Тёмный

LABADAN XALAD AYAA BADALAY NOLASHEYDA ADIGA MAXAA KU BADALAY? 

Hamda Home Decor
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 184   
@shukriyamursal
@shukriyamursal 6 месяцев назад
Wallah she deserves million likes come on guys😣
@Nika_kit800
@Nika_kit800 6 месяцев назад
masha allah walahi nolashayda waan is badalay xaga diinta ayaan u batay masha allah heeso iyo filimanta iyo musalada iyo TikTok ayaan iska dayay indhaha ayaan waxaan ka ilaaliyay xumaanta iyo in aan eego raga alhamdulaha salaad subax ayaa dhib igu aheed hada waan uso kacaa sikasta aan u dalanahay 2024 quranka ayaan rabaa in aan bilaabo insha allah walalayal iso duceeya Muraad ayaan le yahay
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 6 месяцев назад
Hambalyo❤
@haniismail3310
@haniismail3310 6 месяцев назад
Masha allh qaali
@shukrimidwife5437
@shukrimidwife5437 6 месяцев назад
Abayo hada billaw qur'aanka 2024 inad gaarayso ma ogide Allaha noo wada fududeeyo
@osmantaslime1817
@osmantaslime1817 6 месяцев назад
Allaha ku garab
@Nika_kit800
@Nika_kit800 6 месяцев назад
@@shukrimidwife5437insha allah abaayo
@fardawzashidane4806
@fardawzashidane4806 6 месяцев назад
Mashaa allah hamday ilaah haku xafido adi iyo reerkaagaba xabibti sanadkan waxyabo badna aya iska kee badaly oo ay ugu horeysa inaa riyadeeda ugu weyn ee tafsiirka quranka ahayd inay irumowday ina bilabo oo an barto alhamdulillah taasna waan wada rabi cafmd qab haigu dhameeyo mida labad oo an sanadkan dhamanyo qabtay oo an ka dhabeyay aya ah ina quranka iyo ducooyinka an iskaga daaweyay xanun ruxiya an qabay allah na waa u igu caafiyay mahad rabi aya usugnatay waxn aha gabr mrksta iska xanunsan oo xanuunada ruuxiga qabta blse nfatyda ima ogolen ina ani isdabibi karo oo baqraha iyo ruqyah iyo adkarta an aqristo blse taasna waan ku gulaystay rabi aya iwafajiyay insha allah wixi kle oo ihartayne waxn rajena midka cusub inoo dhalan doono ina asna ku rumaysto hadu allah iqadaro xabibti hal kalmad oo ad tirahday ayanan ilobenin weligey taaso ah kontoroolka naftada yusan gacantada ka bixin tasna mrksta aya ku dabaqa naftyda mrkan arko xlad adag hadlkasa xasuus ii ah adna ilah ajar haka siiyo wlh waxa inoqotay gabar iga weyn okle madma an haysan gabar ama wiil iga weyn inshaa allah rabi haigu arzaqo awlaad cafmad qabta oo barakaysan mudo 5sano aya sugaya qadrta allah aya dhiman abayo si niyada igu so ducey adi iyo asxabtadaba ❤❤😘💯👍 shukran
@osmantaslime1817
@osmantaslime1817 6 месяцев назад
Amiin hbbty illahay Haa kugu arsaqo awlad wanagsan oo cafimad qabta wa maliin jumcaa aah😢
@Objectshow_creator
@Objectshow_creator 6 месяцев назад
Mantano qayr qabo qabo ilahay hakusiiyo amen yaa allah
@fardawzashidane4806
@fardawzashidane4806 6 месяцев назад
Aamiin yaa rabi waa mahadsantihin walalo ilaah haiaqbalo ducadiina
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 6 месяцев назад
Alle hakusiyo waxkastad jeceshay wll
@hawaahmed5637
@hawaahmed5637 6 месяцев назад
Mashaa Allah isbadal wanaagsan baa galay allaha illaha ila garabgale gabadha soomaaliyednah sidadokale inay noqdo baa urajaynayaa adigana. Hamdi yey allaha Ku Xifdiyo adiga iyo familykaga
@intisaarmohamed1673
@intisaarmohamed1673 6 месяцев назад
Sanadkan isbadal xoga ah basameyay kii hore jamacad dhameyay kane intisa hore wxa wayay garabkeygi ayeeydey mcn alle haunxristo waline kama quusan nolosha oo gabr 20jir ahy madoyin igu adka io quranka tafsirkisa bartay gym galay jirkeyga qurxusaday maskx ahaane waa ukoray sanadkan wxa rajena inaa shaqo helo oo hormar bdan io gancsi samesto insha allah marka dambe oo commentigan wxa aqrin doona anigo gulaheyga garay insha allh❤ kudarso naag karti bdan aana cidne kutashan oo melaha malcyni utagan mi'ihi😊
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 6 месяцев назад
Masha allah ❤❤❤
@hareed114
@hareed114 6 месяцев назад
Yaa salaam waxaasaa naag ah 😂❤ halkaa suun kasii wad . Inan isbarano diyar u ahay ma iso dhawayni
@mariaseidxuseen2279
@mariaseidxuseen2279 6 месяцев назад
Alle hakuu rumeeyo hamigaga xbbti ayeyona alle hownaxariisto
@intisaarmohamed1673
@intisaarmohamed1673 6 месяцев назад
@@nasrocabdiraxmaan4960 mahadsanid qaali❤️
@intisaarmohamed1673
@intisaarmohamed1673 6 месяцев назад
@@hareed114 igadaa ciyaarta haaa😂😂
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 6 месяцев назад
Awal channel ka gabdhaha kaliya buu ahaa hada wiilal iyo gabdho noolaw inta nolol jidho bayo hor mar wacan ilaahay haku barakeeyo.
@user-fz6lm9yu4w
@user-fz6lm9yu4w 6 месяцев назад
qaliyey 100% adiga leh tnx erayga samaynta igu yeshay kontorolka naftadu yusan gacantada kabixin ❤❤🙏
@zunaariglamofficial4456
@zunaariglamofficial4456 6 месяцев назад
Sanadkaan wax badan baa iska kay badaly jir ahaan aqli ahaan alx guulahaygi kuwii ugu wawayna mid kamida iirumoobay qofki aan muddo dhawaryy ayan xaskisa noqday alx ilahy mahadiisa tasiba wa hormar kuwa badana wan rajaynayaa insha allah sanadaha so socdana sdokle dadbadana wan bartay oo gulaha an gaaray markii ay arkeen farta dhexda ka qaniinay ❤❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 месяцев назад
Masha allah tabarakallah aqligaga allah kuu barakeeyo abayo isoo booqo igu sharaf thanks 👍
@sukhranasir
@sukhranasir 6 месяцев назад
Wali isma badalin iso duceya in ilaahy nolol qurux badan isiiyo nolosha wan ka quustay😭😭💔
@HodoApdillahihassan
@HodoApdillahihassan 6 месяцев назад
Alx wan is badlayi dhanaka cibadada Ayan isla baldayi sladaa Ayan jarjari jiraayi alx Lakiin imkaa siwcaan wan ban uu tukaadaa dhankalee waxan rajinyaa 2026 inaayi iso galan Ano xirfaado badan bartayi oo Noqdayi hooyo isku kaal soon❤ idaam Allee😊
@SahroMGuhad
@SahroMGuhad 4 месяца назад
Mnshaa allah shugran wll xamdi illahey swt ayaa mahadleh isurtagaliyey inan herkan gaaro kasokow walidkey illahey swt hakarali noqde
@Xalimo421
@Xalimo421 6 месяцев назад
Masha Allaah Dumar yaa ka qiimo badanba,Dumarku wa qaali an loo ogoleyn wanaag.Niyada laga jabiya si loo adoonsado ayadana ma dareensana taas.Gabar ku daysasho mudan ayad tahay👏🏾
@nasiirasaleban917
@nasiirasaleban917 3 дня назад
Haa wn is bedeley wxn isku bdeley sababo isoo mary daraadood. Haddan alxm❤😊
@user-ww3jc9yh6c
@user-ww3jc9yh6c 6 месяцев назад
Abayo wan ku salamay marka horay qiso igu dhacaday aya ibadashay xamdiye Abayo adigana ad aya idhiri galisa waxana barnamishada ka jeclahay war hoy kotorolka naftada yosan gacatada ka bixin mar walbo an fududado erigas aya dib iceliyo ad ayana ku jelahay xamada❤
@happyjama6848
@happyjama6848 6 месяцев назад
Waxaan bedelay inaan ninka i qaba dabo galo Waxaan bedelay inaan dhaho xagad jirtaa iyo mxd usoo raagtay Waxaan yeeshay dhaqaale Quruxdyda shoppingkyga labiskyga midna kuma xiro isaga Waalidkayna xoog ayaan uga fekeraa inaan daryeelo abaal badana an ku celiyo Gurigygana an ka fekero decoration kiisa anigoon qarash badan gelin Skin care ayaan joogteeyay Buuqii badnaa e aniga xaajigana wn dhimay o waxaan ba iska dhigaa mid aan danaynba khaladaadka yaryar ama poor attentionka Alhamdulillah Mahadsanid hamda Mahadsanid
@user-zd9fo9us6r
@user-zd9fo9us6r 6 месяцев назад
Waxaa is badalay marki anigo umul intaa la ifuray oo caruurta la igu dershay markas ayaa go,aan nolasha ka qatay inaa noqdo qof adag oo nolooshisa badalo oo wax waliba kaligey qabsado caruurteda korsaso oo hooyo iyo aabo aan cunoqdo
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 месяцев назад
Masha allah tabarakallah illaahay haku barakeeyo abayo isoo booqo igu sharaf thanks
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 6 месяцев назад
Waa xalad adag wlhi guleeyso ❤
@shukriabdirahman4698
@shukriabdirahman4698 6 месяцев назад
Xamdi xarago illhey cimrigaga iyo cafimaadkaga hakuu siyaadsho abyo
@user-oh8rq2pg9e
@user-oh8rq2pg9e 6 месяцев назад
Aniga 2022 ayaa saxiibdey ayaa faquuq ka dareemay kadib waa ka haray hadaa waxaa noqday qof aad udagan allahiisana aad ugu sii dhawaaday😊
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 6 месяцев назад
Allahumma barik sister.
@MunaMahamud-de5uy
@MunaMahamud-de5uy 6 месяцев назад
Isbadalkii ayaaan wada qaali Allah higu guuleeye ❤❤❤
@pinkoceanview5130
@pinkoceanview5130 6 месяцев назад
Watching you helped me change my life for the better you are a true sister thank you
@fadowsoabdulahi8454
@fadowsoabdulahi8454 6 месяцев назад
masha allah xabiibti mahadsanid wan rajaynaya marxalada an hada kujiro inaan kaboxo insha allaah ❤
@deqalula9707
@deqalula9707 6 месяцев назад
Xamdiyeey aduun iyo aakhirana Alle hku xifdiyo 🤲🤲🤲wxaan kaa faaidey waxyaabo aad uweyn❤❤❤
@AishaMohammed-og7vh
@AishaMohammed-og7vh 6 месяцев назад
Mahadsanid Abayo walahi wad idhirigalisa insha Allah 2024 waxan rajynaya inan isbadalo idinkuna iso duceya dhamaantin
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 месяцев назад
Isoo booqo igu sharaf thanks
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 6 месяцев назад
Xamdiyy wlhi been kuma shegayee noloshayda wax badn aa ka badshy wax yalo aan ogeen aa ka brty thanks xabbti ❤ alx sandkan sanad ka fcn ima soo marin wax bdan neh waa barty alx 2024 i.a inaa shaqesta ra jenaa ❤
@YasmiinCali-el5ix
@YasmiinCali-el5ix 3 месяца назад
waad mahadsantahy qali
@osmantaslime1817
@osmantaslime1817 6 месяцев назад
Thank u hamdi qurux aniga waqtiga aya igu qasbay inan isbadalo😢waayo meel Keele oo aan ahayn isbadalna wan wayay wa mida kalee waayo araganimo iyo waxyabo aan filanayn ayaan arkay iyo dad aan so dhawaystay aya dhabarka iga toogtay marka xalado badan aya ibadalay❤ thank our older sister garab joogaga 😘🥰
@fatimahassan8292
@fatimahassan8292 6 месяцев назад
Masha Allah hbbti guulo badan aduun iyo akhiroba gaadh Ana sandkan 2024 diyaar ban u ahey in aan is bedel wacan sameeyo😊
@canabcabdulahi4287
@canabcabdulahi4287 6 месяцев назад
Xamdiyey anigoo 20 sano gaarin ayaa Qurbe Soo gale, isla markiina waa guursaday, qiso igu dhacde iyo in qofka bani aadamka ah intoo uqalmo in kabadan latusin ayaa ibadashe, 2020 ayaan bilaabe inaa nafteyda iyo owladeyda kafikiro, jarana wax walbo o nafteyda dhibaayo hadii dad aan asxaab nahay tahay iyo hadii kaleba ilaa hada o sanadkaan 2023 dhamanooyo nafteyda dhisideda ayaa kujiraa xamdiyey, dhaqaalo buuran masameen lkn qiimaha nafteyda iyo sida maya lo dhaho ayaa barte, qof walbana inoosan wehel I aheen misna aan isku haleyn bani aadam ayaa barte, wax walbo I suurta gali waayana kama niyad jabo ee waan isku dayaa markale hami iyo himilo fog baan hiigsanayaa, 😊
@amalabdikadirabdikarim8556
@amalabdikadirabdikarim8556 6 месяцев назад
Waa is badalay abaayo geeridi ayeeydey kadib😢 Sababto ah markan ayeyo wayay waxan Ogaday iney wax walbo iga difaaci jirtay alle kasokow iyada ogeed cida wax iigaleyso iyo cida wax iga goyneeso Ducadeeda iyo dar daarankeda ayan darajadan ku gaaray 🎉 sanadkan Guulo wa weyn baa ka gaaray nolosha Ayeyo ducadadeda darted❤ allaha naxariisti janno siiyo
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 6 месяцев назад
Xamda qaliyey wad ibadashy anigaba wallahi ad ayn kugu mahad celinayaa sida 1jeclaw naftada naftadu wawaxakaliye kulasoconaya waliga ❤❤❤❤❤ markas janelo badan ba igu jra hadana janalda kale waxad moda inay bila macno yihin wan suga vidio qali ano naf taydu daremayso inan wax muhima dawanayo dhagaysanayo ad bad umahad santay hore usoco qaali❤❤❤❤❤❤❤
@mohameddhinbil4434
@mohameddhinbil4434 6 месяцев назад
Sidan ku bartay waxan noqday qof cusub khayr allah ku siye hamdiyey❤❤❤❤❤❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 месяцев назад
Masha allah tabarakallah iso boqol igu sharaf thanks 👍
@umrimuseh6797
@umrimuseh6797 6 месяцев назад
Masha Allah qali illahay ha Ku xifdiyo wlhi waxbadan oo qalbigayiga Ku jiray ayaad Ka hadashay ❤❤❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 месяцев назад
Isoo booqo igu sharaf thanks
@shakurasheeno4931
@shakurasheeno4931 6 месяцев назад
Waxa igu kalifay in aan is badalo waa wax hada igu dhashay wayo Waxan isku noqday hoyo iyo aabo allhmdlh meshii ugu ficned ayee ii maree iso duceya in alle ii dhames tiri iguna soo duceya ubad kayga abohood wayo nolosha masha aan jogay asaga la aantii ayan uga soo dhaqaqay
@caashomaxamed6269
@caashomaxamed6269 5 месяцев назад
Waxaa ibadaly qisoyin bdn oo noloshayda somary waxn rjyn 2024ta insha allh🙏
@NimcoDagan-fq5jf
@NimcoDagan-fq5jf 4 дня назад
Allah ku fududeyo waxwalbo❤
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 6 месяцев назад
ma isbadashay ayaa ka horaysaa wll waxa badan ayaa qortay bishan bisheedii waxna kama qaban walahi dhip na waa jiraa inaan isbadalo wan rabaa walina ma awoodin ee bal soo duceeya inaan isbadalo sanadkan insha alah iaan diinta aad ubarto inaan game aado inkastoo 73 ahay 65 ayaa rabaa inaan noqdo iyop waxyaalo kaloo badan
@Boqorad17
@Boqorad17 6 месяцев назад
Kula midaa ahay abayo alle hano fududyo 😢
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 6 месяцев назад
Xamdiyay xalado iga hor imid iyo adiga o ibadlay dhiranan ayan ka qada her an so boqdo channel kaga mahadsanid wll❤
@nasrasuldan9834
@nasrasuldan9834 6 месяцев назад
You thank you
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 6 месяцев назад
Waan isbadaley abaayo geeridi wllky kadib waxaana ogaaday inaa qofna aan lahayn hoydey iyo abahy wllhy aan kafakaro qarabo badan ayaa ogdy o barty
@Hafza3636
@Hafza3636 6 месяцев назад
Shukram hbbt hmda Waxa ibadaly dad anan kafilnyn on gacal uhystay ❤
@FatumaAdan-we5uj
@FatumaAdan-we5uj 6 месяцев назад
Wlhi wax badan kafaiday walashey Shukran walashey JazakaAllah kheir abayo
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 месяцев назад
Isoo booqo igu sharaf thanks
@queennajmiina2961
@queennajmiina2961 6 месяцев назад
Hamdiyey waa ku jeclahy wllhi abaayo waxaan kamuid ahy gbdha dartaa isku badaly m.a marka thankz wllshey iga weyn marna hooyadey labaaad ❤
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 Месяц назад
Haa waa is badal waxaa I badalay furiin anan filanayn lkn khier buu ii ahaa Alxamdulillah
@Kadramuktar-tw3xx
@Kadramuktar-tw3xx 6 месяцев назад
Wx badan alx xamday oona meshan kuso kobi karin oogu horayso dhaqale hoyanimo waxbarasho malinkan gushayda wada gadho ayan kuso ban dhigi insha allah wll mcn ❤❤
@Fatuush1156
@Fatuush1156 6 месяцев назад
Asc xamdiyey wlhi horta dhirigalin weyn wankahela lkn waxa dhamadka 2023 ibadalay dadka dadkii iggudhaway oo anigo qalan igawadatagay labao saxibadaya iyo dhaman dadkadhan marka wan adada kaday wanadagay wanakamarmay qof binaadama manaba ucarodo wlhi inlomahad celiyo ayay istahilan dadki nolashena badalkeda kadambeyay wayo wax tarkean ogaday naftedane wanjecladay waxayaba badano nolashedane wankudhaqaqay mahadsanid dhiragalintada walaley nosobadi nadafada dictionary iyo dhiragalinta❤❤❤❤ ilove xamdiyey cimrigadu harago aamin masalan wan buuranay wan catobay baburkiine wan soqada ❤❤❤😂😂😂
@fahimacadey3546
@fahimacadey3546 6 месяцев назад
Xbbti ❤ horay usoco
@hodoali5714
@hodoali5714 6 месяцев назад
Mansh alah tabarka raxman
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 6 месяцев назад
نعم تاما الحمدالله ❤
@aminamukter3720
@aminamukter3720 6 месяцев назад
Alxamdulilah Waxa aha gabar yaran rafad kusokorti daruf dartid ugursatay alx hoyo laba ciyar hysata ah kadib waxan bilabay inan jirkeyga qurxiyo alle udawado tikok iska dayo daqalo sameysyo alx ciyarka kala korsadha insha'Allah sanadkan sosocdana waxan rajeyna inan hormar garo insha'Allah a abayo adna thnks inolow ❤❤
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 6 месяцев назад
Fast one❤❤aniga
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 6 месяцев назад
Maya walaahi isma badalin halkaygii baan taaganahay alxmdulilaaah xaalad adag ma galin lkn horumar ma samayn sababta aanan usamayna waxay tahay meeshaan ku noolahay oo ahayn meel horumar laga gaaro
@hodanladan4248
@hodanladan4248 6 месяцев назад
Mashaqulsan wayadan wana cajisaya ee isoduceyaa walshay hamda qalii wankugu xiranahay 3 sano baa wanku xisayaa waxa badan wanka fa inaya lakiin wayahaa igaraday waxan kuso kolaya hoyoo la an maraka waxan isku dayay inan ganacsi sameyoo balsee waxabaa iga hora jogaa ee isoduceyaa walhay qaliyeed
@maxamuudaxmed6904
@maxamuudaxmed6904 6 месяцев назад
Xamdiyey maka hore waankusalamay sanadkan waxan samey isbadal waxan bilabay ganacsi online sanadka danbe waxan kuhan waynay inan meherad furto ilahay hayrumeyo hamigayga waxan nootahay dhiiragaliyo ilahay abalkaga jano hakadhigo
@aaminocabdulahi7402
@aaminocabdulahi7402 6 месяцев назад
Asc xbbti hamdi waxan doonaya inaan kula wadaago arrin sidaas darteed abaayo hadii aad aragto fariintyda waxad iisheeg ta meel aan kaa soo qabto wlshy qaliyey
@iqraahmed3663
@iqraahmed3663 6 месяцев назад
Run ahaantii xamday noloshayda wa badaly sbbto ah mar wliba ayaan kula socda wxybo bdn waan iska jaray runtii aad io aad ayad umhdsanthy🎉🎉🎉❤
@AlNb-df9wj
@AlNb-df9wj 21 день назад
Waxyaabaha aa iska jartay maxaa kamida abyo😂 ani iisii faaaiideey😁
@nurtoali7419
@nurtoali7419 6 месяцев назад
Asc xamdi adig ay I badeley qali ❤❤❤❤ Masha Allah xabati mahadsani qali
@AishaMohammed-og7vh
@AishaMohammed-og7vh 6 месяцев назад
Asaxabeey isoduceeya inan isbadalo wan jeclahy sanadkasta lakin culys ba igasaaran inan waxbarto wan jeclahy inan shaqysto wan jeclahy inan hormar nolosha kagaro wan jeclahy waxaso dhan wan jeclahy hadana culys ba iga saaran e iso duceeya walalayaal 40 qof ducadoda waa la aqbalaye kasi badan hada iso ducysana kaba sifiican ❤😊
@user-qi6vo2li2d
@user-qi6vo2li2d 6 месяцев назад
Masha allah waxa tahay qofka kaliya an jecelahay derigalinted
@mumtazkhalif1095
@mumtazkhalif1095 6 месяцев назад
Abayo qali aniga wankugu cusbahay inta yar anku dawaday ad iyo ad ayay uyarthy runtii wxnbo isdhaha noloshan adi lemiyaa ano kaniyad jabay ayaa abayo ibartay inan dholocadeyo ilintane iska tiro abayo qali inyaraa iidhiban insh allh wa laqeyridonaa xbbti alle dartii ayaa kujeclahay msh allh alle haku xifdiyo
@mumtazkhalif1095
@mumtazkhalif1095 6 месяцев назад
Farxad kunolow qali
@islamictube2009
@islamictube2009 6 месяцев назад
indr allah hku sharfo
@zeyna_hikam4658
@zeyna_hikam4658 6 месяцев назад
Alx wan isbadalaya waliba ada sawabab u ah wan qaylo badna hadana wan isxakameya shekadedu waa sheko dheer
@YaasmiinMaxamuudMuuse
@YaasmiinMaxamuudMuuse 6 месяцев назад
Waa kugu daydaa abaayo mcn❤❤
@user-my8dd4py7y
@user-my8dd4py7y 6 месяцев назад
wlhi bilaahi adigaa ibadalay abayo xamdi isbadal keeda adaa usobo ahaa aad iyo aad baa uma hadsantahay qalbi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋 11:05 11:28 ❤ 11:48 11:49 11:50 11:51
@siciidocabdullahi1130
@siciidocabdullahi1130 6 месяцев назад
Asc hamdi abyo allaha ku barakeeyo❤ Aniga waxa ibadalay dad iidhaw wiliba ehel iyo xigto aan nhy wlhi kheyr beeba i ahed sababto ah waxaaba ka qaday dhiira galin io wax qabat waxna wey ibalaaban yihin🧕 wiliba ayagana ima oga gurigoodana wan jooga wax ka dhaeh😂 waxn alle ka rajeenaya rajadeeda io riyadeeda irumeeyo Wlhi wax kasta aad ku dhaqaqdo go aan wa inaad uleedahy🥰❤
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 6 месяцев назад
Walhi xamdiyey noloshyda kow waxa badaly qisoyin igu dhcy kadibna anigo arosa xalkuna igu adagyhy ayan kubartay oo ada ibadaly shugran mclimad aana ilaawi donin❤
@Fadumosiraaji
@Fadumosiraaji 6 месяцев назад
Qof ku dayasho mudan❤
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 6 месяцев назад
Asc abayo waan isbadalay maashaallaaha waxan ku mahadsan llaaha wayan waa in aad dhahado Who am i Never give up
@khadraali8373
@khadraali8373 6 месяцев назад
Casharo iyo cibroyin badanba ibedelay alx ad adayg iyo iskufilaanshanka qaaday iyo inan noloshaba kacabsan noocwalbe ama xaaladkasta hadaad rabto inaad awoodada ogaato illahay aamin isaankana waxba hakasigin waxad tarto mooye
@Objectshow_creator
@Objectshow_creator 6 месяцев назад
Waan is badalay ani waxan iskubadalay dadkii dad igu xigey dartmoor waxan kaqaday 1 qurux 2 xarago 3 in is kuronodo 4 in wax Barto 5 Ilahay in aad ugudhawaday 6 Hamdina aad ugu xirnaado Thank you sweetheart 5
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 месяцев назад
Isoo booqo igu sharaf thanks
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 6 месяцев назад
Marka hore waxa ibadaly waqtiga iyo waayaha marka xigta nh waxaa i badaley dad aan moodijiry iney yhn grbkyga blse runtooda maarkaan arky uu indhaha ii kala furmay alxm allah ayaa takasaarty alle nh wuu iga feeday dhibkii aan soomaray iyo rafaadka hadda nh qeeb kamid ah ayaan ku jira waan nh ka bixidoona noloshuna sideedaba waa step step wax wlba nh waqtigeeda ayey imaandoona ima aniga waxaan rajynaya iney noqon doonto waxaas ii soo scdan mid aan ku farxo iyo riyadadeyda oo iirumowday i.a taariikh badn ayaan soo mary lkn labadaas ayaa igu saameen badnaa i.a naalintaa hormarkaas gaaro waan aqri sandoona commentska aan kabxsdy i.a 🥰🤗.
@FatumaAdan-we5uj
@FatumaAdan-we5uj 6 месяцев назад
Wcs abayo MashaaAllah abayo ❤❤❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 месяцев назад
Isoo booqo igu sharaf thanks
@neyruuscadey208
@neyruuscadey208 6 месяцев назад
Asc abyo xamda marka hore aad baa kugu mahad celinaya waxaa kugu so biiray 2022 bilowgeda wax bdn baa kaa faaiday oo manta alle ka sakow adiga kugu mhd celinaya wxaa ii thy walshey iga weyn dadka weba igu kaa barteen wlhi abyo klsooni buuxda baa nafteda ku beerty Iyo inaa nafteda kontrolkeda gacanta ku haayo waxaa rajenya in aan wx bdn ka sii faaido jasaakalhu qeyr ❤❤❤❤🙏🙏
@AmalIbrahim-hg9sq
@AmalIbrahim-hg9sq 6 месяцев назад
Xamdiyey waqtiga io wayahaa ibadalay .
@MunaMahamud-de5uy
@MunaMahamud-de5uy 6 месяцев назад
Hamda cdey xbbti hore usoco wankugu jeclhy darallah Allah yaxafidaka ❤❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 месяцев назад
Muna isoo booqo abayo igu sharaf thanks
@MunaMahamud-de5uy
@MunaMahamud-de5uy 6 месяцев назад
Hye wllo
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 месяцев назад
@@MunaMahamud-de5uy waa mahadsantahay qaali 🌹👍
@cimraanduraan7076
@cimraanduraan7076 6 месяцев назад
Haa waan isbadaly ciil io cuqdad bana ibadaly alx maantan melan kasoo dahy ayan joga
@kaltuumabdulle3202
@kaltuumabdulle3202 6 месяцев назад
Aniga wax badan ayan iska badalay walaahi waan ku faa.iiday abaayo macnto ❤ go aanku waa😂 muhiim swedan ayan kaa dawadaa
@user-xc3iy7mr5t
@user-xc3iy7mr5t 6 месяцев назад
Asc abaayo waxan isbadalay markan kubartay adaa ibadalay wana kufarax hurdo ayad igakicisay
@Xafso25
@Xafso25 6 месяцев назад
Waan isbadalay lkn waxa ibadalay waqtiga waxan bartay inan naftaeyda iyo ilmahayga ka fekero waxan bartay inan wax meel dhigto waxan bartay inan siro iiqarsoon yeesho waxan bartay inan xirfad aan ku shaqeysto raafaho waxan bartay inan xanaqeyga control o wll xamdaay adiga xataa inan isbadalo qeyb aad u weyn ka tahay ilahay abalkaga janadii ha ka dhigo
@ubaxzalan3632
@ubaxzalan3632 6 месяцев назад
Masha allaah wllshay❤💋 Adiga ibadalay Maalin taan ku bartay Ayaan is badalay waan sheqeysan jiray lkn wax meel madhigan jirin lkn hada labo kun oo dolar meel dhigtay Waxaa ku aqaan 12 biloo 1 sano
@queennajmiina2961
@queennajmiina2961 6 месяцев назад
Teeda kale gbdhow ganacsi abuur ayaan sameyaa ee kalaya ila soo xiriira nafteda iyo nafdadaba aan hormarinee
@suheraabdi2151
@suheraabdi2151 6 месяцев назад
yes wan is badaly waliba si ween al xamdulihaa wan ku farax sanahay
@SacdiyoHusein-lz9ij
@SacdiyoHusein-lz9ij 6 месяцев назад
Waa kujeclay abayo shaqsiyad wanagsan baa ledahy waa isbadaly dadka an isxumasany awged
@ayaanmohamed2252
@ayaanmohamed2252 6 месяцев назад
Naaya xamda wll wx bdn bn ka barty wn kgu shaqeya xita like ta klama dhaafo naag nool badtahy bal dhnka dhaqalaha kso badi
@user-np7lz8cn3m
@user-np7lz8cn3m 6 месяцев назад
Qiiso igu dhacday o xanuunbadan ayaa nolasheyda badashay qofka manta ahayna iga dhigtay alx hamdiyeey
@khadrasheekoxariiro
@khadrasheekoxariiro 6 месяцев назад
Asc asxaabta nasoo booqda waxaad naga helay
@Amuuna40
@Amuuna40 6 месяцев назад
abaayo xamdiyey jazakallah nolasheyda qeyb weyn baa kaqadaty inaa isbadalo waxaa ibartey inaa waxaan rabin maya dhihi karo iyo ereyga aan 2023 buuga tarikhda noo galey waa control naftada gacantada yakabixin❤❤❤
@fardosahade5470
@fardosahade5470 6 месяцев назад
Aniga owal dhaqaalo wan aqaanay waayo anoo 7sano jir ah ayaa guri dhan maamulkiisa haayaay lkn 5hadaan heesto inta 5kale kudarsado cuni jiray lkn hada waxaan kaa bartay lama taabtaan lacag ladhaho iyo soo boodo lacag ladhaho waana kaaga mahad celinaa . Asxaabeey abaayo Hamdi aan gaarsiino 100ky inta aduunka lajoogaayo waaba iska wax yare si biri daad badan oo naga dambeeyo ugu faaiidaan .
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 6 месяцев назад
Hamdaaay aniga waxan aaminsanahay raga qaar inaan kasareeyo kartida iyo hawl karnimada aan leeyhy isma faaninaayo waa waxa dadka aan la noolay igu sheegaan lakin waxoogaa ayaa lugaha ihaysta oon hormar ka gaadhi laayahay ee soo duceeya bal
@LayloAbukar-hx2ii
@LayloAbukar-hx2ii 6 месяцев назад
Abyo hamdi wlhi bilhi gurigeyga aniga rinjiyesto markas aa leygu dhaha leyla guri ma rinji marinayo waxan jeclahy wax walbo in aan qabsado lkn dhiiri galintada sameyn ey igu ledahay wane ku mahad celiya ❤❤❤ walashey macaney ilaah haku xafdiyo
@user-hq1vm4ot9z
@user-hq1vm4ot9z 6 месяцев назад
Xamdaay wll wn ku jeclhy wlhi wan kugu xidhanahy niyada ayana kugu dhista waxana dhahaa malin talow ma dhici karta inaad noloshan aad imika ku jirtid ka baxdid aad xamda clibyadedi dip maw dhagasan donta nolosha igu yara cakiran iso duceya wlalaya
@user-pq5ky3vt5v
@user-pq5ky3vt5v 6 месяцев назад
Aniga insha allah waxaan raba inan sanadkaan cusub isbedeli weyn la imaado sbbto ah ereyo oo galabta aabahey dhahy ayaa rabaa inaan ahy "Qof jilcan magalada uma roono" oo mcnheed yahy in aan ahy qof jilcan o wax qabsan karin oo faaido lehyn waxaa in aan tuso kartideyda io shqasiydeyda qarsoon F'G aniga aabaheyga ima necba anignh ma necbi waan jeclahy lkn wuxuu islehyhy gabdhada ma adadaga oo meel iskama soo saari karto oo waxad bartay amee faido ku keenin
@user-ds4sx8pq5h
@user-ds4sx8pq5h 6 месяцев назад
Abayo adi markaankubartay ayan isbadalaya
@user-gh6mw2ib1g
@user-gh6mw2ib1g 2 месяца назад
Asc
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 6 месяцев назад
🌹🌹🌹🌹🌹
@user-vq3gp3vv3r
@user-vq3gp3vv3r 6 месяцев назад
❤❤❤
@sahroguure-kh1xz
@sahroguure-kh1xz 6 месяцев назад
Wn is badalay waxaan ibadalay daruufaha nolosha iyo dad iku dhaw waxaan ogaada isbadalku in uu ka bilaawdo in aad naftada cafiso iyo qof walbo ku xumeyay hada wn is badalay dad ku ibadalyne ma necbi wayo waxay ahaayen bilowga guusheyda madsanidin
@user-er5bb3im9r
@user-er5bb3im9r 6 месяцев назад
Wan jeclahay inan is badalo hadana ima surto gasho😢
@sacdiyafarah1434
@sacdiyafarah1434 6 месяцев назад
❤1
@Yasmin-xt2rj
@Yasmin-xt2rj 6 месяцев назад
Inaa naftaada ixtiraaamto kasoo hadal
@fadumomohamedabdi4959
@fadumomohamedabdi4959 6 месяцев назад
Waxaan isbadalay malinkaan guriga hooyaday Iyo aabahay kaso baxay Alx kalsoonidaydaan dhisay waxaan dantayda ahayna daqiiqad Kuma lumiyo ducada iyo adkaartana naftaydaan baray oo alle wuu igu ilaaliyaa ❤alx
@abshiramohamed8687
@abshiramohamed8687 6 месяцев назад
Mansh allh abayo ilahay haku ziyadiyo
Далее
WAXA KA MAQAAN SOMALIDA INTA BADAN.
18:18
Просмотров 8 тыс.
CODGISI DADKA . HOYADA GULEYSAN KARTA PRT 2
25:03
Просмотров 42 тыс.
100 million nasib qilsin
00:18
Просмотров 645 тыс.
SHAQADA GURIGA MAXAA FUDUDEYA?
11:40
Просмотров 20 тыс.
LABADAN . SHAAY ISKA ILAALI!
11:00
Просмотров 42 тыс.
WAXAD SOO MARTAY NOLASHADA HAKU HABSAMIN /DHIRIGALIN/
10:08
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52
NOQO RUUXAN BARI MEEL CIDLA KU SO DHACIN.  DHAQALAHA .
13:18
CAYDA MAXA KENAY .NINKAN MIYA QALDAN MASE ANIGA QALDAN
13:04