Тёмный

Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "GARANMAAYO WAXAY I GUBEE" 

WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться 206 тыс.
Просмотров 273 тыс.
50% 1

🌟Heestan waxa curinteeda laha iyo laxankaba
U/ Cumar Dhuule Cali AHN 1967
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 121   
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 года назад
Abwaan, Fanaan, Mulaxan, Kabaniiste Gacan Macaan Naxariistii Janno Allh Ka Waraabiyo Cumar Dhuule Heesta Isagaa Curiye🔥
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 Год назад
aamiin ya allah 🥰🥰🤲🤲🤲
@abdibotan4740
@abdibotan4740 3 месяца назад
Allow unaxristo ader cumar dhule Ali Janada allow kawarabi ❤❤❤❤❤❤
@fardowsa6209
@fardowsa6209 2 года назад
Markuu leeyahay “ gacalooy marnaba hay gumeysanine” 💔🥺
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 3 года назад
Dhaaxaan Radio muqdisho ka dhageestay waagaan ciyaal iskuulka ahaa.Allah subxana watacalaa ha u naxariisto Cumar mahdi.❤💯🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Год назад
He is legend wlhi 67 kii ayuu hees kaligii sameeysanaayey omar dhulle allow kuu Naxariiso
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 3 года назад
Wlhi Wa hees dareen dhab ah Xambarsan Allow Qofaa Na Rawin Ama Dan naga laheen Hanoo Jawin Jecelku Waxo Qiimo iyo Faido leyahay Markii lagula daremayo 🥺😭😭 Waxan dhagesanaya sacadu wa 02:26 Hawenimo 23 / 6/ 2021
@liikuraajo
@liikuraajo 10 месяцев назад
waaf dad dadki hore alaha yaraxmo cumar dhuule❤
@yayeboosh9556
@yayeboosh9556 6 месяцев назад
NAXARIIS iyo Janno waartah Alle ha siiyo Cumar Dhuulle waa bil ramadaan ❤
@Never_give_up484
@Never_give_up484 3 года назад
Heestan waxaa dhegaysanayey 12 sacadood oo aan kala joogsi lahayn 2005 bay ahayd ciso dhab ah oo ay rag qoraayo somaliyed markii dambe sheekooyin ka qoreen. Xusuus igu gaar ah iyo caawa thanks again for your shared with us👍
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 года назад
Erayada laxanka iyo kabankaba waa cumar dhuule Aun Abwan, Fanaan ,mulaxan ,kaban inataba wakulmistay Naxaristi jano allha ka warabiyo
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 7 месяцев назад
Gacalooy marnaba hay gumaysanine 😢2024-03-04 Xasuus baan galey Allah yaraxma aabihii calaacalka cumar dhuule
@1972543
@1972543 10 месяцев назад
Classic…🎉 .he was an absolute legend and talent .may Allah grant him jannat fardous
@nouroabdi5146
@nouroabdi5146 4 года назад
Allaha u naxariisto fanaaniinta dhimatey janadii fardowsa allaha ka waraabiyo amiin yaa dhamantod.
@maxamedcabdi4149
@maxamedcabdi4149 4 года назад
Xoxoxoxo The
@abdiazizalasow
@abdiazizalasow 3 года назад
@@maxamedcabdi4149 a
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 года назад
Anaa ugu horeeye Aun Cumar dhuule Mahdsanid Masuul sare Waxad iisheegtaa Meel aan kaala soo Xidhiidho
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 года назад
@@waayowaayihiiwacnaa ok Mahadsanid zxp
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 4 года назад
Mahadsaniid sxb Allaha kuu naxaristo Aabbo cumar dhuule Garan maayo waxay i guube Axyaa Fanaan
@husseinmohamedosman4420
@husseinmohamedosman4420 3 года назад
Aabo inaan kaligey u aqaan ayan maleynayay mhd snd bro
@ahmedabdikariye1438
@ahmedabdikariye1438 14 дней назад
Allah unaxariisto janatul fardoz Allah ka warabiyo qabriga Allah u nuuriyo
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 3 года назад
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo ustaad cumar dhuule cali oo ahaa wiil reer burco ah oo hooyadii faadumo cadib xaafada khasabka deganad ilma jaruur u dhawayd
@khadarqaaraami9930
@khadarqaaraami9930 3 года назад
Mahadsanid zxp waayo waayo Umar dhuule ali allaha kuu naxariiisto😭 Father of love kii waynaaa (Date 2021 )(mon)(20ka 8aad)/❤🎻
@hanaduk-ec5dy
@hanaduk-ec5dy 2 года назад
Mnsha allah 2022/10/10 Monday 10:41 pm io ano wakhti adag kujira 😭
@mohamedabdulle9904
@mohamedabdulle9904 4 года назад
Macalin Cumar Dhuule Allaha u naxariistee dumarka aad ayeey u dhibeen
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 года назад
aad & aad bro balse kabankiisa ayuu kaga baxsaday
@macaashyare
@macaashyare 4 года назад
Mahadsanid walaal, Allah ku sharfo hees ka mid heesaha loogu jecel yahay, ee aan duugoobayn; Ilaahay naxariistii Jannatul fardowsa ha ka waraabiyo Marxuum Cumar Dhuule Aamiin
@saidojama1170
@saidojama1170 4 года назад
Allahumma Ameen
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 года назад
🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🕯🇸🇴
@koriye_channel
@koriye_channel 3 года назад
Alle ha u naxariistee Cumar Dhuule Cali weli quluubteena ayuu ku dhex noolyahay aynu faataxada u marno isaga iyo wixii islaamaba
@jakaakoosofficial2676
@jakaakoosofficial2676 4 года назад
Aun Cumar Dhuule Cali Fanaan Cod Macaan Ayuu Ahaa WAAYO WAAYIHII WACNAA💌💌💌 Mahaysaan Heesta I Dhig Waa Isidaa Dhabarka Haygu Qaadin Al Fanaan Cumar Dhuule Cali Hadaad Haysaan Nala Wadaaga Mahadsanidiin
@Inakulmiye
@Inakulmiye 20 дней назад
Omar Dhule Ali was one of the best oùd player in Somali region.
@raxmacabdi2048
@raxmacabdi2048 4 года назад
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo alfanaan cumar dhuule
@ayaanlemaxamed1785
@ayaanlemaxamed1785 3 года назад
Alle hw nxristo aamiin yaa rabi Ayanle maxamed muxumed l from Hrgyesa xafada calamada ❤❤ sacadu 7 :00am 🙏🙏🙏🙏
@saedghalib4448
@saedghalib4448 2 года назад
Dhuule yaa dhuule aabaha tawaawaca fanaaniinta soomalda . Hankiisiiba bilaw iyo dhamaadba dumar loo heesuu ahaa . AHN
@donutking4u
@donutking4u 4 года назад
I love this song ilaahow u naxariiso legend Cumar dhulle
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 2 месяца назад
Ax yaa hees 😢💔💔
@saidasultan6826
@saidasultan6826 4 года назад
Ilahay haw naxariisto fanaanti dhimtay Dhaamtiinba alle hageeyo jadani Fardowsa Aclaa Ameen Ameen Ya Rabi
@maguled
@maguled 4 года назад
Al-Ustaad Cumar Dhuulle, Naxariistii Eebbe.
@isackyusufabdirahman7984
@isackyusufabdirahman7984 2 года назад
Dhaaxaan gabadayoo waxaad geysataba guudka uritee. Waayo waayo wllhi waa fankii xalaasha ahaa
@cabdikariim407
@cabdikariim407 3 года назад
Allah yaa raxma legend omar dhuule
@faaraxclaahi4650
@faaraxclaahi4650 Год назад
Heestaan marqaanka kuqabtaa wlhi ilahy hayga mabeeyo qaadka isooduceeya pliiz
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 года назад
AUN SHEKH CUMAROW MADAN DHIMANINE(WALALAHOW!)WAAD KU NOSHIHIN QULUBAHA MU'MININTA! WACDI LAGU KALA BAXAD NOGA TAGTEN WALALAHI HARGEYSOW!👏👏👏
@koriye_channel
@koriye_channel 3 года назад
Haa wlhi quluubteena ayuu ku dhex noolyahay oo dareemadeena ayuu kolba inagala hadlaa isagoo cod macaan sugaan cuddion iyo cuud lagu raaxaysanaayo inoo soo dhex marinaaya
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
ابداع وأغنية في منتهي الروعه والتطريب، ،،،،، ربنا يرحم الفنان المبدع عمر طولي علي
@Arta23Chanpion
@Arta23Chanpion Год назад
Pp
@Arta23Chanpion
@Arta23Chanpion Год назад
Ppppp
@noahD1636
@noahD1636 2 года назад
Qoraalka waa top. Lyrics written perfectly. TaaaaNQ
@abdirahmanmohamedomar5422
@abdirahmanmohamedomar5422 2 года назад
ABE CUMAR ALAH KUU UNAXARISTO FAHAN CODMACAN AYESHA OO HASAWAHA YAQAN😭😭😭😭
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Год назад
Qalbiga ayaad xadantaysay cumar alle hakuu naxariisto
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Allaha u naxariisto janada allaha ka warabiyo
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 2 года назад
Garanmaayo waxey i gubee😥
@badalcabi6312
@badalcabi6312 4 года назад
allah yaraxma cumar dhuule raga riima ayuu ahaa
@abdihussein1785
@abdihussein1785 Год назад
Ilaah ha u naxariisto cumar dhuule
@qaasimmacruuf3501
@qaasimmacruuf3501 4 года назад
Naxariistii jno ilhy hka waraabiyo Cumar Dhuule Cali Cunar Mahdi Axyaa Fanaan Bilaahi Caleek Sawtul Dahabiya
@Amiira1244
@Amiira1244 11 месяцев назад
❤ya ila jada dhagesta hesahiisa 2023🥹❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Mahadsanid heysta ad no so deysey hestaan ma dhegeysan 35sano ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Год назад
Allow unaxaristo Abbe cumer dhulle Ali janofardoso kawarabi
@dahirfareey672
@dahirfareey672 Год назад
Eebe Janada Ha kuu maceeyo Laab somali iyo Janno Aaqiro aan Eebbe kaaga baryay 💯
@mustafakhalif7336
@mustafakhalif7336 Год назад
ILAAHAY ha ka waraabiyo janooyinkiisa
@seynabugbaad
@seynabugbaad 4 года назад
Mahadsanidiin Waayo-waayo
@abdirahmanhussen2630
@abdirahmanhussen2630 3 года назад
Umalayn maayo fananlamida inuudhalandoono
@abdullahsharif2868
@abdullahsharif2868 3 года назад
Respect Alaha u naxaristo
@axmedmohamed8672
@axmedmohamed8672 2 года назад
Cumar Dhuule Cali AUN wuxuu ahaa heesa cajiiba
@QamanHasan
@QamanHasan 2 года назад
Hees macaan iga dheh
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 года назад
من لا يحب سوتل حلوه يحتاج إلى ظبيب ❤ الله يرحمه ملك الملوك العود بصيقته الصومالية و هو المسيقار عمر دوله علي امين يارب : ---- ا مين.
@mahdis4890
@mahdis4890 Год назад
Legend ka rbbi ha unaxaristo, uduceeya plz
@usamearwax2999
@usamearwax2999 Год назад
Wuxu fanku lahay cumaraa wada lahay eeg bal laxan+kaban+erayo+cod wa isku wata ado kle ma dhalan Socdal iyo catosha jooga
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Год назад
Cumar dhuuule abaha fanka
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 4 месяца назад
Gawraa habeenkii gidarada cidlaaa ka goohayoo guhaad iyo dagaal nafta ugu gabyoo ku geeraarayeey😢jacayl ku xanuun badanaa😢
@after45
@after45 2 месяца назад
@@haweeyasland7489 Xanuun aan Cidna kuuu dareemeyn😟
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye 5 месяцев назад
Cumar mahdi AUN
@saedghalib4448
@saedghalib4448 2 года назад
Aax aax iyo aax aar ninka yaa iga aamusiya .... xasuus u ka dhintay isagu ayuu anaga ku wareejiyay. ......
@Saddamahmett
@Saddamahmett 8 месяцев назад
Gacaloy marnaba haigumaysanine 2024/1/30 🥺💔
@abshircarab18
@abshircarab18 4 года назад
Ileen cumar dhuule iyarada waa sameeyn jiray
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 года назад
Haa aad & aad bro
@abshircarab18
@abshircarab18 Год назад
​@@ismailalihasan9519 in oo heesi jiray lee mooday sxb oo kaban kiisa ku ciil bixi jiray hhhhhhhhhjj
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 года назад
Wow granary waxa igbee xasuus
@saleebaancabdi4048
@saleebaancabdi4048 Год назад
Aun cumar dhuule cali
@Dailyenglishdialogue
@Dailyenglishdialogue 4 года назад
Ninkan haybtiisu waa gaboye heesihiisu waa wada calaacal waxay inoo muujinayaa dhibka lagu hayay dadkaa 😥😑😑
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Abwan Fanan Alxamiste Inta wu AhaA zxp Ereyada laxanka Codka Wuxu Wa isagA
@shariifmaxamd8735
@shariifmaxamd8735 3 года назад
Runti dadka ree gabooye wa la dhibay Waxan is baranay gabar reerkas ah wan shekeysay waxan o soo bandhigtay xirir jecel mudo kadib ayey i sheegty iney tahay gabooye Anan is geen runtii erags waxa o igu noqday uurkutaalo ilaa manta heerka la garsiiyay dadka ree gabooye sory wa qabiilka kaliya ogu sharafta badan mana aha dad dagaal iyo dhibaato ka shaqeeyo
@fartuuncabdijamac7466
@fartuuncabdijamac7466 2 года назад
@@shariifmaxamd8735 ok wll maxaad gabadha ugu qalbi dajin wayday soomaalidu waa aasi og gaariye ayaa sheegay allaah naxariisto
@yuusufosmasn4216
@yuusufosmasn4216 Год назад
Gabar gaboya ah hdad argto igu soqabo sxb
@simanesalbuur5734
@simanesalbuur5734 2 года назад
first and the last somali orchestra.
@fahmahassan6335
@fahmahassan6335 5 месяцев назад
❤❤❤❤
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 3 года назад
Mahadsanid sxp
@noahD1636
@noahD1636 2 года назад
الله يرحمك ياعمر،
@zakariaa.hussein6116
@zakariaa.hussein6116 8 месяцев назад
Legend AUN
@mryahye4real69
@mryahye4real69 2 года назад
Gartayo walah bilahi ada igube🥲🎼🎸
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Iga go Go Gantalaha 😍
@rooblemohamed700
@rooblemohamed700 2 года назад
old is 👌👌👌👌
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Год назад
1:32 1:32 1:32 1:32
@sisiko9405
@sisiko9405 3 года назад
WAYUHU ASKA MARKA JACEYL LAGUGU ADKEEYO NOLOSHA SI KA NOQONAYSA😓😓
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 года назад
Bro adiga Weli ma laguugu adkeeyey jcl hhhhh
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Hees xusuus mudan
@husseinmohamedosman4420
@husseinmohamedosman4420 3 года назад
Mhd sndiin waayo waayihii wacnaa
@jamaalcabdilaahi1110
@jamaalcabdilaahi1110 Год назад
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@abdigass2668
@abdigass2668 3 года назад
Walayaal: Yaa Laxanka iyo Midhaha u sameeyay heestan? Mahadsanidiin.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 года назад
Laxanka & Mirahaba Waa isla Cumar Dhuule Aun
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 года назад
Alaa yarxam
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Год назад
Nice
@jijaluup7873
@jijaluup7873 2 года назад
Ja nadi kacab amin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏👈
@jamaaldiin6457
@jamaaldiin6457 3 года назад
Kaaan
@mustafehassan2420
@mustafehassan2420 2 года назад
Ok
@mohammedupdinaasir1593
@mohammedupdinaasir1593 4 года назад
tHIRD AHAY
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 4 года назад
Asal indr halkaa kaga hay
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 4 года назад
Erayada yaa iska leh
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 4 года назад
Ereyada Laxaanka Kabanka intaaba Waa islaa cumar Maa Waxaad Modaay in Damerahaa Hadda Fanaanin isku Sheegayo ee loo Sameyoo Ereyada Macnaha aan lahayn Ee ah yaarta u banee iyo Hurdada kakac War cumar Waa Fanaan Waana Abwaan Ereyada Sameyn jiray
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 3 года назад
@@ismaaciilarbache5244 🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣 Waxn ku qoslay ma waxad mooday Dameeraha iska ciyaya hadeer. Wlhi blhi wa runtaa.
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 года назад
@@nimcomohammedjimale8531❤❤❤
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 года назад
@@nimcomohammedjimale8531 Cumar dhuule Cali Legend the greatest singer of All time 🙏🙏
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 3 года назад
@@ismaaciilarbache5244 Waxn maqlay in Naagi u qarisay HIV😭2004 kii. Alle uma naxariisto qoftaas. Isagane Jannayooyinka kuwa ugu sareeya alle uga barinay☝️
@jamageelle5678
@jamageelle5678 3 года назад
Add a public
@haleelo1613
@haleelo1613 4 года назад
m.h
@fadumoabdi9913
@fadumoabdi9913 2 года назад
vl ll
@abdihussein1785
@abdihussein1785 Год назад
Ilaah ha u naxariisto cumar dhuule
Далее
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Просмотров 495 тыс.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
Просмотров 3,6 млн
Cumar Dhuule ahn | Heestii Hay loo Gar Naqo
10:44
Просмотров 19 тыс.
Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo
10:42
Просмотров 781 тыс.
Hadeynaan Heshiineyn Lyrics. Cumar Dhuule Classic!
8:45
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
Просмотров 1,1 млн
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Просмотров 179 тыс.