Тёмный

Cali Sugle Iyo Gabayadiisi Iyo Sheekooyin Kii Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha 

QARNI JOOG TV
Подписаться 96 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 май 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@Glydh
@Glydh 3 года назад
Ilaahey ha u naxariisto cali sugule iyo intii halyeey dalkan ka dhimatay wali way noo joogaan dhaxalkii wanaagsanaa ay ka tageen Ilaahey fidoowsa ha geeyo
@zaytum
@zaytum 3 года назад
Masha alaah . Idaajaa alah ku siiyo cimri dheer cibaado suuban. Waa hidaha iyo dhsqanka aad u fiican una xiiso badan mahadsanid sharing this video 💓i love it💓💓🌹
@janagale10firdhie22
@janagale10firdhie22 3 года назад
Abwan cali sugule duncaebeed alle ha unaxariisto
@mohamudidan4184
@mohamudidan4184 2 года назад
Abwaankii inta afka somaliga ku hadasha alla yarxama Cali sugule duncarbeed
@omarN
@omarN Год назад
Cali Sugule the greatest composer ever somali had. May allah swt rest him in janna ameen ya rabb🤲
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 года назад
Idaajaa asgoo xanuun San baan maqlee doloow siduu yahay ilaahay de cimri dheer iyo caafimad cibado ha siiyo amiin
@zekeriaabdi5133
@zekeriaabdi5133 3 года назад
Abwan cali sugule alle hoo naxariisto... Abwan idaajaa isnah waa iftii ifaayah... Qarni joog my favourite channel....
@Gustde
@Gustde 3 года назад
Qarni Joog Waad Ku Mahadsantahay Soo Gudbinta
@abdidayaxdubane463
@abdidayaxdubane463 3 года назад
hidihii iyo dhaqankeenii suubanaa waxaa kanool idaajaa toloow yaa inoo badali doona nooloow waayo badan dambigaagana allaah iska daayo inshaa allaah
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 Год назад
Allah hownaxariisto 🤲 Cali sugule duncarbeed waddani dhab ah ayuu ahaa...sugaantiisa waddaniyadu ku dheehantahy waa mid abid intey Somali jirto adeegsantoonto
@farhiyakabayare1501
@farhiyakabayare1501 3 года назад
Idaajaa Allah Haku Xafido
@cabdicasiis7152
@cabdicasiis7152 Год назад
allah ha u naxariisto great cali sugulle
@ilbirhashi3030
@ilbirhashi3030 2 года назад
Aĺlow u naxariiso cali sugulle' true legend
@Garaad12810
@Garaad12810 3 года назад
💛🧡🧡M. Waa dhaqan yaqaan
@mommaymuun8745
@mommaymuun8745 3 года назад
Ader kay Allah Haku Xafido
@abdulkadirali6971
@abdulkadirali6971 3 года назад
Abwaan cali sugule ilaahay how naxariisto wuxuu tiir aad qiimo badan
@hamzeburcaawi7917
@hamzeburcaawi7917 3 года назад
Alle hakuu naclxariisto awoowo Cali sugule cigaal wuxuu ahaa shaksi kudayasho mudan oo ah indheergaradka somaliyed
@fiskacadey3462
@fiskacadey3462 3 года назад
Masha Allah Aduunkaan Waa Wakhti Kooban
@fiidcade1247
@fiidcade1247 3 года назад
Masha Allah
@abdirashidahmed2853
@abdirashidahmed2853 2 месяца назад
Allah yarxamu boqorka abwaannada soomaaliyeed. Idaajaa baase na baray
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 4 месяца назад
Idajaa-Maasha Allah!
@abdulkadirjalaqo9765
@abdulkadirjalaqo9765 3 года назад
Cali sugulle cigaal DUN-CARBEED Alle hakuu naxariisto awoowo🤲🤲🤲🤲
@amore5583
@amore5583 3 года назад
Heesta maandeeq waxaa ogaalkay lahaa abwaan saxardiid maxamed jabiye rabi naxariisti janno haka waraabiyo labadoodaba
@xamsehagoog4268
@xamsehagoog4268 3 года назад
Waar runtaa heesta waxaa sameeyay abwaan saxardiid. Odaygu midhkaa wuu ku barriiqday.
@amore5583
@amore5583 3 года назад
@@xamsehagoog4268 absolutely kolay waa bini daam oo waa qaldami karaa abwaan ku, lkn sixid bay u baahntahay, heesta dadku waa wada ogyihiin inuu lahaa saxardiid mohamed jabiye alle haw naxariistonisaga iyo intii kle dhimataybe
@saeedadam9474
@saeedadam9474 3 года назад
Allah yarxam abwaan Cali Sugule
@geediadem5015
@geediadem5015 3 года назад
Soomaali ayaa laga helaa dad taariikhda Ka sheekeeya oon waxba Ka baran waxna ku qaadan Oo halkii uun Ka wada hoogooda iyo baaba'ooda Waxa ay dhexlaan oo keliya waa hebel waa anaga iyo xasad
@omarmohamed6701
@omarmohamed6701 2 года назад
Abwaan aan la helicopter karin, abwaan uu aan lagu Hassan taajka sugaanta iyo xikmadda xeesha dheer, hal-abuur dhaxalkuu ka together aanu gaboobeyn. Illaaheey Naxariistii janno ha siiyo.
@Farhaan114
@Farhaan114 2 года назад
Cali Sugulle Cigaal Dun,carbeed eeboow Kuu Naxriiso
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 года назад
allah yaraxma abwaankii weynaa cali sugale afrikooy hurudooy
@madogashe1756
@madogashe1756 2 года назад
Sxb afrikooy hurudooy waxa sameeyay abwaan sangub yaana lagugu qoslin kkkkk waxuu aha reer dhagax buur
@ahmedsulub
@ahmedsulub 2 года назад
@@madogashe1756 Adigu ha ha amban ee cida samaysay sheeg
@yusufmohamudmohamed8063
@yusufmohamudmohamed8063 3 года назад
Shukran zxp
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Год назад
Xabadaasi way kaa bariiqatay idaajaa aan maalno hasheena maandeeq abwaan saxardiid jabaiye ayaa lahaa iska sax halkaa
@doorbin24295
@doorbin24295 3 года назад
Mahadsanid Wallo
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 2 года назад
Malaha hadii aanan qaldanayn heesta “ MAGAWDOO CANDHADII GOLAHA MARISAY” waxa lahaa “ SAXARDIID JABIYE” ALLE ha u naxariistee oo dhawaan dhintay.
@tawxiidchannel1906
@tawxiidchannel1906 3 года назад
Cali sugule. Mar trin heestaas ee waxa tiriyey Abwaan Jabiye
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 года назад
Alaah haw naxariisto
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 4 месяца назад
Ale ha unaxaristo
@haniuk8657
@haniuk8657 3 года назад
Cali Sugle Waxuu Gabyaa Aad Iyo Aad Halyeey U Ahaaaa
@mohamoudsharif572
@mohamoudsharif572 2 года назад
Abwaan idaaja iska hubiye heesta maandeeq wax iska lah saxardiid jabiye
@gavenblsn4753
@gavenblsn4753 3 года назад
next xaaji aadan afqalooc gabayadiisi, iyo gabaygiisi uu somali ku canaananayay markii sheekh bashiir la dilay.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Insha Allah Sxb Waxa Dhan Waan So Galin Doona
@gavenblsn4753
@gavenblsn4753 3 года назад
@@Qarnijoog Insha allah sxb. wllhi ninkaa waan ka yaabay, isagoo 90-ku dhow ayuu gayiga soomalida ku soo noqday, isagoo turkey-ga u soo shaqeeyey, badhasaabka falastiin inuu ahaa baa la sheegay. isagoo sagaashan ama ka wayn ayuu isku tasha-da geyiga somalida ka bilaaabay.
@kaysejama7365
@kaysejama7365 3 года назад
@@gavenblsn4753 kuma ma xaaji afqal00c
@yuusufhersimadadaal6668
@yuusufhersimadadaal6668 Год назад
Aan maalno hasheena maandeeq halkaas idaaja qalinkaa la baydhee waxa erayada lahaa abwaan saxardiid maxamed jebiye.
@hoodahabby9953
@hoodahabby9953 3 года назад
Keep Going
@shuuriye5539
@shuuriye5539 3 года назад
heesta mandeeq waxa lahaa saxardiid jabiye, taas umada oo dhan ba og naga hubi dhe ina faarax
@mohamedhakar6926
@mohamedhakar6926 7 месяцев назад
Maxaa adoonka rag katagay gobanimo iyo wanaag geed gaanab iyo mid dheeraba ufoolay cali sugul duncarbeer alaw ku naxariiso maxaad wanaag iyo sharaf soomaali ladayday jano jano jano
@aliabdullahi1334
@aliabdullahi1334 Год назад
Heesta “aan maallo hesheenna maandeeq” malaha Cali Sugulle waxa leh Saxardiid Jebiye, taariikhda been lagama sheego.
@abdihirsi2730
@abdihirsi2730 3 года назад
0
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 2 года назад
Waa munafiqii isaaqa necbaa.
@mutasmutas6793
@mutasmutas6793 2 года назад
Suleymaan wayrax walaal isaguba isaaq ayuu ahaaye siduu reerkiisa unici
@sahalfarah1634
@sahalfarah1634 Год назад
Qabyaaladi qiyaamaha haku badbaadiso!
@abdikadar2
@abdikadar2 Месяц назад
Cali Suggule mar ayuu Abwaan Ummadda Soomaaliyeed ahaa, balse xilliyadii danbe Hadraawi, Gaariye iyo Cali Suggulle SNM ayay ahaayeen oo fidno ayay hurinayeen iyo dagaal sokeeyo oo Jamahad Itoobiya u adeegayso guubaabo la dabbo taagnaa Cali Suggulle. Taariikh Madow ayaa u danbaysay.
@ahmedh1744
@ahmedh1744 3 года назад
habar weye axmed , xin xumaa , odeyga gacanta saartay ,weli duubcas ba ku jirra,,,cali sugule wadani daacad bu ahaa , ma ahayn sida axmed bowsi ku nool. talo bixin suuradaa IIDAAJA..,ugu qaalisan , suurada dhinac , sahan eebe,.. u dhig .mumiinta sax ee u tukatada daacad ilaah
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 года назад
Sxb waan fahmi waayey qoraal kaaga dhaliil miyaa ka wadaa mise talo?
@ahmedh1744
@ahmedh1744 3 года назад
habeen iyohabaar wada socda ya hoyga uwadata...helimaysid heeraabta museyn haddin errayeed,,.hiil baanleh hadal lagu hafto yad haadisa maqal....
Далее
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 178 тыс.
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 1,7 млн
Taariikhada Abwaan Cali Sugule Dun-carbeed
24:09
Просмотров 47 тыс.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Просмотров 83 тыс.