Тёмный

Ciidankii Shacabka MUQDISHO Amaankooda Dayacay oo Shacabkii Ka Dhex Calaacalaya 🤔 

Ubaxle Media 24
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 2,7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 Месяц назад
Moooryaaanta mogadisho waaaa isqalanaysaa
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs Месяц назад
انا لله وانا اليه راجعون Somali Intii ay Somaliland kala furfurkeeda lagu mashquulsanayeen ayey toodii kabeen لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Месяц назад
Failed state of mafia
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux Месяц назад
horta dawlada somaliya miyaanay wada shaqaynin ka dhaxaynin ,madaxweynaha somaliya waxuu dhimashada kusheegayey boqolal qof oo dhimasho ah iyo dhaawac inta ku dhowdhawa ,askariganina waxuu dhimashada ku sheegaya 32 ruux,halkay wax ka qaldanyihiin see may warsugan oo sax ah uwada sheegi laayihiin mida labaad masdaxweyne guurguurte iyo afhayeenka booliska kee warkiisu saxanyahay sikasto oo wax u dhaceenba waanu tacsiyadayneyna inta dhimatayna in Allah unaxariisto oo janooyinkiisa raxmadiisa ku geeyo gacan xaqdaranbay ku dhinteene inta dhaawaca ahna Allah u booganayo Amen.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam Месяц назад
Kan iska aamus dheh indhow garadka ah bolisna ma tihid
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n Месяц назад
Dowlada kan mey xilka ka qaado shacabka xaqooda ayuu qariyaa mar walba Mise isaga iyo madaxda ayaa ku heshiiyey in xaqa shacaba la qariyo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Месяц назад
Haa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Месяц назад
XITAA DHAAWACII AYAA LACAG LAGU DAAWAYNAYAA
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase Месяц назад
Fail Stad of Somalia 😢! Pray for Mogadishu
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 Месяц назад
Warkaa ba😢
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 Месяц назад
لا حول ولا قوة إلا بالله.. Taasina waa natiijadii diinta Wahaabiyadda-Salafiyada .. Kutubtii Salafiyada Wahaabiyadda guba ..
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Месяц назад
AFARSAAC HABEENIMO WAA 10KII HABEENIMO HHHHH SHEEKO
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
KAN AFHAYEENKA AHI WAA MID BEEN BADAN
@YusufXasan-nr1ig
@YusufXasan-nr1ig Месяц назад
Arista alshabaab maxaa inookeenay
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Месяц назад
Xagey jireen xalay?
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Месяц назад
10 HABEENIMO MAXAA LAGA QABANAYEY XEEBTA SUBXAANALAAH FUSUQBAA KA SOCDAY
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
AFHAYEEN KU SHEEG SIDUU BAABURKA KU SOO DHAAFEY QARAXA SIDAA CIIDANADA IYO IS BARADA CIIDA KA BADAN TAAS BAA U BAAGAN BAADHIS BAABUUR QAEAX SIDAA LA QABTEY JAWAB NADIIF AH MA AH
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
HAL CUSBITAAL BAA SHEEGEY 56 DGAWAC IYO DHIMSHO LEH BAA LA II KEENEY BEEBALAGZN DHANAAN 63 BUU KA DHIGEY
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Месяц назад
100 qofba dhimasha ilahada 300 waa dhawac
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 14 дней назад
KULA MIYA AFARAXA WUXUU YIDHI KURASIGAANA KU FADHIYO BOOSANEERA KA HOOSAYASAN HADAA KA KACO QADHAMOONKEEDU CAALAMKUU GAADHI DOONA WAA HAWIYA BULAACADAAFI
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 14 дней назад
DAMAREERAYA LA DAAQA MOXOGA OO MASAKAXAD FADHIISATAYE 40 SANO BAYA BEENA KU NOOLAYE FILA SOMALI CASHOORTA ALSHABAABA KA QAATA BARALAMKA KA TIRASANAYE
@sharifnasirsharifismail5188
@sharifnasirsharifismail5188 Месяц назад
Nartailahay kugu foge kuye ciidamada gesiyasha hagugesijoga shan boqolaya dhimasho iyo dhaawaca
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n Месяц назад
Hhhhhh Bal maqal waxa uu ku hadlaayo ileen cewb looma dhinto Kulahaa qaeaxa ka dib qawaarijtii ayaa gudaha u gashay Oo aaway wixii ciidannahaa oo ku hareereysnaa hotalka iyaka key galaan gudaha maxaa u diiday
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Месяц назад
5 QOF BAA DHINTAY UUN BAY ODHAN??????.ADUUNKA ILAAHAY, DAD DHINTEY, OO BEEN LAGA SHEEKGO XAMAR UGU KAALAY!!!!!.
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Месяц назад
Waar doqonkani muu iska aamuso abnigooda muusugo isagalo dhaariye inkaari kugu dhacdey
@AsiaGele
@AsiaGele Месяц назад
Tuugo cuqbo idinku dhacdy
Далее
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
Просмотров 10 тыс.