Тёмный

DAAWO Faarax Qare oo Ka Sheekeeyay Arin Layaab leh oo Dhexmartay Cabdullahi Yusuf iyo itoobiya 

Banaadir Channel
Подписаться 271 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

DAAWO Faarax Qare oo Ka Sheekeeyay Arin Layaab leh oo Dhexmartay Cabdullahi Yusuf iyo itoobiya

Опубликовано:

 

16 дек 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Год назад
Masha allah waa good topic
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey Год назад
Ninkaan Waa somali daacad ah
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
Cumar Carte Qaalib arinta uu ku dhawaaqay in ciidamada jabhada isku dhiibaan qasab bee aheed because Maxamed Siyaad Barre wadanka Ayuu joogay marka caqli bini’aadamka aa diidaayo in Afgooye ilaa Gedo Daarood hubkiisa qaato, USC inee hub la’aan ahaato Allahu aclam the best
@bulohus8548
@bulohus8548 Год назад
Maxaad Faa’iideen Aaway dadkiinii iyo Dalkii Nii ‘?
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
@@bulohus8548 fikradeeyda aa dhiibtay laakiin Waxaa ku daray wixii sax Allaha aa og
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Год назад
Ninkaa weyn caqligaa kuu jiraa Baal eeg Jamhadihii baa cali mahdii Wax kaa dhegeysanayen AMA see snm baa cidan Hadhaaya
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Год назад
Waxaan ka codsanayaa wariyeyaasha khibrada lehi in ay ninkaan si fiican u wareystaan oo taariikhda iyo khibrada ka reebaan onkasta oo uu yarkaani dedaalay hadana kumafila si khibradi kujirto uma wareysan wuxuu iila egyahay ninkani nin khibrada aad u sareeysa uu leeyshay hadana uu daacad u waramayaa ma aha nimanka qabyaalada ay indha tirtay oo taariikhda ka been sheega ee qabyaalada ku saleeya ninka aan qabiilkiisa ahayna buunbuuniya kankalena baabi iya oo been ka sheega marka waxaan ka codsanaynaa in wareysiyo badan laga qaado oo buugtiisa la soo bandhigo oo schoolada lagu dhigo wali xasuustiisa iyo xirfadiisuba waa tamaan ee halaga faa,iideeysto
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
Farax Qarow hadii la dhihi lahaay Cali Iyo Caydiidow labadiina na dhaafa Yaa madaxweeyne noqon lahaay ileeyn Habargidir Iyo Abgaal cadow bee isku arkaayeen Oo qabiil kasto inuu madaxweeyne noqdo ayuu rabayee
@fadumaafrah5063
@fadumaafrah5063 Год назад
Gen.Qare waa waaya arag ah aqoon sare oo meelo badan.ah , hadana wadani.ah Ilahow cimri dheer si.
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Год назад
Dabadhilif abaalkiisa waaye kuwa maanta joogana kuma waano qaadanaayaan.
@fatximaxamedsaidjamac9037
@fatximaxamedsaidjamac9037 Год назад
wadani iyoi waya arag waa waxalobanayahy
@joker83764
@joker83764 Год назад
Dardaaran nin weyn (faarax qaroole)
@garaadka
@garaadka Год назад
halkaa waxbaa midhiqka yidhi daarood ayaa meeshan socon jiray adba fahan macnaha
@mohammudsheikhwaraabe7638
@mohammudsheikhwaraabe7638 Год назад
Ninkii dhibatada Inu keys tey oo gabrey iyo dakisaba inoo adeegsan Nayey ayaa manta wali nagu dhajiraa oo madaxdena amrayo Waa mareykan Ethiopian 8.bilyan Yuu ku bixin jirtey tpld si loobur buriyo wali mareykan ayaan dabasocnaa
@mohammudsheikhwaraabe7638
@mohammudsheikhwaraabe7638 Год назад
Ninkan wan ku qancay warkiisu waxaa kamuqdo xog ogaal nimo
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Год назад
Waar dunidaa waa laguu baa aye. War jamhaduu. Maa cali mahd bay wax weydiinayeen Show dad kuu waa iskaa weyihiine caqlii Maaa jiro
@mahadabdi4870
@mahadabdi4870 Год назад
cumar arte qalib wuxuu ahaa khainul wadan naarta ilahay haku fogeeyo
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
Weligaa Qof muslim ha habaarin yeesan kugu soo noqon
Далее
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 464 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
wareysi Admiral Faarax Cumar Axmed ( Faarax Qare)
38:47
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 464 тыс.