 22 тыс.
Ruuxa nolasha fahmaay aya guleysta
15:11
Просмотров 27 тыс.