Тёмный

COLLAGEN KALIGAA GURIGAAGA KU SAMAYSO, HARGEISA | Asiya's tv show 

Asiya's TV Show
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Collagen kaligaa gurigaaga ku samayso, sidaad gurigaaga Collagen dabiici ah uugu samaysan lahayd igala daawo Asiya's tv show, Hargeisa.
SUBSCRIBE / asiya'stvshow
Facebook page / arzalimassagecenter
Twitter / tvasiya
Instagram / asiyas_tv_show

Опубликовано:

 

18 янв 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 175   
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
SHARE-KA HALA BAKHAYLINA ASXAAB. THANKS.
@muniraabdi1851
@muniraabdi1851 3 года назад
Hye wll
@rahoabukaromar2019
@rahoabukaromar2019 2 года назад
Abaayo lafaha geela malagasameynkaraa
@samiramaxamed8660
@samiramaxamed8660 2 года назад
Wax lagaa baqiilikaro majiraan qaali mahadsanid xittaa asaxaabteydaan kaasoosaaraa sbscreebka 💋❤
@ayaanhussein3753
@ayaanhussein3753 3 года назад
Masha allah xbbti shukran sida nogu faidaysay codsigina noga aqbashay
@farduusmaxamed1696
@farduusmaxamed1696 2 года назад
Jazaka allahu khairaa wllshy asiyaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wa iyaakum xbbti 🙏💖💖💖💖
@ayaansuleyman9378
@ayaansuleyman9378 2 года назад
Mahadsanid abaayo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan qaali 🥰🌹🙏
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 года назад
Mahadsanid Asia
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Adaa mudan wllo 🥰❤🥰❤🥰❤
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 2 года назад
Mahadsanid Aasiya
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti, asxaabtaadana soo casum fadlan 🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@ubaxdiiriye2261
@ubaxdiiriye2261 3 года назад
Jazaakalaah qaaaali aasia allaha ku sharfo xbbtiii
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 2 года назад
Thank you 😊
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
You are more than welcome ☺
@samiramohmud7197
@samiramohmud7197 2 года назад
Jazakallah wlshy Asiya waa faaiido wanaagsan oo lobaahna
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wa iyaakum xbbti cafwan ❤🥰
@Daryeelhooyo
@Daryeelhooyo 2 года назад
Mansha allaah thanks wllo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
You are more than welcome ☺😊
@ruqiyaladanumar1609
@ruqiyaladanumar1609 2 года назад
Masha Allah jasa kalaah qeyr
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wa iyaakum xbbti 🥰🌹💖
@rumaanxaaji2751
@rumaanxaaji2751 2 года назад
Asc wr wb Abaayo Videogaan waxaan fiirsadey marar badan waxuu i geliey anigaba xasuu lama ilaawaan ah ,Waana kugu qoslay sida Qalbiga Nadiifka ah ee aad noogu soo bandhigtey . Ilaahay ha noo kaa Xafido ( Asiya Daganeey ) Aamiin Yaa Allaah:)
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Rumaan wllo mcn shukran ilaahay haku xifdiyo qaali aad ayaad u mahadsan tahay xbbti 🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 2 года назад
Masha allh xbbti qali mahadsanid allah haku xifdiyo.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Caysha you are more than welcome my dear sister ❤♥
@samiramaxamed8660
@samiramaxamed8660 2 года назад
شكرا حبيبتي
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan xbbti 🌹🥰❤
@nasraadem4
@nasraadem4 3 года назад
maansha allaah asiya alle haku barakeyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Kuligeenba wllo aamiin 🙏🙏🙏🌹❤😘
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 3 года назад
Mashallah videogan wan sugaynay wad no faaidaysay runtii jazakalaah khyr aasiya😍
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Aamiin kuligeenba 🌹❤😘
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Год назад
Maashaa allaah walshy guulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 2 года назад
Thanks my sister qaali
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
You are more than welcome my dear sister ❤♥
@sahrabilan9298
@sahrabilan9298 2 года назад
Mansha Allah
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti ❤
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Год назад
Abaayo thanx mashallah!. Wadna iga qoslisay sariibada!. Hada kahor Muqdisho Sariibad ama Kawaan tegay anoo carabaha ka imid!. Maraq baan doonayay inaan samaysto. Lafo baan waydistay faas bay ku jejebiyan lafaha. Dadku ma iibsadan badana marka sidi qof mucjiso ah bay kuu eegayan iyagoo faas la dhacaya lafaha!. Anigii cabsi awgeed mar dambe ma tegin meshii!.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰 waa sheekadii igu dhacday oo kale
@warfamaryam1963
@warfamaryam1963 2 года назад
Mashallah tabarikalaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
🙏🌹🥰
@hindamohamud4170
@hindamohamud4170 2 года назад
Asc wallo inkastu video gan uu horeyay hadana dhawaan ayaan dawaday wanan sameeyay wallo wuxu noqday wada subug badan wanan cabi kari waayay ee wallo qaali miyaad ibisa
@sahrasalaad1462
@sahrasalaad1462 2 года назад
Maashaa alaah beautiful 😍 sis 😍 ❤ 💕
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran qaali and welcome 🌹🌹🌹🌹🌹🥰❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc mashallh qer Allaha kasiyo
@sadiamohamud3304
@sadiamohamud3304 2 года назад
Xbbty qaaliyeey lafaha geela ayaan helayaa sow ok maaha, Teeda kale duxdaas maraqa dulsaaran hadii lagu cabo miyaanay Korostarool keeneyn? Bal iisoo jawaab wllo mcn
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Waa ok wllo lafaha geelu, mawduuca cholesterol ka daawo link-ga hoos ku yaala , duxdu keeni mayso cholesterol ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-v7fVyiiiwTA.html
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 года назад
Mahasanid abayo❤
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Welcome Hasna 🙏❤🌹🌹🌹🌹🌹
@sahrasalaad1462
@sahrasalaad1462 2 года назад
Maantaan kula kulmay anigoo youtube ka dhex mushaaxaya thanks 😊
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Sahra soo dhowoow walaashay gacmo furan iyo qalbi furan iyo faa'iido badan insha Allah ayaad nagala kulmi 🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹❤
@kakacade3557
@kakacade3557 Год назад
M.a abyo macan
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 2 года назад
We love you 😍
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Bilan xbbti I love 💘 you ALL my dear sister ❤♥ 💕 ❤ ♥
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 2 года назад
Mashalah tabarakalah walalo wad iga qoslisey waayo wax kale markad garan waydaan iso salaama intaa yar jumlad yaro ka farxineysa 😄😊❤😘👍 thanks jizakalahu kheyr wanu ka faaidney adna faaiid aduun iyo aakhiro ba
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Khadra Dahir wllo dar ilaahay ayaan idiin jeclahay idinka iyo salaantiinaba 😘😘🥰🥰🥰🥰❤❤❤🌹🌹🌹💖💖💖🙏🙏🙏
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 2 года назад
@@AsiyasTVShow Alla ya cisak ilaahay haku jeclaado adiga iyo dhamaan ehelkaaga ba🥰😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰😘
@maryamanuor8685
@maryamanuor8685 2 года назад
Mahadsanid wllo aad ayaan ugu baahna collagen waxa laga sameeyo jazakalah khayr
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Maryama walaashay qaali adaa mudan xbbti ❤💯🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 года назад
Asc Ukhtifillaah Samidey = aniga waxan ahay Asia , cashar ad u qiimo badan, Jzklh kheiran jaza Sister qali 🌿❤️
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
🥰💖 masha Allah, cafwan wllo adaa mudan xbbti 💖💖💖💖
@baarliinaxmed6109
@baarliinaxmed6109 7 месяцев назад
Asc
@ubaxdiiriye2261
@ubaxdiiriye2261 3 года назад
Xbti su,aal,kle minjaha adhiga ka wrn collagen malaga helaa
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 3 года назад
Walhi dadku ma fahamsana faaidada lafaha o angu ugu horeyo shukran qli hada kadib wan isla oganaya iyo intan ushegi karo dadka
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
isla ogow maahe waxaan ku idhi yaan lagaaga horayn 😊😊😊😉
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 3 года назад
@@AsiyasTVShow ♥️♥️
@umalkhairmaxamed1579
@umalkhairmaxamed1579 3 года назад
Shukran edo waan ka fa iday maraqa maba cabi jiran
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Eedo cab oo isugu dadaal waliba ❤❤❤❤
@umalkhairmaxamed1579
@umalkhairmaxamed1579 3 года назад
Hye edo 😘 shukran
@ubaxdiiriye2261
@ubaxdiiriye2261 3 года назад
Iska daaaa qaaali su,aasha minjaha comments ka baan ka helay adoo ka jawaabay ilaahay haku sharfo xbbti
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@rahmayosufomer6489
@rahmayosufomer6489 3 года назад
Asc wllo thanks qofka uurka leh ma isticmalikaraa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Maraqa haa aad guriga ku samaysanaysid lkn wixi Vitamins ah iyo powder la qoosho kala tasho dhakhtarka gacanta kugu hayya
@xaadsan7740
@xaadsan7740 2 года назад
Walaal aniga maataan iigu kaa horeeysay waan kaa faaiideey walaahi walaal qaali ah hadal dagan oo la fahmi karo oo aqoon ku dheehantahay waxaad ii tahay nr 1
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Xaadsan xbbti welcome 🙏 kusoo dhowoow gacmo iyo qalbi furan oo nagusoo biir qaali ❤🌹💋😘🥰 barasho wanaagsan walaashay.
@ubaxdiiriye2261
@ubaxdiiriye2261 3 года назад
Mcnto.aad baaad u mahadsan thy,waan daawaday waana kuuugu share gareyey whatsspkayga. Waana ka helay sidaaad noogu dadaalayso allaha kaaa abaal madhiyo xbbti sheekadii sariibadana waan ku qoslay kkkk iyo tuugii hilibka laga soo qaaday, Xbbti hal codsi baan wataa,waana codka kor uyara qaad kolkaad noo sooo duubayso,video mhsnd,xbbti,
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋 marxaba xbbti hayye.
@munaahmed1121
@munaahmed1121 11 месяцев назад
Madaxa ariga iyo majaha ariga kwrn hada week mar isticmaalo habo
@mumtaazjama579
@mumtaazjama579 3 года назад
Asc Asiya wallo. Mahadsanid wax badan baad noo faaiideysay wallo ka waran mijaha adhiga collagen ma leeyijiin hadii la karsado iyagu?
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Haa waayo waa lafo ee intaad badisid waliba jajabi🌹♥️
@nasteexonuur2158
@nasteexonuur2158 Год назад
Lafaha geela malaga sameen karaa sis🙏
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 2 года назад
Asc wr wb qaali
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wcs wllo mcn ilaahay haku sharfo xbbti 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@batulonuur5032
@batulonuur5032 2 года назад
Mahad sanid sida aad noogu sharaxday kheyr badan allaha ku siiyo.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Batul cafwan xbbti adaa mudan ❤
@faadumoali8095
@faadumoali8095 3 года назад
Asc abaao waadmahad santahay qayr allaha kusiiyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Cafwan qaali 🙏👍🥰❤
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 2 года назад
Sido kale qaali
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti 🙏♥❤
@muniraabdi1851
@muniraabdi1851 3 года назад
Wll wad mahadsantay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Cafwan walaashay qaali 🙏🌹🙏🌹😘🥰♥️
@fatxiabdirahman2800
@fatxiabdirahman2800 2 года назад
Masha allaah wll allaha ku cifdiyo wan kugu cusbahy hal video markan kaa dawadey ayan kusoo biirey chanel kaga dib ayaan u racey waxan ka faaidey wax badan shukran wll allaha cilmiga io maskax daba hakuu barakeyo insha allaah
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Walaalkay Fatxi welcome 🙏 wllo, cafwan adaana mudan wllo qaali soo dhowoow gacmo furan 🙏🌹🌹🌹
@sahrabilan9298
@sahrabilan9298 2 года назад
Sanad ka Dib baa daawaday video Gan 🙄walal ka helay videoyada aan daawaday jasaakallah khayran jasaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti ❤ilaahay haku xifdiyo qaali ❤
@thequweenofthebeauty238
@thequweenofthebeauty238 2 года назад
Asc walal magaca collagen ma isin karta plz. Thanks
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wllo video-ga kale ayaan magaca ku sheegay ee ka daawo link-ga hoos ku yaala ka daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-WQlw_-m-HcE.html
@rahmaabdi5911
@rahmaabdi5911 3 года назад
Maasha allaaah mahad sanid wllo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Cafwan xbbti 💋💋💋💋💋💋❤❤❤
@xaashimaxamed4952
@xaashimaxamed4952 2 года назад
Collagen
@zamzamabdi3009
@zamzamabdi3009 2 года назад
Asc walalo kars tarool ayaan wabaa dhaqatirtu way iyirahdaan dufanka xolaha kafogaw marka lafahaloda subagoda madhurikaraa mise nacfigii kollajinka mawyaya jisakalah
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Xbbti video mowducaas aad soo gudbisay ee ah kolistiroolka waan soo wadaa dhaqso, waa mowduuc faahfaahin dheer ubaahan oo halkan kuma soo wada koobi karo, 2 maalmood sug insha Allah ❤
@zahraalasow2591
@zahraalasow2591 3 года назад
Asc ukhti Asiya qofki cholesterol leh subaga inuu iska qaado sow uma fiicna oo maraqa uun cabo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Wcs xbbti, maya uuma baahnaa waayo cholesterol ka dadku ma fahamsanaa oo taasi danbigooda maaha, dartaa qaali video aan arinkaas ku faahfaahinayo ayaan si degdeg ah usoo dejin ee fadlan ukhti la soco ♥️🌹🙏🥰😘
@Dagan9322
@Dagan9322 3 года назад
@@AsiyasTVShow soo samee xbti wan u Baahanay noo faahfaahi
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Hayye xbbti 😊😘❤🌹
@raxmacadi1140
@raxmacadi1140 2 года назад
Asc xbbti inaa cabo majecli maraqa ee cuntada maku karsan karaa sida maraqa lagu cunaayo ama bariiska
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Wcs maraqa ka samee kadib maraqa bariiska ku darso, sorry jawaabtaan kaal daahay,
@raxmacadi1140
@raxmacadi1140 Год назад
@@AsiyasTVShow 🥰🥰
@laylocigecabdi6402
@laylocigecabdi6402 3 года назад
How are you
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
I'm fine thanks 😊 welcome 🙏 my dear sister 😘
@user-fv7jg5mw1k
@user-fv7jg5mw1k 8 месяцев назад
Gabadhan oo kale loo bahanyahey wax baa laga faidayaa weyna asturantahey
@umu_maankamoha1926
@umu_maankamoha1926 2 года назад
Lafaha geela kwrn wll
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Waa caadi dhuux ayaa la rabaa
@fosiaabdiwali7663
@fosiaabdiwali7663 11 месяцев назад
Geela kawaran wll
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 2 года назад
I love you too ❤️🎇♥️🎇🧚🏾‍♂️🧚🏾‍♂️🧚🏾‍♂️🧚🏾‍♂️🧚🏾‍♂️👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🕋🐪
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏 ilaahay hakuu jeclaado xbbti
@ismailismail_mohamed1342
@ismailismail_mohamed1342 Год назад
Sida loo samaynayo noosoo galai
@maxamuudibraahin2969
@maxamuudibraahin2969 Год назад
aadbaan ugsly wllo sheekadaadaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Kkkkkkkk 😁😁😁😁😁😁😁
@zuzuabdi
@zuzuabdi Год назад
Wll asiya loda laguma qalo magalada aan joogo kawaran hadii aan lafaha geela ka sameyo lafaha geela malaga helaa collogen ?
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Haa waa laga hela ee ka hor jajabi oo middo dheer dab aan badnayn ku kari
@zuzuabdi
@zuzuabdi Год назад
@@AsiyasTVShow thank you abayo
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Год назад
Qof uurleh ma isticmaali karaa amba umula
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Haa wuu isticmaali kara waayo waa cunno maraqu
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Год назад
@@AsiyasTVShow shukran xbbti
@bintisomaalchannel7069
@bintisomaalchannel7069 Год назад
Lafaha geelanah
@sahrasalaad1462
@sahrasalaad1462 2 года назад
Dhuux baa ladhahaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
😁🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤🙏🙏🙏🙏
@quruxbila4149
@quruxbila4149 2 года назад
Aniga wan kugu cusubahay waxbadan ayan kaa faaiday wll ma.😍
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Masha Allah welcome 🙏 💖 ☺ xbbti, fadlan asxaabtaadana soo casum please ❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰
@hodan4319
@hodan4319 2 года назад
Asiyaay xbbti lafaha geela iyo kuwa lo,adaba waan samaysatay kuwa lo,adaa subag badan waan ku xiiqay lkn kuwa geela subagoodu sida kuwa lo,ada muu badnayn wax is bedelna kuma dareemin markaa qaali ma ku badalan karaa heenka geela oo ah subag laga saaro dhuuxa lafaha geela
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Kuwa lo'da ayaa uugu fiican waayo subaga dhuuxa weeyaan collagen tu, waa inaad maalin kasta cabtid oo vitamin c badan la qaadatid
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 Год назад
@@AsiyasTVShow wllo asiya hadaan vitamin la qaadan o iyaga kaliya isticmaalo sow caadi maaha mise qasab wa inana vitamin la isticmalaal
@habonyusuf8352
@habonyusuf8352 Год назад
Wad kumahsantahy sidaad noogu faa,idaysay
@user-go1uy4fu2t
@user-go1uy4fu2t Месяц назад
Abaayo dad ka kors torolka qaba ma cabikaraan
@samiramaxamed8660
@samiramaxamed8660 2 года назад
Waxan jogna muqdisha waan waayay lafaha looda oo maqaahiyado bey u rukuman yihiin laakiin waxan helikaraa inta badan majaha ariga kuwaas ayan kusameynayaa casharkaa aad isiisay mahadsanid
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Insha Allah xbbti, digaagana waad ka saari kartaa hadaad digaagadii oo dhan macaa maqaarkii wadata biyyo ku karisid muddo dheer❤🥰🌹
@ugbaadsaalaxugbaadsaalax9809
Abayo gel malg helayo miya
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Gel ma maqlin taas
@umalkhairmaxamed1579
@umalkhairmaxamed1579 3 года назад
Dacadban u qoslay🤣🤣
@khadradhider5703
@khadradhider5703 Год назад
Asc wllo talaayada ma galin karaa weega❤❤❤
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Wcs haa laakiin gali freezer ka qaybta barafka ah
@khadradhider5703
@khadradhider5703 Год назад
Thanks hno
@ikhlaasabdullahi9108
@ikhlaasabdullahi9108 2 года назад
Abaayo lafaha geela malaga helo miyaa please jawab
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Haa lafo kasta sida kuwa digaaga, adhiga, riyaha, lo'da, iyo geelaba. 🥰❤🌻
@naimonalka6078
@naimonalka6078 Год назад
Mhdsanid
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Cafwan xbbti is
@basracabdi6961
@basracabdi6961 Год назад
Dhuuxa sidiisa hadaan dhuuxona kawaran walaaley, markuu iibislaado. Intaan 5 saacadood sugilahaa
@amalahmed1690
@amalahmed1690 2 года назад
Talagada hada gashato kawaran wixi so hadha
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Waa caadi waliba freezer ka gashi barafka ah
@khadradahir1116
@khadradahir1116 2 года назад
Walaaha waxba kusoo maray ana fulayad baan ahaye neef ban iska soo qalan ka waran oo talagadaa gashan malinkasta Maa suuqban tagi
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Kkkkk😁🥰❤ hadda neef ayaa la iisoo qalaa bil kasta oo waliba intay iisoo jarjaraan ayay soo xidhxidhaan oo guriga delivery iigu keenaan, aniguna talaagada ayuunbaan ku gurta, Hargeisa hadda way ilbaxday oo macaa khudaarta home delivery ayaa laguugu keenaya, sariibad danbe iskuma tagin kkkk😁🥰❤
@memeshmed9279
@memeshmed9279 Год назад
Masha allah wll anigoo collagen raadinaayo baad isoo baxdey Waxaad ii sheegta wallaal neefka dadka kuusoo qalo oo kuusoo xirxiro Yurub baan ka soo guurey hargeisaan daganahay
@ayaanhussein3753
@ayaanhussein3753 3 года назад
Hhh qisada yar ee idinku dhacday ba aad ugu qoslay 🤣
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
😁😁😁😁
@mimimankin111
@mimimankin111 Год назад
Lafaha gelane
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Haa lafaha oo dhan
@SahraSiman-uu1uk
@SahraSiman-uu1uk Год назад
Dufubkas berka wax sooma Uma dhimaayo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Год назад
Maya waayo waa dufanka fiican ee ka daawo Video-ga cholesterol ka ee ku jira channel-kayga faahfaahinta mawduuca dufanka
@muniraabdi1851
@muniraabdi1851 3 года назад
Geela kuma jiro
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 года назад
Waa lafaha oo dhan macaa kuwa digaaga 🥰🥰🥰❤ geeluna wuu ku jiraa
@muniraabdi1851
@muniraabdi1851 3 года назад
@@AsiyasTVShow sax wll wad mahadsantay alle khar badan haku siiyo
@halwaabdiguleed6819
@halwaabdiguleed6819 2 года назад
Walaal dufanku soo madhibayo dadka
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wllo dufanku waa laba nooc, mid xun iyo mid fiican ayay kala yihiin, waan kasoo hadli video cusub dhowaan ee la soco 🙏🥰❤
@ilhansacit7719
@ilhansacit7719 Год назад
Abyo lafaha gela so lagama samen karo
@xaashimaxamed4952
@xaashimaxamed4952 2 года назад
Gala malayahay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Kuma fahmin
@xaashimaxamed4952
@xaashimaxamed4952 2 года назад
Lafaha gala collagen malsyihiin
@deqabulhan7735
@deqabulhan7735 2 года назад
Kkkkkk
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
🥰🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤
@rahmoruun7850
@rahmoruun7850 2 года назад
Toloow ma bisadbaa guratay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
😂😂😂😂😂❤❤🥰👍 malahaa
@user-or7dq7id6i
@user-or7dq7id6i 8 месяцев назад
Geela kolojiin maleeyahay bal iisoo jawaab sabiskaraadna waa kuu sarayaa
Далее
MUXUU COLLAGEN NOLOLSHAYDA KUSOO KORDHIYEY? UPDATE.
11:27