Тёмный

Xasuuqii Itoobiyaanku ka geysteen Muqdisho. Xusuus aan tirmeyn! 

Cumar Seerbiya
Подписаться 71 тыс.
Просмотров 79 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 авг 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 142   
@ayuubnuur3610
@ayuubnuur3610 Год назад
Abheey allha unaxariisto waxaa wateen etobiya 2007 markaa dhashay lkn malin uu waan ka argudan doonaa etobiya in sha allh✋😭
@yayaabdulahihasan7749
@yayaabdulahihasan7749 Год назад
@ayuubnuur inshallah sxb, aabanae ilaahey ha unaxariisto, aamiin.
@someditins
@someditins Месяц назад
Aniguba adeerkey iyo awoowgey bee dileen😕
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад
Hadaba fursadbad haysata madama Ethiopianku wadanka jogan qado qoriga shiska dheer oo meel fog katogo tobanan Ethiopian ah hasamixin waliga
@SamaterRobleh
@SamaterRobleh 28 дней назад
aQ​@@yayaabdulahihasan7749
@user-vt5wq9yw6v
@user-vt5wq9yw6v 26 дней назад
@@someditinsshacabka dilinyeen
@zakihajji1960
@zakihajji1960 2 года назад
😭😭😭😭 Waxaan ku sugna Xiligaas Magaalada muqdisho Alla maxaa Xanuun iyo Il xumo uso Joognay Furiyaay Markaasa Dadka qaar hadda ku leeyihiin Ethiopia waa Walaaladeen
@fatuushmohamed8797
@fatuushmohamed8797 Год назад
Zax
@jamilanor653
@jamilanor653 Месяц назад
Badankena wan usoo jognay taas, dugsigii aan quracda uga soo tagnay, far dambihii madfac ku dhacay subxana Allah. Taas ilahii naga furtay annaga io inta kale ee ka badbadey ayaa mahad leh, Ilaheyna ha u naxariisto masaakiintii lagu xasuqay meshas😢
@lakadshow448
@lakadshow448 2 года назад
Waa taarikh aad uxun dadka reer muqdisho lagu xasuuqay wlh Ethiopia iyo kuwi hogaminayay ayaa xasuuqay dadka reer muqdisho 😭😭😭😭😭😭
@mryilbry5140
@mryilbry5140 9 месяцев назад
Dadkii itoobiyaanku agoomeeyeen ayaan ku jiraa alla maxaan weynay dad nagu qaaliya markaa see maanta kuwo dhiiglaawayaal ah ey leeyihiin xabashi aa walaalaheena , maxay madfac nagu waa barisiiyeen naguna seexiyeen 😢 ilaahayow itoobiyaan anagoo cashar u dhigin hana dilin kuwaan meydka ka duugan weyney😢
@scwscw3047
@scwscw3047 8 месяцев назад
So ma ogid intee ay inaga jareem in ilaahay ka jarray o tigrai xasuuq baan ka dhacay o ilaahay iyaga isku jabiyay
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Месяц назад
Weyba soo socota hadii adba maqli weysey Ethiopia waxa ku dhici doono wax xun aysan iloobi doonin insha Allah Somalia meel isma dhigeyso awood kasta ayeyba leedahay Ethiopia
@hydoffdhagaweyne1037
@hydoffdhagaweyne1037 2 года назад
Waxaan ka mid ahaa dadkii deganaa warshada baastada 2006, dad badan baa xiligaas ku dhintay dagaaladii. Waxaan rajeynayaa in colaad danbe aysan ka dhicin Xamar Inshalallah.
@roohaani6952
@roohaani6952 2 года назад
Ma xususan kartaa walaal dhacdooyinkii iyo degmooyinkii ay ka dheceen. Sida uu u bilaabmay dagaalku iyo doorka ciidanka federaalka ama tiradoodii. Maxaa sababay in ay madax bannaanaadaan oo ay sida doonaan u maamushaan magaalada.
@yayaabdulahihasan7749
@yayaabdulahihasan7749 Год назад
​@@roohaani6952 waxaa sababay arintaas in madaxweynihi xilligaas ee soomaaliya cabdulahi yuusuf iyo hoos joogayaashiisa ay itoobiyaanka soo wateen si ay muqdisho uqabsadaan.
@iaw2401
@iaw2401 6 месяцев назад
Xafadaas waa xasuus aniga daganaa xilli hadi la xasuusto niyadada ku siineyn waye
@xuseenbuqaari1706
@xuseenbuqaari1706 7 месяцев назад
Itobiya dhib xoogan ayee nagaar siiyen qof waalan iyo caruur xitaa nowma dhiifin itobiya 1977 ilaa 2006 kumanaan somalia ayaa nowgu maqan lkn somalia oo xoog leh wan arki donaa lkn somalia qabiil iskma dhaafi karan lkn waxan rajeenaa somalia oo dhan qalbiga u galsho in aan wllo wada nahay aan cadowga meel is kaaga hor jeesano itoobiga meel igu qoran tahay caruur iyo waa yaalo iima dhaafin😢😢😢😢😢😢😢
@bahdondaniel121
@bahdondaniel121 Месяц назад
!! Why had you welcomed ethiopian army to your land? Here you are leaving the consequence
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 года назад
Maasha allah walaal qaaliya noo keydi gabood faladii amxaaradu noogeysatay maalin maalmaha kamid ah ayaan lasookalabixidoonaa insha allah
@abdikadirgedi1073
@abdikadirgedi1073 4 дня назад
Inalillahi wa ina ilayhi rajicun wale barigas Ethiopia xasuuq aan inaba cadi ahayn ayay muqdisho kagaysatay wana arin ubahan in dadka marwaliba laxasuusiyo
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Год назад
Ilaahey. Waxaan kabaryay. Cuuryamintii ay noogaysateen. madaxdeenu. I.a. ilaahbaan barayay🤲🤲
@shaaficifaarax9094
@shaaficifaarax9094 22 дня назад
Waan ka naxaa waxay xabashidu ka sameeyeen Somalia. From Hargeisa.
@mohamedabdi6266
@mohamedabdi6266 2 года назад
Waa ciilkaas itoobiyaanki umadeena sidaas u xasuuqay ninka maanta nagu dhahaayo walaalo ayaa nahay ka warama bal.
@OneLoveOneLife84
@OneLoveOneLife84 27 дней назад
Ada u yeedhay
@HamdiWehliye-lw5zp
@HamdiWehliye-lw5zp 9 месяцев назад
Waa markii aan waayay aabeheey ilaaheyow janadii firdowsa kuugu bishaaree
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 2 года назад
2007 ani dhan 4 sano ilaa 3 sano jiraY maba xasuusan karo waxii dhacaY 😁 Lkn videogaan baa wax bdan ka ogaaday tnx bahda curasho
@xmjangle
@xmjangle Месяц назад
Maxa iskaga difaaci weydeen ethiopianka ileen weydi kii 1977 ku faanaayey😅 jabxun ini gaarey
@laaska0014
@laaska0014 Год назад
itoobiya waa cadowga koobaad ee soomaaliya
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 2 года назад
Itoobiyaha inta naga xasuuqday waxaa ka badan alshabaab intey naga dishay!
@nabibomohamedafrax2818
@nabibomohamedafrax2818 Год назад
Kama badna
@abdirahmanhassan234
@abdirahmanhassan234 11 месяцев назад
Doqon
@user-ti3mw2xw6r
@user-ti3mw2xw6r Месяц назад
​@@abdirahmanhassan234 Mnta lajoogo qofka dhibka kugu hayo yawaye. O 1000 qof hal meel kudilaaayo
@cabdiraxmaanxaaji1482
@cabdiraxmaanxaaji1482 22 дня назад
Aawey dilkii sh.saciid yaxye ee tabliiqa ahaa
@user-oh8ps9gq8o
@user-oh8ps9gq8o Год назад
Dhibtii iga soo gaartay baan ilaaween lkn alx❤
@nashaadcalifarax8481
@nashaadcalifarax8481 Год назад
walhi wan murugooday marka dhagestay inkasto an joogay aadna uyara Alle haunaxariisto inti lagu xasuuqay😢🤲
@xmjangle
@xmjangle Месяц назад
Maxa iskaga difaaci weydeen ethiopianka ileen weydi kii 1977 ku faanaayey😅 jabxun ini gaarey
@kafaayDeyniile
@kafaayDeyniile Год назад
Dagaalkas Goob Joog U aha, Waxan Xasuusta Malintii IBRAAHIM SHAAWEY La Qarxinaye Waxa Ku Dhawacme Walalkay Iga Yar😢
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 года назад
حسبن الله وأنعم الوكيل
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 года назад
Haddalkaaga wax badan baa ka qaldan .TAARIIKHDA ha qaldin . Illaahay ha naxariisto SHACABKA SOMAALIYEED ee Ku nafwaayey
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Ma ilaawi doono hadii aan nahnay Rer muqdisho itoobiya sidii noo xasuuq saday waxey naka arkosatay dagalkii 1977 arkooosi dadban ayey naka aarkosadeen😭😭
@xmjangle
@xmjangle Месяц назад
Imikana yagaa ini ilaaliya Alx dheh bro😅
@kawakawa4726
@kawakawa4726 7 месяцев назад
Markasa lagu dhaha walaalaheen! Goob-joog ayaan ahaa inkastoo aan yaraaa, wxaa daganen meel u dhaw Villa Somalia.
@xmjangle
@xmjangle Месяц назад
Maxa iskaga difaaci weydeen ethiopianka ileen weydi kii 1977 ku faanaayey😅 jabxun ini gaarey
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 5 дней назад
Markii horeba ciidamada shishaaye ee dalka somaalia soo galay nabad uma aysan imaanin soo kuwa maanta dalka ka dhigay 7 maamul goboleed oo ethiopia oo yeedha maalin walba adisbab kula kulma somaalia waxaay jabtay markii siyaad Bare afganbiga ku Qabsaday 1969😢
@Jecelahlulquran
@Jecelahlulquran 28 дней назад
😢xasbunallah wanicmal wakiil.
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy Месяц назад
HADA AYAAN ARSANAYNA DHALIINYAR0yY⚠️😎🫶🏿😏
@someditins
@someditins Месяц назад
Arsasho yaa ku bareyna
@aliguleed6748
@aliguleed6748 11 месяцев назад
Waa taariikh aan tirmayn iyo xasuuqii ethopia waana arin aad loga murugoodo laakiin waa laceyriyey iyagoo waliba dhiig kada.ayey
@xmjangle
@xmjangle Месяц назад
Maxa iskaga difaaci weydeen ethiopianka ileen weydi kii 1977 ku faanaayey😅 jabxun ini gaarey
@abwaandhabkahadal
@abwaandhabkahadal 6 дней назад
Waxaasoo dhami waa xasadka somalilaand uhaysaan rogmada oo midh idinkama hadho intaa dawladnimadayada ka xuntiin mahagaagaysaan e qaraxaasa ku jiraysaan ishaalah
@yahyaolad
@yahyaolad 3 дня назад
Goormeey oromadu soomaligii baratay sinjiyadda aabahaa ka wase Yaab baa is daba-yaal mid walboo caloosha ka buga waa iska doo hadaaaqayaa dhisantay mogadishu lagana bax waayihii xumaa . Soomaliduu dhan walbeey joogto waa walaalo midna dhibkiisa kan kale kuma farxo ee bal adigu intaad adoonsigii eey amxaaradu kugu heyday kasoo baxdid isku day bal inaad wax sameydid
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 6 дней назад
Ethiopia 🇪🇹 waligeed ba afka Nagama Qaadin waxaase layaab ah in dad somaliyeed ilaaa hada Ethiopia dhaha waa walalaheen waa jecel nahay
@Najmocabdiraxman3753
@Najmocabdiraxman3753 10 месяцев назад
Maalin xanuun badan😢😭😭😭
@abdirahmanmk2161
@abdirahmanmk2161 6 месяцев назад
Bad Memories 😢😢😢😢
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 27 дней назад
Wan xasusta 2006 dagalki foriyaha somli wax ku ado ma lahan hadey isku moqif tahy ameriga aye iska dhiciyen 1993dii ethopia miye u dahe lkn hugamiye ficn aye u bahntahy dadka somli wa dad karti leh dhimshda an ka baqin gaal ino dhinto ma rabyo
@GaariAli
@GaariAli Месяц назад
😢😢😢😢😢
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x 6 дней назад
Waxan jogay muqdisho waxana ku wayay saxibo iyo walid badan lkn itoobiyo wan ka aari donaa
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 28 дней назад
U.S.C. DADKI XASUQDAY AYAA RABI KU IBTILEYEY CABDULLAHI YUSUF OO U KENSADAY CIIDAMADA ITOBIYA .
@Caasho143-cu3gc
@Caasho143-cu3gc 26 дней назад
Dhalinyartena waxa kula talaa lacag bis yaa la fiirin scholka marka aad dhameysan qarkiin ha qortaan sarakil oo difac iyo howlgalin ah ma ahan sarkal mel fadhiyo wadamada kle sarakiisha 8eed 8deed la iskugu daraa teamna waalaga dhigaa howlaha qarson ayaa lagu fuliyaa dalkena ma lahan codsigas wa gubiste natijo fcn examka inee iga soo baxdo codsigana la iga aqbalo rijenaa ano xidigo isaran inaa howl galo ayan rabaa oo dagalka safkisa ku jiro i.a wan arsa dona itobiyana dhulka ayan dhigi dona walidkeya iyo wadankeyana wan u ari dona i.a
@user-wy8tx9ne8k
@user-wy8tx9ne8k 21 день назад
Waanyaraa waxanjiray 7 Sano
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 13 дней назад
C.hi yuusuf sharaf buu lahaa maxaakiimtana tuugo ayey ahaayeen.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 22 дня назад
Mataga xadadkiisa Hasheegin 💔Karma is A …B”
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Год назад
Xasuuuuq uu ahaaa walaahi
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 6 месяцев назад
😢
@kingmoha6307
@kingmoha6307 2 года назад
Ruuxi usojogay unbaa kasheken kara waqtigi murugada badna dagal jogta ah dhimasho tirobel ah qax bilaa jiho ah muqdisho dhib wasomartay alle kumasoceliyo inshllah 🤲
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 22 дня назад
9 Qofood O Kuli Ilafamligaaba Hortayda Lagutoogtey Caruurtaba Daawadaalayidhi Oo hada Indhaha Hayskuqabanina😢
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 22 дня назад
Tii Somaliya Jamuhriyada Somaliland Kudhigtay Maqiranayaaan ..Lakin Labadii Qofee Laydinka Qanjiidhiyaad Waxweynkadhigasan ….Maalinta Alle horiisa Laqaawanyahayban Naladafieayn beş💔
@arahmaanmaanka5845
@arahmaanmaanka5845 19 дней назад
Kuwii aya wali madax toyada safardoda kutala kuwas aya wali dalka qeyb kamid ah xukuma kuwas aya wali raba iney qeyb kamid ah dalka ciidan koda xog kuso galiyan halka cawantii somali la dhahyey qabyald iyo qabil isku leynaya 2024 yaab
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Месяц назад
Itobiya wa cadow guun ah waxaase kasiidaran nimankii wadanka sogaliyey kuwa dhintey iyo kuwa noolba
@UmuMascud
@UmuMascud 2 месяца назад
2007 abahayga e dilen mana ilawo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 месяцев назад
WA CIIL IN DHUL XORA EY KUWO SOMALI JOGTA EY USO HOR KACEEN ITOPIAN O LA DUQEYO DHULKA XORA
@sheeylong9946
@sheeylong9946 Год назад
Waxa xanuun aah inan labadena isku haysano qabiil inta cadowga iska ceelin lahayn
@mohodinPliano
@mohodinPliano Месяц назад
Ilahade gumestan
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 7 дней назад
Hawiye ooyeya ayaan u arkaa warkaaga ader hawiye sifcan baa loo kibir jebiyey
@ismailahmedhassan8865
@ismailahmedhassan8865 22 дня назад
Maanta cabdilaahi yusuf iyo cali guudlaawe waxa loo yaqaan halyeyo iyo geesiyo
@user-em4qx5jk7l
@user-em4qx5jk7l 5 месяцев назад
2007
@gaanimohamed1273
@gaanimohamed1273 Год назад
Somali damir malahan wayo cadowkoda ayay walalkoda kadhegtayn ... Walalkoda dhabta ah naa waxay kadhegtayn cadow
@shimaaliibrahim5514
@shimaaliibrahim5514 Год назад
Ani xiligaas waa yaraa oo waxba ma Kala garaneen
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Год назад
Muhiimada laga lahaa waxay ahayd in qabiilka hubka gacantiisa laga bixiyo argagixisadana lagu naasnuujiyo
@OmSamar-iy7cj
@OmSamar-iy7cj 24 дня назад
kk sxb iyagaa la xasuuqay ee waxba hauunbuunin anagaakujirnay
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 7 месяцев назад
C.laahi.yuusuf.xayaawan.haddii.lagu.diiday.ma.huwanbaad.ku.galbinaya.dameer
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 2 года назад
Halkee bay ku danbeeyeen ciidamada maxaakiimta iyo madaxdoodii,?
@gandayare622
@gandayare622 2 года назад
Waa sheeko xun oo xanun badan
@khaledali5093
@khaledali5093 29 дней назад
Waxa ka masuul Ali Mohamed Geedi iyo Cabdilahi Yusuf
@shuceybshaam9168
@shuceybshaam9168 2 года назад
Dadki ku dhintay ilah ha cafiyo lkn dagalkas waxu ahay dagal raganimo ilah ne garab nagu siyey sxb qaybta 2aad u bahanahay so dhaqs
@dacaaddacaad6293
@dacaaddacaad6293 Год назад
Qeybta Labad Waxey Aheyd In Hurdo iyo Harsiba Lo Diiday Itopiankii Xeero Walibo Aay Ku Jiran Ayaa Logu Dadanayay Waxana La oran Jiray Dhalinyaradii Ugu Dadan Jirtay Muqaawiimada Dhaliinyaro Uu Badan Reer Suuqa Xoolaha iyo Hiliwa Ayaa Har iyo Habeenba Xeer yahoodq Ku Xasuuqo Jiray Itopianka illa Aay Shook Ka Qadeen Kadibna Ayago Dukeysan Ayeey Baxeen Waliba Markey Baxayeen Wey Baryoo tamayeen jidan Ku Baxno Hanalo Furo Ku baryootameen ilaa Buur Hakaba Wey Lugeeynayren Ayago Ka Baqaya in Jidkaa Lagu Laayo
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 2 года назад
☝️☝️☝️☝️???? JABKI UNISOM NO SOO DAA JAALLOW!! ADO MAHADSAN!
@Zakariya0070
@Zakariya0070 Месяц назад
Ilaa manta cadowga dalkeena ayuu jooga ee an bilawno jihaad ka dhan ah gaalada iyo kuwa la socda
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 10 месяцев назад
.mooryaan warkeeda marabo sxb.
@user-oy2hu7jb9r
@user-oy2hu7jb9r Месяц назад
Maxaa kiimtu yey ahaayeen masoomaalibey ahaayeen mise dadkale ayaa kujirey sida eretiriyaan jahadeytayal kakala yimid afganistan yeman iyo kuwo kale oo badan kuwaas kahadal
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 месяцев назад
HAWIYE ITOPIAN WA IS YAQAAN WANA KA ADAG YAHEY AB KA AB
@user-ck8vv6bd6q
@user-ck8vv6bd6q 15 дней назад
waadhacdo.kusuntan .daarood.dabadhilf u ahaa igooleh waanku.aarsaneena
@roohaani6952
@roohaani6952 2 года назад
Ma xususan kartaa walaal dhacdooyinkii iyo degmooyinkii ay ka dheceen. Sida uu u bilaabmay dagaalku iyo doorka ciidanka federaalka ama tiradoodii. Maxaa sababay in ay madax bannaanaadaan oo ay sida doonaan u maamushaan magaalada.
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 6 месяцев назад
Yaa keen axmaaro mogdishu?
@mohamedabdishakur1350
@mohamedabdishakur1350 Год назад
Waxyaabo bdn ayn ku xasuustaa kow in ay tahy marki iigu horaysay een qax arko waayo waagaas waxaan daganayn Xaafadda Gubta gaar ahaan ciisa cabdi agagaarka ceel jaran labo waa marki iigu horaysay iiguna dambaysay ee aan arko diyaar dagaal oo korkeena karidayso madaafiic sadex madaafiicdii hbnki la tuuri jiray ee la dhihi jiray fooriyha intaas ayn hadda si fcn u xasuustaa maadaama aan waqtigaas ciyaal yar aan ahaa oo aan si fcn waxba ukala garan
@muuminislaam1377
@muuminislaam1377 2 года назад
sxb soomaaliya hhhh
@user-em4qx5jk7l
@user-em4qx5jk7l 5 месяцев назад
7007
@bashiirguulleed282
@bashiirguulleed282 2 года назад
Lkn waa maxay sababta ceyr lo Daba dhiganayo !
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 2 года назад
Cayr wa geesiyaal walal waagaas waxe hormuud u ahaayeen dagaalkii Ethiopianka looga saaraaye wadanka waxa so raacay saleeban iyo murusade
@queentanya3787
@queentanya3787 8 месяцев назад
Iam isaaq walahi ceyr ama hawiye waa geesiyo waxaanan U hayaa xishmo weyn waa dadkii difaacay sharafta somaalida markii amxaaro xun oo waliba dad Somali usoo hogamiyeen wadankooda Ceyr Sidan Taarikhda Ku maqley waxay Kori jireen dabaqyada ama Saraha dhaadher Itobiyanka iyo daba dhilifka waa dadkii hurdada u diidey. Waan yaraa wakhtigaas hadan weynan lahaa waan idinka Barbar dagaalami lahaa oo iga runa Walahi
@SankaXalweste
@SankaXalweste 8 дней назад
Gacma dherahaas maxa sujuda loga togan waye wacalka gaala raaca ah
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g 7 месяцев назад
CABDULAAAHI. YUUSUF. ILAAHEY. KUMA NAXARIISTO. 😢
@bursalahmediaproductionbmp709
@bursalahmediaproductionbmp709 2 года назад
Waa dhacdooyin aad u fool xun blase taariikhdas dib inaad noogu celisaan ma qabo horaa loo socon.
@qeyrdoonmedia676
@qeyrdoonmedia676 2 года назад
Adiga hadaad ilaabi kartid ogow dad ayaa familkooda dhan ku wayeen xusuusin uma baahna laakin qalbigeena ayey ku talaa marna lama ilaabi doono
@ZamzamHassan-lo1ix
@ZamzamHassan-lo1ix 7 месяцев назад
Wall maxaakiimta ya waye ma shabaab baa
@KarieYare
@KarieYare 6 месяцев назад
Maxakimta islamiga alshabaab maaheen
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 10 дней назад
Dadkii qariibka ku ahaa 1991 aad layseen ayaa nabsigoodii idinku dhacay
@jtc7961
@jtc7961 2 года назад
26 april 2007 waxa madfac BM ah nagu haleelay mid kamid ah gawaarida basaska ah ee aan ku qaxaynay gaar ahaan suuqa xoolaha halka loo yaqaano baar jowhar
@Qaaxsi
@Qaaxsi Год назад
Maka badbaadeen wll
@jtc7961
@jtc7961 Год назад
@@Qaaxsi 8 qof oo rakaabka kamid aha ayaa kudhintay alx anaga 2 qof aya naga dhaawacantay
@Qaaxsi
@Qaaxsi Год назад
@@jtc7961 Alle ha u naxariisto inta kushahiiday xilli adag ayey aheyd inteed badan waan kagudubnay alx alle dalkeena nabad hanoogu dhigo
@AhmedBulshawi
@AhmedBulshawi 8 дней назад
Hadan saa loo geli yaa maanta vila somalia ka talin lahaaa
@Death_lol319
@Death_lol319 Год назад
Waxaan ku xasuustaa walaashey oo waajid caafimaad dartii ugu timid oo 6 bilood uur ah laheed in ay itoobiyaanka kufsadeen
@abdirahimsaid1261
@abdirahimsaid1261 10 месяцев назад
Inaa lilaah 😢
@Libaax00
@Libaax00 9 месяцев назад
😢😢😢😢
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 28 дней назад
Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw to be done by
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 19 дней назад
Itoobiya waa lagu cadaabay dagaalki muqisho iyadoo somalida ka badh ay la socdeen itoobiyanka hdana kumanaaan baa lagaga dilay ciidankoda
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 месяцев назад
BOQORTOYADA HIRAAB IMPAYEER WAXA U DUCEYEY NEBIGA SCW SCW SCW O MARKU NOLA SAFAR KU YIMID DHULKA HIRAAB IMPAYEER O KULA KULMEY XAFADA BILAAJO
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Год назад
DACWATUL MADLUUM WAA LA AJIIBA WALOW MUDDO!! HUBKA SOMALIDU KA AARSATO(kolka la dulmiyo)GABAY AMA MAANSO HABAARKA KAMIDA!! SOW UMA JEDAN TIGREE MAANTA?!! QOLADI DULMIDA MUSLIM IYO GAALBA!! CIQAABKODU WU SO DEGDEGA!!!
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 2 года назад
Waxanoo dhan sheeko leee ku maqlay....cadawgeeena A/Lahi Yussuf ayaa noo jabiyay
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 6 месяцев назад
Hadda ayaad hurdada Ka kacdeen sow ma aha??? Ethiopia ma aha Ethiopiadii hore. Dhulka Allah ha idinku gooyo. Maasoo qabatiin Cali Mohamed Geedi, ma la xiro salad jeele balaayo buuweesane bogga haka gashee. Soomaali dulli gun ah.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 месяцев назад
EHELU NARKI CABDULAHI YUSUF JAHANAMA HAKU WARO ASAGA IYO DAROODKI U WATEY AYA SO HOR KACEY DHULKA XORTA E HAWIYE WATA CASHARKA LO DHIGEY
@Abdirahman-pb8bu
@Abdirahman-pb8bu 10 месяцев назад
Cayr is not easy
@Mohaa-007
@Mohaa-007 27 дней назад
Beenta iska daa Dagaalkan waa kii tigre ga iyo Amxaarada
@caddeeye
@caddeeye 2 года назад
Maalintii itoobiyaanku warsha baastada gaadheen,waxay igu noqotay nabur wadnaha igaga dhacay,murugadii illaa hadda igama bixin ,waxa igaga sii xanuun badnayd soomaali kale ayaa la socday oo safkooda ahaa!!!!
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 года назад
Maxay inagaso donen itobiyanku wll
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 Год назад
Midheen lama socon ma cid somali ah baa la socotay markii hore cabdilahi yusuf waday lk markay de xasuuqa bilaabeen somalidii waa ka hadhay kaligood dagalamayay
@yayaabdulahihasan7749
@yayaabdulahihasan7749 Год назад
​@@aminojaamac5363soomaalida lasocotay kama harin balse qeeb ween ayee ka qaateen waana kuwi la dhigi calal-uus ama mara-calas.
@oasis5683
@oasis5683 3 месяца назад
This video is about cayr 🤣
@xmjangle
@xmjangle Месяц назад
Maxa iskaga difaaci weydeen ethiopianka ileen weydi kii 1977 ku faanaayey😅 jabxun ini gaarey
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Год назад
Ilmaha yar ee shan jirka ah way gawrici jireen majeerteen waa laysaga danbayn doonaa
@habonehaji683
@habonehaji683 11 месяцев назад
ii wad sheekada ethiopian miya kula noqonay
@queentanya3787
@queentanya3787 8 месяцев назад
​@@habonehaji683Itobiya cadawgii somaalida indinkaa Keeney Somalia oo dalkiina jabar jabiyey
@habonehaji683
@habonehaji683 2 месяца назад
​@@queentanya3787 hadey sidaa tahy ethiopianka iyo idinku waa noo siman tihiin niicda hoyadiin ka wasee somalinimo maxy ah
@habonehaji683
@habonehaji683 15 дней назад
​@@queentanya3787dalkeenu waa halkee anagu puntland baan leenahy sorry
Далее
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
How giving people a transaction identity changes lives
3:29
Maxaa dhex Maray Fahad Yaasiin iyo Qanyare?
14:42
Просмотров 233 тыс.