Тёмный

CALAAMADAHA LAGU GARTO QOFKA RUUXAANIGA AH 

MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Подписаться 45 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

#subscribe #like #share

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 148   
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 2 года назад
Wacaleykum salaam waraxmatulaahi wa barakaatu. Alaahuma sali wasalim calaa saydinaa muxamed wa calaa aalihi wasaxbihi wasalim tasliiman kathiira. Jizaakalahu qayr aljiza'aa sheekh.
@fardoosoabuukar8451
@fardoosoabuukar8451 2 года назад
Asc waa mahdsnthy sheqow waxan rajeynaa inaad isojawabto insha allh
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 2 года назад
@@fardoosoabuukar8451 Aniga sheekha ma ahi wll .✋
@amalmuhudin4059
@amalmuhudin4059 Год назад
Wlh shiiqoow illaah hakuxafido lkn wlh aabaheey ayaa saas ah qoleeyda eriga iyo ilmaha markeey maqlaan wee soo ordaayaan qooleeyda iyo ariga ayuu quudiyaa mukulaash xataa wee jeceshahay markii ladilo wuu qeeylinaayaa illaahow iikaaxafid aabo macaan❤❤❤❤
@nimcodahir1220
@nimcodahir1220 2 года назад
Wa abahy qofkas ruxaniya alle haunaxariste qof amusan o hurda badneen saladisa io sunadisa mae walbo tukado hbnki dadka marky hurdayn alle ayu u tagn yhy xaskisa io ilmisa farxad siyo asago bananka kashaqeynayo ayu na guriga noga shaqey alxm calakuli xaal 😭cadaw aya laga dilay lkn alle dilay 😭💔alxm inti dhimaty allw unaxariso
@asmaosman8198
@asmaosman8198 Год назад
😢
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 месяцев назад
Aaaaaamiin naxariis waasaca allaha siiyo
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 2 года назад
Asc sheekh waxaan kula wadaagilaha qiso riyo ah oo iga yaabisay ee xagee ayaan kalasoxidhiidha adigo mahadsan insha Allah
@FatimaayaanFatimaayaan
@FatimaayaanFatimaayaan 11 месяцев назад
Ilawadaag
@NaimaAbdi-w3x
@NaimaAbdi-w3x 19 дней назад
Mshalla ❤❤❤
@juweeriyodarwish6567
@juweeriyodarwish6567 11 месяцев назад
Ani Awooweh ka keenay calamadah. Wa layahay.
@MohaismailAbdullahi
@MohaismailAbdullahi 6 месяцев назад
Wllhi billah tallah magac alle wye intaba wan layahay alx...🤲🤲🤲🤲
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 4 месяца назад
M.a allaha hakuu barakeeyo wll
@MaxamedXuseen-f5z
@MaxamedXuseen-f5z 4 месяца назад
Msha allh
@zenabibrahim200
@zenabibrahim200 2 года назад
Asc shekhow, aniga waxay kuriyoda marwalbo anigo wawi ama Baad kudabalanayo, waxay kuriyoda ookale anigo aqrinay لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
@updimuze9428
@updimuze9428 Год назад
Waxaad yelaneysaa cilmi badan oo xaga diinta ah waana riyo wanaagsan ee bushareeyso
@ayaanofficial8219
@ayaanofficial8219 Год назад
Shiikhow calamadaha sheegtey 3 kabida arkaay rooxan maa ahey mise wey iwa heliyaan rooxamuhu😂❤😊
@hamishmida5693
@hamishmida5693 Год назад
Asc sheikh wanku shege wax ba maqla wax ba aarka wad ii amiin ladahaya
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 Месяц назад
Assalam aleykum Ya Sheikh… qof ka ruuxaaniga ma ahan micna heeda in uusan wax dambi ah ka dhicin… ha wanaagiisa badan.. Lakin imtixan u maraa oo ambiyada Alla ba la imtixaana asaga iska ba dhaafe. Dembina wuu ka dhacaa… oo wa ibnu aadam. Jazakum Allah khair inta badan se wa sax…. Aniga leh … calama da haas wax ka mid ah. alxam dulilah…
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Год назад
جزاك الله خير
@FarduusMuuse-xt7ey
@FarduusMuuse-xt7ey Год назад
Mansha allah hooyada mcn weeye qofkasi anigunaa sidasan ahy m.a
@maxamed.m.m.c
@maxamed.m.m.c 2 года назад
Masha Allah waxaad shiigtay 90% waad sidaan ahay
@sahramohamed3835
@sahramohamed3835 2 года назад
Asc macalin muse waxa moda in aad iga hadleso runti aniga sasa ahay! Tankala qofka maraku imado aso afka furin ba ku irahda masasba dinesa marasu qifki dha yakushwgay marasan cidna ha sasayaraba maraka wa cajib
@macalinmuseofficialchannel8489
@macalinmuseofficialchannel8489 2 года назад
Afsomaligaaga mala wada fahmaayo
@NajaxMahamed-n9h
@NajaxMahamed-n9h 2 месяца назад
​@@sahramohamed3835somhn💓
@sahramohamed6628
@sahramohamed6628 2 года назад
Aniga hadan ku riyoodo qof dhintay isla qofki ayaa dhimanaya riyada dhimashada o kliya rumawda riyoyinkayga 🥺
@sumiita
@sumiita Год назад
Anigana hadan ku riyodo qof dhimanaya qofkas qof u dhow Aya dhimanaya ama saxibkis🥺
@ruweydoali6479
@ruweydoali6479 Год назад
Hooyadey Niyada igasodhacde illhow ixafid yarabi aamiin ❤
@ClarkeLarry-f4r
@ClarkeLarry-f4r День назад
Schumm Landing
@QadiijaMursal
@QadiijaMursal 22 дня назад
sheyqow waxaa ku wey diinaa waxaa arkey waqtiga lagarey gacanta kor uqaad baa la idhahey
@MahamedAbshir-iz7zw
@MahamedAbshir-iz7zw Год назад
Mahsaa allah
@Boqoradda
@Boqoradda 2 года назад
Ilmihii la fahmi wayo ee amusi waayaba anaaay keenaa ruxana ma ihiye
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 5 месяцев назад
Maasha allaah sheikh intaas ruuxa kulansada dadka ok miyaa inuu u sheego mise waa inuu qarsadaa jazakallah sheikh
@CyrilVansteenhuyse-e6r
@CyrilVansteenhuyse-e6r 15 дней назад
Dianna Causeway
@shukrimohamud9402
@shukrimohamud9402 Год назад
Asc Sheikh su aal waxaan ku wey diin Burji waxa laga wado in noo sharax did
@AaminoAbdii142
@AaminoAbdii142 2 месяца назад
Sheeq muse tiktog kala so hadlay jwb maxa jirana mise war dhan marabtit
@xabiibocali1675
@xabiibocali1675 6 месяцев назад
Qofka kuriyoodey qofkale isagoo jiifa geed hoos tiisa riyadaas mama lagu fisiraa
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 месяцев назад
Xasilooni raaxo iyo barwaaqo Kuwor riyada geedka ka dhagayso
@calimuxidiin6113
@calimuxidiin6113 2 года назад
Masha allah shekh
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy Год назад
Waxaas oo dhan waan qabaa,laakiin ey ayaa laba mar oo kala duwan I qaniiney,markaa rooxaaninimadii waa Ku dhacey sidey ila tahey,
@aniisoabdi2383
@aniisoabdi2383 Год назад
Umada muslinka ah isoo duceya dad baa il iyo Jin iyo sixir igu wado in ilahey iga khabto sharkoda oo ilahey ku celiyo sharkoda
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 Год назад
Gashaan bir ah inaa kuu hibeeyo ayaan rabaa anigaa ayaa midaas lanool wll kana guulaystay reer il reer sixir jin talooyin iyo tilmaamo iigu imo
@wardawarda1214
@wardawarda1214 Год назад
ALLE haka duw0 wll🥺🥺🤲
@naaneey6476
@naaneey6476 Год назад
@@habaneirshaad2185 side u guuleysatay qof familka ku sixraayo?
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 Год назад
@@naaneey6476 adiga danbi galay mise Nimco Alle kusiiyey ayaa jirta oo lagugu imtixaamayo Waxaan kuu tilmaami Alle inaad la munaajooto khalwo iyo raadiso meel kaligaa iyo Allaha ku abuurtay aad kula sheekaysato kula khalwooto dadkana kadhex baxdid kadiba habeeno qaar inaad soojeedo isku day bas digri tasbiix quraan kali noqo Alle dartii iyo inaad dhibkaaga lagaa dulqaada ma awooddaa midaas
@naaneey6476
@naaneey6476 Год назад
@@habaneirshaad2185 waa xasidnimo nolol isku diidayo ee waxan ku iri side ugu guuleysatay dad sixirka kuso cusbeenayo? Inshallaah salada wa tukaada saqado bixiyaa 😴 sixirka waxa sameyaa waa naag aderkeey qabo.side ku sameyaa 😆
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 года назад
Asc mashallah Allha kuxfdo
@SamiraIge
@SamiraIge Год назад
Ruxaani wax layidhaa majirto dadka ka dhaaf khueaafaadka. Qofku siduu noqonayo inina waa abuur inina waa waalidkii iyo bulshada uu lasoo koray wuxuu kasoo bartay
@SaabiriinCabdixakiimCabdicasii
Alxamdulilaah ani wee igu soo ordaan ilmaha
@EddieSebastiane-w5h
@EddieSebastiane-w5h День назад
Paucek Parkways
@fadumoabdi745
@fadumoabdi745 Год назад
Masha allah
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 Год назад
Calamadahan qar ban leyhy shekhow ma cibada badni wajibadka sld iyo sonka moye Lk nicmoyin badan o ad shegtay aya alle isiyay alx 70%
@ShilaLohrman-s6l
@ShilaLohrman-s6l 16 дней назад
Thomas Overpass
@abdirahmanabdullahi4418
@abdirahmanabdullahi4418 Год назад
JAZAKALLHA
@AbdirahmanAbdullahi-bd4cx
@AbdirahmanAbdullahi-bd4cx Год назад
Yaaa Allha
@AlesandroDushku-b8q
@AlesandroDushku-b8q 14 дней назад
Emory Pass
@FaarahJaama
@FaarahJaama Год назад
Asc sheekhow weligey riyo aan leeyahay been manoqon cibaadadaydana mabadna waxaan kuriyoodana saan ugu riyoodo way noqdaan marmarna waxaan karahsado way xumaadaan marmar anoo socdo ayaa niyadayda waxaa kusoo dhici jirtey qof ehelkayga ah walaashay oo magaala kale jirtey inaan niyada iska dhaho eeg gadaashayday soosocotaa walaahi bilaahi talaahi sidii bay noqon jirtey habaarkayguna muddo saacad kayar buuu ku imaan jirey lkn hadda sidii maaha marka laga reebo riyadayda riyadaydii waaa sideedii hal riyo baa noloshayda iga beenowday subaxii markaan reerkayaga uga sheekeeyey oo aan shaqa tegey oo maalintii shaqada uga soo noqday ayey sidii aan uga sheekeeyey walaalkay ugu fasirantay lkn anigoo wiil aan qaraabo nahay lacag iitirinaayo ayey ahayd waaaa 1988 kii shirkole ofishale muqdisho ayaan ushaqa tegey walaalkayna ceelgaab yoobsan buuu aadey isagaa lacagtii wiilkii usoo tiriyey taladaada igu darso maxaa iga khaldan
@HudefiHasan
@HudefiHasan 11 месяцев назад
Shiiq allah maa riyo lagu arkaaa
@dhaymanmaxednuur3984
@dhaymanmaxednuur3984 Год назад
asc allha akarali noqdo maclin muse wax Lahaa uur 9 bilood ah wax kuriyooday aniga oocanug laygu qalay balsa sisax ah aye udhacday Owaley qalay
@Dheman72
@Dheman72 9 месяцев назад
Mansha Allah
@abdullahihussein3863
@abdullahihussein3863 Год назад
Asc sheq aannii calmadahaa kuwaakamiidah wanlehay sida aadshegtaay ee jacelka dayaxaa dayaxaa jacelka miidkale xanaqah iyo farxada hadeey labadabaa iqabsaato weysameyaan dadka iguxeeran
@SabadMohamoud
@SabadMohamoud 10 месяцев назад
Alx waxyabo badan wan isku arkayyy😊
@hamishmida5693
@hamishmida5693 Год назад
Calamadahas wan qawa mar walbo caruurta ii so oorda
@munoabdikarim5799
@munoabdikarim5799 Год назад
Sheekh haben waxn ku riyooday anigo walashey meel u raaci rabo blse isla meshi anigo fadhiyo fadyareyda ayaa hal mar jaresay markn eegayne far carabi ayaa kuso qormaty
@SHAAKIRALPHA-ei2bd
@SHAAKIRALPHA-ei2bd 5 месяцев назад
Shiikhow anigu barigaan ilmo yar ahaa waxaa Ila joogi jiray masas bal taa iga soojawaab
@abdiwahababdirahmin9577
@abdiwahababdirahmin9577 2 года назад
Sheikh wan kusalamay sheikh please isojawab riyadan sheikh waxan kuriyoday anigo tajir noqday kadibna ay masas idaba cararayan
@sahroabdimaxamud2944
@sahroabdimaxamud2944 Год назад
Ruxaan jini soma ahayn
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Год назад
Maanshaallah
@faatimaahmed9738
@faatimaahmed9738 Год назад
Tabtasban ahay sheekhaw kk
@ismahaanismahaancusmaan7019
@ismahaanismahaancusmaan7019 2 месяца назад
Caaruur halkan fadhisto ku souran xitah dadka dhaley way ig xanqan wajigadan ka gartayh way ile ciiyaran
@mansurmohamed6755
@mansurmohamed6755 Год назад
Mashaallah
@ShankaroonCabdi-zm7nw
@ShankaroonCabdi-zm7nw 7 месяцев назад
Sheikh wan ku bahny xgee kaa heli kraa
@BelleHobart
@BelleHobart 13 дней назад
404 Yost Throughway
@maryanmaxamad4766
@maryanmaxamad4766 2 года назад
Wcs macalin aniga waxaan kuu qaadi rabaa cuqdad waayo waxaan waysanahay meel aan kaala soo xariiro waxaana kaa la ahay jawaab xaan sameeyaa
@macalinmuseofficialchannel8489
@macalinmuseofficialchannel8489 2 года назад
Jawaabtaada diyaar waye soo daa
@maryanmaxamad4766
@maryanmaxamad4766 2 года назад
Macalin Muusoow Waxaan Ku riyooday anigoo qodaya boos aan ka dhisaaayo guri sadex qol ah kadib waxaa wada guriga agmarto soo maray ninka iqabo Oo Wiil Cad oo dheer iyo naag wato naag Tana Ma ahayn Mid reeraha uu lahaa kamida Waxaana layaabay Cunuga Goorta uu dhalay Naagtii Asaga iyo Wiilkiiba Way idhaafeen Aniga naagta kamaaseerin gabar la ila qabayne wayka maseertay KADIB BILOOYIN MARKII LAGA SOO WAREEGAY RIYADAAS Ugu danbeen ninkayga Wuxuu dhisay Guri 3 qol ah oo isla meeshii aan qodayay ah Ninkaygana Wuu Dhintay Kadib Waxaan dhalay wiil JAWAAB WACAN
@maryanmaxamad4766
@maryanmaxamad4766 2 года назад
Waxaan Kaloo Ku riyoodaa Si Joogtaa Ama Bisiiba 4 illaa 6 Anigoo Duulaya oon lahay n Wax garbo ama baalal ah balse gacanta midig ayaan shanta farood laabaa horayne waan u fidshaa Inta badanna riyada markaan Wax dhibaato ah ku dhex dareemo ayaan biibaa si aan dhibaatqdaaa ooga cararo Ama Markaan u baahdo inaan meel usafro ayaan biibaa si aan meeshii u aado marna waxaan arkay qof dhib heesto waan la soo biibag illaa aan kenah meel amniya
@macalinmuseofficialchannel8489
@macalinmuseofficialchannel8489 2 года назад
@@maryanmaxamad4766 habeenkii Markaa seexaneesid shaydhaanka iska Naar Adoo weeso qabo seexo Aayatul kursi ha hilmaamin waxani waa shaydaan dirdiraale ah
@Madin620
@Madin620 2 года назад
Asc sh mashaallh noosoobadi
@AbdikhadirSabri
@AbdikhadirSabri 11 месяцев назад
Asc sheeqow waxaan ku riyoodey anigoo lii bursanaayo maxay kamacni tahay ياشيخنا
@Abdalemuuse33
@Abdalemuuse33 3 месяца назад
Subxanallah
@sacdiyoahmed287
@sacdiyoahmed287 Год назад
Allah akbar
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi 2 месяца назад
Ruxani in aan ahayba iicadatay manty kkkkk
@zakiaabdikni128
@zakiaabdikni128 Год назад
Msh Allh shiiq ilhy hku xifdiyo
@kawthercusmaan6051
@kawthercusmaan6051 Год назад
Masha.allaah shiq
@SulmadaInamustafe
@SulmadaInamustafe Месяц назад
😢
@muunacali9869
@muunacali9869 Год назад
Sheikh wxn ku riyodaa dadkii aan yaqanay ee geeriyoday ama kuwa familyga ahaa oo anan arag oo geeriyoday ayan arka ifasir please
@hamishmida5693
@hamishmida5693 Год назад
aniga shimbiraha ayan qudiya .eey na kama baqo
@fadumacraxmaan2756
@fadumacraxmaan2756 Год назад
Asc shqow riyo cajjib ayaa arkay inta makashegikaraa mise tiktog aya ku shegaa
@edebsanmohamed5036
@edebsanmohamed5036 2 года назад
Sheikh Maxa waye riyada libax ado Mel maraya ku daba socdo.
@HalifaxRebecca
@HalifaxRebecca 12 дней назад
20224 Lucienne Spur
@yaasmiincali5229
@yaasmiincali5229 6 месяцев назад
Alle ha nop rumeeyo
@zamzamhassan9678
@zamzamhassan9678 2 года назад
Rabiyow naga dhig sidaas oo kle
@sadiomohamed6338
@sadiomohamed6338 Год назад
Waxan garanaya gbr salad antukan jirin oo wixi kuriyotaynah subixi la arko kwrn
@ismahaanismahaancusmaan7019
@ismahaanismahaancusmaan7019 2 месяца назад
Ale shiiq run badan wahi waxn rìyo ku arko way dhacn
@hodanabdi3270
@hodanabdi3270 2 года назад
Wcs shikh illhay darti iguso fasir wxan ku riyoday aniga oo ninkayga mar labaad is gursanayna kadibna arosku marki uu dhamaday ka baxsanayo
@FardoosoNuur-qo2xc
@FardoosoNuur-qo2xc Год назад
Maasha Allah walaahi been maad sheegin
@fatmasheekh2073
@fatmasheekh2073 Год назад
Waxan run miya 😮
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 Год назад
Beena waas
@IsraIsra-id6hs
@IsraIsra-id6hs Год назад
Sheekho waxan rab inad isoo fasirtid riyo aan ku riyoday marar badn shekhow waxa jira wiil aan wad socnay mar dhawayd ayayn kala haranay waxan kawad socon jirnay whatsapka o cadi uma arg reer kodan ma aqni hadan waxa dhacady inana haben kuriyoday famligiis oo isoo dhawaynay oo aan xafadooda aday sheekhow waxan araky walalhis iyo hoyadi waxan dhahy sas iyo sas may u eeg yihiin familkin wuxuu dhahy haa kadib markan mudo wad soconay waan kal harany hadn habeen kaste waxan ku riyod hoydii iyo abihii iygoo gurag nal joga oo culug nohay markan soo kaco een shaydanka iska naro iskan sexdo hadan waa sidii oo waxab iskam kay badalyn habeen kastee waa iiriyo aan isag ku riyonayo shekhow iso fasir haday macquul tahy xata hadan sald tukado oon sexdo waa sidii uun
@fardoosoabuukar8451
@fardoosoabuukar8451 2 года назад
Shekhow waxn ahay gabar garob ah oo 4 ciyal ayaa ijoga aabahey ayaa waxaa uu ku riyooday anoo nin madoow oo fool xun oo calooleh waxaa uuna kushilaayey maxaa ninkii hore aan ugu celin waayey riyadaas ii fasir sh.khow plz an plz mu taad ayaan u ahy
@macalinmuseofficialchannel8489
@macalinmuseofficialchannel8489 2 года назад
Waa riyo wanaagsan Ninkaasna wuxuu noqonayaa nin qurux badan
@YahyeCali-wb2fm
@YahyeCali-wb2fm Год назад
Sidee ula xariiraa😢
@fatumali1829
@fatumali1829 6 месяцев назад
Ayeyday sas aheyd allaha unaxaristo ya rabi.
@munoabukadirgeeseey3335
@munoabukadirgeeseey3335 Год назад
Shiq fadlan nabarkaga isoqor
@dalladahirabdi589
@dalladahirabdi589 10 месяцев назад
Waxba kama jiro sheekow. Runta ka hadlaaya. marka ruuxani ma ahay
@ملكةسبأمنأبين
@ملكةسبأمنأبين Год назад
ASC sheeq jazaakalaah hooyo ayan ahay waxan arkay ano yar habeen nimo anoo ku ciyaraya bananka ayan arkay qof dheer dhar cad wata ani lee arka cidkale ma arkeyso mida kale nambar kaaga
@yasmiinmaan6216
@yasmiinmaan6216 10 месяцев назад
Shiikhow si khaasaa ku raba! Its all about me, Asc
@ismahaanismahaancusmaan7019
@ismahaanismahaancusmaan7019 2 месяца назад
Wan tukadan
@FaarahJaama
@FaarahJaama Год назад
Xirsideni
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Год назад
ani waxaan ku riyodey naag mar hore dhimatay oo aqano oo dhayo wasosalaa an aadayo
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Год назад
shiiq iso jawaab
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 Год назад
Qoraalka sax Wansosalaa wa maxay wll
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Год назад
@@shaafiabdi8273 waa so salama oo adayo saas waye wll
@deeqaabdilahi1985
@deeqaabdilahi1985 Год назад
يا معلم موسى كيف أتصل روحانياتي
@maria38024
@maria38024 Год назад
Sheikh plz iso jwb waxaan ku riyodaa masas iyo dad familyga kamid i garacayo iskugu key tagayo mar marna ayago wajigoda gubtay cml adkaarta kama tago weysaa ku sexda saliga nabiga aqriyaa hadane riyadeyda waa mid cabsi leh plz plz plz plz iso jwb
@djhoror288
@djhoror288 Год назад
Marwaliba meel walba tago wa laygu dulmiyaa maxa jiro shekhoow ado raali ah
@riqiyomaxamed3144
@riqiyomaxamed3144 2 года назад
Asc
@macalinmuseofficialchannel8489
@macalinmuseofficialchannel8489 2 года назад
Wcs
@rahmaali265
@rahmaali265 Год назад
Haaa Lakin sheekh ruxani markad ledahay ma waxaad ka wada dadka ruxanta qawo ee laga dul hadlo mise ruxan kala jirta ma fahmine fadlan i fahansii Mahadsanid
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 5 месяцев назад
Allahu akbar❤❤❤
@nouhomer5700
@nouhomer5700 2 года назад
shiiKh waxaNi waa khiYaali uMMadda isLaamKa aH beenTa kadaaa😂
@dahirdjj9622
@dahirdjj9622 Год назад
shiiqow wakuwataa
@craxmaanmaxamed9879
@craxmaanmaxamed9879 Год назад
Wlhi waa saxantahy wll
@IfraahAhmed-o3m
@IfraahAhmed-o3m Год назад
Waad iska qiyaastay,adiga shekhow ruuxaani matihide sidee ku aragtay dadka ruuxaaniga way arkaan kuwooda kale oo ruuxaaniga
@sulekha9472
@sulekha9472 Год назад
😳😳😳
@abuzakiriyabashiir9335
@abuzakiriyabashiir9335 Год назад
Riyoyinka
@faadumomaxameddiiriye1275
@faadumomaxameddiiriye1275 Год назад
Masham alah
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 Год назад
Mash Allah tabarakallah
@sahram335
@sahram335 2 года назад
Waxbu maqlaya sidee ah sheikh?
@macalinmuseofficialchannel8489
@macalinmuseofficialchannel8489 2 года назад
Maqalka Dareenka weeyaan Macnaha
Далее
Calaamadaha Awliyada ilaahey Lee yihin
29:55
Редакция. News: 135-я неделя
55:06
Просмотров 1,8 млн
CALAAMADAHA ISHA AMA QOF LA XANUUNSAN ISHA
18:18
Просмотров 262 тыс.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 13 тыс.
Dahir Alasow oo baray Qaali Ladan Burjiga iyo Sixirka
10:43
Fasirka Riyooyinka Dad Dhintay oo Lagu riyoodaa
12:55
Просмотров 116 тыс.
waa maxay ruuxaani???
15:24
Просмотров 1,1 тыс.