Тёмный

Ciidamada Masar & ISRAIII oo isku rasaaseeyay Rafax & Gantaalada Ruushka oo Dagaalka Gaza ku biiraya 

MARACADDE SHOW
Подписаться 591 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Развлечения

Опубликовано:

 

26 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 152   
@fathiaahmed5526
@fathiaahmed5526 29 дней назад
Weligoodba hub ha siiyaan quwada alle isma hortaagii donan alle ha jebiyo 😢
@XamseXariir-jo4nl
@XamseXariir-jo4nl 29 дней назад
Alloow. Dagaal. Wayni. Ka. Dhex. Qarxay. Masar. Iyo. Israiil😊
@AxmetoCabdi
@AxmetoCabdi 29 дней назад
Falastiin guuul wayn marwaliba umada islaamka o dhan Aya u ducaysa pawer 🌎💪💪💪💪🌍 guuuuul
@user-wq7fj6ql5o
@user-wq7fj6ql5o 29 дней назад
Gumaadka lagu hayo dadka ree falastiin gaajada oonka dhaxanta iyo dawo la.aanta ilaahay uu arkaa ilaahayaw u gargaar dadkaas❤❤
@Xudeyfa
@Xudeyfa 29 дней назад
Walaalahood baa 70 Sanno Cadowgu ku horcunayaa, kuwaasi damiir iyo dadnimo maleh.
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v 29 дней назад
Reer falastin alaha ayay leyihin xmta an kufano guulaha ay gadhayan alaha usiyadiyo insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 29 дней назад
Allah ha u gargaaro reer qasa hana guuuleeyo mujahiidiin dhulkooda xoreeysanaayo intiii dhiimatayna Allah haa u naxareeysto aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi
@XamseXariir-jo4nl
@XamseXariir-jo4nl Месяц назад
Guul. Walalaheen. Falastiin❤
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 29 дней назад
illaahow isku diro masar iyo yahuud illaahow badbaadi falastiin aamiin illaahow burbur yahuud mareykan aamiin
@AxmedIsmacil-zn2rv
@AxmedIsmacil-zn2rv 29 дней назад
ASC MRCD SHW caro iyo canbaareys waxbo magalaan EE aawi damiirkii muslimnimo YA ALLH UGARGAAR REE FLSTIIN
@UmuAsia
@UmuAsia 29 дней назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 😢😢😢
@oceanblue497
@oceanblue497 29 дней назад
Allah ha.isku diro amiin amiin
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 29 дней назад
Allah haa isku diiro shayaadhiinta isu baheeysatay masaakiinta reer qasa in laa baabiiyo aaamiiiiiin yarabi
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 29 дней назад
Allah haa jabiiyo yuhuuuda iyo mareykan aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 29 дней назад
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 29 дней назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@musalsaladkaturkigaafsomal2744
@musalsaladkaturkigaafsomal2744 29 дней назад
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين
@rodamohamed1162
@rodamohamed1162 29 дней назад
Allahayow ugargaar ❤ugargaar ❤ugargaar ❤Falastiin ❤Amiin ❤Amiin ❤Amiin ❤Amiin ❤yaa rabi ❤ILLAHOW caawi Falastiin ❤❤❤
@sumayaayub421
@sumayaayub421 29 дней назад
YA ALLAH U GARGAAR REER FALASTIN
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 29 дней назад
Isma lahayn dhulka korkiisa rag xamaas oo kale ah aya jooga
@yussufmuhamed713
@yussufmuhamed713 29 дней назад
masar igadhaa wacadhow guul xm sq palastine
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 29 дней назад
guul alx allow isku dir oo uu kharxaa alx guul maashaallah alx
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 29 дней назад
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allahayow. Daaliminta. Qorta. Isku. Gali. Oo. Isku. Baabaabi. Isreal. Iyo. Masar. Allahuma. Yaa. Rabi. Amin
@user-lp4re1zq1c
@user-lp4re1zq1c 29 дней назад
Quwadda Rabbi SWT Iyo Quwadda Mushrikiinta isku miisaan ma'ahan
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 29 дней назад
Lacnatullah yahuuda iyo ingiriska iyo siisi
@CabdulaahiCabdicasiis-lq7ii
@CabdulaahiCabdicasiis-lq7ii 29 дней назад
Aadbiyo aad wllhi ugu celi markale waliba ccc haloo miiso
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 29 дней назад
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 29 дней назад
Guul.falastiin.insha.allah
@Subarman32
@Subarman32 29 дней назад
Carab ilaahay xaqa iyo awoododa ha tuso 70 sano ayaa lagu hor xasuuqaya dad la dhashay illahay garabkooda istaag walalaha Reer falastiin 😢😢
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 29 дней назад
Siisii waa munaafaq Netanyahuna waa yuhuud isuma dhaamaan falastiin
@khatraharunaadamu6117
@khatraharunaadamu6117 29 дней назад
Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 29 дней назад
Mahadsant walaalkey maracade show 💕 💕 💕 💕
@xaajilacag9776
@xaajilacag9776 29 дней назад
Mahadsanid walaal
@amaaryare7539
@amaaryare7539 29 дней назад
Askari masaari ah aya lagudilay xuduudka
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 29 дней назад
Allahu Akbaar walilahilhaamd
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 29 дней назад
Guul insha allah mujaahidiinta aamiin ya allah😊❤🤲😢
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 29 дней назад
Allah ha baabiyo hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 29 дней назад
Kan laga xaqiiqo badan,
@MuhimaBile-ob4mj
@MuhimaBile-ob4mj 29 дней назад
Masha allaah wan ku sugaye
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 29 дней назад
Inti dhimatey allaha unaxariisto aamiin ya allah😢🤲
@jibriilaxmedjibriil
@jibriilaxmedjibriil 29 дней назад
Ameerica iyo 1:40 uk allow dhul iyo gariir iyo masiibo ka rid duufaan allaha ku salado aammiin aammin
@CabdulaahiCabdicasiis-lq7ii
@CabdulaahiCabdicasiis-lq7ii 29 дней назад
Sahyuuniga ugu wayn ee kugabada islaamka cc god haqodin hadaad qodana hadheerayn kudhicidoontide ma ogid khiyaanadu waa noocaa allahu akbar
@jibriilaxmedjibriil
@jibriilaxmedjibriil 29 дней назад
Illaahow maraykanka iyo uk illaahow masiibo deg dega karid aammoin aammiin
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 29 дней назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@AboweAdo
@AboweAdo 29 дней назад
أللهم انصر إخواننا في فلسطين
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 29 дней назад
Alle haysku salido siisi iyo nitiniyaahu shabkana ha badbaadiyo
@XaajiSoocane
@XaajiSoocane 29 дней назад
Maracade.alyasi.105..iyo.alqui...gumeysiga.jilbaha.yu.udhigi
@abshirdhere699
@abshirdhere699 29 дней назад
Labo askari oo masari ah Aya lagu diley isrisasenti manta
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 29 дней назад
Maasha alaah ilaahay haiskudiro labadan dal waayo aiisi waagacanyaraha natanyaahu ciidamada iyo shacabka masrna isaga ayaa curyaamiyay ookashigay waxaan micna laheyn guul dhameystiran odagdaga ayaan urajeynayaa walaalaha falastiin al yaasiin koda iyo al quulkoda iyo waliba guudahaan hubkoda insh alaah
@YoungBoss-7.2023
@YoungBoss-7.2023 29 дней назад
Allah haguuleeyo walaalaheen reer falastiin
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 29 дней назад
Waa wax ruwaayad ah waaye sisi iyo ciidamadaada madaxdooda waa munaafiqiyuun
@fuaadcaabijimcaale8253
@fuaadcaabijimcaale8253 29 дней назад
Waa shimbarayahow Heesa mareykana ayaa Yahuuda cadaadis ku saaraya Inuu joojiyo duqeymaha Hubna wey ka dajineysaa Mar walba
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 29 дней назад
Alluhu akbar masar miyey uhiiliyaan walaalahood. Fasaltiin uunbaa wax xor ah jirta
@markcaa2942
@markcaa2942 29 дней назад
Mala fahmikaro waxa maraykanka warkiisa laga dhegaysanayo
@saidabdi9782
@saidabdi9782 29 дней назад
Bravo Maracade show
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 29 дней назад
Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha u gargaaro walaalaha xamaas aamiin
@AhmedMohamed-qe6yn
@AhmedMohamed-qe6yn 29 дней назад
Cambarayn iyo hadal waxba kama tarayaan wllaalaheenna falastiiniyiinta . Meday meeday islanimadii iyo isu gargaarkiii . Maanta cabarayn iyo hadal layska yiraah waxba uma tarayaan wllaalaheenna la xasuuqayo . Lkiin ficilbaa loo bahanyahay Alle ayayse leeyihiin inna maqan . Wanay gulaysanayaa nin uu alle garsiiyaba (INSHA ALLAAH GULL IDAM ALLE
@sahromudey6415
@sahromudey6415 29 дней назад
Wcs ilaahey hubkooda biyo ha ku shubo ilaahey ha u naxariisto rergaza shacab iyo muqaawamaba kama jecla masar iyo rerfalastiin waa isagu mid kalama jecla midba mar ayaala cunayaa dadka masar iyo dadka falastiin marka loo fiiriyo ra,yiga israaiil muslin waa u muslin laakiin waa la seexinaa muslimiinta qaar si loo cuno kuwa kale magacyana waaloola baxay intey kuwaas hurdaan madaxda allaha baraagugsiiyo aamiin
@jibriilaxmedjibriil
@jibriilaxmedjibriil 29 дней назад
Guul masaarida
@cabdidhere
@cabdidhere 29 дней назад
Alle haugargaaro walaleheena Falastiin
@khadaryuusuf9828
@khadaryuusuf9828 29 дней назад
Allahaw yuhuuud iyo aydeda aduun katirtir😅 Islam ☪️ muwafaqo siii
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 29 дней назад
Allow yuhuda masara isku dhamee
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 29 дней назад
Alle.ha.jabiyo.yuhuuda.iyo.mareekanka.waa.yuhuudiga.u.wayn.stopped.u.s.a
@nasrocabdi5956
@nasrocabdi5956 28 дней назад
guul falastiin Insha Allah
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 29 дней назад
Allow isku dhamee
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 29 дней назад
Bambadaa iyo hubka uu mareycan geynayo waxba tari meyso tii Ilahey baa taalo Ilahey baa ka weyn oo Halimo doono yuhuud iyo mareycan
@xadiiscabdi-kf2bt
@xadiiscabdi-kf2bt 29 дней назад
Alaahu akbar
@MaxamedCiise-uo1zb
@MaxamedCiise-uo1zb 29 дней назад
Asc ❤
@user-lj7nr3xi9r
@user-lj7nr3xi9r 29 дней назад
Ilhey ha isku diro labada dal waa ifarxad in isku dhacaan
@Aaishaismacil
@Aaishaismacil 29 дней назад
Wa cajiib
@user-io6xu1hb2d
@user-io6xu1hb2d Месяц назад
cabdi netanyahu Kaliya wuxu awoodaa canbaarayn.
@moustaphahajikante484
@moustaphahajikante484 29 дней назад
Maracade sxb
@XawaCige
@XawaCige 29 дней назад
Isreal iyo maraykan wa labo munaqi masibo daran allha kukeno adunka allha kuso cidhidhiyo
@afgobeedle
@afgobeedle 29 дней назад
Waa, qaa imiin ilaahay ka furtay USA iyo UK inshallah ciyaalkooda ayey udanbayn doontaa arintaas.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 29 дней назад
Aduunka maraykan iyo yuhuudi ka Amar ku taaglaynayaan aduun Maaha
@user-cw2rg3qh3i
@user-cw2rg3qh3i 29 дней назад
Reer falastiin cidlo iyo cadow baa looga tegay rabiyow cidlo ha uga tegiin ugargaar oo umiciin 😢😢
@CumarAqli
@CumarAqli 29 дней назад
ALAAHUAKBAR
@Brobrotherteam
@Brobrotherteam 29 дней назад
Xaqa Allaah ah ifiyo
@IsmailCiltire
@IsmailCiltire 29 дней назад
Maracadde Show wankusalame wllken aad ba umahadsantahy wllken. Mareynkanka inn lawa wajila ahado waxa Sabab uu ah dalalka islamka, wayo Hadi aay wax walba canbareyan wuu daremi laha wax walba lalafahme balse wax wah laisla ogyahy oo hita warirka Antonio berenkin dalalka carabta kusolalabanaye. Lakin wax walba mida Allah aaya kaweyn inshallah rer falasteen Allah aaya garabkotha jira wayna guleysan donan. Aan uwaladuceyno wllhen rer falasteen inshallah inn Alle dibka hakadulgatho inshallah.
@SabiitUmaaryusuf
@SabiitUmaaryusuf 29 дней назад
Jajjabaadha.isin.wajjiin.jirra
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 29 дней назад
Been.been.israeli.ayaa.furey.yuhuudu.waa.xaaraan laba.askari.ayaa.lagudiley.masaari.ah...dad.xaaraana.iyo.dad.xaaraana.ayaa.heshiis.xalaala.laga.heli.been been❤❤❤❤❤
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 29 дней назад
Masar iyo yahuuda alle ha isku diro xaqdaradii siisii uu falastiin ka galay ayaa alle Wayne kashifay
@abdikadirmuse4313
@abdikadirmuse4313 29 дней назад
Rasaastaasi hadii aysan waxba dilin waa khasaartay
@bashircabdi2400
@bashircabdi2400 29 дней назад
anagu cawa talabid ayaan werarnayi
@miskisalim8868
@miskisalim8868 29 дней назад
Asc
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 29 дней назад
Kani waa doqon camal Illahay dar tii loo qabanayo oo Xaj ah ayuu ku leeyahay Shahaado ayaa lagu soo diraya.
@JaamacAadan-bj9mh
@JaamacAadan-bj9mh 29 дней назад
😢
@aliaweys2020
@aliaweys2020 29 дней назад
Ok
@sacdiyacali-sc1mo
@sacdiyacali-sc1mo 29 дней назад
Laba.dooda.alahais.kudiro
@SouguehMiguil
@SouguehMiguil 29 дней назад
Walaxaga warka xisbulah wa gandaladi xamas
@hamzemahamed9043
@hamzemahamed9043 29 дней назад
Ilahow ugargaar muslimiinta Palestine
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 29 дней назад
ALKUFFARU MILLATU WAAXID. Balse Islaamkii aaway? Allow u gargaar reer FALASTIIN.
@HasanAli-zj5cg
@HasanAli-zj5cg 29 дней назад
Wa dheemish rasaasta
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 29 дней назад
Guul xamas ansarullah iyo iran inshallah
@Falaastinali
@Falaastinali 29 дней назад
Mascara duliyiin
@nesterooymohamed6782
@nesterooymohamed6782 29 дней назад
ASC Kuwan carabta ee muslinka sheegta waa naago reer galbeedka dabo dhilif uah xataa muslinimadooda aniga shaki igag jira
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf 29 дней назад
Israel Ujeedada ay Masar u dandaansanayaan waxay doonayaan in ay Dagaal balaaran ka dhigaan , si ay Xulufadooda Munaafiqiinta ah ee sida dadbana u taageera in ay si Toos ah Dagaalka u soo galaan. Allaha Wayn ha jebiyo Daalmiinta Argagixisada Israel.
@dowlad123
@dowlad123 29 дней назад
Hal ninaaa
@Baraarug-
@Baraarug- 29 дней назад
Nio xayeesiinta nagadaa 🙏
@WinkeyA70Youtube
@WinkeyA70Youtube 29 дней назад
Wlhi hadan arki lahaa hal nin oo yahudi ah qasnad ban ku dhameyn laha xududa ano jogo ayaga dhan aba beegsan lahaa
@naimamuad3140
@naimamuad3140 29 дней назад
Illahow xamas ugargar yarbi
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 29 дней назад
Askariga rasaasta bilaabay waa geesi fadlan sawirkiisa sooraadi
Далее
Top U.S. & World Headlines - June 24, 2024
11:45
Просмотров 161 тыс.
ОБНОВАА?? ЛУТАЕМ МЕГАЯЩИКИ
3:12:14
Просмотров 318 тыс.
LISA - ROCKSTAR (MV Teaser)
00:10
Просмотров 3,1 млн
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
LIVE: Camp for displaced Palestinians in Rafah
5:16:22
Просмотров 1,4 тыс.