Тёмный

Wax ka ogoow Caanaha powdar ka. NIIDO. Caafimaadkaaga. 

Подписаться
Просмотров 70 тыс.
% 3 869

Wadaage waa laba qaybood. Qaybta koowaad waxaan oga hadlayaa farqiga u dhaxeeya caanaha fresh ka ah iyo caanaha la qalajiyay. ( POWDAR).
Maxaa u dhaxeeya labada caano.
Qaybta labaad , waxaan idiin soo waraystay dhakhaatiir iyo muwaadiniin Somali iyo ajinabiba.
Hada waxaan kaa codsanayaa in aad la wadaagto asxaabtaada.
Mahadsanid.

Развлечения

Опубликовано:

 

10 май 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 155   
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 2 года назад
Wadaage waa laba qaybood. Qaybta koowaad waxaan oga hadlayaa farqiga u dhaxeeya caanaha fresh ka ah iyo caanaha la qalajiyay. (POWDAR). Maxaa u dhaxeeya labada caano. Qaybta labaad , waxaan idiin soo waraystay dhakhaatiir iyo muwaadiniin Somali iyo ajinabiba. Hada waxaan kaa codsanayaa in aad la wadaagto asxaabtaada. Mahadsanid.
@umofaduma7708
@umofaduma7708 2 года назад
Mahadsanid wl kuwas ban sugayaa nogasodadaal khayr alle hakusiiyo
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 3 месяца назад
Wajiga kaliya mala marsan karaa caanaha powder ka ah
@ibtisaamg3950
@ibtisaamg3950 2 года назад
Ninka kaliye ad wax ka fayidayso Allah cimriga haku dheero cafimad hakugu daro insha Allah 🤴 💖
@ZahraFarax5877
@ZahraFarax5877 2 года назад
Masha allah wad noo Faideysa jazakallah
@drsfatimabeauty4679
@drsfatimabeauty4679 2 года назад
mansha allh wax wangsan ayad bulshada U soo gudbisaa alla ha ku sharfo 👍
@djimos9058
@djimos9058 2 года назад
Masha allah waadku mahadsan tahay tafasiil ta akabixisey canayawga kala duwan
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 года назад
Umadeena waxa dibada looga keeno ayey ku faanaan Illeen waa Umada Caqliga iyo wax soo saarka ku yar yahay.
@aaminahussien7478
@aaminahussien7478 2 года назад
Masha allah walaal aan aad u jeclahay ,ilaahay cilmiga iyo caqligaba ha kuu barakeeyo
@ashakiin1768
@ashakiin1768 2 года назад
Jazakallahu kheyr wax badan baan kaa faaiidnay 👌🏻👌🏻
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 2 года назад
Masha Allah tabaraka
@asmafod1435
@asmafod1435 2 года назад
Thanks adeero for sharing useful information
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 года назад
جزاك الله خيرا
@fali2695
@fali2695 2 года назад
Mash Allah
@yasminali5763
@yasminali5763 2 года назад
Well done that is helpful for community
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 2 года назад
Walaal inanyar ayaa iga xanuunsaneysa tyroid glad ayaa haya cuntada macunto koriinkiina tyroid saameeyay caanahaa hadaansiiyo kawan? Waxaan maqlay caano tyroid kaa jira kuwaa kasoo waran mahadsanid
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 года назад
Mashallah legend thanks for your sharing
@abdimajidmohamed8028
@abdimajidmohamed8028 2 года назад
Thank you for sharing the great information 🥰🥰🥰
@hanniedirie9019
@hanniedirie9019 2 года назад
Masha Allah tabarakallah wax badan ayaan maanta kaa faa’iidey, Mahadsanid walaal ❤️🥰
@mohamedsomaali
@mohamedsomaali 2 года назад
Masha allah mahad abdule
@sigma97421
@sigma97421 2 года назад
Mahadsanid walal
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 Год назад
Maashaa alaah waad noofaa iideysey noolow ciyaalka xaafadow
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 года назад
Mahad thank you walaalo Waa arin aad u muhiim Maxaa ku qasbay in reer miyigeenu Isticmaalaan powder iyagoo xoolo haysta
@omarismael3501
@omarismael3501 2 года назад
Macha allah mahadsanid wadage forme Djibouti
@umusara996
@umusara996 Год назад
Maansha Allaah wall
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 2 года назад
Shukran walal
@subeerchannel1793
@subeerchannel1793 2 года назад
Asc wll waad mahad santahay mahadoow laakiin bidixda wax Haku cabin Waa laynaga reebay
@ayanabdille3990
@ayanabdille3990 2 года назад
Aac walaal ma waxaad ma leedahay waxa koobada ku jiraa waa galay Shiidan iyo kimiko malaha ilmaha SOOMALI jiro ka bixi waayey waa a sumatran YIHIIN oh my God thanks brother
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 2 года назад
Wa mahadsanthy mahadow waxan kaa codsanyaa hadaad awoodo Inad kasoo hadsho chocolate 🍫
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 2 года назад
Mahadsanid kheyrbadan Allaha kusiiyo
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 Год назад
Asc wll 3 da litter ee ku ag yala kebaa ugu fiican ma ka Dgu ku badan yahay mise kuwa biyaha ah
@roodaabdihassan4145
@roodaabdihassan4145 2 года назад
Waxan joogaa filaan maraa waxan kudarsanjira saaja anoo umul ah waxaan kaqaadayi kolstorl wan kaxanaaqaa imika
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 года назад
Shaaha ayan ku jeclahay mahadsnd mahad abdule🥰
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 2 года назад
Wax badan baa lagaa faida jzkllaahu khayran
@fartunalihashi2660
@fartunalihashi2660 2 года назад
Waxaan maqallaa: soomaalliya waa waddanka ugu xoolaha badan adduunka. Waxaan leennahay Ari ido+riyoh. Geel. Lo’. Waxaan niraahnaa annagaa ugu xoolo badan caalamka
@shukriahmed3827
@shukriahmed3827 2 года назад
walalo marhore mahasanid,aniga waligy cabin ayan xero qoxote kakuma jogan ayan kubilabey kabacdina mudan sanad ayan cabayey labada jilib ayan kaso cun wayey markiba wan joojiyey Alx
@zamiiira
@zamiiira 2 года назад
Thanks for sharing the great information wadaage, we really appreciate it ❤️
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 года назад
Mahadow muqdisho joogaa caano hilwo aan cabaa hada ma waxad iledahg iska dhaaf
@najmahussein1080
@najmahussein1080 2 года назад
I like his voice mashallah
@aminadjama4502
@aminadjama4502 2 года назад
Asc aad baan kusalamay masha allaah barnamijkaga waan dawadaa
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 года назад
Maashaa allaah wll guulayso
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 года назад
Mashallaha tabarakallaha
@manaalacademy9534
@manaalacademy9534 2 года назад
Asc sir away qabtii labaad iso mention garee thnks
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 2 года назад
Masha Allah waa sideey tahaye
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw Год назад
Thsnks walaal mahad❤
@qadroali2268
@qadroali2268 2 года назад
Asckm masha allaah
@drsfatimabeauty4679
@drsfatimabeauty4679 2 года назад
horay u soco 👍
@huseendeeqhuseen8006
@huseendeeqhuseen8006 2 года назад
Asc wall NIDO CAANAHAN CARUURTA MA LA SIINKARAA 7 BILOOD KA YAR
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 года назад
Anigu waahore ayaan qiimeeyay dhalinyarada wadankii ka imaanaysa ee jabka yar gobolkasta min waqooyo illaa koofur waan waydiiyay dadbadan waxaan iri dadkan soomaaliya yaa u dhalay aaway dhalinyaradii wada dhaadheeraa waxan ku qaymaynay burbur kii wxii kadanbeeyay caano boore ayaa lacabaa oo dadkaa rifan oo wada xayraan kaa ayaa dalkii kadhashay waar dadka amxaaradii ayayba u egyihiin anigu marbaan iraadaa warma amxaaradiibaa soomaali baratay
@haawaali1002
@haawaali1002 2 года назад
As.Ca walaal Mahad Cabdule waad mahadsantahay
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 2 года назад
Ayeeyaday illhy hakuu naxariisto waxay necbeed caano boodhe waxay jeclayd caano xooladka
@afiarte8318
@afiarte8318 2 года назад
waad salaamantahay hawsha wada
@odayjama1829
@odayjama1829 2 года назад
Dukaan baa kashaqayn jiray dalka Norway lama oglaynb 14 sano kahor hada waan ku arkaa dukaamda Oslo Grønland markaa maxaa is bedelay
@officialsuhuur9061
@officialsuhuur9061 2 года назад
Caaanaha ugu fiiican eee lacabo africa
@aaminaqueen9164
@aaminaqueen9164 2 года назад
Oh what an amazing program I strongly appreciating you ❤I will take an huge action about this toxic milky coz some of my family are still using and they don’t know what is the side affect of Nido milky have it. Thanks 🙏
@nimomusse5784
@nimomusse5784 2 года назад
Thank you br Waxan jooga Maraykanka canahan waxay iyaalan guriga..
@najaxhassan8695
@najaxhassan8695 2 года назад
Mansh allah thanks 🙏 wll cano anchor kasoo hadal
@MoaliOsman
@MoaliOsman Месяц назад
Alle haku barakeyo wll gacanta midigta ku dadal 2badi mar ee hore bidix ayad ku cabtay
@saamquen7928
@saamquen7928 2 года назад
Mahad hooyo baryahan marag ma fiicanthy Waa Chanelka aad wax ka faaidayso
@Waris668
@Waris668 2 года назад
Gurigayba iiyaalaan niidoogan allaha nooshifèyo sifiicana uma qasmaan
@drshafzaabdirhman3144
@drshafzaabdirhman3144 2 года назад
Wll caruur ban siyaa 7 bil ila hada sanad iyo badh marayo marka Nido
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 2 года назад
Asc Macalin Mahad! Waxaan 30 sano ku dhowaad deganaa Minnesota, USA ,aad baan barnaamijyadaada ula socdaa! Waxyaalo badan ayaa kaa bartey runtii! Hadaad Minnesota ama USA soo booqato ila soo xidhiidh inshalaah
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 2 года назад
Ahmed Insha Alla Ballan walaal. Mahadsanid.
@bashkacade1642
@bashkacade1642 2 года назад
Asc kwrn turbashaash caanaha xilwa please bro..waxaa jooga xmar aad baa looqabaa waa neazand soosaarta xataa aaabe siiiya oo caanaha geele laga joojiyay waxaa qabaa qaas waa yaabahay maanta oo dhan sokor iyo caano laqasaa sxb kasoohadl...jbw
@sidiabukar302
@sidiabukar302 2 года назад
Walle been madan sheegin, Bulshadena aad ayey isticmalaan Canaha budada ah wax cafimad ah ama wax tarleh kamey helaan lakin darufo kugadaman awgod iyo aqoon aysan ulahayn aya kentay. Walal Mahad Waa kumahadsantahay sida oga wacyigelineysid wixi Bulshadena uu wanaagsaneyn.
@shukridirie8518
@shukridirie8518 2 года назад
Somalia dadka aan awoodin maalin kasta aan gadan karin xaabaha caadiga ah aa ilmaha siisan jiran. Wax nafaqa ah maleh sonkortana waa kubadantahay.
@umabdulfattah4462
@umabdulfattah4462 2 года назад
War nagataga wax walba hannoo bahagalininee nido waa kusoo korny alxmdulilah caafimadna rabi bbaa haya
@xalimacabdi6216
@xalimacabdi6216 Год назад
Canada Nido waxa Siya ilmo 2sano jiro dhib miya
@momindekk1
@momindekk1 2 года назад
allaha na asturo somali cunto ma taqaan iyo khatarteda.
@mmh8047
@mmh8047 2 года назад
Asc ,aad baad u mahadsantahay.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 года назад
Waxaan aqaan dad cabo oo calooshu fadhiso mana u socoto. Ani ma cabo
@deerofilmsvlogs1638
@deerofilmsvlogs1638 2 года назад
Aad bad u mahad santahay mudane mahad abdule
@somalilandfirst.bashirtara869
@somalilandfirst.bashirtara869 2 года назад
London way yaalaan NIDO, daasadda ugu yar waa £7 sida TESCO super market. Ka warran haddii aan dhulka Soomaalida laga helayn caano Xoolaad oo nadiif ah, Dadka qurbaha u khudbadee, dhulka Soomaalidu degtaa wuu waayo badan yahay. Nido waa lasoo xaqiijiyey fayo qabkooda.
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 года назад
Turbaash wan ku salamay shaqo fiican horey usoco lakin walal wa inaad midikta ku cabtaa mahadsanid
@fatumanoor3261
@fatumanoor3261 2 года назад
Caanaha qalalan biyo kulluull iyo in si wanaagsan loo qoosho weeye ama dufanka adigaa ikhtiyaar leh mahadsanid walaall
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 года назад
Asc mahad mahadsanit😘👍
@aminaworld2319
@aminaworld2319 2 года назад
Asc Wllo Mahadsanid
@goobjoog7658
@goobjoog7658 Год назад
Qaybtii 2aad weli????
@crazinikita3331
@crazinikita3331 2 года назад
Mashallah
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 2 года назад
My Queen.
@crazinikita3331
@crazinikita3331 2 года назад
It's a blessing to know you
@ayanamin9855
@ayanamin9855 Год назад
wll ilmaha yar mala siisan karaa
@dr.cabdllhsabir3336
@dr.cabdllhsabir3336 2 года назад
Usatad cana kadhargatey lakin hhh waxa badan kaa faidey alllh haku barkeeyo
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 2 года назад
👍
@cabdulahitifow7614
@cabdulahitifow7614 2 года назад
Ad bad u mahafsantahey eebow sida hagar la' aaneed oo aad nooga warantey xaqiida caalamka caanaha aadku ugu daran caafimaadkeena.
@habiiboahmed6307
@habiiboahmed6307 2 года назад
Asc. Mahad.walal magaceyga waa Xbiibo. waxaan heestaa caruur yar yar.waxaan joogaa iskaandaneefiyaanka. Waxaan maqlaa mar walbo ilmo aalaqaatey runtii..waan kawalwalaa. Marka walaal mana barikartaa sababaha keena in lmaha laqaato . Mahadsanid
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 2 года назад
Habiibo salaan qaaliya iga gudoon. Hal dhinac uunbaad wax ka maqashay. Inta badan dhibtay waa annaga. Markii ballan laguu dhigo ood iman waydo. Markii aabihii iyo Hooyadiiba been sheegayaan. Maxaad filaysaa. Wax badan oo naga qaldan ayaa jira runtii.
@odayjama1829
@odayjama1829 2 года назад
Mahad .Vimtooga ayaa dadka halis ku hayah kasoo war bixi
@Sumayo987
@Sumayo987 2 года назад
Markaad wax cunayiso bismila dheh
@umofaduma7708
@umofaduma7708 2 года назад
Wl gabadh laba sano iyo badh jirta caano lido iyo caanaha fireshka ah kee ufcn ilmaha wadamadan yurub
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 2 года назад
Walaal dhakhtarkaaga la kaasho. Waa muhiim in aad dhakhtarkaaga waydiiso mar walba. Laakiin caanaha Niido maaha ee waa caano caruurta loogu talagalay inta u dhaxaysa 0- 3 sanadood. Laakiin u tag dhakhtarkaaga please.
@umofaduma7708
@umofaduma7708 2 года назад
@@MahadAbduleTurbashaash mahadsanid wl jasakalah khayr wanofaa iidaysaa alle haka abaalmariyo hoyoyinka qurbaha kucusub ayankamid ahay adbankuguxidhahay wanakafaaidaystaa waxbadan🤍🥰
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 года назад
Canaha wadankenii wax loo dhigo malahan waa organicwadamadan canaha loda waxaan arkay dad ka digaya oo oranaya dawoyin ayaa lagu duraa wax waqtiga u dhereyana waa lagu daraa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 года назад
Aniga caano dufanbadan macabo 1.5 fet ama 0.5 ayaan cabaa alow noosahal
@rpronoobkidrrkingrahiemfoodpro
Asalama alaykum walaalkey ku cab midigta please
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 года назад
❤❤❤❤❤❤
@c.m.g3802
@c.m.g3802 2 года назад
Asc ustaad waan ku salaamayaa jarmalka waagan imi 2004 baa odey jarmala anoo qasanaya ii soo galay oo Social ah oo lkn mudo carabta ka soo shaqaynayay yaqaanana caanahan nido dhibkooda Ana nin soo tahriban ahaye isa soo celi baan isleeyahay lkn maalintii uu ii sharaxay baa iigu dambaysay waa naftaada isku dil 0.5 baan cabaa oo vitamin D ku jiro kaniinkii baaba kaga maarmay vitamin D ah een qaboonaha qaadan jirnay waa jiifoo jaq caanaha 0.5 Nidana waa Hoogoo hog ku dhac
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 2 года назад
Mahadsanid.
@ureyjiaden5949
@ureyjiaden5949 2 года назад
Laktosefri melk kaso hadal ayaga nafaqo maleyihiin
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
maansha allh maansha allh maansha allh maansha allh wll💙💚💚❤💙💘💙💙💘💙💓💓💘💙💚❤❤💙💙💙💘💚💘💓💓👍👍👍
@roodaburale8051
@roodaburale8051 2 года назад
Wlhi sabtidii dhaweyd baan soo iibsadey labo saacadood ka hor baan furtey oon cabeyba allow caafimaad noogu dar
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 2 года назад
Aamiin.
@Daqare666
@Daqare666 7 месяцев назад
Tuurbashaash sxb Caano Niido waxa dareemayaa inaadann waliga cabin maxa yelay sidaa u qasayaid Marka hore hal qaado ama laba qaado ayaa ku shubaysaa in yar oo biyo aan ka badnayn caanaha Markay isku qasmaan ayaa ku kordhin kartaa biyaha Laakiin Marka ay biyaha caanaha ka badan yihiin waxay yeelanayaa burbur fara badan Anigaa Nido jalaato ka samaysan jirnee na weydii sida loo qaso
@user-mh8ge3ye2s
@user-mh8ge3ye2s Год назад
Asc wllo❤❤
@xasanmaxamuud6250
@xasanmaxamuud6250 Год назад
Waxaad xooga saar alaabaha somaliya lakeeno aad adoo umahadsan sida cuntooyinka kala nooc walba
@arwoxassan20
@arwoxassan20 2 года назад
Cano anker kawar yada anker bn cunug sista ilahy cafimad hanaga siyo anaga iyo inti Islam ah
@MohamedIBRAHIMISMAIL
@MohamedIBRAHIMISMAIL 2 года назад
Hambalyo waxa weeye kanalki ugu wacna ee Somali een arkay.
@saladomar8670
@saladomar8670 Год назад
Qof walan aa cabo cano liido shah in aan ku cadeysto an jeclen jirey 2004 somalia joogey lkn haada arkuda i dhibo
@amataallah2026
@amataallah2026 2 года назад
caanaha Nan ka waran bal oo morsmelka bay u dhigman ay dhahan NORWAY ila ayaguba wa caano qalalane
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 2 года назад
Mansha allaah yaa inader thanks
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 года назад
Mahad Abdule caanaha nido gurigeyga lagama waayo wan jeclahay
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 2 года назад
Farhiya good luck walaal.
@user-cc5ub9rl1c
@user-cc5ub9rl1c 11 месяцев назад
Aaad baad umahadsanrhy wlll
@sultanahb.sultan4086
@sultanahb.sultan4086 2 года назад
Qasidda waa la qasiye Maxay Side-Effect leeyihiin NIDDO
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 2 года назад
Daawo vedowga markaasaad ogaan doontaaye.