Тёмный

CEESHKI AAD WADA SUGEESEEN Ceesh Iyo Kalaankal 

Nasra Abtidoon
Подписаться 912 тыс.
Просмотров 743 тыс.
50% 1

Хобби

Опубликовано:

 

19 сен 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 года назад
Asxaabta waa Kanaa Hilibka Kalaankalka Muqaalkiisa ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ChYG0a71rNY.html
@nimcomohamed6904
@nimcomohamed6904 4 года назад
Habibati cuntoyinka fudude quracda no so badi😘 Wa lay aroosi raba sanadkn so socdo hadi ilhy idhahdo marka canjeelo subax walba ma wadi kare🤣🤣 cuntoyin mcano fudud o quracda no so badi😘😘😘
@umusahra2933
@umusahra2933 4 года назад
Nasro Abayo habaliyo corusoco gulaya kurajenay macanto💖💕🤲
@amranhusseinali3906
@amranhusseinali3906 4 года назад
Thanks Abayo mcn
@hamdiwarsame6295
@hamdiwarsame6295 4 года назад
Thanks nasro abyo mcn oray usoco allaha noo kaa dhooro
@minoabdirahman9154
@minoabdirahman9154 4 года назад
Masha alllh abaayo shukrn midan ka codsna abyo noso gali cunto ilmha lasiyo 6bil ilaa sanad
@AdnaChannel
@AdnaChannel 4 года назад
Waaw maasha allah gacantaada ihey kuu barakeeyo insha allaah ❤🥰
@munamxamedsharif3248
@munamxamedsharif3248 4 года назад
Masha Allah abaayo nasro marar badan ayaa nabarkada radiyey lkn wali mahelin abaayo keyga ayaa ku soo qoreyaa i soo wac 061 2623564 abaayo waan ku sugaa mcnto muqdisho leykula joogaa fadlan i so wac
@ruqiyoxasan930
@ruqiyoxasan930 4 года назад
Hkotrn8mdno yjinsopfne ienwjquwh9e uwo29qhiwubyiwu3nvfwihthoov
@ruqiyoxasan930
@ruqiyoxasan930 4 года назад
Thihdgbiod unokfn7js unsnioohd ijfvsvijrbion unikpporni
@qaalicali931
@qaalicali931 3 года назад
٧٤٤ل هظوربط إ.. ر ةعتنفغ٠٠٨٤٨٨٨٦٩٧٤٤٧٦٥٥٥٦
@sahraaxmed2878
@sahraaxmed2878 3 года назад
M.a
@raalinacabdi2206
@raalinacabdi2206 4 года назад
Nasro saaawax kaaga faaiday qof aan ugu faaiday ma arkin waxaan kuugu mahad celiyo ma aqaano sawab too ah wax walbo waa igala ween tahay abaayo jir oo joog waligaaa😍😍😍😍
@anfacxashisheeno5101
@anfacxashisheeno5101 3 года назад
Nasro abtidon inta ila tagerto like dhac kusiyahe hee 🙏❣❣❣
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 2 года назад
Galaaskaas gurigeena Soomliya baan ku xasuustaa 🌹🌹
@ilhaanmoha3105
@ilhaanmoha3105 4 года назад
Nasro cadey saa wax no fahansinesid waxba la sisan karin qaali ilahey haku xafido ❤❤❤
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 11 месяцев назад
Dheeman Lula nasraay,ceeb kasaliin batahay farxad Ku nolow abid❤️❤️
@liibaancumarcalasow5999
@liibaancumarcalasow5999 4 года назад
Walashey nasro horey u soco gacantada alaha kuu barakeeyo
@nalkahassan9118
@nalkahassan9118 4 года назад
Nasra abaayo aad baan uga helay waane tijabiyay tijabadiina waa ku guleestay masha allah lkn hilibka masameynin waxaan u sameestay kosto aan caadi eheen thanks abaayo
@sumayaabdillahi6674
@sumayaabdillahi6674 4 года назад
Masha Abayo nasro mahadsanid markasta waxa ifududeysaa sidaan uga farxin laahy wllhy aan hooyadod labad ahay hada waxey dhahayan abayo hal haben kadib noo samey ceesh masha Allah abayo Allah haku sahlo harimaha aad ledahay oo Allahna hanu gu kulmiyo dhamanteen janada
@aniizaadontiialle3291
@aniizaadontiialle3291 4 года назад
Masha allah abyo ilhey hagu xfdo gacn tadah allah ku bargeyo walshey❤❤
@shukrimoumindilihow5486
@shukrimoumindilihow5486 3 года назад
Cawa ceesh ayan sameesan rabay RU-vid kaga aanka radiye wnkaa faaiday macalimad mhdsnd 😍😍😍💋💋💖
@queenie4558
@queenie4558 4 года назад
Masha Allah abyo..May Allah bless ur hard work sister nasra 💖
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Queenie subscribe isaar abaayo
@munamxamedsharif3248
@munamxamedsharif3248 4 года назад
I sii walaasheyda mcn abaayo nasro i soo wac
@macalinaxmed-lz9dy
@macalinaxmed-lz9dy Год назад
Abyo ceysh iyo sabaayad maxey kula duwanyahiin
@tikfuc190
@tikfuc190 4 года назад
Shukran xabibti runtii waxbadan nofaideysaa Allah ku xafido ❤❤❤
@arwathapet8453
@arwathapet8453 3 года назад
ما شاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا .
@AminA-pr3wo
@AminA-pr3wo 4 года назад
Wll caqliga iyo garshada fahmada & awlaada alle ha ku barkeeyo
@seynabmacalinmaxamud3617
@seynabmacalinmaxamud3617 4 года назад
Mansha alah abayp gacantada ilah haku barakeyo mcnto wax badana ka fa idnay
@maryancisman2915
@maryancisman2915 4 года назад
Qaali quruxey Allah Ku dhooro hormar wacan
@zamzammukhtarsid-ahmed393
@zamzammukhtarsid-ahmed393 4 года назад
Masha Allah abayo nasra thanks gacantada Allah Ku barakeyo axsan cesh waye
@farxiyoaxmed4407
@farxiyoaxmed4407 Год назад
M.a abyo aad ayad umahadsan thy sida aad wax nogu sharaxeso cajiib wayay runti aniga si wangs. Aya ku fahma hadalkada m.a allaha ku barakeyo walashey❤❤❤❤
@haboonxagalweyn7667
@haboonxagalweyn7667 3 года назад
Nasra abyo waxaa notahy horseed gacantada alaah hakuu barakeyo abyo
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 4 года назад
Qalbi daacadeeda allah ku xafido my dear
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 3 года назад
MashaAllah TabarakaAllah abayo. Ani birta Afar gees afar geeska ka dhigta oo dhuxusha la saaro aa aqaaney. Mar horaana iigu dambeysey ceesh aan sameeyo, lkn Kan waan isku dayeyaa inshaAllah inkastoona Gas cooker haysanin.
@saciidomukhtarmustafsaciid6780
Mahadsnid walalsheyda mcn keep going waxbadan kaafaaidey
@ifrahsalad4851
@ifrahsalad4851 4 года назад
MASHA Allah Abaayo gacantada I'LLAHAY hakuubarakeyo xabiibti nasro 😍😍😍😍👍👍👍👍👍💓💜💛💚💖💕💗💞
@naciimocismaan1118
@naciimocismaan1118 4 года назад
Maasha allaah gacmahaada allaha kuu barakeeyo
@abdirisaaqalimj4022
@abdirisaaqalimj4022 4 года назад
Masha Allah wallahi abyo waan kahelaaa sidaa wax ukarisid
@hafsamohamed8941
@hafsamohamed8941 4 года назад
Shukran xbbti nasraaa allaah yaxfidaki
@aishashire5391
@aishashire5391 3 года назад
Nasro wll qaali shukran Saad noo qanciso alle haku qanciyo
@najaxabdirizak9064
@najaxabdirizak9064 4 года назад
Masha Allah abayo Nasra keep going❤❤❤❤❤❤
@halimo.osman63
@halimo.osman63 4 года назад
Maanshaa Allah nasra waxbadan waadnoo faaidaysay Allah haku xafido abayo
@SumayaAhmed-ig4mx
@SumayaAhmed-ig4mx 9 месяцев назад
Nasraay ilaahay gacanta hakuu barakeeyo
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 4 года назад
Masha allah gabar caqli badan ayaa tahay allah ku xafido nasro wallahi degenanta aad wax usharaxeeysid ayaanba jeclhay
@ruunruuhi1762
@ruunruuhi1762 4 года назад
Nasro abayo ilahay dartiis ayan kuu jeclahay abaayo maalmahn ayay iga heesay qado sidaas ah waa ii fududeesay oo dhamantod jigada ayaan ka helaya jazakallah xabibti ♥️♥️♥️♥️😍🙏
@nimcaankostate9575
@nimcaankostate9575 3 года назад
Mashallah waad mahadsantahay jazakallah
@boqorada9499
@boqorada9499 2 года назад
Man sha allah
@cllhiyusuf5953
@cllhiyusuf5953 2 года назад
Masha alaah abaayo mahad said horoy usoco idhaha oyo dulqadka ale kama.qaado
@muniirakhalif12
@muniirakhalif12 4 года назад
Abyo nasro saliid kuma dubin miyaa mshalh wlh so qurx تسلم ايدك حبيبتي
@fardowsanuur8548
@fardowsanuur8548 4 года назад
masha Allah nasra qaali alle ha ku barakeyo waad noo faaideysay THANKS abaayo ❤❤❤❤
@xaawaibrahimaadan2283
@xaawaibrahimaadan2283 3 года назад
Xidigtiiiii xamarey hadal xanaf abuuriyo xumaan kuuma qureee mcn allha kubarakeeyo sida wacan aaat noogu faa ideysid
@hormuudkabulshada60
@hormuudkabulshada60 4 года назад
Waaw masha allah qaali shukran caadi maahan gacantada allah kuu barakeeyo❤❤❤
@ismahaanabdullahi9973
@ismahaanabdullahi9973 3 года назад
Mahdsaan walshayd
@siciidobashiirmaxamadsicii6035
@siciidobashiirmaxamadsicii6035 3 года назад
جزاك الله خير الجزاء أ ختي كريم
@amishmohammed2900
@amishmohammed2900 2 года назад
Mahasanid mcnto
@nasteexacabdiaxmed3262
@nasteexacabdiaxmed3262 3 года назад
💛💛💛💛💛Nasroy mhdznid cdey qof an wax ka fahmaayo🧡🧡🧡 athy m.a gcmahaga ilahey haku barakeeyo 💚💚💚💚💚
@nafisonafiso5212
@nafisonafiso5212 2 месяца назад
Ceeshka marka ladubaayo saliid maa lagu dubaa hadda ii soo jawaab nasro
@iqriinapapeh6634
@iqriinapapeh6634 4 года назад
mash allah abaayo nasro in bdn waan ka faaidney thnk you xapiipti xidigta xamar hore usoco abaayo
@fatumaibrahim6587
@fatumaibrahim6587 2 года назад
Mashallah
@safiyamahamud9893
@safiyamahamud9893 4 года назад
Maaaaaaaaasha Aaaaaaallh abyo mcn waan ku jeclhy allha ku barakeyo waad no faa,ideysa markasta qeyr allha ku siiyo ❤️😍😘
@amranomar4462
@amranomar4462 4 года назад
Asc
@amranomar4462
@amranomar4462 4 года назад
Abaayo
@amranomar4462
@amranomar4462 4 года назад
❤❤
@amranomar4462
@amranomar4462 4 года назад
macaantu
@amranomar4462
@amranomar4462 4 года назад
Sabaayad
@maryancirro4348
@maryancirro4348 4 года назад
Waaw😄 nasroy aad baan ogahelay mgadsanid xpty ❤❤❤💋💋💋 nasraay masamaystaaa🤣🤣😚😚😚 kaftan xapty
@hsadrihaji8947
@hsadrihaji8947 4 года назад
Waaw masha allah waan ka helay allah ka gacantada ku barageyo wllshey ilxun iyo intii uurka ka naceb allah ku matusp ♥️♥️♥️♥️♥️
@caakifcr7292
@caakifcr7292 4 года назад
Mash Allah abaayo, waan jecelay side aad cuntada u diyaariso. So beautifully.
@ceblamohamud4591
@ceblamohamud4591 2 года назад
M.a xbbti wa I hagagey xbbti
@xalimoabdilahi3189
@xalimoabdilahi3189 4 года назад
Alla haku barakeyo gacantada habiibti ❤
@naimaduran2616
@naimaduran2616 4 года назад
Masha alllaaaah my mcnto ilahay ha ikaaa xafido wan ba kahelay ceeshkaan
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 4 года назад
Mash Allah tabaaraka Allah isoo niyeyso🤗🤗🤗🤗😆😆
@faraxmohamedmursat6443
@faraxmohamedmursat6443 4 года назад
Masha allh keep going♥️
@qureeshomahamudfarah6754
@qureeshomahamudfarah6754 4 года назад
Inta ila Aragto 94k like haiisaarto nasra queen love isaara 100k goordhaw arag
@raxmaminey3036
@raxmaminey3036 4 года назад
Mashaa allh allha kuxafido
@AyanAhmed-gy5qr
@AyanAhmed-gy5qr 4 года назад
Mahadsanid wlshy wax badana ka faaiday masha Allah 😍😍😍😍😍😍
@sundusabdirahman8769
@sundusabdirahman8769 7 месяцев назад
Wanaga kibortay cunto karis manoo soodhigtid😢 waxaan kukubaranay waxaa dan kuu ahayn unaa nagu wareerisay
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 4 года назад
Masha Allah 🙏♥️💯😋
@dekzupdull8837
@dekzupdull8837 4 года назад
masha Allah, qeir badan sis
@qatramowiid7572
@qatramowiid7572 3 года назад
Mahadsanid Abyo Runti wan iskuday wanakuguleystay Aad Ayan u jeclahy Qabka An u sameysid cunada mansha Allah Allah kubarakeyo Gacmahaga
@saakinabuukar4848
@saakinabuukar4848 4 года назад
Mahadsanid macalimadeyda ku jcliya.jumca mubark xabiinti
@nasteexohaaji9982
@nasteexohaaji9982 3 года назад
Cagmahaga allha ku barakeyo abayo❤❤
@naruuro8998
@naruuro8998 4 года назад
Shukran habiibti
@ummumaaida6414
@ummumaaida6414 4 года назад
Masha allah gacmahga allaha ku barakeyo💓💓💓💓💓🙏🙏
@hodmanshiiq7085
@hodmanshiiq7085 4 года назад
Masha allh nasro abtidon Abaayo allh kuxafido
@Manal-kp3dk
@Manal-kp3dk 3 года назад
MASHALLAH Tabaraka Allah Inshallah I will try
@ayanishey25
@ayanishey25 Год назад
Mansha Allah abayo Thanks 😊❤❤
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 4 года назад
Mansha Allah my lovely sister God bless you
@najmocabdicilmi3773
@najmocabdicilmi3773 2 года назад
M.a gacantada allh kubarakeyo
@luulmaxamuud1738
@luulmaxamuud1738 2 года назад
Mashaalaahabaayonasrawaakahelayceeshkahamblyo
@fosiajama2559
@fosiajama2559 4 года назад
Mazha allah wllo qali hore u zoco♥️💯
@naimaegeh7288
@naimaegeh7288 3 года назад
Masha allah Qadada manta ayan ka dhigayaa insha allah Thank you xppti
@abdulkadirhasanmoalim7211
@abdulkadirhasanmoalim7211 4 года назад
Waxaa tahay macalimad wanagsan Masha allah
@maryamoaxmed1594
@maryamoaxmed1594 2 года назад
Shukran xabibti
@safiyasaleeban4912
@safiyasaleeban4912 2 года назад
Alle gacanta ha kuubarakeeyo xbbty
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 3 года назад
Masha Allah maanta Ayaan sameeyay eshcalaa ceesh waaye😋😋😋😋
@nimishcollection7998
@nimishcollection7998 4 года назад
Wcs abayo mcnto keep going on wlhi u are the best cooker I've ever seen
@oge4512
@oge4512 4 года назад
Wcs abaayo nasro birta saliid maa marisay
@DahirHassan-dx9te
@DahirHassan-dx9te 3 года назад
Mash
@nasteexoaxmedcalii3976
@nasteexoaxmedcalii3976 3 года назад
Msh Allah abaayo Nasro wad mhdsnthy
@zakiyahaji3639
@zakiyahaji3639 4 года назад
Maasha Allaah Nasra wllshay aad ayaad u mahadsantahay jzk allaahu kheyran
@carinohope3117
@carinohope3117 4 года назад
Masha Allah abaayo Allah haku xifdiyo caqligaga iyo aqoontaada masha Allah
@sahracaydid1502
@sahracaydid1502 Год назад
nasro abyo birta sali madan mariyih mise sali cashaka lagu dubaah❤❤
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 4 года назад
Masha Allah my Sister Nasriina ABTIDOON waxan ku leeyahay hor mar wcn Guushaada waa guusheena dadaal garabkaaga waa anaga love you sister
@nasteexocumar1210
@nasteexocumar1210 4 года назад
Alaafyemacaan
@qancisobaahi3435
@qancisobaahi3435 3 года назад
Masha alha
@aminaabdiaziiz3952
@aminaabdiaziiz3952 4 года назад
Ilmaha mrky seexdaan inoo soo dir video gaan cml no qaylo wllh shukrn
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Amina Abdiaziiz subscribe isaar abaayo
@nimcohajidaud7417
@nimcohajidaud7417 4 года назад
Masha alah abaayo cuntadaada macaan baban ka helay
@nimcohajidaud7417
@nimcohajidaud7417 4 года назад
😇😇😇😇😇😇
@ilhaanmoha3105
@ilhaanmoha3105 4 года назад
Masha Allah abyo Nasra gacantada allaa ku barakeyo
@sacdiya1813
@sacdiya1813 2 года назад
M.aallh walashey nasra illaahey haku xafido meel kasta a jogtid
@sagalahmed3610
@sagalahmed3610 4 года назад
Mnshallh Allah kuxfdo adiga iyo familykaga gacmaha Allah kubarakeyo
@nasriinmahamed6475
@nasriinmahamed6475 4 года назад
shukra hppti nasriin wllo cabitaano noo soo gali
@munogaraad8563
@munogaraad8563 4 года назад
Cabitaan wey kujiraan channelka abaayo
@miskisaid7356
@miskisaid7356 3 года назад
Masha allah qurxy allah ku xfdo Gcn dahabey🥰🥰🥰🙏
@ayaanabdulahi9924
@ayaanabdulahi9924 4 года назад
Waaaaaaaw mashal abyo ilahy hakubarkeyo qli 💗💗💗💗
@user-mt2ce1ge7e
@user-mt2ce1ge7e 4 года назад
تسلم يدك ي حبيتي👌بلعا فيه عليكم👍💖
@shukrixasan5380
@shukrixasan5380 4 года назад
Masha Aallah❤❤❤
@nafahatmoalimkhalif1767
@nafahatmoalimkhalif1767 3 года назад
Janaatul firdows allaha kugu bishaareyo abyo
@ruqiyomaxamadmuxudiin7252
@ruqiyomaxamadmuxudiin7252 4 года назад
macalin nasro waso sameeyay woo iitosay qaabka nogu sheegtay aaracay qurux hal xabo xate ma iga halaabin illahey kheer haku siyo mcnto adi la aanta abaar waaye
@saadoabdi73
@saadoabdi73 4 года назад
mansha allaah nasro 💖💞
@Malyuunxaashi
@Malyuunxaashi 4 года назад
Keep going ♥️🕊
@xoghayechennel2954
@xoghayechennel2954 4 года назад
Maansha alaah my sister
@fowziyahassan1890
@fowziyahassan1890 4 года назад
Wow M. a Alle hkuu barakeeyo gacantaada alpo❤😍💋
@raaqiyaali2451
@raaqiyaali2451 4 года назад
Mash Allah abayo alle haku daayo
@nihamkhalid6135
@nihamkhalid6135 4 года назад
Mansha.lh abyo ilhy gacanta haku barakeyo
@marwogul6796
@marwogul6796 4 года назад
Nasra qaliyey thank you love you 😘
@nimonorali4168
@nimonorali4168 4 года назад
Maasha Allah abayo
@dooljr2648
@dooljr2648 4 года назад
RU-vidka in qayb dhadhanka iyo uduga laga ogaado uu lahado ayas ficnan lahayd cayshkass iyo kalankalkaas ayaan ka dhadhamin laha😂
@shukriyamohameld2329
@shukriyamohameld2329 4 года назад
Hhhhhh waxba kamasoo gaarteen anaa dhadhamis kulaasanlahaa masha allah 😋😋😋😋😋😋😋😋🤣🤣🤣🤣
@dooljr2648
@dooljr2648 4 года назад
@@shukriyamohameld2329 😂😂😂 Waa run dad badan ayaa meeshaan dhax seexda ooba maalin kasta iga soohoreeya.
@dooljr2648
@dooljr2648 4 года назад
Lkn Nasro waa ku kalsoonahay way ireebi lahayd😂
@user-ge1wo7ye9x
@user-ge1wo7ye9x 7 месяцев назад
Mansha Allah abyo mahad sanid xapiipti ❤❤😊😊
@fadumoxasan6557
@fadumoxasan6557 4 года назад
masha allah abayo nasro aad ayaan kuu taageeraa❤❤❤❤❤❤
@haboonmowliid9344
@haboonmowliid9344 4 года назад
Wwwwww maaaasha allaaha abayo macnto allaaha ku xafiido aamiin yarabi 🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲👌👌🥰🥰💖💝
@umumanaal8557
@umumanaal8557 4 года назад
Waaw m.a ceesh aad u qrux bdan waaye wllhi ilah haku brakeyo xbibt
@ubaxhealthybeauty5141
@ubaxhealthybeauty5141 4 года назад
Masha alaah abaayo gacantada ilaah ha ku barakeyo insha alaah qaali
@deqocabdulle4806
@deqocabdulle4806 Год назад
Masha allah xabiibti
@hamashmahamed3807
@hamashmahamed3807 4 года назад
Mashallah abaayo qaali gacanta ilahay kaama goyo aamin
@arrehsouleimanaouled2095
@arrehsouleimanaouled2095 4 года назад
Maansh allah iLahay haku barakayo xigamadad xpti
@sacdiyomahmud4160
@sacdiyomahmud4160 3 года назад
Mansha Allah nasro sharaf Allaha kuxafdiyo
@amiirshekh7292
@amiirshekh7292 4 года назад
ماشاء الله بعافي عليكم حياتي نصرة انتي نجوم حمر
@zahrabeauty4083
@zahrabeauty4083 4 года назад
Mashaa alaah abaayo qaali gacantaada alaaha kubarakeeyo
Далее
Ceesh aad u Fudud Cashada Ku Fican Jileec iyo Macan
10:03
#Muufo iyo #Maraq Cabitan iyo Bisbaas  Qado Dhameestiran
19:28
XALWO SUBAG HAL KIILO GURIGAAGA KU SAMEESO
16:06
Просмотров 1,8 млн
Ceesh iyo Maraq Kabash aad umacaan
16:15
Просмотров 506 тыс.
Sida lo sameyo Ceesh iyo maraq mcn bdn ka faideso 😋
20:32
😍🤤
0:20
Просмотров 1 млн
МОЖНО ЛИ ОДЕТЬСЯ ЗА 1000₽?
0:44
Просмотров 1,6 млн