Тёмный

Waxtarrada Collagen maqaarka, lafaha cijiyada iyo timaha ragga iyo dumarka 

Hussein Alje
Подписаться 228 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

#miisaanka#caafimaad#somali#xuseenalje
Waxtarrada Collagen ee ragga iyo dumarka
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Спорт

Опубликовано:

 

14 мар 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 225   
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 года назад
mahasanid wlalkey ad iyo aad ayan ugu bahnay coollagen sodn 30 jir ayan ahay wxan daremay ineyb dadi dag dag geso wlahi 🤣👌🏾
@husseinalje
@husseinalje 3 года назад
30 Sano ma badno abaayo kk
@mohamedabow7592
@mohamedabow7592 3 года назад
Masha Allah bro
@amiira164
@amiira164 3 года назад
Is ticmaal collagenka hada helesid da adoka hortaga
@nadifagele8088
@nadifagele8088 3 года назад
Asc wll xage ka hela
@zamzamabdikadir5630
@zamzamabdikadir5630 3 года назад
25 yrs magathani kara
@Yaatii14.8.16
@Yaatii14.8.16 3 года назад
Masha Allah walal wad mahad santahay saxabiga loogu magac daray sayfullah waa ( khaalid Bin Waliid )
@muussagal2719
@muussagal2719 3 года назад
maasha allh wallal youtube yada somalida qofka ugu akhlaqda fiican max muhiima na usogudbisa umada oo loobahan yahay
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 3 года назад
Maashaa allah saxaabiga khaalid binu waliid
@rahmaabuukarahmed4046
@rahmaabuukarahmed4046 2 года назад
Maashaa alaah tabaarkalaah alaha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro Walaalkey jizaakalaah asxaabiga waa khaalid binu waliid waaye
@ifraaxcabdilaahi85
@ifraaxcabdilaahi85 3 года назад
Mansha Alaah Ilaahay haku barakeyo wax yabah aad noo faidaysay suashu waa asxabig khalid binu waalid radi yalahu canhu
@fatmaasad3998
@fatmaasad3998 3 года назад
Wcs masha alah walkey xussayn alje qayr alaha ku siiyo wax bdn noo faaiidaysay alaha ku barakeeyo
@ayaantahir1288
@ayaantahir1288 3 года назад
Mansha Allaah Tabarakallaah jazallaah SUAASHA HADAAN ISKU DAYO ASXAABIGAA WAA CUMAR BINU KHADAAB
@xaashixshi4047
@xaashixshi4047 3 года назад
shukran wallalken wax badan ano faideysay jazakallaahu kheyr
@maryamchannel349
@maryamchannel349 3 года назад
masha allaah wllky qeyr illaah haku siiyo wx bdn aan kaa faaiiday wlh mahadsanid
@xayatmoussa9588
@xayatmoussa9588 3 года назад
Kheyr Allah ha ku siyo jazakulahi kheyr cafimad iyo cimridharer ayan ku rajena
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 3 года назад
Masha Allah jazakalah kheyr wa khaalid ibnu waliid
@ayaanwarsame8264
@ayaanwarsame8264 3 года назад
Khalid binu Waliid waaye saxabigas. Thanks Hussein Alje.
@aminananacoow1584
@aminananacoow1584 3 года назад
Maasha allah jazakallahu qeer walaalkey su aasha jawaabteda waa Khaalid binu waliid seefullah Maasha allah
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 года назад
Alxamdullilah!I am takin the same you are showing to us thanks
@beyruhajire2907
@beyruhajire2907 3 года назад
Mashaallah thank you so much wallkay ilahay hakubarikiyo
@anfacaxmed5859
@anfacaxmed5859 2 года назад
Mashllah tabarakallah jaskallah khayr ilahay haku barakeyo
@shankaroonherbalchannel2499
@shankaroonherbalchannel2499 3 года назад
Jazaakalah qayr walaalkeey sidaad inoogu faaiidaysid
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Wcs walal xusen masha Allah tabrikllha jizakalaha qeer wll qali ilahey haku xafido Alllhuma Aamiin ilahey cafimat haku siiyo Aamiin Yaa rab
@sadiahussein9927
@sadiahussein9927 3 года назад
Asc wr Llaahi wb walle maa sha Allaha tabaarka Llaah Allaha ku nabad yeelo.
@aminaosman2231
@aminaosman2231 3 года назад
Mansha Allah ilaahay haku xafido Huuuno
@maidaaweis2173
@maidaaweis2173 3 года назад
Masha Allah Aboowe ilahey hako xafido 🙌🙌🙌🙌
@hamidaabdi5680
@hamidaabdi5680 3 года назад
Masha Allah shukran wll
@Ifkanolasha-zu7eq
@Ifkanolasha-zu7eq 3 года назад
Alle ha ku caafiyo
@umuumayma2379
@umuumayma2379 3 года назад
Mashallah wll Allah haku xafido wax faaiidoleh baad chanalka noosoo galisaa wll anii waxaan joogaa Germany luqadoodaa Ku qoran dawooyinkooda markaa seekugarankaraa wuxuu kasamaysanyahay
@nimohashi148
@nimohashi148 2 года назад
Jasaakallahu khayr wll allaah hakuxiftiyo
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 2 года назад
Alle ha ku caafiyo walalkay
@umuyuusuf3669
@umuyuusuf3669 3 года назад
Asc aqii masha alh mar walba waadku mahadsnthay.waxyahaba badna faaidada leh saa nogu sogudbiso
@abdiwahaabmohamed9788
@abdiwahaabmohamed9788 3 года назад
Allaah ha ku cafiyo amiin
@basroabdiosman8868
@basroabdiosman8868 2 года назад
Allah ha ku cafiyo yaa rabi
@bonafartuna9385
@bonafartuna9385 3 года назад
Maasha Allah 👍
@mariacarabiyo3230
@mariacarabiyo3230 3 года назад
Allah safe you my brother
@hodanfarah9086
@hodanfarah9086 3 года назад
Khalid binwaliid waaye Jasaka Allhu khayran
@naciimanuur2845
@naciimanuur2845 3 года назад
masha allah
@deeqoosman8759
@deeqoosman8759 3 года назад
Thnks al huseenni
@cknagaashwalaal6605
@cknagaashwalaal6605 3 года назад
Mashallah adbaumahansantaha
@zeynabahmed-z4j
@zeynabahmed-z4j Месяц назад
Mantay ayan so gatay bismilaah allow qayrkiisa iso xiji
@sumayyoeducator5123
@sumayyoeducator5123 Год назад
coach aqoontada cadi ma aha Allah ku barakeyo🥰🥰🥰
@Ifkanolasha-zu7eq
@Ifkanolasha-zu7eq 3 года назад
Masha allah wllo xusen😍
@khadijamaya1395
@khadijamaya1395 3 месяца назад
Asc wr wb Masha Allah
@hudahashim3062
@hudahashim3062 3 года назад
Mashaallaah aniga waa isticmal kollagen maqarkeeyga waa jecladay .aad ayad u quruxbadane waa iga talo dumarka iyo ragab
@farxiyocaliaxmed5422
@farxiyocaliaxmed5422 2 года назад
abayo isoo sawir
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 Год назад
Abyo noo sheeg
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 Год назад
Sister qof ilmo yar nujiyo ma Istcimali Kara ? Waa google gareye lkn jwb waka Waaye
@abshirmola2111
@abshirmola2111 3 года назад
M.a my brother 🙏❤️🙏
@nashaadnashaad1459
@nashaadnashaad1459 3 года назад
Seeyfullahi masuul Khaalid bin waliid
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 3 года назад
Xageen kaheli karaa walal muqdisho ayan joogaa
@mohamedabdullah5286
@mohamedabdullah5286 2 года назад
Wcs walaal waan ku salaamay vitaminada oo dhan ma isla wada qaadankaraa
@abdiissack9412
@abdiissack9412 3 года назад
Masha allah wll
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 года назад
Wll aan jeclahay❤🖤
@hassankamil4607
@hassankamil4607 3 года назад
Thanks wll
@deqoabdulahi5379
@deqoabdulahi5379 3 года назад
A c waa qalid binu walid
@queenaisha7214
@queenaisha7214 3 года назад
Asc xusen walal collagen kan raga macuna mise dumarka ama ayaka dhan fadlan isheg walal waxan raba inandalbado wad kuahadsan tahay walal inad nofaidaso mar walba 🥰🥰🥰
@fardowsaabdulqadir7586
@fardowsaabdulqadir7586 3 года назад
Masha allah 👍💯🇸🇱
@umuafnaan9397
@umuafnaan9397 3 года назад
Wll mahadsanid xagee laga helo karaa noo soo sheeg
@darkutility7913
@darkutility7913 3 года назад
Mashallah
@abdiahmed2724
@abdiahmed2724 3 года назад
Waa mahadsantahy walalo waxa baden Ayaan ka faiday kheir baden Allah ka siiyo collagenka lo da xalaal Miyaa ?
@khadra40
@khadra40 3 года назад
Assalamu alaikum please hosnoso dhig adigo rali aha si an udalbankarno jazaka allha khair
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 3 года назад
Maasha allaaha
@sucadsucad6061
@sucadsucad6061 3 года назад
Maasha allaah
@user-qr3jy1cs7g
@user-qr3jy1cs7g 7 месяцев назад
Masha allah
@honeymoney888
@honeymoney888 3 года назад
Masha Alah🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@fatimaabukar9352
@fatimaabukar9352 3 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ياحسين Saxaabi sayfullaahi waa Khaalid bin Al Waliid رضي اللّه عنه اسلام عليكم
@abubakarburhan2105
@abubakarburhan2105 3 года назад
Qalid ibnul walid alah haka rali noqdo
@nadifasiraj4964
@nadifasiraj4964 3 года назад
Waa qaalid ibnu waliid rc
@feysalali1262
@feysalali1262 3 года назад
Wll wan ku salaamey Collageenka iyo co enzymka ma'lisla isticmaali karaa oo labaduna hal waqti ma isticmaali karaa
@abdisalanmussa3983
@abdisalanmussa3983 3 года назад
Jazaka Allah Qeyr Ustaad Husein Cafimaad Buxo allah kusiiyo Markale ayaa noo faideysay..
@husseinalje
@husseinalje 3 года назад
Amiiin jazakalahqeyr abdisalan
@khadramohamed3064
@khadramohamed3064 2 года назад
Side loheli karaa wllo waaa ubahanahay
@ramlaali4384
@ramlaali4384 2 года назад
Asc collagen shalay ayaa aqrinaayi midka loda dofar ayaa ku jiro lakiin midka malayga ah ayaa waxba kujirin aad aya u mahadsantahay walaalkey insha allah wan baroweyna
@nasrafarah2196
@nasrafarah2196 3 года назад
Khaalid bunu waliid
@hindamahmed3787
@hindamahmed3787 2 года назад
Asxaabkigasi wa khaaid binu waliid
@hebaali9655
@hebaali9655 3 года назад
Ta kaluunka fiican waana xalaal waxuu xoog ugu fiicanyahay kala goysyada
@ahmedissa4037
@ahmedissa4037 3 года назад
ASC Walshay HEBA ALI Ado mahadsan wll Qli Kan Kalluunka ka samaysan maxa ku Qoran. ileeen macalinku wuxu yiri waxa jira mid doofar laga sameeyey. Iso jawaab wll Qli
@hebaali9655
@hebaali9655 3 года назад
@@ahmedissa4037 waxa ju qoran jabushe Collagen health inside- Beautiful outside
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 3 года назад
Danke
@ValescaMayssaMelhoresHinos517
@ValescaMayssaMelhoresHinos517 2 года назад
MashaAllah
@halima2476
@halima2476 3 года назад
Asalamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaato walaal Allah hakucaafiyo aamiin yaa Rabi
@husseinalje
@husseinalje 3 года назад
Wcs wr wb Halima amiin jazakalahqeyr
@nadifagele8088
@nadifagele8088 3 года назад
@@husseinalje Asc wll Husein siden ku heli kara Aniga 10 sano ka weyn dadeyda
@aeiral2665
@aeiral2665 3 года назад
asc walalaalkeey kan aad hada heysa waxaan ka gatay dukaanka holland and barrett xalaal maahan ayeey igu dhaheen
@farhiaibrahim5220
@farhiaibrahim5220 7 месяцев назад
@hisseinalje asc Dr.ani 20jir ahay wajigeyga nabro kama dhamaadan ilaa qoorta maxaa ku daaweya minfadlika isoo jawaab 🙏🙏🙏🙏🙏
@nasrayuusuf5555
@nasrayuusuf5555 3 года назад
Waxaa waaye saxaabigaas khaalid ibnu waliid seyfu laah
@maryanjeylani442
@maryanjeylani442 2 года назад
Hooyada uurka leh maqadan kartaa plz hoyo mcn isoo sheeeg kherbadan allh kusiiiyo
@faadumo116
@faadumo116 Месяц назад
Mahadsanid lkn xalaal miyaa
@khadijamaya1395
@khadijamaya1395 3 месяца назад
Khalid Binu wulid
@abshironur2143
@abshironur2143 3 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waxaa ii sheegtaa collagen powder oo fish ka ah baan qaxwa ku darsaada. Ma fiican yahay ama kaniinika aa fiican. Fadlan ii soo jawaab
@munirawarsame3353
@munirawarsame3353 2 года назад
Walalo sokorta un iska ilaali sida kale waa okey cabitaan iyo cafe iyo Qaxwe waa ku darsan kartaa
@aqilahmednaaji2360
@aqilahmednaaji2360 3 года назад
Zxp daawada malti maca kasoo hadal Videow yaasha soosocdo kusoo dar dhqso waa codsi
@Xamaaza_iconic
@Xamaaza_iconic 3 года назад
Asc macalin skinny fat kaso hadal dadka caataha eh o gacmaha lugaha ka yar yar caloosha iyo meelaha udhaw kilyaha kaween kaso hadal shukran🏳🇸🇴💯🌍
@husseinalje
@husseinalje 3 года назад
Wcs wr wb wll haye insha alaah
@jawahirahmed9563
@jawahirahmed9563 Год назад
Xuseen huuno ani jidhkayga waa qalalayl cascasan maaqar bahdilan foolxun oo qafiifa cawlan maxa sameya biyo wa caba
@mariamgulled3298
@mariamgulled3298 3 года назад
Waan istacmala Masha.allh timaha you zaaid kugu bixina cijyaha lafaha wax kasto scenkaaga qurux ayuu noqona Masha.allh
@xaragonoor9618
@xaragonoor9618 3 года назад
Inte ka hela kenya joga habibti
@nadifagele8088
@nadifagele8088 3 года назад
Xage jogta abaayo
@sacdiyocalitakar6114
@sacdiyocalitakar6114 3 года назад
Abayo intee laga heli karaa
@nadifagele8088
@nadifagele8088 3 года назад
takar Adiga xage jogta
@nadifagele8088
@nadifagele8088 3 года назад
@@xaragonoor9618 kenya wuu yala wll
@safiadahir576
@safiadahir576 Год назад
Asc online kojka intee lagala soo xidhiidha
@yaanyuur4026
@yaanyuur4026 Год назад
Wllo dadka 25 jirada ah ma isticmali karaan mise waxii ka weyn miyaa loogu talagalay
@sacdiyosiman3733
@sacdiyosiman3733 3 года назад
Glutathione kaso hadal wll
@maryancabdi6677
@maryancabdi6677 2 года назад
xusen meeqa bil ayaa lagu fahmi karaa kolajenka
@yusradaadir1606
@yusradaadir1606 3 года назад
Saxaabigaas waa qaali bin waliid
@Geejire
@Geejire 3 года назад
Collagen mooca fiican imisa lasiya qiimaheeda
@alimunira46
@alimunira46 Месяц назад
Asc qof kolostrol qaba ma qaadan karaa wall
@faraxcabdi4074
@faraxcabdi4074 2 года назад
Wll soomaliya malaga helaa
@fathumokyrane3825
@fathumokyrane3825 3 года назад
Asc wr wb Xuseen khayr badan rabi ha ku siiyo eedo dadka dhiiga guntama ma u fiicanahay suaashana waxaan u malayni xamsa
@husseinalje
@husseinalje 3 года назад
Wcs wr wb abaayo dhiiga guntama mafahmin
@fathumokyrane3825
@fathumokyrane3825 3 года назад
@@husseinalje wcs Xuseen waa mahad santay walaakeey waxaan ka wadaa xifidayda dhaxda ka kuuskuusan marka la daliigaayo ama Masaj ka
@amaalcabdi9637
@amaalcabdi9637 3 года назад
Wll qali waxaan ka codsana biyaha caadigaa oo kulul lacabayo inaa kasohadasho dhib iney leeyihiin ama iney faaiido leeyihiin waxa ladhahay faadka ayey jaraan oo calosha
@husseinalje
@husseinalje 3 года назад
Amaal weey ii qoron tahay haye insha alaah
@TheReal_Man
@TheReal_Man Год назад
Vitamin daal ma waxaa ka wadaa Vitamin D
@hoonadyusuf5893
@hoonadyusuf5893 3 года назад
Wll afsoomali nogu fahfahi
@user-ih8yd9on4b
@user-ih8yd9on4b 2 года назад
Aniga 24 jira ma qadan kra jidhkyga wu bahanyhy waa dabcay ciji libaaxna wa isku arky ma qaadab kra
@cknagaashwalaal6605
@cknagaashwalaal6605 3 года назад
Walal waxa kuwedinay Salida (Salida quwada kawaran istamalkeda jirka muronyaha
@husseinalje
@husseinalje 3 года назад
Haa wll wey fiicn tahay
@sacdiyoindhoos2886
@sacdiyoindhoos2886 3 года назад
Wallo. Jirka qalelka maxa dawo u ah isheg. Kaas i dhibay
@manshs3092
@manshs3092 3 года назад
Asc wll, collageen iyo Biotine ma isla isticmaali karaa?
@deeqoaxmed3457
@deeqoaxmed3457 3 года назад
Walal Biotine maxow taraa
@fadumahassan4188
@fadumahassan4188 3 года назад
Asc walal xusen xamar an jogaa se ku heli karaa kolojinka
@husseinalje
@husseinalje 3 года назад
Wcs wr wb farmashiiyada laguma gado abaayo
Далее
MUXUU COLLAGEN NOLOLSHAYDA KUSOO KORDHIYEY? UPDATE.
11:27
Новые iPhone 16 и 16 Pro Max
00:42
Просмотров 1,7 млн
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 324 тыс.
Callagen Quruxda ama Foolxumada Muxuu qabtaa?
13:33
Просмотров 125 тыс.
3 sheey hadii Aad dhaafto waad catoobeysa
8:38
Просмотров 198 тыс.
OGOOW COLLAGENKA WAX TARKIISA | XAGA UURKA IYO...
11:13
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
0:13
Просмотров 35 млн
#messi #skills
0:20
Просмотров 16 млн