Тёмный

Fasirka Riyooyinka Dad Dhintay oo Lagu riyoodaa 

MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Подписаться 45 тыс.
Просмотров 116 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 272   
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Год назад
Sheekh Allah ha ku barakeeyo halkeen kaala soo xidhiidha aad baan kuugu baahanahay
@zaki_abro
@zaki_abro Год назад
sheikh waxan ku riyowda aabahaag oo dhinta habeen kasto Allah ha unxriisto aamin aamin 🥺🤲
@_e_-yj2rm
@_e_-yj2rm Год назад
Sory
@dimplekhadijah2593
@dimplekhadijah2593 Год назад
Anigaba 😢
@cabdiriashiidyasir7945
@cabdiriashiidyasir7945 Год назад
Macalin muuse noo soo badi khyr hele
@MssSuu-bl8ik
@MssSuu-bl8ik 2 месяца назад
Asc shiikh waxaan rabaafasirka riyada qof aadan aqoonini oo dhimanayo plz😢
@ubaxdheeman253
@ubaxdheeman253 Год назад
Shehkh Ani aabahe wa dhintey mar walbo wn ku riyooda Maxey kamecnathy
@naciimoxasan8577
@naciimoxasan8577 Год назад
Waxan raba inad iso fasirto iyo
@zahraissekaahiyi6509
@zahraissekaahiyi6509 4 месяца назад
waxaan ku riyooday ninkayga oo dhintay iyo anigoo barooranaayo bal iisoo jwb
@Malaposadaq
@Malaposadaq 7 месяцев назад
sheekh waxan ku riyode Ninkeygi oo dhinte oo cunuga iga taagaye murugasan lkn waxan ahay gabar 😢😢😢😢😢😢😢
@SahraHassanali
@SahraHassanali 4 месяца назад
Asc Sheikh Waaxanku riyooda qosol
@caaisha719
@caaisha719 8 месяцев назад
Waxaan seexday habeen dhow anigoo murugeysan oo ka murugeysan deen la igu lahaa oo badan oo dad badan igu leeyihiin lkn waxaa markaas iigu darneed oo maalmaha igu soo socda layga rabo waa 100 dolr mana heynin anigoo ka fikiraayo ayaan seexday kdbna waxaa riyada hooyaday mcn oo 30sano ka hor dhimatay ayaa riyada iigu timid waxayga igu tiray oo moopilkaan ee ka tuuro lcgta adeega 100dlor ka tuuro ayey igu tiri anigana mooopilki ayan ka qaaday anigoo gacanta ku haayo ayaan niyada iska ka tuuro oo deenta kugu taagan iskaga dhiib adeegana soo deenso ayaan is dhahay kdbna hurdadi ayanba kaso toosay iso fasir sheeqoow sido kale 11sano ka hor ayaa ku riyooday hooyaday oo habeen ii timid oo igu leh hooyo iisoo bixi dirac baati ah oo aan xirto hurdadina wanka so kacay
@munamuuse8346
@munamuuse8346 4 месяца назад
Wll hooyada sadaqo badan ubixj😢
@ayaanmohamed5036
@ayaanmohamed5036 Год назад
Asc khash wxn ku riyodey qof dhintey o nool o ila shekeysanayo bn ku riyodey wna dhintey o qof nool m ahan meshey k macn thy
@Wiilkiifaysal
@Wiilkiifaysal 2 месяца назад
Sheekh riyadayu way ka duwan tahay inta aad sheegtay anigu waxaan ku riyooday dad dhintay oo waliba dumar ah qiyaas ahaana iyagoo nool ayaa la aasay dumarkaas waan ku wareeray riyadan fadlan igu caawi jawaabta
@iblacboy
@iblacboy Год назад
Macalin aniga waxan kuriyooday anigoo xabad igu dhacayso laakin aanan xanuun kudareemaynin
@sihaammuhiidiin2335
@sihaammuhiidiin2335 3 месяца назад
Waxan xale ku riyode ayeyday bisha may dhimate ayado kufeso mxa wye fasirkeda shekh😢
@NastehoMohomes
@NastehoMohomes 3 месяца назад
Shekh hoyady wy dhimty waxan ku riyoody iyada oo xashysa jazakslahu khayr
@raxmarose4385
@raxmarose4385 Год назад
3 habeen kahor waxaan kuriyooday hooyaday mcn oo dhimatay allaha iidaayeee🥺🥺🥺🥺
@juweriyafarah7425
@juweriyafarah7425 Год назад
Dad badan o an garanayo ayan ku riiyoday iyago dhimanya lakin riiyadi igu naxadinta badnay waxay ahayid wllshay iga yar o dhimanayisa weliba an la jogo ciidna uma sheegin e wan u duceyey Alxmdullilah maanta waa xaas wllshay weliba Carur hayisata
@asmahassan230
@asmahassan230 Год назад
Mantana anaa saas ku riyooday ayadoo xaas ah oo caruur haysato 🥺 alle riyadeena ma rumeeyo
@shugricadceed7020
@shugricadceed7020 Год назад
Sheeqoow ajer iyo xasanaad alaha kaasiiyo shaqadaada
@juniornuhowofficial5649
@juniornuhowofficial5649 Год назад
sheik walalka oo dintay markas Ku riyota maxa ka macna tahay kasohadal Allah kubarakeya
@ahmedxasan5662
@ahmedxasan5662 Год назад
Sheikh anoo nin gaal idilaayo aa ku riroday ii soo jawab bal
@abdallachannel242
@abdallachannel242 Год назад
Sheikhow waxa igaga jawaabta qof dhintay oo familka ah markad riyada ku aragtana aad is leedahay hebel waa dhinta la,lahaye see camal wooba nool yahe. Marka riyada ka baxdana dib baad u dareeme in qofka dhintay.
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Год назад
Sheekh waxaan ku riyoday aano oynayo oo nin qarabo ah oo dhintay iyo midkale oo no oo labaduba dhimanayan oon macsalameynayo sheqow bal iso fasir jeeskalu qeer
@ZamzamHasan-c6r
@ZamzamHasan-c6r 17 дней назад
Shikh waxaan ku riyooday anigoo xabad laygu dhuftay oo intaan ashahasto ayaan dhimanaya
@halimsaadiaadow657
@halimsaadiaadow657 Год назад
Sheikh Waxad ka tagtay, qof dhintay o ad GaranEudora misane marwalbo riyo kugu imadayo sidi aso nol, Mar mahan labo mahan. Fadlan iso fasir
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 Год назад
Sheikh mahadsanid ani wlh xalay ban aabahey o 10 sano ka hor dhintay ba mar 2 isgago dhimanayo ku riyo weliba marwaliba ku riyado mar keliya mahan jimci shalay ahan sadaqa ubixyey qur,an wN u aqriyey😢 allow janada nagu kulansi 😢
@AsmaFiican
@AsmaFiican 2 месяца назад
Maxad aragtay abyo
@loonertunes-db6yy
@loonertunes-db6yy 10 месяцев назад
sheikh asc maxan raba inad iifasirto riyandhan.Macnaha qof dhintay wakhti hore oo ubadkaaga ku qaaday
@Faadumo-b4h
@Faadumo-b4h 23 дня назад
Shekhow luiqa igala so hadal riyoyin ayan raba ìad ifasìtid
@qabulafrax4785
@qabulafrax4785 Год назад
Asc sheekh waxan ku riyoday 2 jeer abahay oo dhintay asagon jirkiisoo isbadalin waliba plz shekh isheeg tankle sheekh dhowr Mar ayuu I imaday asago socda ilmahadline isheeg plz
@farahmaktal5013
@farahmaktal5013 Год назад
Sheekh 2012kii ayaan waxaan ku riyooday wiil aan sxb nahay oo dhintay ilaa hadana wuu noolnahay xiligaas jigjiga ayuu joogay maantana maraykanka ayuu joogaa waliba waan ka qariyay xiligaas si aan qalbigiisa u ilaaliyo
@nimcomaxamed282
@nimcomaxamed282 Год назад
Waxad ii fasirta hiryada adigo ninkagu kula qursanya way igu so noqo noqota Mar walba please hore igu so jawaab
@yasminlibanfarah3563
@yasminlibanfarah3563 Год назад
Shiq wax ku riyoty hoyady o dhimaty ano oynayo. Iso shag waxkale o ku riyoty qof xirir naga dhexeyo oo dhimayo 🎉 plz iso jawb
@amuunyasin7575
@amuunyasin7575 Год назад
Sheek kayr Ale haku siiyo waxaan kuriyooday 2 ilmo oo caloosha Igadhintay ayaa waxaa laiikeenay mid isagoo quruxbadan buuran midna hilib isagoo ah labadoodana waan wadwatay maxay noqonaysaa fasirkeeda plz isoo sheeg waan walwalsanahay
@MssDagan-x6u
@MssDagan-x6u 6 месяцев назад
Qryr ale kusiiyo
@HibaqHasan-tc4ov
@HibaqHasan-tc4ov 3 месяца назад
Shiqow walashey aya waxe ku riyotay inigo dhimanayo lkns gacant aya ka jabanahay marka dhimanayo hadan gacant iga jaban
@maariyomaxamed2779
@maariyomaxamed2779 Год назад
Shukran ustaad Ustaad ani mid ayaan ku weydinaa wxn rajaynayaa inad ii soo fasirto wxn ku riyooda lapo wiil oo walallhy ah odhintay alle hau naxaristi ban wxn ku riyodaa iyaago soo nooladay weliba mid kamida uu leyahay anoo noool baa lay aasay halmarna mahan dhawr mar ku riyoday maxay noqon kartaa riyadaasi ustaad
@xamdaxiis1873
@xamdaxiis1873 Год назад
abyo asigu suuxsan amee lumaleyey inoo dhintey sida ludogey 😭
@baxsan698
@baxsan698 8 месяцев назад
ASC sheikh hadad ku riyodo wiilkaga oo kalumay ama kaa cararay ii soo fasir please mahadsanid
@Raaniya187
@Raaniya187 4 месяца назад
Sheekh ani waxn ku riyadoy qof cideena o dhintay o hadana anu iska cadi nahy
@amalahmed9417
@amalahmed9417 Месяц назад
Fasirka riyada qof aadkuriyonayso marmar isagoo qurxoon oo dahab xidhan ò aan dadka kacelinayo inayku ciyaran ayeyday weye
@fadumoqasin5266
@fadumoqasin5266 Год назад
Sheekh suaal.kawara haday dhoobo ku liqi.gaadhay qof ku gacan qabto ka badbaadiyo
@mokhaliif2478
@mokhaliif2478 Год назад
Asc maclin Aniga waxan ku riyoodaa oo in badan igu soo noq noqda hal riyo taasoo ah meel aanka shaqeyn jiray iyo waliba dadkii aanla shaqeyn jiray aniga wadanka waanka maqanahay 8 sano hadana riyada mar walbo meeshii shaqada iyo dadkii aanla shaqeyn jiray ayaan ku riyooda anigoo shaqada joogo Sheikh riydaas maxaa la dhihi karaa?
@mareshmohammad8612
@mareshmohammad8612 Год назад
shekh Hooyadey ku riyoday ayado dhimaty Allah idaayo hooyo mcn
@munizamuktar6569
@munizamuktar6569 2 месяца назад
ASC Shekh muctad ayan ku ahay halken kalaso xirira please Jazakallah
@leylaaden9439
@leylaaden9439 Год назад
Allaha u naxariisto 🤲🤲😭
@hafsaabdilahi6759
@hafsaabdilahi6759 Год назад
Sheikh ani waxaan ku riyooday Nabi maxamed scw isagoo mayd ah oo kafantu ku xidhantahay marna anoo xaabshiisa dul jooga
@jiyapea9018
@jiyapea9018 Год назад
M a ❤
@xamdaxiis1873
@xamdaxiis1873 Год назад
mxa aqrisaa abyo wlh nasiba ledahay allaha ku sharfo❤
@habibahussein5960
@habibahussein5960 Год назад
Maclin muse Waxan Kuweydinayaa Qof marwlbo riyo Kugu sononoqonayo
@Dheman72
@Dheman72 Год назад
Waxan ku riyody soodahtahay oo mar hore dhimatahay oo lacga ikeentahay ee isoo sheka qeyr Allah ku siiya
@naemamohamoud8228
@naemamohamoud8228 Год назад
Allow khaatumada khayr nooga khatim
@kulmiyecumar4606
@kulmiyecumar4606 Год назад
asc Macalin Muuse xagee lagala soo xiriir karaa muhiim ayaan u ahay xiriirkaaga
@YAYA-gv9hx
@YAYA-gv9hx Год назад
M.a shiekh waxan ku riyoodey haben anigo hooyadey mcn xajka geeyay marna wxan ku riyoodey anigo la rabo in la idilo maxa lagu macneyn karaa
@BurhaanBashiir-c2i
@BurhaanBashiir-c2i 10 месяцев назад
Asc sheikh ilaah hakuxifdiyo waxaan kuriyooda inigoo meel dad joogo ku xaaraya dhowr mar ayaan ku riyooday
@khadiijamaxamedcabdulle7308
Sheq wxn ku riyodey aabehy oo nool ola dilayo ee maxey ku furnta riyadas jwb
@IfraahCabdi-yg3zx
@IfraahCabdi-yg3zx 6 месяцев назад
Sheikh muuse waxaankuriyoda Nin jin lashekesana kadip ayatukursi kuaqriyyy kadip ninkiii wuigahariwayyy aniga riyada dhaxdeda kutasbiixsanayy wuxunadhaha gawadhan lamatawankaro melkasta istaago kor iga sofirinaya 😢ifasir
@SalmaCabdi-qw9gm
@SalmaCabdi-qw9gm 5 месяцев назад
Sheekh mar walba Qof family kayga kamid ah uu dhimanayo intuna dhiman ka hor ayaa la ii shega waliba Riyo ma ah anigo cadi ah mar walba
@maryamahasan7735
@maryamahasan7735 Год назад
Shiiq wax ku riyoday anigu dhalayo cunug mana gursan e ifasir mahada sanid
@itsbutterfly4544
@itsbutterfly4544 Год назад
Hooydy ban ku riyoodey iydu ila joogta mana noola ya Rabi janda nagu kulansii😭💔
@hoodmaandhinbil-wo4zf
@hoodmaandhinbil-wo4zf Год назад
Asc shekh waxad iso fasirta abahay oo dhintay ayanku riyoday isgo lacag isnaya
@rajanmahamedali5077
@rajanmahamedali5077 Год назад
Sheekh iifasir waxaan kuriyoodey qofdhintey oo waisiinaya
@AminaHussein-n6r
@AminaHussein-n6r Месяц назад
Ninkadi umarhure dhinte reyada maxa waye
@katraali9217
@katraali9217 Год назад
Sheekh asc riyadhan macnahedha isheeg bal waxan kuriyodhay Gabar aan saxiba nahaa oo la furay
@benin9773
@benin9773 Год назад
hadii an kuriyoodo anigoo ooyoyo qof ii ag joogana oo ama soo jeedo ama oyintayda ku soo kacay maxay tahay sheekh jazaakalaahu khayran
@UbaxTarabush
@UbaxTarabush 15 дней назад
Labarkaaga shiiq😢
@abdullahihussein3863
@abdullahihussein3863 Год назад
Asc sheq waxan marwaalba kuriyooda wallalkeey o marhooredhintey onmarwalbakuriyodaiisagonool maxeytahey
@bisharoabukar5954
@bisharoabukar5954 Год назад
Shiiqow waxan ku riyoday malin cadey ano jifo hooyadey oo dhimatay isla intan soboday ayan hoyo wacay wan wayay asan walalkey wacay wana u shegey riyadi daqiqado ka dib waxa la dilay walalkey midki an riyada u shegay ano wali hooyo la hadlin xanuun an daremay wlhi😭
@xamdamaxamud
@xamdamaxamud Год назад
Wllo riyada lama shego😭
@xamdamaxamud
@xamdamaxamud Год назад
Anuba wllky oo dhintay Aya ku riyoday 15 cisho kadib hooyaday Aya dhimatay
@sacdiyahusein6029
@sacdiyahusein6029 Год назад
😢
@HayatOsman-m1d
@HayatOsman-m1d 7 месяцев назад
Sheeq riyadan fasirkeeda waamaxay gabar dhimatay oo wiilnool isguursanayaan sheeq qeyr Allah kusiiyo iisoofisir😢😢😢😢😢
@kiinsaleeban
@kiinsaleeban 16 дней назад
Shekh wan ku riiyooday inankiiga curad oogadhiintay waliiba biiyoo kudhiintay
@idilhared5449
@idilhared5449 Год назад
sheikh asc waxan ku riyooday hooyaday oo qof dishay riyadas ii fasir 🥹
@ayaancli9164
@ayaancli9164 Год назад
Wlhi kulmid aahay ilhey qeer hanogo badalo
@sumeya499
@sumeya499 Год назад
Jazakalah khayr ustad🥺
@fadumoomar7275
@fadumoomar7275 Год назад
Edadeey oo dhimataa habeen walbo riyada ku riyodaa mar hore ayna dhimate maxey rabtaa wax iso jawab shekh waxba kama faaidesan
@FOR259
@FOR259 Год назад
Sheekh aniga oo dhimanaayo hadane soonooladay Riyadh dhaxdeeda marka waxaa jiro danbi aan sameyo hadane waan katoobad keenaa
@mohamedarale5656
@mohamedarale5656 Год назад
sheekh hadday ku riyoodaan aabahay iyo kiisu waa hore geeriyooden anigoo u adeegaya
@Maaida9
@Maaida9 7 месяцев назад
Wiil wllkey oo saqiir ah aa 2015 june qarax ku dhintay meydkiisa dhabta ku qaday illa hospitalka waqtigas qabrigiisa xitta meel kuma ogi Kadib waa ku riyodaa asoo guriga noogu imaanayo oo leh ani meel heblaaya ka imaaday xafad oo kleh wiilal aa iskala noolhy cabaar kdib wuxuu dhahaa hdana waa ku labana ee macsalama anoo tuugeeno oo diidaa riyadaasa in bdn arkay xalay aa iigu dambeysay feb 4 2024 illahey ha u nxzriisto saqiir uu ahaa poweh muscab 😢
@geduutvshow6467
@geduutvshow6467 Год назад
Sheekhow libaaxa mar walba ku cayrsanaya iyo dad kucayrsanaya habeen walba pls isoo jawaab
@sarifmohiamuntadarchannel5354
Macalin muuse jazakalah kheyran Macalin xaaskeyga xalay waxa ay ku riyootay anigoo ilmo dhalayo oo foolanayo fasirada riyadas waa maxay shikeh
@AbdinasirMohamed-xl4cv
@AbdinasirMohamed-xl4cv Год назад
Sheka waxan kuriyodya aniga oolaesixiraayo kadiban adakaar aqarisn naayo kadiban wan ooyaya waxn esixirya gabar ayadoo enabanesa waxyn dahadya wiilakan wankahelya
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl Год назад
جزاك الله خير ❤
@nasriinbashe5562
@nasriinbashe5562 9 месяцев назад
Alle haunaxariisto dhaman intii dhimatay oo aabahay ugu horeeyo
@user-ub6iy3qr3i
@user-ub6iy3qr3i 9 месяцев назад
Sheeq waxaa ku riyodey anigoo qabrikyga la qodaayo
@khaalid-mohamed1982
@khaalid-mohamed1982 Год назад
Sheekh macalin muuse waxan ku riyooday walaashay oo mara hore geeriyootay oo hada aniga quraan isaateyso aniga waliba suuratul nuun ayaan labada jeer ku saarayaa ayey idhahday weynayna isaartay
@farxiyoaxmed6991
@farxiyoaxmed6991 Год назад
asc sheeq magaceygu waa farxiyo axmed waxan kuriyoday wiilkeyga curad oo dhintey oo gaari maray marna waxan kuriyoday isla wiilkeygi oo aay dileyso walashey oo dhimanayo
@CabdulCabdul92
@CabdulCabdul92 9 месяцев назад
Asc waxaan ku riyoday walaalke ow dhintay ow lacag isiinaayo
@fadumoadan1366
@fadumoadan1366 Год назад
Sheekh waxan ku riyoday dad dhinty ban ku riydy oo riyda dexdeda oo an wad shegysnyno iso fasir
@mulkinuure1728
@mulkinuure1728 Год назад
asc sheeq waxan kuriyodaa ninkaygoo ifuray macnaheda isheeg
@yuusufaadan4701
@yuusufaadan4701 8 месяцев назад
sheeq waxan kuriyoday anigo Malaba cunayo maxalagu fasira jawb
@HabibaAli-y7u
@HabibaAli-y7u Год назад
Asc sheq ale haku barakeyo magacay waa habiba Ali waxan kuriyo daa markasta anoo mal aan garanaayo joga hadana mechi garan la oo kuhalabaya
@NUURACabdillaahi
@NUURACabdillaahi Год назад
Sheekh waxn ku riyoody anoo la idilaayo lkn aan waxba igu dhacyn walaashyna lagu dhufty middi laakiin maydhiman iyaduna
@fartuunmahamed5948
@fartuunmahamed5948 Год назад
Sheqow lambarkada nagu caawi plz plz
@Dowsa524
@Dowsa524 2 месяца назад
jasay kalahi qer sheeqa nabar kada rabay
@Fardoowsodaahir-py9qp
@Fardoowsodaahir-py9qp Год назад
Shikh waxan ku riyoday anigo gabar dhalay Hadana ay iga dhimatay iga so jwb fdlan mclin muse
@nasrimed3065
@nasrimed3065 Год назад
sheekh khayr ale hakusiiyo markaste aabahey oodhinteybankuriyooodaaa midkale waankuriyoodaa anigooo xoolo igalumeen oodoodooni xoolahaas waxaa ubadan ari iiifasir sheekh khar ale hakusiiyo
@nasrimed3065
@nasrimed3065 Год назад
isagoonoool baan arkaa oo ilajoooga
@muxsinmahad1951
@muxsinmahad1951 5 месяцев назад
Sheikh riyaan wata wa idin barya fsiradeda rbaa🥺😭
@fatimaabdiwali6039
@fatimaabdiwali6039 Год назад
2 malin ka hor waxan ka murugaysna danbi aan galay allah ha ii danbi dhaafee markaan seexday waxan ku riyooday aabohay iyo ninkayga oo dhintay😭😭
@ShukriShuur
@ShukriShuur Год назад
Abyo kula mid ayan ahy ee aan kula hdlo halmar
@naimaali4166
@naimaali4166 Год назад
sheikhow qofka dhintey oo xanunsan kasoo hadal
@Mrkingjk
@Mrkingjk 9 месяцев назад
Sheikh aabahey oo dhintay ayaan kuriyoday asigo noosheekeynaya iyo qabriga huurkiisa😢😢
@qabyoboy1813
@qabyoboy1813 Год назад
Macalin wa xan ku riyoday guriga aan da gan nhy oo kuli wada mas ah oo uu mas wada sabenayo plz marar badan jwp plz 😩🤔
@fatmaalikhalif1532
@fatmaalikhalif1532 Год назад
Anga hoyadey mcnto oo dhimato dhib usonolate iyo dad qarawo nahy dhinten sonoladen guriga nagusoboqdeen kuriyodee😢😢😢😢😢😢😢
@Hamdaancabdirizaak-gz1cc
@Hamdaancabdirizaak-gz1cc Год назад
Asc sheekh magacaygu waa xamda waxan kuriyooday anigo gabadh aan aqaano tusbaxayga wajiga kaladhacaya insha allaah waxn rajaynaya inad isojawaabto
@fatimaibra8638
@fatimaibra8638 8 месяцев назад
sheikh ayeyday o dhawr sano ka hordhilatay ban ku riyoda mar kasta😢😭😭
@sacdiyoinaahmed5615
@sacdiyoinaahmed5615 Год назад
Asc shekhow Waxan ku riyodaa marwalpo ayeyadey oo dhimatay oo soo noolaaneyso oo idhaheyso anigoo nool aya lai aasay marar badan ayan ku riyooday wana fahmi waaye
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 Год назад
Shiiqow walashey eedadeey dhashay ayaa ku riyoo daa oo dhimatay shiiqow
@AMINOMAXAMEDmaxamed-d3d
@AMINOMAXAMEDmaxamed-d3d 8 месяцев назад
Mahadsanid
@danorodezev88
@danorodezev88 Год назад
Walalkey oo nool oo dhintay ku riyoday sheikh ii fasir tasi maa arkin
@nijaj9157
@nijaj9157 Год назад
Macalin Muse mxey tahy riya kasta oo riyoonayo hooyadee baa ku jirta. Hooyo Waa nooshahy
Далее
CALAAMADAHA LAGU GARTO QOFKA RUUXAANIGA AH
12:00
Просмотров 44 тыс.
Распаковка #MonsterHigh Potions №5
00:55
Просмотров 172 тыс.
4 YEAR SIBLING DIFFERENCE! 😭 #shorts
00:11
Просмотров 11 млн
Riyada qofka dhintay qof hadduu ku riyoodo dad meyd ah
11:36