Тёмный

Waxaa Tahay Qof Fiican Laakiin wax kuu hagaagaayo majiraan ? Maxaa Qaldan | 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 184 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

23 фев 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 836   
@somaligirls6259
@somaligirls6259 3 года назад
Subxanallah in aad aniga iga hadleyso is moodey😢.
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 года назад
Wlhi anigana sidoo kale
@sommillionaire9293
@sommillionaire9293 3 года назад
Walaga siman yahy
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 года назад
Aduuba kaa hadlaya
@idirisjamac9592
@idirisjamac9592 3 года назад
hhhh anaa ismooday walahi
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 года назад
Arinkan dad badan ayaa kula qaba laakin laysu dig..ILLAAHAY khayr hasiiyo walaalkan soo diyaariyey.
@abdihafid5840
@abdihafid5840 3 года назад
Murtida barnaamijka. "Ha noqon mid qalafsan si'aan laguu jabin hana noqon mid jilicsan si'aan laguu miirin ee noqo qof caadi ah"
@munaisse6560
@munaisse6560 3 года назад
Sax
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 3 года назад
Qof caadi ah hanoqon ee noqo qof lafalgala xaalada walba hadad caadi iska ahaato waxba soma kordhin
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 3 года назад
Sax
@bushra1672
@bushra1672 2 года назад
Cali binu abii daalib ayaa yiri
@abdihafid5840
@abdihafid5840 2 года назад
@@bushra1672 hore uma maqal ee wad ku mahad santahy ogaysiiskaaga 👍
@ranarose9332
@ranarose9332 3 года назад
Yaa rabi Qalbigayga inta ka hadlaysa u malayana 😭😭 waxa daremaa in aan nasiib xumahy wlhi 😔😔 but alxadullilaah ilaahey dadka uu jeclyahy Ayuu imtixana 🙏🏾🙏🏾♥️ marka alxmd qof kasto wuxuu jeclhy allaha siiyo
@zahroabdukadir2094
@zahroabdukadir2094 Год назад
Aamiin same wlh😢
@abdulrizak8691
@abdulrizak8691 3 года назад
Mowduuc aad ugu baahnaa ayaa inoo soo diyaarisay cumar Jazakallah👍
@warsame.official6800
@warsame.official6800 3 года назад
🙆‍♂️nafta Been laagama sheege Walhi Ariintaas Aniiga ayeey ii heeysaata ustaad waad mahad Santahay hadalka kugu Badiin maayo wax Badaan ayan ka ,FAA,iida Aad ayaad uu mahad Santahay ❤❤❤❤شكرا جزيلا أنا أغير حياتي
@abdifitahmohamed8089
@abdifitahmohamed8089 3 года назад
Brother, waxa jira buug laga qoray hadad rabtid inaa arintas ka takhalustid waxa la dhaha NO MORE MR. NICE GUY waxana qoray DR. ROBERT A. GLOVER
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 2 года назад
Dad badan ayay saameysay.
@hamdi7738
@hamdi7738 3 года назад
Waa aniga qofkaas wlhi inaa qof maya dhaho oo qof dartay uniyad jabo waxaanka jeclahay in aan anigu niyad jabo 😭 waa qayb nacasnimo ah wlhi 2020kii baan bilaabay inaa naftayda baro erayga maya guulo badan baana gaaray naftayda baan xitaa bartay iyo awoodo dheeriya aanan horay u arki jirin muuqaalkaana dhiiri galin buu iinoqonayaa mahadsanid wll
@Haha-yf8nd
@Haha-yf8nd 2 года назад
Hadda ma isbadashay " Maya " caadi may kugu noqotay xamdi ?
@hamdi7738
@hamdi7738 2 года назад
@@Haha-yf8nd alxamdulilaah hada haa
@poorboy-il3zp
@poorboy-il3zp Год назад
Maba aqAana mayo
@hamdi7738
@hamdi7738 Год назад
@@poorboy-il3zp waad jabtay maya hadaadan aqoonin nasiib wanaag waadka bixi kartaa 1• markasta qof waxku waydiisto haa intaadan dhihin aamus ka fakar Ma awooda? Maxaa kala kulmi kartaa arinkaa hadaa samayso? Markastana xasuusnow ilaahaygii nafta ku galiyey baa ku yiri naftaada ha kalifin qof bini aadama oo aan waalidkaa ahayn ha isku kalifin. Xasuusnow naftada cida dareemi karta waa adiga hana cid kuu imaanaysa oo dhahaysa hebel shaygaan ma awoodee yaan loo dirin majirto. Marka bilowdo maya waxaad la kulmi doonta inaa dareento inaa qof xuntahay hebel/heblaayo kama mudnayn saas waayo waxaad ubaratay bini aadam inaa urarnaato laakin is adkee ku celceli sababta aad maya utiri oo aadan usamayn karin arinkaas insha allaah waad adkaanaysa waxaadna gaari doonta heer aan qofna kugu soo dhacdhacayn
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 3 года назад
Maya maya maya ayan leyahay wax waliba nafteyda aya kahoreyso ilen nafteyda wan jeclahay ina ader mcn omar inshar nafteyda ayan qanciya marka horeyso mahadsanid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🥰🥰🥰🤎🤎👍
@zulthanzakimuuse8702
@zulthanzakimuuse8702 3 года назад
Ustaad omar in badan ayaan is weydiin jirey aniga oo la I dhaho qof wngsn ayaa nolashaydi burburisay mahadsanid faaido weyn ayaa isoo kordhisay 🥰🥰🥰🥰
@Top-killer
@Top-killer 3 года назад
Raod to 400k team ogaansho ismuujiya💪
@user-rb6jq2hm9m
@user-rb6jq2hm9m 3 года назад
This video waxaad ba umlysaa inuu aniga iga hadlaayi allah yajziik Omar inshaar ❤🙏
@Lander6656
@Lander6656 3 года назад
Zhp kula mid ban ahay whli
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 года назад
Wallal iisaar 🇸🇴 Subescribe 🙏 codsi
@turkeymokey5961
@turkeymokey5961 3 года назад
Hahahaha waa aniga qofka laga hadalay ee wllkeena alle ha abaalmariyo anagana cashar an ka qaadano 💙🙏🏾
@Naamir03
@Naamir03 3 года назад
Masha allaH Wll WaxaN JeclahaY Marka aad MuuqaalaDa Falsafada ah Ka HadlaySo✌😊
@safah5228
@safah5228 3 года назад
Same Wlahhi marka horaan kaga dhuftay
@drsfatimamohamed1341
@drsfatimamohamed1341 3 года назад
Like me
@suweytacali6468
@suweytacali6468 3 года назад
@@safah5228 muqalada Salfasada Wll mxa laga Wdaa🤔Ma i sharixi kartaa
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 3 года назад
@@suweytacali6468 shaqsiyada dadka qaar
@suweytacali6468
@suweytacali6468 3 года назад
@@adoontiialle3162 Wax sidaa kaman Fahmin Bal video u ka hadlayo Title kiisa i sheeg Yacnii ciwan kiisa An Serachin Ku dheheen Page Youtboube ka Ogaansho Ado Mahadsan Wll🙏
@osama6333
@osama6333 3 года назад
If we are youth somalia's peaple, we are growing day after day ❤️ yeah. Somali ha is fahanto
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 года назад
Wallal qaali 🙏 Subescribe iisaar 🇸🇴
@bushra1672
@bushra1672 2 года назад
Af somali ku hadal af qalaad marabnee
@hanadkimi51
@hanadkimi51 3 года назад
Wax walBa wxa ka saraya taLo sarashada ilahay Ilahay ku xidhnow♥️♥️
@ayaanaalo7749
@ayaanaalo7749 3 года назад
Wllhi caway aniga ayaaad situus ah iga hadashay 😭
@ayuub_hassan
@ayuub_hassan 3 года назад
abaayo ana wankugula jiraa
@anisomohamed7921
@anisomohamed7921 3 года назад
abaayo iska daa hee ciddi xumaaneyso ha xumaato baro inaad maya dhahdo.
@naeem4091
@naeem4091 3 года назад
Melaha qar iga tabtay manta barmamishka 🥺🥺🥺
@izabellashire3297
@izabellashire3297 3 года назад
Dad lamida ankara
@omarw5124
@omarw5124 2 года назад
Iska bedel si dhakhsa ah jaxiimatu dunya wye.. anigu alx waxan ahay waxaaga samayso anna waxyga samaysan sax wye waxkasta waxa daba yaal +N -
@Mrfunnyqp
@Mrfunnyqp 3 года назад
Inta ku faraxda videoga cusub ee ogaansho like ta🤩😍😍
@idirisabdiyousuf7946
@idirisabdiyousuf7946 3 года назад
Dad badan oo aan ka mid ahay ayaad mooda inaad shakhsiyadooda ka hadlayso Dadko dhan waxan u haystay dad wanaagsan oo sidayda aan maya odhanba Lkn wax badan ayaan ogaaday Omer thank u
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 3 года назад
😊sxb waxaa laga yaabaa inuu cudurkan ku hayo iska fiiriاضطراب الشخصية الوسواس
@idirisabdiyousuf7946
@idirisabdiyousuf7946 3 года назад
@@abdulrazaq2302 Waar waxba nama hayaane sidaad wax leedahay😀
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 3 года назад
@@idirisabdiyousuf7946 😂😂
@djnani9476
@djnani9476 3 года назад
Cumar waa barnamij aad u qiima badan wlhi 🙏
@hiimalpha139
@hiimalpha139 3 года назад
Ha noqon mid qalafsan Si'aan laguu jabin Ha noqon mid jilicsan si'aan Laguu miiran Ee noqo qof caadi ah . Ustad Aad ayaad umhdsnthy 👏
@cabdikhalifjimcale6699
@cabdikhalifjimcale6699 3 года назад
ha
@hayatabdalla6389
@hayatabdalla6389 3 года назад
Omer inshar codsi waxan rabaa nosoo gudbiso tarikhta guriga bada dhaxdiisa kuyaalo eeee dalka turkiga🇹🇷 tarikhdiisa muslsalad lagu shegaa mafahmin waaaa markii labaad aaan kusooo qoraayo farintaaaan inaaaa aragto rajaynaaa allh ku hafido ❤️🙏❤️🙏
@omaryare5411
@omaryare5411 3 года назад
Musalsalkaas ii sheeg wll ani xita wan raba in aan ogaado
@hayatabdalla6389
@hayatabdalla6389 3 года назад
@@omaryare5411 waligay ma arkin dad aanka maqlay wanba fahmi wayay
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 3 года назад
Mawduucan dad badan buu taabtay oo anigu ku jiro🥺🙏💛mahdsanid shaqo wanagsan bad no haysa wll Waxad naga dhisaysa dhan walba
@abdimahadmugasa729
@abdimahadmugasa729 2 года назад
حَكِّم سُيوفَكَ في رِقابِ العُذَّلِ وَإِذا نَزَلتَ بِدارِ ذُلٍّ فَاِرحَلِ وَإِذا بُليتَ بِظالِمٍ كُن ظالِم وَإِذا لَقيتَ ذَوي الجَهالَةِ فَاِجهَلي
@sagalabdikariim5245
@sagalabdikariim5245 3 года назад
بارك الله فيك يا أستاذنا الفاضل شكرا جزيلا
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 года назад
Thank you so Omar Inshar Your videos blesses me so much.....
@anwarmohomedwehliye1285
@anwarmohomedwehliye1285 3 года назад
Masha all waxan ahay shaqsika ukub horeeyy comonty ka baxsho ustaaad alllh ku dhowro💯💌💖
@khalidrashid8148
@khalidrashid8148 3 года назад
كل نفس بما كسبت رهينة. الله ما اعظم شأن القرآن
@Aaamina12
@Aaamina12 3 года назад
Wilkan masha Allah wan tageraa horya u soco wallkay
@husseinmgaate2154
@husseinmgaate2154 3 года назад
Masha Allah Ogaansho waa Hoyga Aqoonta & Maskax dhiska Markastoon muuqaalada Ogaansho aan daawado waan soo buraarugaa Mahadsanid Ustaad Omar
@bartearday3152
@bartearday3152 3 года назад
Sxb mahadsanid wax walba aad so gudbisid waa wax i anfaca allaha kuu barakeeyo cimrigaaga
@Bulshaawimedia07
@Bulshaawimedia07 3 года назад
Another level macalin 400k subscribers❣❣❣❣
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 года назад
580k hhhh
@ciisediin1735
@ciisediin1735 Год назад
@@Joseph_abukar 700k
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar Год назад
@@ciisediin1735 733k brother iska sax
@mucaadyare1251
@mucaadyare1251 Год назад
@@Joseph_abukar 738k
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar Год назад
@@mucaadyare1251 755k😄
@khaalid1
@khaalid1 3 года назад
Jazakallah khayr walaalo
@cabdifataaxmaxamed5163
@cabdifataaxmaxamed5163 3 года назад
jazaka Allah khyrn wl ustad cumar
@MubarakZ
@MubarakZ 3 года назад
Masha Allaah, waa wax jira runti, dad badan oo arinkaan heysta baan mar la kulmey, qaar kamid ahna waan la taliyey masha Allaah, taladii aan siiyeyna wax bey u tartey. Allah Tiwfiiqda ha ina waafajiyo. Aamiin.
@sadamdiiriye3505
@sadamdiiriye3505 3 года назад
Mach allh Allh ku xafido walal Omar inshar
@sabriinahassan6348
@sabriinahassan6348 3 года назад
Mahadsanid omar inshar wax baan kaa faidy 🤗🤗
@libanmohamed59
@libanmohamed59 3 года назад
400k coming 🔜 Hala garsiyo 500k ustadka
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 года назад
Manta waa 503k
@abdullahiakanuu1
@abdullahiakanuu1 3 года назад
Mahadsanid masuul
@shukriabdirizak6368
@shukriabdirizak6368 3 года назад
Dadkaas inaan kamid ahay ayaan ogaadey lkn waan is bedelaa iisoo duceeya jazaka allahu khair
@abdirageyussuf7842
@abdirageyussuf7842 3 года назад
Ustaad Omar inshar allah ku xafido
@zacklyrics2128
@zacklyrics2128 3 года назад
mawduuc qiimo le runtii alle khayR haku siiyo wll omar
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 года назад
M.a Ustaad horey u soco. Allah haku xafido
@khaledhikmawi6366
@khaledhikmawi6366 3 года назад
Wlhi waxan umalaynayaa inaabad aniga uun iga hadlayso😔, video gan kadib naftayda waxbadan ayaan aqoonsan doonaa insha allah...thanks wll Omar💯
@user-wm6bl4jq9r
@user-wm6bl4jq9r 3 года назад
ماشاء الله بارك الله فيك
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 3 года назад
Man sha allaah walal cumar inshaar guuleysto waxa tahay dhiirigaliye weyn keep going 💝💘💜💚
@sharmaboy-jz8sl
@sharmaboy-jz8sl 2 года назад
Thank you Omar you' re living
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 3 года назад
MashaAllah JazakaAllah ustad
@aishaahamed7230
@aishaahamed7230 3 года назад
Walaahi dibaatadaan Sanado badan ayaan ku jiray. Ilaa hadda xitaa waan ku jiraa. Waa mowduuc sameeyn aad u weeyn ugu leh. Aniga waxaan gaaray inaa waqtiga iska qaado ilaa dad cabtooy ah waqti la qaato, si aanan u dhihin Maya. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Mahadsanid waan ku soo celcelsenaa, si aan u barto arrintaan. Nolasheeyda Maya ayaa ka maqneed iyo waqti lumis.
@barkhadjamac3695
@barkhadjamac3695 2 года назад
Shukran laka ustaad Ad iyo Ad thanks faaiido badan ban ka helay good
@mohammedshaikh6808
@mohammedshaikh6808 3 года назад
جزاك الله خيرا استاد
@Jacjkleyeith
@Jacjkleyeith 8 месяцев назад
Subxaanallah Wlhi wxn umaleeyey in aad ani iga hadleyso waa dhibaato waqti bdn iheysatey. Mahadsanid ustaad Cumar inshaar
@fartunmohamed292
@fartunmohamed292 3 года назад
جزاك الله خيرا اخي الحبيب.
@abwaantimojilac614
@abwaantimojilac614 3 года назад
runtii dad badan ayaan arkaa oo qof waliba leeyahay mawduucaan anuu iquseeyaa, arinkaan anuu ihaystaa, xaqiiqatan qof waliba waxaa arinkaan ku qasbo raali gelinta dadka kale.. maanta laga bilaabo go'aan waad gaari kartaa mar waliba jaanis ayaad haysataa.. mhdsanid ustaad omar inshar..
@salaadcabdi4095
@salaadcabdi4095 3 года назад
Cumar waxaa thy nin guuleyty oo ku guuleystay wall hory usoco barnaamijyada nuucaan ah soo badi ❤❤
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 3 года назад
جزاك الله خيرًا
@abdifatahahmed9380
@abdifatahahmed9380 3 года назад
Masha Allah Jazakallah kheyr walal khali ah Mahadsanit inbadan hore usoco waligaa full Respect big bro ❤👍
@hudaabdi6347
@hudaabdi6347 3 года назад
الله يجزيك الخير .
@c.raxmaanmaxamuud4250
@c.raxmaanmaxamuud4250 3 года назад
جزاك الله خيرا
@beforefamous3924
@beforefamous3924 3 года назад
Ogaansho wll muuqaaalada ayaad nugu Soo Yareesaa Markaa wll Hadii aad wakhti noo Hesho muuqaaalada noo Soo Badi mahadsanid
@sumiyaahmet8373
@sumiyaahmet8373 3 года назад
Alhamdulih for every thing.... Aad baad u mahdsanty jaska Allah
@ashwabintumohamed2396
@ashwabintumohamed2396 3 года назад
Mnsha Allah jazakallah khayran wll
@user-ps4ci8mn3s
@user-ps4ci8mn3s 6 месяцев назад
Shukran wll
@axmeddaakir6191
@axmeddaakir6191 3 года назад
Cumar inshaar albaabada jaxiimada ilaahay hakaaxidho
@ogaalkaguud9767
@ogaalkaguud9767 3 года назад
M.a illah kheyr haku siiyo wll Omar inshar
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 3 года назад
Muuqaal Waaqica Kahadlaya , Mahadsanid ustaad Omer.....
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 3 года назад
MashaAllah walal nice inspiration indeed
@faraxsanqalpi3972
@faraxsanqalpi3972 3 года назад
Jazakallah wll inshar
@zuhayb9
@zuhayb9 3 года назад
Sida xaddhaafka ah ee aan ujeclahay muqaaladan Noocan ookale ah anigoon wli daawan ayaan like siisaaray Hadaan awoodi lahaa 1M like INAAN saaro Waan saarilahaa sababtoo ah ciwaanka vedeoga ayaan kusiifarxay wad mahadsantahy omer ilahay Daadalkaaga xagaa kasiiwad guul aakhiro iyo mid aduun ayaan kuurajaynaya ❤
@nuurakiin1022
@nuurakiin1022 3 года назад
Mahadsanid wll qaali
@aadanshiimoy2435
@aadanshiimoy2435 3 года назад
Mahadsanid wll
@zubeirpoi9386
@zubeirpoi9386 3 года назад
Keep up zhp qaali ogaansho
@iamkhadra1439
@iamkhadra1439 3 года назад
Mahadsanid wll jazakalah
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 года назад
Mahadsanid ustaad
@yusufabdishurie3505
@yusufabdishurie3505 3 года назад
Omar inshaar, waad mahadsan tahay Walaal kanaalkaan waxa aan ku xiranahay 6ysr, lkn caawa ciwaanka aad ka hadashay si qaas ah ayuu ii tabanayaa, wax badan inaad I timaamayso umaleeya caawa. Insha allaah dib baan isku noqon📝🗒
@cabdicabdule2778
@cabdicabdule2778 3 года назад
Jazakallah khayr
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 3 года назад
Allah ku dhowra addun iyo akhiraba wllo omar oo Allah jannada haku siiyoo
@10b-qays
@10b-qays 3 года назад
Wow🙂🙂 Waa mowduuc loo baahnaa✌ Horay.usoco USTAAD🤩🤩
@rahma_h2y
@rahma_h2y 3 года назад
Aad aad iyo ayuu inoo anfacay جزاك الله خيرا
@amiirmaxamed817
@amiirmaxamed817 3 года назад
Masha Allaah Garaasiyo yaaqay wa xaqiiqda Nolosha jazaka laahu khayran
@salma.8961
@salma.8961 3 года назад
جزاك الله خير الجزأ
@KurulusOsman-12374
@KurulusOsman-12374 3 года назад
Hore u soco wllo
@geedigaaakhira6948
@geedigaaakhira6948 3 года назад
Mahadsanid inshaar
@elhamyousif1891
@elhamyousif1891 3 года назад
💯💯 wa run wlli
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 3 года назад
Fadlan muuqaaladan runta qadhaadh ah oo kale noo soo badi walaalo Irshaad Cumar. Waanad mahadsantahay
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 3 года назад
Macalin cumar inshaar waa run tani waa nahaysetaa mahadsanid
@ismailabdulle519
@ismailabdulle519 2 года назад
Shukran
@abdifatahshugriosman3365
@abdifatahshugriosman3365 3 года назад
Mahadsanid walal cumar
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 3 года назад
Mahadsanid wll cumar inshar ❤️
@abdiaziizjimcale1987
@abdiaziizjimcale1987 3 года назад
Mahadsanid sxb xalqadaad soogalisaba waxbadan ayaan kafaidaa 👏🥰
@dirsheofficial1025
@dirsheofficial1025 3 года назад
M.a wlhi dhalanyarada wax weyn ayeey fahansiisay waana dhiiragilisay horay soco wll cumar
@cademclin8695
@cademclin8695 3 года назад
Wlh youtube qf wx kuso gudbiyo waka wen thy abal io wng intba wn ku haya ustad cumar nolosha kuma xumeso wxa ithy mclin dhiragaliye ah o an melna ka helenin❤️🙏
@farhiadiamond5721
@farhiadiamond5721 3 года назад
Mahadsanid Walaal.
@faisalmohamed6548
@faisalmohamed6548 3 года назад
Waa xaqiiq ustaad Omar inshar🙏❤❤
@alhudaproduction7015
@alhudaproduction7015 3 года назад
Boqorka dirigalinta ogaansho Wllhi maalinka aan kugu soo biire ilaa hada wax yaala bdan ayaan ka faaiday ani ahaan 💟💞💞ilaahy hooyadii kudash ee sidan kusoo barbaarisey ajirka hasanaadka ha oogu kabo
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 года назад
Ustaad Omer inshaar Keep going
@ateerosakaarochannel
@ateerosakaarochannel 3 года назад
Alle haka abaal mariyo wllo cumar inshaar
@maxamadnuur6104
@maxamadnuur6104 Год назад
عمر إنشار اطال الله بقائك ورفع الله قدرك وافصح الله لسانك ❣❣❣❣ ❣❣❣❣ ❣❣❣❣ ❣❣❣❣ ❣❣❣❣ ❣❣❣❣ ❣❣❣❣ ❣❣❣❣ ❣❣❣❣ ❣❣❣❣ ❣❣❣❣ ❣❣❣❣
@maxamadnuur6104
@maxamadnuur6104 Год назад
Omar
@maxamadmaxamad7573
@maxamadmaxamad7573 3 года назад
Mahadsanid wlal cumar
@qadarcade2380
@qadarcade2380 Год назад
Shukran Rabi ha ku xafidu 🤲🤲
@mohamedabdi1256
@mohamedabdi1256 3 года назад
Mowduuc mihiim ah walaal omar allaha ku sharfo
@raxmaquruxofficall2595
@raxmaquruxofficall2595 3 года назад
Mochallah wlloh ilahy haka jisaid siiyo
@bisharoabdillahi3969
@bisharoabdillahi3969 2 года назад
Keep going omar inshar
Далее
JOOJI JILEECA. NOQO QOF ADAG
5:10
Просмотров 81 тыс.
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31