Ana shalay ban bilaabay 25 minute non stop dhikr ah ayaan sameyay 25 minute kalena Quran akhriyay wlhi waa amizing technique mansha allah Imagine daily at least 50min aakhiro ushaqaysatid 😢
Gabdh saxafiyad ah oo BBC da Carabiga ka shaqayn jirtay baan ka helay codkeeda, qofkii lacalla arka ha iigu salaamo qoftaas Magaceedu waa Haala Al hindaawi😊⚘
Ninkaan wax badan ayu naga dabageeya waaan jecalahay channelkan allaha ka abal mariyo walale wacyigag waxaad tahay nin ku dicada dintada afkaaga waxaad tahay geesi allaha ku siiyo walale cimri dheer iyo cafimaad🤲❤
MAshaallah you are one of my favorite RU-vid channel I love watching your programs because it is very informative and educative as well may ALLAH bless us all ameen
Aniga waan Somalia joogay aad ayaan ugu xirnaa BBC-da 4ta waqti ay soo kasho ima dhaafi jiray lkin hadda in muddo ah ma dhagaysan waayo qurbaha ayaan joogaa maalinta oo dhan waa shaqeeya waqti aan raadiyo ku dhagaysto maba hayo inkastoo Casrigii raadiyaha ama Television-ka uu soo dhamaaday oo waxaa la galay casiriga Social media-ha
Ustaad codkaaga waa m.a markii aad akhrinayaso BBC Arabic, lkn iyada way sii burburaysaa soo ma aha , bartaan aan kuugu bartay kolay aniga oo Mar walba muuqaaladaada ayaan sugayaa , ustaad omar inshar 🥰😍
Cabdinuur Sheekh Axmed Isxaaq caadi ma isaguna wariyeyaashii hore ee BBC Somali makala yareysan jirin Aniga Aadan Nuux Duule, Axmed Cabdi Nuur, Cabdullaahi Xaaji raggaas codkooda wax kale ayuu ila ahaa Cowkena sidoo kale. Cabdi Nuur Sheekh Axmed waagaas wuxuu soo jeedin jiray barnaamijka Macalinka Raadiyaha