Тёмный

Daalibaanta Yuhuudda | 350 qof oo Israa'iil ay dabargoyntooda si walba u doonayso! 

Sahanka
Подписаться 420 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@cqaniaxmed9
@cqaniaxmed9 2 года назад
walaalo naga kusali❤❤❤❤❤scw scw
@hanquehani3113
@hanquehani3113 2 года назад
@Moohoo subxanallah maxaa ku hadashay walal🥺
@samowade1300
@samowade1300 2 года назад
@Moohoo Inay caadi tahay in kale waad arki laheyde MAXAAN kuu heli waayay oo meel aan joogo kalimadda ugu dhawaaqiweysay . Ogow in aysan fududeyn in lagu aflagaadoodaa nabigeenna muxamad ( صلى الله عليه وسلم) oo ay joogaan halyeeyo naftooda u hurayo , waxkasto oo ay ku qaadataa madaxa kasoo jaraayo ciddi nuqsaan u geysata .
@samowade1300
@samowade1300 2 года назад
@@zaniratiger6934 احسنت. اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد.
@hanquehani3113
@hanquehani3113 2 года назад
@Moohoo waxan u malaynayaa inaad ku jirto da'aha 14-17 wayo ciyaalku markay da'ahaan marayaan makala yaqaaniin nabiga scw iyo cunuga ay ay saaxiibka yihiin in yar oo aadab leh mooyan eh , bas Ilaahay u noqon ayan ku leedahay!!!!
@hanquehani3113
@hanquehani3113 2 года назад
@Moohoo da'daada ayaa wali aad u yar wana sababta aad u aflagaadaynayso qofka kaliya ee u magiciisu carshiga raxmaanka uu ku quranyahay, marka da'yari iyo kaftan ay jaahilnimo ku lamaantahay naxariista eebe ha kaga foogan fadlan!!!!!
@princessofjanah829
@princessofjanah829 2 года назад
Yahudu wey siro badan yihin waxan waxba kama jiran muslimkey iska gadayan nacalad haku dhacdo
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 2 года назад
Mahadsanid macalin
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 года назад
Masha Allah
@nimcocadnaan6422
@nimcocadnaan6422 2 года назад
MashaAllah jazakalah Wll adan legend of Muslim
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 года назад
Wcs macalin
@abdiwahab77
@abdiwahab77 2 года назад
Thanks
@silentgirl2247
@silentgirl2247 2 года назад
Jazakallah🥰
@sarreyegaas7873
@sarreyegaas7873 2 года назад
Mo'alin Adam.✊🏿✌🏿
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 2 года назад
Indheer garad aadan Khadar cali 🥰👋🥰
@sahalcali4196
@sahalcali4196 2 года назад
Kooxdan inlataageero weeyaan oo lahubeeyo oo laga horgeeyo Yuhuuda kale
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 года назад
Keep going
@sakiyasinali1570
@sakiyasinali1570 2 года назад
Mahadsanidn jaale
@ismailomar3149
@ismailomar3149 2 года назад
Somali 😢
@berrisamaad23
@berrisamaad23 2 года назад
Iska sax walaal hadalka daalibaan oo mujaahidiin muslima oo u halgamay sidii ay wadankooda uga illaaliyaan nadaamka guumeysiga cusub. Maaha inaad barbardhigto yuhuud
@guulfarnado8905
@guulfarnado8905 2 года назад
Aadan walal imika halkee ku nooshahay
@fadumoomar7150
@fadumoomar7150 2 года назад
Mashaala waan qosley Qonax qonax ariga lagu didin jiray kkkk
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Год назад
😂 wan qoslay wlhi wa caqli xumo caadiya, alhmdullilh cala nicmatil islam ☪️
@halabso1
@halabso1 2 года назад
Aduunka oo dhan waa la iswada hayaa Meel degen ma jirto
@rashkaboylyrics680
@rashkaboylyrics680 2 года назад
Indheer garad
@cqaadirforlan5733
@cqaadirforlan5733 2 года назад
Xagee joogta zxp ado mhdsn please
@Maxamedgamaalvlogs
@Maxamedgamaalvlogs 2 года назад
Me my the first text of comments in this chanel
@somalia5019
@somalia5019 2 года назад
Salaan kaga timi caasumadda dalkeena ee muqdisho gaarahaan xaafada xamar wayne barnaamij muqdisho iyo taariikh deeda
@siciidmaxamed8944
@siciidmaxamed8944 2 года назад
Lev tahor caaawa page k jazeera ka daawanaayey keliya mada ooda laguma hasto waxay ka soo horjeedaan nadaamka israaiilku dhisan tahay oo dhan waxay lna ku arkaan mid baadil ah
@yahyem1302
@yahyem1302 2 года назад
Video like sara wll xoga qadarina muujiya hadanad sarin ku noqo
@shaaficiawilfarahdalmar6534
Kasoo hadal madax waynihii hore ee ruushka oo saadaliyay 2023
@cabdiqanigadhka8501
@cabdiqanigadhka8501 2 года назад
Adan sxb codkaga mic 🎤 kusoo dhawee waa iga talo 🙏
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 2 года назад
Wll kooxdan Lev Tahor la baxday ee gadoodsan ma qayb kamida Yuhuuda Haredi mise waa Hasidic way isku kay ekaadeen ?
@cabdulaahiaxmedmaxamed922
@cabdulaahiaxmedmaxamed922 2 года назад
Codka midkii dhaxe ayaa ficnaa
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 2 года назад
maduuca horay ugal sida ogaansho oo kale laba daqiiqo ayaa igu qaadatay inaa muuqalka ogaano wuxu ka hadlayo
@عيسىأحمد-ج9خ
@عيسىأحمد-ج9خ 2 года назад
Inadeer waxaad ka soo hadashaa caqabadaha daalibaan haysta
@ZaeedapdirzK
@ZaeedapdirzK 2 года назад
Taalibaanta yuhuuda mxaad uga jeedaa lkn ycnii ma taalibaan baa xagjir ah baad ka dhigaysaa
@princessofjanah829
@princessofjanah829 2 года назад
Anibo wan yabanhy
@axamedyare6781
@axamedyare6781 2 года назад
Taliban waa mujaahudiin zxb Yuhuuda magacooda bay ku xumanaynayaan zxb adna Iska ilaali zxb inaa adeegsato
@shariif25
@shariif25 2 года назад
Qoladaas ayan ka mid ahay balse Islam ayan ahay sunni ah Waan taageersanahay
@asadcabdi1983
@asadcabdi1983 2 года назад
War wa sidee yahuud waa yahuud xita lalama hadlo yahuudo
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 2 года назад
Waxy mxa kaqldn
@shariif25
@shariif25 2 года назад
Wax ay ka mid yihiin Umada xabiibkeena muxamed SCW ama hadiideen amase ha ogolaadeen rasuulkeenu ayaanu kudabafeelaynaa Yahuudu iyo christanka Nacalada haku seerina oo Dacwada hala gaarsiyo haloo nasteexeeyo ( Ubalikhakum risalata rabii wanasaxtun lakum ) Waa kalaamadii rususha eebaheen uu diray ay ku oranjireen umadooda rasuul hada ka dib masoo dagayo oo waa in aynu isxiqaadnaa ka bax waa argigixiso iyo waa yahuud iyo waa Chris Qofkastaa halkuu joogo haka wado weedhii rasuulkeenu ahaa iga gaarsiya kalmad allaha ka dhigo e Labo sheey socodka ayey ku wanaagsan yihiin waa biyaha iyo culima udiinka hadadan culimo ahayn war fatixada u macneeya suratu Rahman haloo fasiro
@shariif25
@shariif25 2 года назад
Waa runtaa bro Muslim ayeynu nahy kasii ah Islam kasii ah muminiin Munin manta ifka waa uu ku yar yahay Sunna mcnheedu waa ku dayasho ama raacista wadada Rasuulkeena SCw iyo Saxaabadiisa RAC dhamantood
@iPhone-579
@iPhone-579 2 года назад
La gogo 🎤 😂
@hanadabokor5793
@hanadabokor5793 2 года назад
Daalibaanta Yahuuda!!! Inder bal ereygaa iska sax, Daalibaan waa ragaa muslimiinta ah ee dalkooda ka difaacay gumaysiga.Kufsi, xatooyo, iyo caruur qasab lagu guursado intaba ma sameeyaan, waa maxay sababta aad u barbardhigayso Yahuudaa?
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 2 года назад
waa sida qofkii diin lagu dareemaba looyidhaahdo waa xagjir waa kuwo mara kudhaga waa jahaadiyiin
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 2 года назад
5 sanoka hor bn anoo oman jooga arintan qof iga shekey wan run iney kuwi saxda ah yihiin
@TheFundedMan
@TheFundedMan 2 года назад
Walaal aadam Waxaan rabnaa inaad naga jaahil bixiso, adigaa horay muuqaal uga soo duubaye "Andrew Tate" isagoo salaad tukanaayo ayaan aragnaa!!! Miyuu soo muslimay mise? Sidey wax ujiraan walaal? Mahadsanid
@dahabomhmed1162
@dahabomhmed1162 2 года назад
Wuu muslimay
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 2 года назад
Falastiin ta somalia 🇸🇴 ya garanaya wa .....lol
@moha__kilar5064
@moha__kilar5064 2 года назад
Dhulbahante😅iyo ogaden🤣🤣
@cabdulahianshax8771
@cabdulahianshax8771 2 года назад
​@@moha__kilar5064 ninka dhalinyarada ah meeshiisa qabyaalad ha keenina waa ceeb
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 2 года назад
@@cabdulahianshax8771 ma dhulbahanta kani yab
@moha__kilar5064
@moha__kilar5064 2 года назад
@@cabdulahianshax8771 oky
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 2 года назад
Isaaqow intaanu somalind meel sareyno noo faakiheysta aragtiyha doqonta ayaa si nacasnimo ah u dhaha geesiyshana dhiig ugu maydha intaanu dhiiga shubeyno bashalaa
@adlasabdinuur7353
@adlasabdinuur7353 2 года назад
Masha allah
Далее
Gabadhan Nabsigii ay gashay baa ka soo baxay 😏
26:41
{الحراق}(56) الموريتاني The Mauritanian
21:22
History Toon | The Sykes-Picot Agreement
10:39
Просмотров 1,1 млн
Dhamaadka BBC-da | Maxaa Dhacay ?
11:44
Просмотров 133 тыс.
Maxay Yuhuuddu Nebiyada ka Aaminsan Yihiin?
10:50
Просмотров 34 тыс.