Тёмный

Creamatka io serumka Dr rashel wajiga maxay u taran io noocyada ay ku imadan sida u doran lahed 

Faiza’s World | عالم فايزة
Подписаться 193 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Хобби

Опубликовано:

 

13 дек 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 Год назад
Manshaa Allaah shugran Abaayo qaali jazaakilaahu khayr xageen kahelaa
@samirasaadi2355
@samirasaadi2355 Год назад
MashaAllah abayo shukran 💗💗💗
@saidamohamed449
@saidamohamed449 Год назад
Abaayo khayr badan alle haku siiyo aad baa noogu faidaysay!
@hayatyusuf5765
@hayatyusuf5765 Год назад
Mashallah Habo Mahadsanid 🌺🌺🌸❤❤❤💞😘 Qof Daacad eh ayad tahy Habo Allaha Noka Xafido inshallah 😘 Habo Waxan ka Codsan laha inad ishgto Waxa Suniyaha Madoobeyo Wey iiso Baxeen Lkn Madow Ma ahan Salka ay kaso baxdo Tinta ayy Ka Cadahay 😓😓 Dhibkasne Gabdhaa ila qaban Wax lagu Madoobeyo No sheg qeyr Allaha ku Siiye
@warda4257
@warda4257 Год назад
Mahadsanid abaayo
@haweeyomaxamed4507
@haweeyomaxamed4507 Год назад
Masha Allah wallo shukran
@farduuscabdiraxmaan9251
@farduuscabdiraxmaan9251 Год назад
Mahadsanid walashay
@seidmohammadabdalla2353
@seidmohammadabdalla2353 Год назад
Msha allh abyo mhadsanid mar welbo wano faidiysa
@shahad2629
@shahad2629 Год назад
maasha alaah Shugran macaanto
@monayousuf402
@monayousuf402 Год назад
Mansha Allah qali Allah haku xafido 🤲💋👑❤️ xbbti waxan so gatay Creme ka Neutrogena ka Habeen ki marka hadi an la isticmalo Neutrogena hydro boost serum ma is la shaqaynayan mise waxan so gata Glow boost serum
@safiyomaxedmacalin6419
@safiyomaxedmacalin6419 Год назад
ASC abaayo guleyso Wax badan Ayan ka fa idey qeyr alaha kusiiyo
@khadroadan9787
@khadroadan9787 Год назад
thankis faisa khayr wada
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Год назад
Wcs abayo masha allha tabarikllha faiza mahad sanid xabti wan no faideysey ❤❤❤❤
@maryanxasannuur7776
@maryanxasannuur7776 Год назад
Qeybta vitamin c mabineysaa mad madawga nabraha ay reben abyo thanks for everything aad noso gliso
@cawoaadan4826
@cawoaadan4826 Год назад
Wllo faysa waxn kuleehay dhabanada hadh wajiguna wadary cream wajiga ufiican isheeg
@hafsoupdi670
@hafsoupdi670 Год назад
Abayo intn uu cream mid wajiga kobciya qof oily skin isticmali karo ii sheg
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 Год назад
Dadka oil skin ah waxyaaba u fiican oo ay u isticmaali karan noso sheeg abayo
@ubahhussenubahhussen6263
@ubahhussenubahhussen6263 Год назад
Asc apayo ros merrygi wan helay lkn qoyan waye ma istiicmiili karaa
@shugrifarahmahamed60
@shugrifarahmahamed60 Год назад
Abaayo wajiga salida leh teh u fican
@shukrishacni8723
@shukrishacni8723 Год назад
abyo ani anigoo yar ayuu wijigeyga qof weyn u egyahy intaan cream midkee igu munasabsan isoo jawab abyo
@naimaabdirahmanmacow7625
@naimaabdirahmanmacow7625 Год назад
Maashaallaah
@bariira6748
@bariira6748 Год назад
Faiza walalo waxad iishegta qofku muu isku isticmali kara laba cream sida vitamin c iyo creamka olay hadii lawada isticmalikaro qabkee ufiican oon u marsada mida kale cream vitamin c serumtiisan u isticmala olayna sido kale serumta unban umarsada ee serum wanagsan oo bright leh olay umarsan karo igu caawi dawana ma isticmaalo walalo inaad iiso jwabtan ku rajo waynahy
@hodanabdirahman5818
@hodanabdirahman5818 Год назад
Wllo dr rashel iyo shifanya malaisku dari karaa
@user-uz9hd6wq5j
@user-uz9hd6wq5j Год назад
Abayo inte laga hela cream yada dr shel
@ahlaamnura749
@ahlaamnura749 Год назад
Abyo wjiga qalaln tee ufiicn ee guduudka sa idka ah pls
@aadnodaahiraadno3825
@aadnodaahiraadno3825 Год назад
Mahad sanid abaayo qaali ❤❤
@asmaadam5484
@asmaadam5484 8 месяцев назад
Wallo qof greamada kimikasha marsaday iyada maa isticmalikarana
@bintuyasin3119
@bintuyasin3119 Год назад
Abaaayo faizo qimihiisU waa imisa serum ka
@sirftum7760
@sirftum7760 Год назад
Mhd snid wlhi shalaya so gatay manto dhan ayan radinayay aso af somalia ah mhd snid
@fatmahassan6076
@fatmahassan6076 Год назад
Abaayo wadankeena malaga helikaraa xabiibti kheyr badan allaah hakusiiyo
@qadroxasan7921
@qadroxasan7921 Год назад
Muqdisho waalagahela hadad joogto abaayo
@deeqodagan5229
@deeqodagan5229 Год назад
Xamar malaga helaa sister❤
@shukrifaraweyne1195
@shukrifaraweyne1195 Год назад
Haa
@asmaclahi3299
@asmaclahi3299 Год назад
Wlo sacrum ka kaligii man la.isticmaali karin
@sahromohamed3185
@sahromohamed3185 6 месяцев назад
Anig ia ticmaly fitamin siga kuligod nabri isku arky😢
@samaarasimransamaara8034
@samaarasimransamaara8034 Год назад
waxa kali istic,malaa crem super white saas ay tahay xidido igu yalaa vitamin E ma istic,maaali karaa si xididada wajiga iga baaba,aan
@sirftum7760
@sirftum7760 Год назад
Abyo super waye waxa xididada bixiyo wlhi 2020 ayan marsaday 3hbn le ka dib xidido danka ah aye iga so sarta meshe dadka ka gadudta ma ahan e wa danka ka so sare bil ka hore iga baba aday iska da superrta
@samaarasimransamaara8034
@samaarasimransamaara8034 Год назад
@@sirftum7760 okay mahad sanid abaayo
@samiramohamed8702
@samiramohamed8702 Год назад
apyo wlhi cream kn wn rabey qof ii sharxo m.a 🥰🥰🥰 kher alha ku siyo apyo
@Queen-official
@Queen-official Год назад
Xagee laga hela abayo
@samiramohamed8702
@samiramohamed8702 Год назад
@@Queen-official melaha cosmatics lagu gado wey yaalaan
@Queen-official
@Queen-official Год назад
@@samiramohamed8702 yurub joga mana arkin amazon malaga hela
@xuriyatmatbakhfaiza2625
@xuriyatmatbakhfaiza2625 Год назад
Masha allaah xabibtii samidedi quruxuda badan jazakallaahu qeer sida nogu dadashit marwalbo wallaahi dadka anjeclahayo dhan aya udira sifican ayan kulasocda lakin badana komati makakaro kor aya kafirsada markan dhamesto gudaha waxa ugala in lik ta usaro 💯👍🏻👍🏻shukran ❤❤👈
@sirftum7760
@sirftum7760 Год назад
Abyo da wan marsada aso c so qatay wax me iga dhibe
@samaarasimransamaara8034
@samaarasimransamaara8034 Год назад
Asc apayo wajiga xididada yar yar ayaa ku leeyahay oo hada casaan ah maxaa lagu baabi,in karaa iga soo jawaap please
@sirftum7760
@sirftum7760 Год назад
Ma aqan ina dawo marsato blse Hdi ad marsado iska da ayan waji cadi marku noqdo dawo ku fican radso ana laha hda alx wajiga cayiliyay wana ok
@samaarasimransamaara8034
@samaarasimransamaara8034 Год назад
@@sirftum7760 apaayo kaliya super white kaliya mar,sadaa
@samaarasimransamaara8034
@samaarasimransamaara8034 Год назад
@@sirftum7760 wax qas qas waligey ma istic,malin
@hiboaden8762
@hiboaden8762 Год назад
Asc abayo faiza saudi arabia ayaan jeclahay in aan uso guro ee abayo xageen kala xarira iso jwb please
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Год назад
Faizacabdi7 snapkeyga waye igala so xirir abyo
@hiboaden8762
@hiboaden8762 Год назад
@@Faizasworldbeauty snapchat ma isticmalo abayo email or what's
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 Год назад
Vitamin c lee ka arkey 😊 serum io facewash kisa bis
@ifrahkhaliif7018
@ifrahkhaliif7018 Год назад
Xageee jogta abayo xamar maga helaaa
@zahraabdullhihaaji8700
@zahraabdullhihaaji8700 Год назад
Mahad sanid wllshy
@safiyomahadsafiyomahad136
@safiyomahadsafiyomahad136 Год назад
dad ka muqdisho jooga intee Kaheli Karaan
@najmamursal7757
@najmamursal7757 Год назад
Anaa idin haayo ila soo xiriira qofki rabo
@drskawsar5997
@drskawsar5997 11 месяцев назад
@@najmamursal7757 ku aaway
@farhioabdirsaq6803
@farhioabdirsaq6803 Год назад
Abyo Dr Rashel inte ka helaya
@najmamursal7757
@najmamursal7757 Год назад
Anaa idin haayo ila soo xiriira
@asmamohamed4404
@asmamohamed4404 Год назад
Abaayo vitimin c waji saliid mala marinkaraa
@hibaabdirizak4452
@hibaabdirizak4452 Год назад
Haa
@asmamohamed4404
@asmamohamed4404 Год назад
Mahadsanid mcnto
@rasmicali4694
@rasmicali4694 Год назад
𝖺𝖻𝖺𝗒𝗈 ı𝗌𝗈 𝗃𝗐𝖻 𝖿𝖺𝗂𝗓𝖺 𝗆𝖼𝗇𝗍𝗈
Далее
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 222 тыс.
Qumbaha saliida faiidada ay leedahay/Cafimat Fican
16:30
Vitamiinada ugu muhiimsan jirkaaga
10:04
Просмотров 92 тыс.
CAA Conversion kit at ZAHAL 🎯
0:14
Просмотров 73 млн
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
0:24
Похороны #мототаня
0:14
Просмотров 756 тыс.