Тёмный

Daawo Muuqaalka Diyaaradaha Somalia Soo iibsatay Ee Dagaalka Muuqaalkii Ugu Quruxbadnaa 

Anfac Media
Подписаться 222 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Месяц назад
Masha’Allah! Alla dowladnimada macaanaa. Alloow jabi cadowga qaranimada iyo midnimada Somalia 🇸🇴❤️
@mustafesulyman
@mustafesulyman Месяц назад
Guuuul.qaranka.soomaliyeed.halkaskawads.miigagna.inoosooiibiya.bontii.somali.eirlane.inoosameeya.
@woman987
@woman987 Месяц назад
HOPPY SOMALIYA DAY.
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Месяц назад
Masha Allah Guul Dowlada dhexe e Somaliya way talabsatay
@sulekhaahmed8473
@sulekhaahmed8473 Месяц назад
Guuuul qaranka soomaliyeed
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Месяц назад
Masha Allah Somaliya way gulaysatay
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
faa iidadii daawladii ka horaaysa buu wali magac kuraadinayaa ciifan kii wuu laayay kan madaxwaayne maaha
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 28 дней назад
isotur lacag thank
@mustafesulyman
@mustafesulyman Месяц назад
Halasameeyo.saldhii.miigaga.soomaaliya.turkiga.afrta.miig.ee.uhoreeya.inagu.caswinaya
@user-xf7px3us2h
@user-xf7px3us2h Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FoosiyoHassan
@FoosiyoHassan Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hm9sl2gk5p
@user-hm9sl2gk5p Месяц назад
ألله أكبر الله أكبر
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Месяц назад
Ciidankaan ciidan soomaali ma aha waa ciidanka xasan culusoow waa ciidan qabiil oo jooga hal magaalo kaliya
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 Месяц назад
ciidankii Farmaajo dhiseey ma lagu tagay 😂ma intaanaa ka soo Harteey Subxaanalaah 🎉
@jamaalaxmed-eo6yt
@jamaalaxmed-eo6yt Месяц назад
Ciidankii qaranka waxaa Allah u keenay madaxwayne ku shaqaynaaya oo shaqadii loogu talagalay ee dal xorayta u dhaqaajiyay wayna guulaysteen shaqadoodiina waa kasoo baxeen maashaAllah. Maanta Mogadishu waa nabad 24 hours meeshaad rabtaad maraysaa xadaa dabaaldagyada ayaa laga mamnuucay in xabad la maqalo sidoo kale maanta baabuurkaad Mogadishu ka raacdo Gaalkacyo cabsi la’aan ayaad ku tagaysaa dalkii waa xor marka laga reebo meelo yar InshaAllah meelahaasna wala dhamaystirayaa mardhow. Allah ayaa ciidanka ka waday Madaxwaynihii igu sawirka iyo siyaasi caburinta u isticmaalijiray xooga qaranka hada dhufaysyada ayay cadowga ku baacsanayaa intaan yar waa dhoolatus marka Allah guuleeyo dhalinyarada xaaga dalka Soomaliya. May Allah protect and guide our great leaders Madaxwayne Xasan Sheikh Maxamuud iyo Raisul wasaare Xamza cabdi bare 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar Месяц назад
❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍🤏
@user-hd6mu4qs3x
@user-hd6mu4qs3x Месяц назад
Kan madax weyn ne ma ahn mxa lo dili wyeye😢
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Месяц назад
Waryaa jaahil xun oo qabiil dilay ayad tahay. Waa in kursiga lagu ixtiraamaa kowba kii yimaada. Wadanka iyo sharafta Somaliyeed ayaa ka muhiimsan shaqsiga🇸🇴❤️
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Месяц назад
​@@mulkixoriyo wa run wlhi somalia waxey heer ugari la dahay wa sidan qofki madax weyne noqda meshi aynu garab istaagi lahen waxna la qaban lahen aya meel la taganahy qabiil habel waye iyo xamar ayu ka taliya iyo sidan ayu sameyay hda wa madax weyne kasta oo noqda madaxweyne wa qasab in lacayo horta qofku wa bil aadan mararka qar wa macqul inu qaldamo oo wa maqaldame ilahey balse wax wliba waxa ka muhimsan wadanka iyo wadani nimada qalad kasta oo dhaca waxeynu dusha usarna qabiil isla qabiilkasna waxey so qatan madaxdi ka horeysay qabiilki ay ahaayen ayago dhahaya idinkaba qabiilkas ayad aheeden qaladkas ayadna gasheen
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Месяц назад
​@@mulkixoriyo marnaba macqul mahin inan sheegshegno hormarka somalia amase waxi uu madax weynaha qabto halka qaladkasto yar oo dhaca aanu wadwadno walibana aynu buunbuunino anago ku eedeyn neeno qabiilka markas madaxweynaha uu yahay waxasi wa waxa inaga reebay asagena wadamada kale marka laga so tago iney mucaradi karan madaxda dalalkas hdane wax wliba waxa kaga weyn dalkoda waxey ku doorsanayana majirto
@user-rq2ti3fc7f
@user-rq2ti3fc7f Месяц назад
Hassantuug government
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Месяц назад
Nacasyahow hadan kii imadaba aan qabiil ku nacno sow waligeed ka hooseynmeyno asaageen. Waa inaan ku ixtiraamnaa kurisga uu fadhiyo shaqsi kasta intaa madaxweynaha inoo yahay.
@moussedorale6190
@moussedorale6190 Месяц назад
😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Месяц назад
Adiga ma Muuse biixi ayaa tahay walaal? Somalia guul 🇸🇴❤️
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u Месяц назад
Ciidanka fuurimahay jiraan intan waa kuba magalada jooga
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Месяц назад
Faakh xamar baysan amnigeeda sugi karin😂😂😂oo amison baa usugta aamusa
@ileey-Teens
@ileey-Teens Месяц назад
Waa saa jeceshahay. Iska see intee facaa duuleen
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Месяц назад
@ileey-Teens wax wayn maaha baasukaan kusoo ridaynaa hady hawada Puntland soo gasho
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
would you eat this? #shorts
00:23
Просмотров 2 млн
Will Labour raise taxes? | The Story
29:01
Просмотров 12 тыс.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
would you eat this? #shorts
00:23
Просмотров 2 млн