Тёмный

CEYDA WALAASHE AMIRA WAY KU JECESHAHAY KA SO GAAR ZAMZAM JACEYL MANAGA DHEXEEN - DANEESI - HAB ISII! 

Adna Channel
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 111 тыс.
50% 1

ZAMZAM JACEYL NAGAMA DHEXEYNIN WAN ISKU DANEESANEENAY - CEYDA WALAASHE AMIRA WAY KU JECESHAHAY KA SO GAAR- SHIIRKA CUMEER 5 DAQIIQO

Развлечения

Опубликовано:

 

1 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 364   
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 4 месяца назад
Cimraan Iyo Saxaaf Masha Allah Quraanka Waa Ku Fiicantihiin
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 4 месяца назад
Ramadaanka waxyar ayaa ka haray alle caafimaad qab hanagu gaadsiiyo❤❤
@sharmaaweys5278
@sharmaaweys5278 4 месяца назад
aamin yaa rabi
@halimoabdifidhin9813
@halimoabdifidhin9813 4 месяца назад
Aaaamiiiiiiiiiin yaarabi 🤲🤲
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 4 месяца назад
Amiin yarabi
@user-fu6xh5vu8f
@user-fu6xh5vu8f 4 месяца назад
Aamiin yaa allah
@XafsoXasan-ql6ym
@XafsoXasan-ql6ym 4 месяца назад
Cimraan iyo sundus caawa geemkaan kuwa kle wuu ka duwan yahay😂 Hore u socda pro and sis😊❤
@Sundus2934
@Sundus2934 4 месяца назад
adno iyo saxaaf soosameya gemka😂plz plz plz 😂😂😂
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 4 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@FatxiMaxamed-rz6cu
@FatxiMaxamed-rz6cu 4 месяца назад
Haa wllhi waa ihadashay😂
@Sukhracali48
@Sukhracali48 4 месяца назад
Aynu kuwada salino xabiibkeena muxamed scw❤😢😊
@user-my8fw1gd7p
@user-my8fw1gd7p 4 месяца назад
Scw
@asmaabdi4336
@asmaabdi4336 4 месяца назад
Scw Scw scw scw
@HudaCabdi-qj5iy
@HudaCabdi-qj5iy 4 месяца назад
Sallahu calayhi wasalam Sallahu calayhi wasalam
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 4 месяца назад
صلي الله عليه وسلم ♥️
@SacdiyoQuman-nh4yu
@SacdiyoQuman-nh4yu 4 месяца назад
Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam
@DeeqaxanafiMaxamed-ol3pe
@DeeqaxanafiMaxamed-ol3pe 4 месяца назад
Su ashan isi waye qof naar laga aburay waa ibles qofka laga badbadiye waa nabi ibrahin calyhi salam😢❤❤❤
@mohamedc1322
@mohamedc1322 4 месяца назад
please cayda iyo faadna soo qabo adna codsi waaye😂😊
@shiningstar5952
@shiningstar5952 4 месяца назад
Alla 2 xishood badan beelo waaye wlh
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 4 месяца назад
Adna malinkasta wakacodsana amira qurux iyo arimaheena soqabo hanu adkeynin kusoxiji plz
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 месяца назад
maxa ka rabtaa labadaas abaa 😂
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 4 месяца назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏🎉
@balaqinhoprez8488
@balaqinhoprez8488 4 месяца назад
F
@hindaomaryusuf4343
@hindaomaryusuf4343 4 месяца назад
Saxaaf sharuudaha kusoo dara arimaha diinta aan banaanayn sida qofka habsii ama xambaar Sida ugu kusoo dartay caafimka ito qof wax structurekiisa wax udhimaya Mahadsand horey usocda❤
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x 4 месяца назад
Sax waaye wll
@naturechannel950
@naturechannel950 4 месяца назад
Agah cimaraan diinta wuuba ku dheeryhy m.a❤ congratulation 🎊 🎉❤
@Kiii629
@Kiii629 4 месяца назад
Ceyda iyo amiiira markaaa maqlay wasooo carary😁😁😁❤️
@Asmo48
@Asmo48 4 месяца назад
Isku mid
@FarxiyeIbraahim-it5jv
@FarxiyeIbraahim-it5jv 4 месяца назад
Xata ani😂
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 4 месяца назад
Team cimraan is not eazy
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 4 месяца назад
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 месяца назад
Cimraan diinta aad ayuu ugu wanagsan yahay wlh aqoon guudna wa ku wanag sanyahay
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 4 месяца назад
Maashallah dheh wll😊
@alonegirl8
@alonegirl8 4 месяца назад
Diinta wey ku liidata gabadhan haka faaiideysato hdda waayo macalin ayaa u joogo oo baraayo maleysia❤
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 4 месяца назад
Waxaa kaaga daran heest ayey qaadey ayadon loo dirsan waxa logu xijiye aayado qur,aan 1daqiiqo bis😢weyna jawaabi weyse wlhi xanuun wye🥺
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 4 месяца назад
Team Shamuure 1M noo balan ah I.a❤️🫶🥰
@user-ov1yi9bg3n
@user-ov1yi9bg3n 4 месяца назад
Diyaar
@user-fe7tc5ws9r
@user-fe7tc5ws9r 4 месяца назад
😂😂😂😂😂
@queenzahara7828
@queenzahara7828 4 месяца назад
Plz cimaran ugbad halo baliamiyo dhina diinda ku ficnyhiin ya iku racsan ❤
@user-hd3xz5wl7g
@user-hd3xz5wl7g 3 месяца назад
Cimran xagadinta wukuficanyahay masha allh
@KingKunka
@KingKunka 29 дней назад
Kusali nabi muxamed scw
@naimomohamed7908
@naimomohamed7908 4 месяца назад
COMMOING SOON 1M 🎉❤ INSHA ALLAH
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 4 месяца назад
Team cimraan isn't easy ❤😂
@Supr93
@Supr93 4 месяца назад
I prefer the 😅 word nor no use to it has been either for me or bawling 😭 my thighs 😂
@xaliimocabdi7665
@xaliimocabdi7665 4 месяца назад
It's not easy ❤😂🎉🎉
@MuniiraAxmed-fu4et
@MuniiraAxmed-fu4et 4 месяца назад
😂Asad iyo koko so qabo plz yaa igu Racsn..like 👍
@deqamustaf426
@deqamustaf426 4 месяца назад
Adna xapipti i.a ramaanta barnamijkan oo diini iyo aqon gud ah le keen i.a si qof wlbo asa so diyarsnoyo mana is ogo inta igu racsan please
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 4 месяца назад
Mansha alahu abowa cimran wil dinta kufican wayo sundus adi maxakaqaldan dinta laimaw jacel iyo Amira qurux iyo ceda walalo wayo ee hakuwalanin ee wilka cawo sualakudishay dinta laimow
@user-kf1do3ky5f
@user-kf1do3ky5f 4 месяца назад
𝐥𝐚𝐦𝐤 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐦𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐰𝐨😢
@mohaaswd1772
@mohaaswd1772 4 месяца назад
Adna io saxaaf big game next match 😂😂😂
@user-wg2qf1lj6h
@user-wg2qf1lj6h 4 месяца назад
Adna iyo saxaaf soo sameya pls pls pls😂
@ashaomar6719
@ashaomar6719 4 месяца назад
Sundus waa laga gardaranyahay qof aynan kasseynin aa la weydiyay. Lakinse Caydid waa qof famous ah.😮
@Samia___Ahmedn
@Samia___Ahmedn 4 месяца назад
Amiira❤Ceyda 😂😂😂😂😂😂QAB+QAB=Qalbi to QALBI❤
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 4 месяца назад
maxaa sundus ka khaldan ma fircoon naar ka badbaday illh nimo ayuuba sheegtayee diinta qfka haduusan aqoon ma aqaani ceeb ma hn wll
@HoodoMaxamuud-iq3cf
@HoodoMaxamuud-iq3cf 4 месяца назад
Sax weye wllhi
@user-kf1do3ky5f
@user-kf1do3ky5f 4 месяца назад
𝐥𝐚𝐦𝐤 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐦𝐢𝐢𝐫𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐰𝐨😢😮
@user-wo2mc8nw3x
@user-wo2mc8nw3x 4 месяца назад
Mashaalha cimran waxafid allah yacizak
@NuurtoAbdirashid-jq8my
@NuurtoAbdirashid-jq8my 4 дня назад
Qofka naarta laga bad baadiyey waa nabi ibraahim qofka laga abuureyn waa ibaliis❤❤
@Fataxo7
@Fataxo7 4 месяца назад
Qof naar laga badbadiyay waa Nabi ibrahiim Qof naar laga abuuray waa Ibliis Naagna waxa la dhahaa tan adàdag oo kartida leh
@Canabmaxamedgeedi
@Canabmaxamedgeedi 4 месяца назад
Araxmaan markuu weydiyay wan aqriyay wn ka soobaxay wlhi mar horaa igu danbeysay ilahayow quranka naxifdisii
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 4 месяца назад
Cimraan Iyo Shiikha Dugsiga dhigo Team 27 ka Mid ah isku abalamiya😂😂😂
@hamdihussein6688
@hamdihussein6688 4 месяца назад
Haa wllh 😂😂
@masitmohammed3543
@masitmohammed3543 4 месяца назад
Please make about dinta imraan for Ramadan
@user-im7bu5hz6p
@user-im7bu5hz6p 4 месяца назад
Keep going
@farxiyocqadir-nt1ym
@farxiyocqadir-nt1ym 4 месяца назад
Adna abayo mcn plz geymkan asad io kashay sosamay inta ramadanka lagarin 🙏🙏
@user-fl6mx3et2v
@user-fl6mx3et2v 4 месяца назад
Wlhy cimran waxlee ka faa idaynaa noo daaya
@Jaaaama36
@Jaaaama36 4 месяца назад
Sundus ceyda sidey u dhahysaa Caynda kulhaa 😂
@Nadarey
@Nadarey 4 месяца назад
Waxa diinta mamnuuc ka ah see lacagaa la isaga qadaa Markuu dha haayo hab isii😮
@SumayoMohamud
@SumayoMohamud 4 месяца назад
Inshaa Allah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 месяца назад
Adna chanal million coming soon 😊🥰
@BahjaOnline
@BahjaOnline 4 месяца назад
Ramadan ka allaha nabad nagu gaarsiyo❤❤❤❤
@cabdifitaax7901
@cabdifitaax7901 4 месяца назад
Cimraan keep going wllky
@abdikadiribrahim7923
@abdikadiribrahim7923 3 месяца назад
Suaalaha diiniga iyo Calanka Somalia MASHA ALLAH horey usoco brother well done
@user-de6rr8hv6b
@user-de6rr8hv6b 4 месяца назад
Wlshey adna cadey wa ku salamay nebigeyna Mohamed scw bes ayaa la dhihi karaa scw lkn nebiyada kale ereygas scw looma isticmalo mhd snid ❤nebiyada kle wxa la dhahaa caleyhi salaam oo kaliyah ❤tnx wlshey
@user-mv4bg6dd1v
@user-mv4bg6dd1v 3 месяца назад
Asxaapey hal mar adna 1m aan gaarsiino plz😢😢
@chemo-channelchemo-channel3067
@chemo-channelchemo-channel3067 3 месяца назад
Naarta waxa laga abuuray ibliis waxa lagabad baadiyay nabi ibraahim
@user-gi7tp8pp2q
@user-gi7tp8pp2q 4 дня назад
Waligay maarkin xabiii keena muxumed🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasmin933
@yasmin933 4 месяца назад
MashAllah cimraan wa wiil diin leh
@khalifmahamed1187
@khalifmahamed1187 4 месяца назад
Waa Nabi Ibrahim iyo sheydanka suaasha jawaabtad
@cusmaanyarow2108
@cusmaanyarow2108 4 месяца назад
Keep going saxaaf guuleyso ❤
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 4 месяца назад
Waaan wataaa baramaamushkan wooow
@user-oz6ph5pl6k
@user-oz6ph5pl6k 4 месяца назад
War wll wankufarhay su aaalaha diinteena mcn wll ALLAH DARTII WAXA DUUBAYSAN DIINTEENA UBADIYA
@abdekelmim.6632
@abdekelmim.6632 4 месяца назад
Fatouma Ahmed Dembil, Allah Yarhamo.
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 4 месяца назад
Team adno amiiro 4k aaugu dhiman halobuxsho waxanobalama 800 i.a❤ team adnohenna❤
@RiimaAadan-uf4jv
@RiimaAadan-uf4jv 4 месяца назад
Subxaankow wallyaalow safar baynu nah ee Qur'aanka barta meesha lakasi la'yahay mxaa wye subxaanakaah😢
@user-wk1ss4em3b
@user-wk1ss4em3b 4 месяца назад
Anbo wanlayabay
@user-nq4rf8hi4j
@user-nq4rf8hi4j 4 месяца назад
Koko iyo cumayr soqabo inshlh hpen danbe🙏
@queennadia4390
@queennadia4390 4 месяца назад
Cimran m.a cilmi ❤congratulations 🎊 ❤❤
@maskamadow1
@maskamadow1 4 месяца назад
محمد ﷺ الرسولله❤❤❤❤
@Qaabtur
@Qaabtur 4 месяца назад
Intro ga sawirka familka xafso zone.maxaa galiyay igadaba geya 😂😂😂😂
@NasriFarah20
@NasriFarah20 4 месяца назад
Adno 1m coming soon 🎉 I.a
@nazicabdullahi
@nazicabdullahi 4 месяца назад
Ridwan io ilyaas next kusooo xijiyaaa
@nastexaxaji3888
@nastexaxaji3888 4 месяца назад
M.a barnamijkan xiiso❤gara ayu leyahay ❤adno an garsiino 1m I.a away intii shamuuri tagerto
@gouledxidig32
@gouledxidig32 4 месяца назад
Waa saaqidad 😂😂😂 suaalba maskaxdeeda wey kusoodhiciweydey 😂😂😂
@user-xu9gh9gd5h
@user-xu9gh9gd5h 4 месяца назад
Asad iyo ceyda❤❤
@steamfeisal13
@steamfeisal13 4 месяца назад
Masha aliha ❤️🤙
@xaawoluul265
@xaawoluul265 4 месяца назад
Habo adno ayaaniitaa aaawe miyey fcnthy
@King___ziizuu
@King___ziizuu 4 месяца назад
Sheekh cimraan m.a
@Sakariye-wh5eh
@Sakariye-wh5eh 4 месяца назад
Waa runteed faadumo waaye
@cadbilaahiqorane
@cadbilaahiqorane 4 месяца назад
masha Allah cimraan waad fican tahay waa noofa idaysay wall
@Iman-321
@Iman-321 4 месяца назад
Waa run faadumo wey jirta Waa faadumo maxamed siyaad bre indho cadeyska daaya
@user-ty6xe3qi6l
@user-ty6xe3qi6l 4 месяца назад
1M kamisoon❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-vb3tj2vj8l
@user-vb3tj2vj8l 4 месяца назад
Asxabey 1m gaarsiya adna please amiirana 800k
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 4 месяца назад
Waa jirta faduma siyad bare cimraan taas ma ka yeeleyno
@user-bw1iz5mo7r
@user-bw1iz5mo7r 4 месяца назад
Cimraan m a ahlu qur an waaye m a❤❤❤❤❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 4 месяца назад
Cimraan waa wataa 😂❤
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 2 месяца назад
Walahi. Imarana. Shakha.
@user-de1rx5wr5c
@user-de1rx5wr5c 3 месяца назад
adna waan kutaagira sxp hor cusoco🎉
@aashanor370
@aashanor370 4 месяца назад
Wewwe 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 cimran isnt easy😢😢😢😊😊
@shakta106
@shakta106 4 месяца назад
Team shamuurey waxlee kurida
@SaadaqShiiqaxmed
@SaadaqShiiqaxmed 4 месяца назад
Haye
@user-jt1pr7gy5v
@user-jt1pr7gy5v 4 месяца назад
M.a❤❤❤❤
@al_muslim7
@al_muslim7 4 месяца назад
Dumarka diinta halabaro 🥰
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 4 месяца назад
lamk io amiira please adna waa codsi😂
@user-on6ou1dn8l
@user-on6ou1dn8l 4 месяца назад
Team edna one like 🎉❤ teamkeyga team 27
@haniabdi3866
@haniabdi3866 4 месяца назад
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@InnocentCrocodileHiding-tk3yv
@InnocentCrocodileHiding-tk3yv 4 месяца назад
Asad iyo koco Soo mey adna walasheyyy❤
@queennawaal2153
@queennawaal2153 4 месяца назад
Adna iyo saxaf ya ila raba ciyartan iney ciyaran 🙈🙈🙈
@user-nr1wo2cf2q
@user-nr1wo2cf2q 4 месяца назад
Waw soobadi waankahelay 😂😂😂😂
@user-mz2rm1nq2d
@user-mz2rm1nq2d 4 месяца назад
Cimraan is not easy 😂😂😂❤
@SafiyomohamedDahir-mq4rz
@SafiyomohamedDahir-mq4rz 4 месяца назад
Adena iyo saxaf Aduunka ayaa wll lagu haye plze teliye kaashay caawiya oo Ajar shaqaysta muuqalo uduuba oo siiya RU-vid kiisa ha soo gashtee sariir ayuu saran yahye caafimadk aad manty haysata waa la idinku imtixama wiilka qarankeena u wayey lixaadkisa caawiya😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 месяца назад
waad qaldan tahay sunduseey wllshay way ku jeceshahaye kasoo gaar maxa waaye yaab badanaa
@AyanCabdicali
@AyanCabdicali 10 дней назад
Waay jirta fadma
@CmaalikIsmail
@CmaalikIsmail 4 месяца назад
Wllhi caadi matihi fashil diin mgaseesi sounds maxa qabata😢
@user-fp6sn5kc1t
@user-fp6sn5kc1t 4 месяца назад
Team adnay ismujia like comment share 🎉 nowada
@ramlaabdulah2273
@ramlaabdulah2273 4 месяца назад
Fadumo mahamed siyaad bare wey jirtaaah
@user-ge4qy6fk1b
@user-ge4qy6fk1b 4 месяца назад
Ayyy game adag❤🎉😂
@user-mp2mj8hz8j
@user-mp2mj8hz8j 4 месяца назад
❤❤❤❤❤
Далее
😮Новый ДИРЕКТОР Apple🍏
00:29
Просмотров 20 тыс.
Epic Reactions 😂
00:33
Просмотров 2,7 млн
AMIIRA AYUU HORTEYDA KU CAAYAY GACAN AYAAN UQAADAY
14:23
PRANK MAASO KAGA NAXSADAY WEY OYSAY😭 / GIVEAWAY…?
8:17
Power of science !! #shorts #explore #fyp
1:01
Просмотров 35 млн