Тёмный

"Ceerigaabo nabadeedu muran ma gali karto, Xasan Sheekhow uurkaaga iyo afkaagu..." C/laahi Dahab 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 22 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 143   
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 3 месяца назад
Rijaal Ragganimo iyo Caqli Wanaagsan oo Garashada iyo Miizaanka ilaahay siiyay ka muuqdo iyo waliba Wadankiisa uu jecelyay great job walaalo Somaliland Uurka ka Og Ninka U shaqaynaya ee Difaacaya iyo Ninka ka Shaqaysanaya ee Cadowga u Adeegaya . All respect to Mr.Abdilahi Dahab .
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 3 месяца назад
Inaadeerkay qaali alle ha ku dharfo ❤❤❤❤inaadeer
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 месяца назад
Guuul somaliland ha nooooolaato cadawgu ha jabo aamiin
@januarySl2024
@januarySl2024 3 месяца назад
Wallaahi maanta Cabdillaahi Dahab ama Cabdillaahi Direewa oo soo baxal ayaan ka jeclahay sadexdan mucangag ee Somalia iyo Hadhaa Faqash ku dul socdeen ee gambadhada waqtigii iyo dalkii kaga lumay !
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 3 месяца назад
Ilaahay dalkeena ha inoo xafido
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 3 месяца назад
guul iyo gobanimo qaranka somaaliland
@aminaali6892
@aminaali6892 3 месяца назад
Garxajiski loo bahana wakaa abdilaahi dahaab waa raga Somaliland sugayso insha allaah ninki dalkisa difaca un baa dalkan xukumaaya taasi waa xaqiiq sifii fican bu haysta ninka malintay xuntahay dalkiisa difaca uunba dalkaan lagu aminayaa abdillaahi dahaab gulaayso wallo ano bariga BURCO aha waan ku tageer sanahay insha allaah
@hawaawil1880
@hawaawil1880 3 месяца назад
@@aminaali6892 waa kugu raacay rayigaa in la soo sooro cabdillahi dahab iyo darawal
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 3 месяца назад
Ilahooow wadani ridooo rajo so saar iyo horseed cabdillahi dahab iyo cabdillahi dirawal haaa so baxaan inshallah ❤
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 3 месяца назад
GARXEJIS WAA WADANI ❤
@ahaiban1
@ahaiban1 3 месяца назад
@user-sr86ui3xsuhsw Aynaan is-caayin. EEBBE SWT nagama dhigo Xisbiga Wadani hadaanu Garxjis, xisbiga wadani Somaliland waa ku dheeraad wuxuu jecel yahay wixii Somaliland neceb waana la madaluufin, Ilaahay hayna dhaafiyo...iyo...iyo...iyo???.
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l Месяц назад
Waa wadani ❤️❤️❤️❤️Garxasi markaa waalida Hala joojiyo
@hawaawil1880
@hawaawil1880 3 месяца назад
Garxajisaw cabdillahi dahab doorta aanu idinla dooranee
@book2316
@book2316 3 месяца назад
Future president of the Republic of Somaliland in sha Allah!
@ismailmuhamed2370
@ismailmuhamed2370 3 месяца назад
Alaa yacisak Car bal ha hello nin xisbiga Wadani ah oo ka hadlaya difaaca Qaranka ama ujawaabaya somaliya
@ahaiban1
@ahaiban1 3 месяца назад
@ismailmuhamed2370 Ismailow xisbiga wadani Somaliland waa ku dheeraad, maaha xisbi reer Somaliland ah ee cid kalaa leh oo uu u shaqeeyaa wixii Somaliland neceb ayuu la socdaa oo maba qarsado, bulshada Somaliland waa iney fiiro gooniya u yeelata!!!.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 месяца назад
Ha ka yaabin. Ninkan cabdillahi dahab yaa inala soo saara oo ilaahay yaqaan reerkiisii sharafta lahaa Wadani oo cadawga gudahaa baa afduubtay Waar ninkaniba waa idinka dhashay taageera oo reeraha kalena ula taga wanaag
@Abdirahmanshaqalle
@Abdirahmanshaqalle 3 месяца назад
Difaacista qaranka wasaarado iyo haayado ayaa balaayiin lacag lagu siiyaa si ay u difaacaan, kulmiye qaranka haduu difaaci kari waayeY kursiga ha baneeyo anagaa difaacayna I.a.
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 3 месяца назад
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك Ilaahay ha dhiwro ninkani waa Halyey Qaran, Bal Car intaa qof wadani ku jiraa hayidhaahdo, waxa lagu sheegayaa waa run
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 3 месяца назад
Reejo yaa noogu bedela kuwa maanta jooga inshaAllh ilahay idankii waad hugaamin somaliland halyeey degan oo caaqli iyo coodkarba leeh ManshaAllh ManshaAllh
@saciid_iid
@saciid_iid 3 месяца назад
I nagaa soosaarikarna
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 3 месяца назад
Abdilahi Dahab waa inuu soo baxa mansha Allah waa geesi qaran ❤❤❤❤
@saciid_iid
@saciid_iid 3 месяца назад
Aynu doorano c/dahab
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 месяца назад
Somaliland guul ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 3 месяца назад
❤❤❤ilahay caqliga iyo cafimaadkaba hakuu daayo ❤❤we appreciate you and love you
@sulyyyy7889
@sulyyyy7889 3 месяца назад
Dagaalka Gala! Guuuul Somaliland
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 3 месяца назад
Ururka rajo hala soo saaro. We don't want weak leaders.
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 3 месяца назад
Dadku rajo hadooortaaaannnnnnn
@saciid_iid
@saciid_iid 3 месяца назад
Anigu diyaarbaan ahay xusbiga rajo madaxweyne dayar oo muwaadina
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 3 месяца назад
Halays difaaco❤❤❤
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
GUD URURKA RAJO WAA HAA HAA HAA HAA WAAN QATAY GUD RAJO.HASOO BAXO❤❤❤❤❤❤❤❤
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 3 месяца назад
Geesi Geesi qaren ilaahey ha ku xafido 🎉❤
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 3 месяца назад
InshaAllah guul madaxweynaha mustaqbaka❤🎉❤🎉🎉🎉
@saamiaden7451
@saamiaden7451 3 месяца назад
Madaxweynaha somaliland ninkanbaaa u qalma walhi in lagu wareejiyo somaliland guul
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 3 месяца назад
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane madaxwaynaha mustaqbalka somaliland shacabka somaliland way ogyihiin cadawgooda iyo nasteexooda
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 3 месяца назад
Masha Allah, the future president of Somaliland
@slanddifac5460
@slanddifac5460 2 месяца назад
Masha allah libaax karbaash faqashta wey kibrene😂
@abdulqadiribrahim2440
@abdulqadiribrahim2440 3 месяца назад
Masulkani waa wataa Somaliya gudahediiba kaka Socota markasay Somaliland Lee yihiin aan midowno Horta idinku madoobe Shalay ayay Aheed Markay Mamul yar ee Puttland wan Guyana Lahayeen iyagaba Kala Socda Bal Dhinac isugu baydha
@Hawd74.
@Hawd74. 3 месяца назад
Madaxwaynaha mustaqbalka 👏👏👏👏👏
@aliwaays3501
@aliwaays3501 3 месяца назад
Dahab waa nin qaranimada somaliland ay ku weyn tahey daacad na ka ah qadiyada somaliland. Koonfurna lagama laha.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 3 месяца назад
Geesi geesi dhalay madaxweynaha mudan Jamhuuriyadda Somaliland in Uu hogaamiyo ✅🙏✅✅ 💚🤍♥️💚🤍♥️👍✅ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️
@ahmedismail201
@ahmedismail201 3 месяца назад
Mr Abdillahi, Guul.
@ahmedismail201
@ahmedismail201 3 месяца назад
Hassan Sheekh. Waa Munafaaq.
@lutfi9892
@lutfi9892 3 месяца назад
Rajo madaxweyneha mustaqbalka Hero
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Inta qaranimada sland jecel ururkaasi Yaanu Hadhin.waa in uu noqday xisbi❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Guuuuuuuul somaliland geeeesi buuuuufi
@nathra7351
@nathra7351 3 месяца назад
Somaliland guuul ishalah cadowga somaliland hajabo ishalah
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c 3 месяца назад
Cabdilahi dahab waageesi❤❤❤guulayso
@horijoogmedia
@horijoogmedia 3 месяца назад
Masha allaa Rajo warkiisu waa cad yahay somaliland uruurka doorta
@yurub5288
@yurub5288 3 месяца назад
Mashalla Allah Afku kuma go noolow in badan guuleyso ninkan oo kale Ayay ubahan tahay somalilaan somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan ✊ ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 3 месяца назад
Asc Daamuroow waxaan u malaynayaa waxaa ku soo diray Muuxe Biixi Ceerigaabo waxaa kataliya Ina Xaaji Nuur waana nabad adigu waxaa tahay Namiim isku diraya Gadhwayn MUUSE ismaaciil iyo Naaleeye Ahmed waar xishoo oo ku daba fayl Abdiraxmaan CIRO ❤❤ next president of Somaliland
@aliwaays3501
@aliwaays3501 3 месяца назад
Somaliland isheeda ayaa laga arkey. Markii qaranka somaliland lagu soo duuley ee meelwalba la isaga habar wacdey. Qaar somaliland ah ayaa sacabka tumaayey. Ama wadanka hala wada difaaco ama sacabka ha la isku tumo.
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 месяца назад
❤❤❤❤❤ mashallah Tabarikalla ❤️❤️
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 месяца назад
Guul jamuuriyada somaliland cadawgeedana way ka GUULAYSANAYSAA
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 месяца назад
Ceergaabo dhankaagu ha kudeeqo Daan taada aamin
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 месяца назад
Mshaa allah Mshaa gudomiye calahi runsheeg Badthy wlee
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 3 месяца назад
Dadka cadaadiska Isaaq waydiideen, Reer cirigaabo waalaga xureyn doonaa Soomali diidka, 35 beentii Reer Isaaq socon meyso waa inay Bulshada ka tashataa
@mohammadalsomali8500
@mohammadalsomali8500 3 месяца назад
Geesi 💪🏽
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 3 месяца назад
Aqoonsare allaha barkeeyo
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 3 месяца назад
Maasha allaah allaaha ku xafido
@WadoCad
@WadoCad 3 месяца назад
Waxa hubaala haddii laga aamuso huwanta bariga Sool, in ay ceerigaabo hunguraynayaan oo soo weerarayaan.
@AhmedFarah-i5s
@AhmedFarah-i5s 3 месяца назад
Huwantii way soo socotaa. Giirooy futadaa igiigiileh😂😂😂
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 3 месяца назад
CEERIGAABO waa nabad qolo walbana xaafadeedii ayeey joogaan....waa maxey qayladan ma awalbaa lays dhex deganaa😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 месяца назад
Guulayso cabdillahi dahab car wadani iyo kaah ha ka hadlaan, haday hadlaana Madax-u-salsaaxid huwan iyo wanjalaad Muuse Biixi wax aan ahayn ha keenaan
@nuraali5514
@nuraali5514 3 месяца назад
❤️🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽Soomaaliweynguul❤️
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 3 месяца назад
C/laahi dahab waxaa ka muuqata aragti lagu qanci karo.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 месяца назад
Waa in dagaal lagu qaado. Madaxweeynihii Puntland. Somalilandoow iska celiya duliga idiin soo doondoonaneeysa.
@hussienomar6636
@hussienomar6636 3 месяца назад
Ina Daamurow waxan u Malay naya shir jaraaid oo Hargaysa lagu qabtaa inaanu Ahmed Garaash ka difaacayn Ceetigaabo
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c 3 месяца назад
Malaha waxay kalagaranwaayeen Laaska iyo ceerigaabo huwantu soosoco siraadeey
@abdunnazermohamed110
@abdunnazermohamed110 3 месяца назад
Ceerigaabo waa lawada deganyahay ee intaada iimaanso
@cagajabeymedia6229
@cagajabeymedia6229 Месяц назад
Xasan shiikh ma hooyadaa ayuu qabaa dadka iska celi ama iska tuug xasan shiikh haku meereysane
@ugazmawlid5418
@ugazmawlid5418 3 месяца назад
Mr. Dahabale. Waanin. Mandal. Halasoodhaw
@ismacil9022
@ismacil9022 3 месяца назад
Raganimo rajo wa dhaxalgal
@allicare6483
@allicare6483 3 месяца назад
Waa nala dilay. Ilaa waagi ma wadaan. Kawaran reeraha xitaa qaxootiga galay? Weli idinka ayaa dhib sheeganaayo adinkoo dhulkiina weli degan.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Geeeeeeesi isaaq nimo
@ZahraAden-ws2or
@ZahraAden-ws2or 3 месяца назад
Allah u baryaya xusbiga in u sobaxo
@nuraali5514
@nuraali5514 3 месяца назад
1. Soomaaliya nac! Ok, Aabbo 2. Boosaaso nac! Ok, Aabbo 3. Sool NAC ! Ok, Aabbo 4. Amxaar Jecloow! Ok, Aabbo 5. Soomaaliweyn nac! Ok, Aabbo 6. Badda iyo dhulka, cadow sii! Ok, Aabbo 7. Awdal caburi! Ok, Aabbo 8. Jabuuti nac! Ok, Aabbo 9. Maxaa ku xiga?????????????? 10. Amxaar (Somaliland iyo Jabuuti) Amxaar! 11. Maxaa ku xiga???????????????? 12. Amxaar ( Soomaali koonfur) Amxaar! 13. Maxaa ku xiga??????????????????? 14. Ciribtirka Soomaalida Itoobiya iyo Soomaalida Kenya 15. Maxaa ku xiga????????????? 16. Qoomiyad tirtirantay 17. Sababtu maxay ahayd???????????? 😢QABIIL😢 Ilaahey umadda Soomaaliyeed, ha badbaadiyo, aduun iyo aakhiraba. ❤️Soomaaliweyn🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽guul❤️ Walaalaheena, reer waqooyiyow waannu idin jecel nahay, cadowgeena iyo cadowga umadda Soomaaliyeed oo kaleba, Allaha qabto. Itoobiya, Soomaalida dhexdeeda, ha usoo rarina, fadlan! Xusuuso, sheekadii: seddexdii dibi ee walaalaha ahaa: 1. Dibigii madoobaa 2. Dibigii guduudnaa/ Casaa 3. Dibigii cadaa 4. Iyo Libaxii la saxiibay iyaga😢 Ilaahey, ha badbaadiyo reer Somaliland iyo Soomaalida kaleba. Aamiin yaa Allah! ❤️Soomaaliweyn❤️ Soomaaliyeey, hadda maxaa Soomaaliweyn u xal ah?
@saciid_iid
@saciid_iid 3 месяца назад
Ma martidaa ceerigaabo keeneen ayaa isaaqow ka saariladihiin. War xiniinyaha iska jara
@FadoumaOsmanAhmed
@FadoumaOsmanAhmed 3 месяца назад
Wa ruuntay gessi qaran
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 3 месяца назад
Ninkan waa Geesi ururkisu ha soo baxo wale waa nin somaliland lagu amini karo
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 3 месяца назад
Muuse difaacii dalka wuu dayacay doqontaa xunee afka dheer markaasaa dhankasta laynaga soo galay
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 3 месяца назад
Ceerigaabo waa ĺaysugu imaanayaa ama inta wadalihi wey ka wada talin amaa waa lagu kala guuri Hadalkaasi kan cad hakaa maro ama nabad ku laq isaaqow
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 3 месяца назад
Afkay kaga hadhaye ma iyagaa cerrgaabo iman kara😊😊😊 faqashtu way riyoonay
@kyyy6515
@kyyy6515 3 месяца назад
Mansha Allah
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 3 месяца назад
Caaar xisbigaa wadaani haka hadloo waxaay huwantu kubwadoo cerigaaabo
@Shukri20267
@Shukri20267 3 месяца назад
Runtii C/lahi Dahab,waa raga yar ee Wadankan danta kaleh,cadowagana si dhab ah uga war qaba,waxan odhan lahaa Muuse haysku darsaden haw baneryo Musharaxnimada.Marxunka Ogaaden wax ka fulaysan lama arag er wixuu ka arkay kuwa la jooga,wadankana Sharciba kuma laha waa Qaxooti,Isaga,Sh.Imal,Ahmed Madoobe,kan calyada ka da’ayso er Ina-Maclin,kan Hoomlayska ah ee Faysal Rooble,waxa qaylada ugu wacan Kidmanyo ayay qaateen markaa wadankaba boliliqo ayay ka aamin San yihiin,Ogaadeen af madow leh aya Kismanyo haysta,Harti ma joogo,Biyomaal iyo Shiikhal hadal kooda daa Mareexan Kismanyo intii laga saaray aya hada lagu dagaalamaya sidii Gedo loo qabsan lahaa Majeerten nin Qaxootiya aya dhaqalahii ka joojiyey.
@IbrahimMohamed-kw7vi
@IbrahimMohamed-kw7vi 3 месяца назад
Nocaaga o kale baytari baan futada uga gurna
@MahamedAhmed77
@MahamedAhmed77 3 месяца назад
Laxdu waxay cirka aragta Marka la bireenayo war cabdulaahi dahab sida uma hadli Jirin muxu og yahay wa Kii oran jiray qaranka loo biqi mahayo
@abdullahiibrahim9554
@abdullahiibrahim9554 3 месяца назад
Oday waxaan kuu sheegayaa inaad madaxweynaha daacacada ah ku daba fayla oo wadanka oo dhan difaaca hadii kale joojiya qaylada aan macnaha lahayn.ciidamada ku daba fayla
@_22260
@_22260 3 месяца назад
Xasan shiikh baawada arintaa puntland baalarabaa in lagu dhi9bateeyo
@ugazmawlid5418
@ugazmawlid5418 3 месяца назад
Dhamaan. Dadweenaha. Somallander. Waxankacodsanaya. Inada. Doorotaan. Sobabta. Oah. Waa. Nin. Wadanka. Iyo. Dadkaba. Jecel
@mohmetmuhtar3935
@mohmetmuhtar3935 3 месяца назад
Cidii inoo tashataba illaahaybaa utalin la inagama macaasho somalilan iyo isaaqba illaahaybay talk saaratay
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 3 месяца назад
Karaash waa fulee
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 3 месяца назад
Dadkii buuraha laga kari la'aa isku eegaan raganimada Cirro iyo Cabdilaahi Dahab qof walba qanciyey oo ha isla yaabaan waxay dalkan u geysteen iyo tuushka ay yaaceen duhurka cad ! Kkkkkkkk
@ادمادم-ط1ظ6ض
@ادمادم-ط1ظ6ض Месяц назад
Waa sax waryaa Ina biixo wax hakuu taro
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 месяца назад
Ceerigabo waxba kama dhacayaan hadaa muuse adiga ku dilin gadhxejis ahaan meesha lagaa jiro garo Cid aan kuu jeedin ha ku waala Bela ku qaran tay
@keenoosman3991
@keenoosman3991 3 месяца назад
That man spoke well
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 месяца назад
Waar adigu is xoree waxaa laguu yaqaana cadawga gudaha maxad Cid kale kasheegaysa aduu muuse rabaa innuu ku dilo waana ku dilayaa iska sug
@jeimoha3286
@jeimoha3286 3 месяца назад
Xishoo oo Beenta jooji md hasan sh wuxuu ka hadlayey in aan bada xoog lagu qaadan karin dhiigeenaan u hureynaa sidaas bey aheyd ..ee ciyaalka ee marin habaabin
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 месяца назад
Soomaali nin aan waaqica wax ka beddeli karin ayaa wareeriyey. Maanta hadalkiisu wuxuu wax goyn lahaa hadduu Cirro sida Cabdillahi u hadlo ama uu ugu yaraan difaaci lahaa deegaankiisa la haddidayo.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 месяца назад
Calaacal. Sida naagaha tirsiga aad ayaad u taqaanaan.... Dhulka intiina maamula hadii kale qasab ayaad ku joogi xadkaaga. . Dhul ay degaan Beelo kale ma maamulikartaan.
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 3 месяца назад
Waxa dhiiga loo hurayo waa amxaarada hadaad itoobiya noqotana xushmo ma lihid oo waxba ma dhaantid
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 3 месяца назад
Madax sare nooloow inbadan sxb wadani dhaba
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Walaahi African ayuu u hadlay gudoomiyuhu
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 месяца назад
Iidoorow daanyiinu hayidin deeqdo ceergaabo waa galayinaa e
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 3 месяца назад
😂😂😂 kala qoqobka adaa wada wayo dalka soomaaliyeed 🇸🇴 inlakalajaro ayaad jeceshahay. Laakin madhaceyso. GUUL IYO MIDNIMO MIDNIMO MIDNIMO.
@ahmedismail201
@ahmedismail201 3 месяца назад
Waxaan tageersanahay Rajo.
@AxmedMuxumedMagan
@AxmedMuxumedMagan 3 месяца назад
Oday asaasaqay in u jawaabtaan ma aha waxaa looma jawaabo
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 3 месяца назад
Ku qarwidda jacaylka itoopia ee 60 jirada Somaliland iyo haddana nacaybka Somaliya waa arrin.sirdoonka Itopia ka dambayso hadda tahay sixir,laaluush ama sir ay ka ururiyeen odoaashaas .waxaan caadi ahayn ayaa jira.
@Abdikanijibril
@Abdikanijibril 3 месяца назад
Waar daamoroow cunfi iyo cuqdad ayaad ka shaqeeyneysaa waan kuu garaabayaa oo ninku hadaanu been iyo baroor wiish keenin cidi dhegeysan meyso
Далее
I Built a SECRET Lamborghini Dealership!
33:02
Просмотров 8 млн
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Tib Iyo Moye (Kal & Mooy)
17:20
Просмотров 742 тыс.
Ciil Badanaa- Ruwaayad reer Jabuuti
19:27
Просмотров 435 тыс.
I Built a SECRET Lamborghini Dealership!
33:02
Просмотров 8 млн