Тёмный

Codka War-tabiyihii weynaa ee Bbcsomali - Maxamuud Xasan (Barimaadkii BBC-da ) 

Sollas Media
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 68 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 года назад
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 Mmud Xasan iyo akhyaarti kaleba waxay ku soo barbaaren Qaran cafimad Qaba!! Tasa keneyda; qalbi iyo cod sugan!!
@nazdalaan
@nazdalaan 5 месяцев назад
Maxamud Hassan…سبحان greatest of all time,,,”wax, madax, halkaa ka hadashay ay ku tilmasmeen….!!
@abdisalanj9798
@abdisalanj9798 5 лет назад
Golden voice of Mohamed Hassan .
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 4 года назад
muxammoud xassan masha alaah codkiisa inaba caadi ma'aha aniga isaga iyo cismaan ayan ugu jecla siiba maxammud codkiisa ina keeno isku dayi kirey ila iyo hada 2020 wali maya lakin hada waxa qabsadey aduunki iuo radio oo dhan dad an af so aliga aqoonin viva m xassan xaaji omar
@warsamekhaliif3523
@warsamekhaliif3523 9 месяцев назад
Every day I well nestehim golden voice god
@farsadtv8910
@farsadtv8910 2 года назад
Abtigay Maxamuud Xasan X Cumar Caydhboob anigoo yar baan rekoodhkii aabahay codkiisa ka maqli jiray 1990s ,wuxuu lahaa cod hibo ah oo aad uwayn oo markuu baxayo aad isleedahay armuu qarxaa rekoodhku.
@Shakiib99
@Shakiib99 5 лет назад
What a beautiful voice
@warsamekhaliif3523
@warsamekhaliif3523 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@warsamekhaliif3523
@warsamekhaliif3523 11 месяцев назад
Wariye waa kuwakan kuwa hadane waa sher karee
@shakurmahamedshakurmahamed4760
Xasuus anigo yar ayan abahay radio dhageysanjiry kamaqli jiray codkisa dahabiga alaha ha unaxaristo inti muslim ah ee dhimaty iyo abahay
@ahmedmohamed-rw1ku
@ahmedmohamed-rw1ku 2 года назад
Mnshallah wariye sare maxamuud xasan
@mahadow1
@mahadow1 3 года назад
Alla maxaan jeclaa codkiisa 😍
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 лет назад
Dadkii hore dad codkara ayey ahaayeen kuwan dambe Waa wada Madhax miidhan
@ciiseafrax2818
@ciiseafrax2818 4 года назад
Sahal Cali an
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 лет назад
Maxamuud Xasan Xaaji Cumar wuxuu jeedin jirey warka mana uusan leheeyn barnaamij uusoo tabiyo wuxuu ahaa nin ruug cadaa ah oo aan xasuusanayo yaraanteydi
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 5 лет назад
Manala wadaagikartaa kiliibyo kale wll adigoo mahadsan?
@abdirazakkronto8241
@abdirazakkronto8241 4 года назад
Maxamuud xasan xaji dhawaanban maqaaxi shah kawada cabayney
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 месяца назад
AHUN
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 года назад
Maxamud Xasan warka ha kuu akhriyo ama Raadyaha iska dami.
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 3 года назад
Maxamuud xasan xaaji omar
@maansaawiaxmedcali158
@maansaawiaxmedcali158 11 месяцев назад
Axyaa Cod.
@Samaanqore
@Samaanqore 4 года назад
Sollas media masha allah Hal arin ayaan watay oo waxaan rabii lahaa inaad wixii isleh playlists usugu keentid Hadey suuro gal tahay Aad baad umahad santihiin 👮‍♂
@ghboy2914
@ghboy2914 3 года назад
Codkaan live baan u dhageystey 2007 meelahaa bay ahayd baan filayaa
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 года назад
Kkkkk kkkkk kkkk kkkkk ninkaan 2001 buu katagay
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 года назад
Cod wacanaa
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
Waxaaan ka gartay ismaaciL xaaji ahmed.......
@mahadow1
@mahadow1 3 года назад
1996 ayaan xasuustaa
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 3 года назад
Legend 🥰
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 года назад
Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeysoنننننننننن
@abdurazakmohamudtaqal4109
@abdurazakmohamudtaqal4109 4 года назад
Waxaan aad iyo aad ugu baahanahay dood ay bbc qabatay qiyaasta 0994......... 1996 Oo lagu doodsiiyey rag aan ka xusuusto 1- Axmed cabdi Ooglr oo ahaa kuxigeenka duqa magaalada Nairobi 2- Cabdulmajid Xuseen oo ahaa waziirka warshadaha iyo macdanta ethiopia Iyo rag kale oo aanan hadda magacoodii haynin!!!!
@h.m.9141
@h.m.9141 4 года назад
Walaal, codadka BBC Soomaali waxay ku keydsan yihiin Jaamacadda Indiana oo ku taal dalka Mareykanka.
@jujaajuujaa1225
@jujaajuujaa1225 8 месяцев назад
Over 30 years news ank or
@mjofficiall235
@mjofficiall235 3 года назад
❤❤ALLE HAKUU DANBI DHAAFO I CAAWI WLL❤❤ 💙💙💙💔💚💚SUBSCIEBS💚💚💔 IGU CAAWI FADLAN💛💛💛
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 года назад
Maxamuud xasan Waxaan ku xasuustaa inuu dhihi jiray oo uu ahaa ninkii bilaabay erayga ahaa jamhuuriyadda iskeed ISU magacowday 1991 markii ay s,l dhahday wasn goosanay
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 года назад
Qabyaladayste darood inta ah bu soo dhiga kkk anigu darod iyo isaaq midna ma ahi lkn afsomali iyo weriye waxa somali leh oo liga hadhay isaaq ano ciise ah ba wlhi u qiraya dhaman warbahinta waxa ereybixin ay .adegsato kenay wa reer waqooyi wax afsomali ku warama reer waqooyi ba u horeyay oo somali baray kkkk wa dad wada aftahan ah sayniska iyo siyada ereyada lo adegsado ee somaliga ah reer waqooyi ba kenay wa dad wada aftahan ah cod kar ah wada hal.abuir ah 4 jir 5 jir 6 jir gabyaya reer waqooyi uun ba laga hela dagaalki 1 aad iyo 2aad waxay arken askarti reer waqooyi ee ingiriska u shaqayn jirtay markibta biyaha quusta gujis bay u bixiyen kkkkk dayax gamceed yaga soo saray gantalaha ridada dheer yaga soo saray diyaradaha guxooda ka dhereya yaga soo saray dhaman ereyada maanta diyasada iyo warbahinta iyo sayniska lo adegsado reer waqooyi ba laha erey bixintooda oo keenay wa dad wada aftahan.ah cod kar ah hadalka heli og wax afsomali ku warama oo somali oo dhami ku dayatay reer waqooyi ba u horeyay sida li waramo. Yaga lagaga dayday dhaman.mahmaha murtida leh reer waqooyi ba leh oo laga bartay wa dad an ka yabay wlhi markay leyahin duriyad banu nahay wananu ka nasabsanahay somalida wax ba ka jira ano ciise ah ba hi leh somali hadanay ku jirin dad jira somali may ahaten
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
David gosey waxaan ku leeyahay daaroodku ma hooyadaabay waseen cuqdadooleyahaw ciil qabaha ahi adoo ciise ah baa daarood wax ka sheegaya oo shalay maxamed siyaad faransiis kaa xoreeyey orgob iyo qoryo is maris iyo dhurwaa baad caan ku tahay markaadse leedahay reer waqooyi ma isaaq keliyaa dega miyaan daarood degin meeye dhulbahante oo ilaa sanaag ilaa wayla ilaa far hareei ilaa cay degaa meeyey warsangeli mee qadhmuunyahaw isaaq dhul intee leeg buu waqooyi ka degaa maxaadse saxaafada u qabyaaladaynaysaa orod iska aamu yaa dhulbahnte suugaan iyo darwiishnimo ku haysta xoolaad tahaye waxsoo baro
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 3 года назад
Kkkk Nacasow waxaadan aqoon lagama hadlee oqooyiga aad sheegaysid %50 waa darood, taariikhda darod ee gabay leh ee erey bixin leh ee fan leh ee suugaan leh awalbaan adigoo reer koonfur ah oo siyaad bare afsomaliga iskuulada ugu dhigi jirey lagu wrydiineyne orod isaaq soo weydii afsomali iyo darod waxay isu yihiin nimankaa uunbaa garan kara. Qof aan somalgaba iskuul loogu dhigay inta kale iyadoo heeso iyo gabayo ah la bari jirey muxuu daarood ka yaqaan
Далее
WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII  BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR
13:39
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
Что думаете?
00:54
Просмотров 514 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 522 тыс.
How India Is Failing Its Educated Youth
8:22
Просмотров 346 тыс.
Why Spain's Socialists are U-Turning on Immigration
10:51
NIN JILAYA CODADKA WERIYAYAASHII BBC-da:
4:32
Просмотров 38 тыс.