Тёмный

Cabdiqaadir Xasan Nageeye Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "RUUXAGA IGA QARI" 

WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться 203 тыс.
Просмотров 815 тыс.
50% 1

🌟Heestan Waxa Curinteeda laha
A/ Maxamed Adam Akhyaar AHN 1972
🌟Laxanka
U/ Cabdiqaadir Xasan Nageeye AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Развлечения

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 217   
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 11 месяцев назад
Abdulqaadir Xassan Nageeye. One of the talented musicians and artists in the history of Somali music. RIP . AUN!
@yonishassan4131
@yonishassan4131 3 года назад
Nageeye wlh genius buu ahaa Fanaan dhankasto fanka ku xeeldheer
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik Год назад
Marki aan ku rabay baad raadkeyga goysoo midkle urucleysee 😭🥺🥺💔💔
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 4 года назад
Waa laba fanaan oo qaali ah, hibo waxa aragtideeda iigu horaysay 1977. Waa qof xishood badan Masha Allah
@cabdikariinyuusuf723
@cabdikariinyuusuf723 3 года назад
Hibo
@faadumomaxamed7689
@faadumomaxamed7689 2 года назад
Allaah cimriga hakuu barakeeyo🤲🤲 runtii waa sanadkii aan dhashay 22/2/1977
@mawliidcumar9254
@mawliidcumar9254 Год назад
Mn sha allah ana waxa iigu horeysay 2007
@abdulahimowlid
@abdulahimowlid Год назад
M.a sax qabyalad no somaliya
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
@@abdulahimowlid masha allah
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
Nageeye Ala ha u naxariisto waligay maan arkin waayo maan soo gaadhin xitaa sawirkiisa hadaa iigu horaysa Codkiisu inaba caadi muu ahayn
@MubYus
@MubYus 4 месяца назад
Aamiin
@MohamedAAbdi-gg2rg
@MohamedAAbdi-gg2rg 4 года назад
Bal ereyadan la isku adeegsanayo eeg Imikana ( iga waaal 😭)
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 3 года назад
Hhhvv
@MohamedAAbdi-gg2rg
@MohamedAAbdi-gg2rg 3 года назад
@@hibaaqsaakin9790 ❤🤣
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
Kkkkkkk
@cabeysaney7689
@cabeysaney7689 3 года назад
Aad iyo aad wallee waa miro aan dib loo arkeyn. Tanna hala ilaashado .
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
Haaa wlh beenta maahan😂😂😂😂
@maw6739
@maw6739 4 года назад
Aun Nageeye, heesihis oo dhan miba mika kale ka daran masha allah
@jamaali4489
@jamaali4489 3 года назад
Sdss N
@abdiraxmanmaxamed1361
@abdiraxmanmaxamed1361 3 года назад
erayada c qaadir xasan nageeye laxanka nageeye codkane hibo iyo nageeye saas radio muqdisho aan ka dhageestay
@hassancarab1037
@hassancarab1037 4 года назад
Ahun aamiiin. Ustaad. C/Qaadir Xassan Nageeye heesaa curiye iyo laxan sare weyn Fanaanta intaas kulmiyeey aad iyo aad u yaraayeen( Cumar Dhuule, Cabdi Muxumud Aden Ahun).
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 3 года назад
Abwaan Cabdi qeys ku dar asigana wuu isku ahaa intaba.
@abshircarab18
@abshircarab18 Год назад
Hanuuniye siciid mire xaydar Maxamuud diiriye Faarax siidow faarax ku dar
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 Год назад
Ha iloopin cabdi aadan xaad cabdi qeys abwaan laxamiiste kabaniiste iyo fanaan isku ah wakii kaligiis duptay hadane daangeestay cjiip
@abshircarab18
@abshircarab18 4 месяца назад
Erayada amoo isla nageeye lee yhy
@MubYus
@MubYus 3 года назад
Nageeye.. waan kuu rafaadoo., ima raali galine ruuxaga iga qari.
@abdifatahnageeye1806
@abdifatahnageeye1806 3 года назад
Sida ay sheegtay fananada Wayne ee hibo maxamed hudoon(hibo nura) mar ay waraysi sinaysay voa da waxay sheegtay in heestan erayada,laxanka, musiga iyo codka aw laha aun c/qaadir xasan nageeye
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 Год назад
Isku Qoys Ma tihin ina Nageeye
@Abdifatah_Nageeye
@Abdifatah_Nageeye 3 месяца назад
​@@farxiyaquruxsan9425 Haa wll
@Abdifatah_Nageeye
@Abdifatah_Nageeye 3 месяца назад
​@@farxiyaquruxsan9425Haa wll
@claahi931
@claahi931 Год назад
Wa hes qayo weyn wana.ereyadi.maxamed.nuur.aqyar.iyo.c X.nageye marka.kuwan.hada.makarafonada Lawareyo.fankoda.wax.hakabadelan.mahadsanidin
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 3 года назад
Nageeye AUN aamiin hibo cimri dheer ALLAHA WEYN ha siiyo aamiin Top hees iyo muusik erayo cajiib ruuxaga iga qari
@MubYus
@MubYus 4 месяца назад
Hees wanaagsan.
@Abdifatah_Nageeye
@Abdifatah_Nageeye 3 месяца назад
Legen Nageeye Allah ku Naxariisto 🤲🤲💯
@jakaakoosofficial2676
@jakaakoosofficial2676 4 года назад
Waayo Waayihii Wacnaa Waad Ku Mahadsan Tihiin Dadaalkiina Hor Mar Wacan
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 года назад
Sxb sare waayahaan kumaan arag🤔waad naga raagtay
@jakaakoosofficial2676
@jakaakoosofficial2676 4 года назад
@@JugeQaaraamiMusic Waan Idin La Joogaa Sxp Sare
@MubYus
@MubYus 3 года назад
Cab, nageeye. Janada ayuu ku jiraa.
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 года назад
Aamiin yaarabbi ilaahoow udanbi dhaaf ilaahoow janatul fidawsa gee isagiyo anagaba iyo muslimiinta dhamaan
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 года назад
god lagu janee nageeye isagoo kale fanka masoo mari doonaa tolow
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 года назад
@@dulmadoobedulmidiid4655 aamiin wllo ilhay janadii ha geeyo isgiyo inagaba io muslimiinta kaleba
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 2 года назад
Heeso waa heesihii hore hadalna waa intii hore loo yidhi
@user-lw1bc1hy1z
@user-lw1bc1hy1z Год назад
Axsan hees iga dheh ilahey ha U raxmado Cabduqadir xasan nageye iyo hibo nuura
@Moha-mf1fg
@Moha-mf1fg 6 месяцев назад
Hibo nuura ma dhimatay?
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 года назад
Ama Raali ii Noqo, Ama Raadso Meel Kale, Doorashada Adaa Leh .. Qof Kasta Khalad Wuuka Dhacaa
@MubYus
@MubYus Год назад
Kuwa Muusiga tumaya waa khatar. heesta way macnaayeeen si wanaagasan.
@MubYus
@MubYus 4 месяца назад
Ruuuneeeey.. amaaaan i sii ilaaahay hadaad taqaaan.
@shavecm3047
@shavecm3047 2 года назад
20 May 2022 Minneapolis USA. Somali dadkaygow nabad ku waadha/waara ❤️
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 3 года назад
Musicga Heeskan waxaan ku bartay Radio mustaqbal waxow hor dhac u ahaa ii dheh lagu xayeysiinayo Jaamacadda Salaam Universtay... music geedan iska jeclaa mar danbaan helay heesti oo caadiya
@janankajananka4650
@janankajananka4650 5 месяцев назад
adam waxa ka hadleysa mogadisho.u.s.c..
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 года назад
Hees xusus mudan 22.10.2020😗
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 года назад
Hipo nuura oo yar masha Allah
@janankajananka4650
@janankajananka4650 5 месяцев назад
this is old school.music.
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 года назад
cabdiqaadir xasan nageeye reer wardhiigley ayuu ahaa hawiye abgaal wuu dhintay allah hawnaxariisto heesaha hirgalay ayuuu kusoo baxay fanaan cod macaan ayuuu ahaa lkn fursad bdn muu helin wuu dhintay allah hawnaxariisto cabdiqaadir xasan nageeye
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 года назад
hibo nuura qureysh bay u ekeyd xiligaas😀😀😀
@Wayelka1973
@Wayelka1973 3 года назад
Wacaysle Abdirahman 😢🦁🔥
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 года назад
Aun Nageeye. Maxamed Aadan Akhyaar aun sidoo kale. Wuu samayn jiray heellooyinka iyo heesaha Banaadiriga. Taariikhdiisa qofkii wax ka yaqaan ha nala wadaago. Muusig heestu way kulansatay noocyo kala duwan. Kitaar hoggaaminaya heesta.
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 3 года назад
Sxb.waxas waa iiska cadi.ah.hadi kala beybata.kala kaka sodira in kasta on ahay 1986 dalka
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 года назад
Cabdulqaadir Xasan, wuxuu ku dhintey yaraan. Da'da soddonka ma soo garin.
@abdimohamedbare3189
@abdimohamedbare3189 3 года назад
Aniga nolol ayaan ku arkey nageeye. Wuxuu ka tirsana kooxdii onkod laakiin aniga waxaan ku arkey isaga laxamada iyo musikada u sameynaya kooxdii dhalinta lafoole cadceed. Waqtigaasi 1980yadii.dhamashadiisana waan waxaa sabab u ahaa askar joogtey Markaas kontaralka afgooye baar ismaaciil.ayaa intey dagaalamaan ayey madaxa bud uga dhufteen. Dhaawacii ka soo gaarey ayaan u dhintey. Markaas aniga waxaan ku jirey xarunta lafoole. Ilaah ha naxariisto nageeye...
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 года назад
@@abdimohamedbare3189 Waa runtaa ubaxa Lafoole ayuu tababari jiray. Waxaan moodayay inuu toddobaatanaadkii geeriyooday.
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 года назад
@@roblemaer4834 wallaaloow, maxaa ku dhacay, Nageeye waa dhintey leen maqlay.
@MubYus
@MubYus Год назад
Waligaa rafaad,,, Naaag kale ayaan hey
@MubYus
@MubYus 4 месяца назад
Cab. Nageeye & Hibo nuura.. Heees wanaagsan
@MubYus
@MubYus Год назад
Nin rafaadi jiray , rarnan iyo dhibka uu maray raacdo ugu laabto..... Ruuxaaga iga qari.
@nasiib2131
@nasiib2131 Год назад
Waa taariikh looma ooyaan ah oo markaan yar yarayn na soo martay Hiba nuura vs ustaad Nageeye
@samsammohamed5157
@samsammohamed5157 4 года назад
Mahadi hakaa gaarto wllo
@MubYus
@MubYus Год назад
Heees Wanaagsan , dhamaaan.
@amirsheikh691
@amirsheikh691 10 месяцев назад
Sawirku ma xassan adan samatar oo yar ba mise wa nageeye bal iga jaahil bixiyo akhyareey
@yahyemohammed1984
@yahyemohammed1984 Год назад
Inta ila Aragtay in Heesihii Hore wada xikmad Ahaayeen like isku muujiya Ee Daawanaya 2022
@SharmaakeCabdulaahi-n7q
@SharmaakeCabdulaahi-n7q 7 месяцев назад
Ereyadi managed nur aqyar iyo musigi.nageye
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 года назад
sawir xasan aaadan oo yar ayu ogyhy
@mustapha298
@mustapha298 Год назад
Xasan adan baa u eg nageeye 😅
@MubYus
@MubYus 3 года назад
Markii aan ku rabay ayaan naaag kale arooosay..
@musacabdal103
@musacabdal103 4 года назад
Waxanagalisay xasus ween an la ilawikarin kkkk
@mustafefarah9434
@mustafefarah9434 3 года назад
Ab Ab Ab waxaas ayaa fan ahaa woof caleeg
@MubYus
@MubYus Год назад
Ruuneey... Ruuxaaga iga qari... beeenleeey
@DhoolDheeman
@DhoolDheeman Год назад
Inta golahan ku jirata intee baa soo gaartay waqtigaas heestaan iyo heeso kaloo macaan ay soo baxayn🤔❓
@MubYus
@MubYus 3 года назад
Muuqaaga iga qari... Nageeeye
@maxamedxasan2709
@maxamedxasan2709 Год назад
Maxaa qabyaaladda alle u diiday baad is leedihiin.waa bilaa faaiido
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 3 года назад
sawirkan waa xasan aadan
@abdifatahnageeye1806
@abdifatahnageeye1806 3 года назад
Abdullahi abdullahi waa nageeye maha xasan adan
@mohamedmuuse3493
@mohamedmuuse3493 3 года назад
Hello very regagnice negeeye Andi is talents songs forward thought and hipo thanks.
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 года назад
Olaaax Waayo Waayo thanks bahda Chanel ka
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 года назад
Allaylehe caawaan kaa hayaa
@SPharaoh
@SPharaoh 3 года назад
Sawirkaasi waa Xasan A. Samatar ee iska sax.
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 3 года назад
Xasan uma eka
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 года назад
Walaal waa Nageeye aun.
@MubYus
@MubYus 4 месяца назад
Waa isagii. sawir sax ah
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 года назад
Wow
@MubYus
@MubYus Год назад
Ha ka ridin reeryada
@musabmuaad3042
@musabmuaad3042 3 года назад
Allaha u naxriisto Abdikadir xasan nageeye kooxda Onkod ka tirsanaa markii igu dambeyse ,sawirkan ma ahan asaga,excontrol police melitary koofi gaduud Ku Dishey qoriga backs Ku garaaceen ,xanuunka u dhintey.
@kokokoko-qp5fx
@kokokoko-qp5fx 3 года назад
Gormo dhintay ado raali eh
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 года назад
Musab mu aad ILaahay ka cabso Abdikadir Hassan nageeye si caadiya ayuu u dhintaye cidina may dilin fanaan aad loo jecelahay ayuu ahaaye AHN
@musabmuaad3042
@musabmuaad3042 3 года назад
@@abdullahiguled xaqiiq weeyaan,ex control Imaan jirey habeenada badanaa,weey AF dhaafeen,ka dib si u dileen ,sidaas Ku dhintey allaha u naxriisto.xogogaal ahay
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 года назад
@@musabmuaad3042 Anigu muddo dheer Dalka Somalia waan ka maQNaa oo dagaaladii sokeeye kahor baan ka tegey Dalka waxaanse maqlay inuu Abdikadir Hassan nageeye geeriyoodey dagaaladii sokeeye kahor oo uu si normal ah u geeriyoodey ee armaad ku khalday saa halbuurkii weynaa ee ABDI BASHIR INDHABUUR oo aan maqlay inlagu diley dagaaladii sokeeye oo uu diley askari koofiyad cas ahi via laybeeriya sidaan maqlay ILaahay baa runta oge
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Musub ina Gacaytan alalaya raxmee labadaba asksrii afweyan dishey lakiin iloobi maayno kuwi i diey iyo abhaoad siyaad bareba xasus naguma hayso alalaaya raxmaa fanaaniitaa aan qabil aheyn ee loo diley jaahilnimadaa
@ahmedabdiismail6900
@ahmedabdiismail6900 Год назад
GREAT SONG
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 года назад
Waligeey maan arag sawir uu leeyahay Nageeye ee ma sawirkiisaa sawirkaan??
@yaxyec4972
@yaxyec4972 4 года назад
Sawirka uu soo qaatay sxbkeen sow xasan aadan maaha 🤔
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 года назад
@@yaxyec4972 anba waan is iri hadana shaki ayaa i galay
@samsammohamed5157
@samsammohamed5157 4 года назад
Sawirku waa xasan aadan
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 3 года назад
Xasan uma eka sawirka
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 года назад
@@idirismuhudin3822bal si fiican u eeg mar kale
@MubYus
@MubYus Год назад
Nageeye iyo Hibo nuuura,,
@mahadshire1019
@mahadshire1019 4 года назад
Sawirka maahan nageeye ee waa xasan adan samatar oo da' yar, iska hubi sawirada fananiinta intaadan RU-vid-ka soo gelin
@abdullahimusa9621
@abdullahimusa9621 3 года назад
Waa runtaa
@yaxyec4972
@yaxyec4972 3 года назад
Sxb ninkan waayo waayihii wacnaa waa khabiir xaga fanka ah inta aan arkay anigu sawirkaan xasan aadan ayuu ila noqday balse wali cid ii xaqiijisa waan la'ahay
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 года назад
Ninkan waayo waayihii wacnaa waxan odhan kara wa professor xaga fanka iyo suugaanta fankana kaso shaqeeyey ilma aha xasan adan weysu eegiyihiin anigu ma arag cabdiqaadir nageeye lkn ninka soo galiyey aya inaga cilmi roon
@yaxyec4972
@yaxyec4972 3 года назад
@@maogtahay4999 in badan sxb bal waynu dhowrnaa jawaabta uu ka bixiyo haduu alle idmo.
@aaminaabdi9088
@aaminaabdi9088 3 года назад
Xasan aadam ma ahan sawirkaan wll
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 года назад
Sawirkaan nageeye masha was xasan aadan samatar.. saxiib waxaad weydiisaa raga yaqaana ninkaan...ee fananiinta ahaa ...
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 года назад
Adeer Xasan maahee waa Aun Waa Nageeye believe it or not.
@ahmedisse9223
@ahmedisse9223 3 года назад
Maya Maya waa isaga laftiisa Nageeye ---- Xasan adan ma aha
@hodanxasan2358
@hodanxasan2358 3 года назад
204 dhegaysan jiray mar wax si ahaayeen
@MaxamedmAxmed-bh3jf
@MaxamedmAxmed-bh3jf 4 месяца назад
Okay
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 Год назад
Ayay hess
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 3 года назад
Beenta waaye heestan waxaa Allaha u naxariisto fanaankas qadaayo candiqadir Xasan nageeye sida VOA u xaqiijisay fananada Hibo Nura la qadayso. Waxa u ahaa Abwan, Mulaxan, Kabaniste, Jilaa iyo Heesaa xaaji kulli Allaha u naxariisto asi intii muslima.
@JofowJr
@JofowJr 4 месяца назад
hvb
@MubYus
@MubYus Год назад
Ruuuxaaga iga qari.....
@AbuuhasanAbuuhasan
@AbuuhasanAbuuhasan Год назад
Caaadi maaha
@MubYus
@MubYus Год назад
Ruuxaaga iga iga qari ,,, kuma rabo
@MubYus
@MubYus 3 года назад
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 3 года назад
Maxaad maqashay Hore miyuu u qabay
@asadxusenahmed3721
@asadxusenahmed3721 3 года назад
الله يرحمه ويغفر
@alihaji1200
@alihaji1200 4 года назад
I am First one
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 3 года назад
Hibo nuura gob gobi dhashay
@abdiqadir229
@abdiqadir229 3 года назад
Ruunay nin rafaadi abid raran horuu maray Raacdo Uguma laabtee waa kasii Rucleeyaa ___________________________ Saa waxaa ka dhigan khaniisiinta Nugaaleed 25 sano in Ka badan Guskayga ka Lushay Maantana kii igu fiirsaday Iguna quurasaday intay soo kaxaysteen raba rafaadkii inay dib iigu celiyaan ilayn ma heliyaan cid kale oo Minadayda oo kale ay ka helaan waana mino dayacan
@MubYus
@MubYus 3 года назад
Muuqaaga iga qari.
@MubYus
@MubYus 3 года назад
Naaag lama noco.
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 3 года назад
Old is gold
@AliCiilmi
@AliCiilmi 4 месяца назад
3:14 3:19
@MubYus
@MubYus Год назад
Ileeeen waa ku rubad go ay
@saaciddeeq6989
@saaciddeeq6989 9 месяцев назад
Allow unaxriso
@AliCiilmi
@AliCiilmi 4 месяца назад
0:44
@AliCiilmi
@AliCiilmi 4 месяца назад
Madax dilfon Hesso qarami Somali
@musacabdal103
@musacabdal103 4 года назад
asc sxb wad mahad san tahay sxb
@MubYus
@MubYus 3 года назад
Nageeye... naagtan wuu furay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Munrik sheeko xumee nin naag waa is qabana ama is furan waliga wax aan macno samyeyn ha soo qoron mid kale nin iyo naag is fure maxaa kaa galey iyaaga is qabee
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 2 года назад
Weligood ismay guursan
@MubYus
@MubYus Год назад
@@mustafeaxmed8807 . Heesta si wanaagsan u dhegayso.. Nacas
@MubYus
@MubYus 4 месяца назад
@@mustafeaxmed8807 Hadaa maxay ula heesaysaa?
@قمرشريف-ي3و
@قمرشريف-ي3و 3 года назад
💓💞💕💋💟💘💝
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 года назад
Nageeye sawirkiisii miyaa
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 года назад
@Hasan Jamac walaal sida loo diley Maad nala wadaagi iyo goobta lagu diley
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 года назад
@Hasan Jamac adiga Oo iga raali ah igama aha qabyaalad Lakiin nasab ahaan yuu ilaahay ka dhaliyey Mar labaad qabiil Waa hayb dhan kii wanaagsanyd ayuun baan ka wada Ee ahayd tooyasho igama aha sida xun Ee Somalideenu u isticmaalan .
@omarabukar757
@omarabukar757 3 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯
@shaafiosman954
@shaafiosman954 3 года назад
2021-01/02
@abdinajibmohamudhassan8796
@abdinajibmohamudhassan8796 2 года назад
😊☺🤔😇😘
@MubYus
@MubYus Год назад
Markii hore ayaad i nacday , hada kuma rabo.
@adamabdi2917
@adamabdi2917 4 года назад
ashaqaraar soo.qabo magool iyo kuluc ayaa isla qaadeen.
@haleelo1613
@haleelo1613 4 года назад
m.h
@ismaaciilaadan788
@ismaaciilaadan788 3 года назад
Wv
@khalidadan6652
@khalidadan6652 3 года назад
Dx
@deeqabdilahicigal5209
@deeqabdilahicigal5209 3 года назад
We
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 3 года назад
Caleek
@salebanadan4563
@salebanadan4563 2 года назад
.
@faaldaroor8687
@faaldaroor8687 3 года назад
Faal
@maxedqaasim5860
@maxedqaasim5860 2 года назад
heestaxasanaadaneedurdur you 5 the 🎵🏠⬆️↗️🚫
@maxedqaasim5860
@maxedqaasim5860 2 года назад
masha Allaha 0
@maxedqaasim5860
@maxedqaasim5860 2 года назад
masha Allaha xagad kadhcday http 0 🎵🎵🎵🎧🎵
@maxedqaasim5860
@maxedqaasim5860 2 года назад
xasanaadansamatardurduryahaw to
@maxedqaasim5860
@maxedqaasim5860 2 года назад
hi
@JimcaaleCabdi-yn6jt
@JimcaaleCabdi-yn6jt 5 месяцев назад
Dont 6:13
@MubYus
@MubYus Год назад
Ruuuxaga iga qari....
Далее
World’s Tallest Man VS Shortest Woman!
15:07
Просмотров 18 млн
Ugaaso
10:10
Просмотров 32 тыс.
Gar'maqaate
8:10
Просмотров 12 тыс.
Markuu Geelu Ubadkii
8:34
Просмотров 11 тыс.
Мой язык мой враг 😂#юмор
0:14
Просмотров 1,8 млн