Тёмный
No video :(

"Cirooy 15 Sanno ood baarlamaanka Joogtay Feedhkii Baashe mooyee, wax kale..." Faysal Cali Waraabe. 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 18 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 Месяц назад
faysal kushubo waanagi kufahanay adeer iska raali ahow kulmiyaha niqaaman
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Месяц назад
Aytulaha Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland Mudane Faysal Imbnu Ali Imbnu Hussein Xafidullah ❤❤❤
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Месяц назад
Waa libaax faysal kun jeer ayuu dhsama ciro wlhi waa libaax sanadkana dorashada wuu helaya insha allaaah
@sharmaboy8358
@sharmaboy8358 Месяц назад
Maxaad ku tageertay ooo uu libaax ku noqday muxuu qabtay ood ku qiimaysay i????
@suberh8985
@suberh8985 Месяц назад
Kulmiye all day every day ❤❤❤❤
@sahrahassan3038
@sahrahassan3038 Месяц назад
Alla ha u naxariisto Ing Mahamed Hashi geesi buu ahaa u daa xabashiisa idinku kursiga isku hastoo 3dan oday baa na wareeriyey ma gabooban miyaa horta subxaanalla
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 Месяц назад
Markaa Cirro ma madaxwaynaa? Bal halkee lagu arkay Mucaarid mucaarid kale mucaarid ku ah? Odayga illaahay ha ina dhaafiyo waa nooc aynaan wali arag. Muuse kalmad ma odhan karo oo dalka upside down ka dhigay .
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Месяц назад
Muuse waa garaacayaa😂😂😂😂😂.
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h Месяц назад
Anigu faysal wan u coday laha lakiin wadankii ma joogo
@MudazirMasud
@MudazirMasud Месяц назад
War maan ta hadanu nahay sacad Muuse codkeena waa in lasiiya feysal cali waraabe geesi weeye
@ZeinabAarjaamac
@ZeinabAarjaamac Месяц назад
Maansha allah faysal si fiican buu u war bixiyey ama uba hadlay,laaliin faysaloow markaad dadka dhintay soo qaado alla haw naxariizto dheh.
@1962yusuf
@1962yusuf Месяц назад
Maasha-allaah afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@qassima317
@qassima317 Месяц назад
35 sano baa Issaq kawadaartay 2024 baad oromo nookeentern ongriis baanasy oromo baanahaay baa kuxiigtay
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Месяц назад
Fasal waa nin 100% dhaama Cirro. Cirro waa loo taliyaa uun.
@user-ej7up3kl6i
@user-ej7up3kl6i Месяц назад
Isaga faysal sharciga u ogpl in uu afar goor isu sharaxo xaguu ka keenay
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Месяц назад
Mansh Allah Mansh Allah Fayisal gesi ❤
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr Месяц назад
Thankz wll ❤
@abdigouled
@abdigouled Месяц назад
Ciro inu nacas yahay oo utaliya xirsi gaad moye mahadli karo wa wax dhintay ciena Doran's meyso wadni
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Месяц назад
mashallah
@GuledAbdi-zj6ob
@GuledAbdi-zj6ob Месяц назад
Muse maxaad kahays hooyada inu caayo somaha fataal
@daauudfiin6406
@daauudfiin6406 Месяц назад
Ina Cali dhurwaa ma xiligii muuse 1000 dollar ku siin jiraa la gaadhey ku biyo cab ciro isagaa ku xukumayee
@kartoonchanel5964
@kartoonchanel5964 Месяц назад
ninka kaliyaata ee muwaadinimadu ka dhabka tahy wlhi hadii cid wadankan lagu aaminaayo waxa lagu aamini lahaa faysal
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 Месяц назад
Ciro hooyadii ayey mareexaan waseen arinkassi waa dhab xamar.hatago
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu Месяц назад
Nin murashax madaxweyne ah 5:22 o mucaarid ah sheeganaya oo nin kalo murashax madaxweyne ah oo mucaaridna ah sidiisa weydiinaya suaalihi uu weydiin laha ninka ninka u rabo inuu m/weynimada ka rito faysal cudurka dameeraha haka gubin fardaha
@abdirahmanshiine-rh8zb
@abdirahmanshiine-rh8zb Месяц назад
Faysal waa nin wacan oo awliyo ah
@Wanaagsane
@Wanaagsane Месяц назад
22 Sanaad siyaaasi aaan mabda lahayn oo kolba tolkii lagu garaaco aaan ahayn iyo inaaad umada somaaliyeed aflagaado aaan ahayn maxaaad aduunyada ku tartay , wakhtigaaagi wuuu dhamaaaday
@khadarcabdilaahi9442
@khadarcabdilaahi9442 Месяц назад
Faysal odaga soomaalilaan si dhaba . Qaniilka Halladaayo
@faysamohamed-hp9pn
@faysamohamed-hp9pn Месяц назад
Cidi ku doran mayso faysal
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc Месяц назад
aniga siiyana codka
@Jscali263
@Jscali263 Месяц назад
Doqon ciro ka hinaasaya waa sanadkan craxman ciro iyo wadani baanu doranaynaa ee waxba hayslugooon kulmiye nasakhan
@user-hg9qt8sd3v
@user-hg9qt8sd3v Месяц назад
HA U jawasbin cirooy
@mohamedcabdi8189
@mohamedcabdi8189 Месяц назад
Nacalad ba ka muqata qof kan maran
@abdijama603
@abdijama603 Месяц назад
Feerkii baashe ma waxqabad buu noqday?
@xafisoffical2047
@xafisoffical2047 Месяц назад
Fircool ayaan ka bad baadnay siyaad bare, taasi mahan siyaasad yaqaan in qof muslim ah oo dhintay ku tilmaamto fircool Subxanallaah
@prosl11
@prosl11 Месяц назад
Yaa huba inuu msulim ahaa ileyn waakii ayaada quran ah kaa hor imid
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Nin kan walan dad ka dintay xaa kaa rabtaa
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Adiga ina adiga muslim tahay cadeyn ma heysa adiga
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Месяц назад
Gaalbuu ahaa aayadihii quraanka beeniyey
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Yaa ku shegay ino beeniyey adiga miya jogo war ilahey kaa cabso ku dahay qof dintay miya wax leh dahay dambi ku socodo midas ku she gaa
@sakariyahassandahir908
@sakariyahassandahir908 Месяц назад
Ehlu near
@theruler411
@theruler411 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂 EG faysal rageedi
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c Месяц назад
Iyaa! Oo injineerku in uu Carabiga kuhadlaan moodijiraye. Hingiriisiguusina waa kii Ciidagaluhu ku hadli jireen 1901-kii
@theruler411
@theruler411 Месяц назад
😂😂😂 iska dhaaf odayga waa rageedi wlhi
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Месяц назад
Hogaamiyaha ruuxiga ah waa faysal ali warabi
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Месяц назад
WADANI GUUL ❤❤
@user-nz5iz4mi4t
@user-nz5iz4mi4t Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 Месяц назад
Isaaqlayn, Iska Haajiya Makarafonka warkiinu waa Qararac, Masakiin, wax laydinka maqlaayo meleh😏.
@theruler411
@theruler411 Месяц назад
Xooloaha waa la dhaqdaa reer koonfuured waa xoolo calibeysteen cambulo aqli. Aqliga muufo iska aamus
@user-tr9ii6hs8u
@user-tr9ii6hs8u Месяц назад
Kkkkkk fasal cawa siwanaagsan buu ukaftay marhadii kulmiye iyo wadaniba umuujiyey mucaarid halku markii hore ka hinaasi jiray ololaha wadani oo wuxu kale garan laa xukymada iyo wadani lkn maanta siyasad cadbuu kuhalay
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu Месяц назад
Faysal waa kulmiye niqaaban
@MudazirMasud
@MudazirMasud Месяц назад
Hhhh😂😂😂😂fariid
@mohamedawale1642
@mohamedawale1642 Месяц назад
I don’t think Faisal can run into the president because he doesn’t have the ability to manage the country. He’s very old as president Joe Biden. 😂
@sahnim7481
@sahnim7481 Месяц назад
😂😂Faysal hadal yaroo laga filaneyn ayuu kutuuraa siyaasiyiinta 😂😂
@kartoonchanel5964
@kartoonchanel5964 Месяц назад
guuleyso abti insha allh
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Месяц назад
Feysal munafaq
@user-sk8be7nr6b
@user-sk8be7nr6b Месяц назад
Odeygan ma nin musharax madaxweyne u taagan baa mise waa nin xukuumadda muuse biixi u shaqeeyo mar kasta cirro ayuunbuu ka hadlayaa sidee wax u jiraan
Далее
3d printed demon core vs real
00:24
Просмотров 6 млн
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
3d printed demon core vs real
00:24
Просмотров 6 млн