Тёмный

DAAWO MUUSE BIXII OO MAXAMED IBRAAHIN CIGAAL UGU HANJABAYA SALAADIIN WAQTIGAA LA XIDHAY 

Maal Tv
Подписаться 230 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@axmedsitiin5610
@axmedsitiin5610 Год назад
Bal eega wuxuu qof Ku caayeyey ayuu samaynayaa maanta hhhhh inan Gumeed weeye muuse xayraan
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Год назад
Muuse biixi maanta waxa haya nabsigii uu hore u galay
@giijecaarale2514
@giijecaarale2514 4 дня назад
Goormaad runsheegaysaa shalay mise maanta hadalku intuu uurkaaga kujiro ayuu amaanadaa yahay yaa faaruq rag isgirayee
@Khayr120
@Khayr120 Месяц назад
Nabsigu waa soodagdagaa hadii maanta lamucaaradayo shalayba sagu madaxwaynihiisii ayuu mucaaradayay qoflastaa wuxuu kasbado ayuu helaa
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 года назад
Cigaal halyay qaran ayuu ahaa musena waa halyay
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 7 лет назад
Muse biixi walahi waa geesi guni rifayso Waxan melahan ka caayaya waxa caqli dhaama haweenka waayo waxay og yihiin in ninka raga ahi marka uu kirsiga fuulo inayna meel wada joogayn waayo meesha aarku soo galo cawshu iyo ugaadhu way diidaa
@kl8650
@kl8650 25 дней назад
muuse ​​waxa uu ahaa da'yar oo aan siyaasada ahayn waagaas laakiin wax walba waxa uu u arkayay qabil. waa waxa uu maanta la kulmaayo.
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 2 месяца назад
Taariikhdu iyadaa dib isu qorta!!
@muktaardalmar6335
@muktaardalmar6335 Год назад
Muuse Biixi WAA Dictateur.
@faysalmire7624
@faysalmire7624 9 месяцев назад
Isma oga
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 6 лет назад
Allow u gargaaar Muuse ada geesi ka dhigey hal adag lehe oo talada tii roon adigu waafaji.
@carwokulan3698
@carwokulan3698 6 лет назад
muuse waa libaax geeska afrka
@muxiyadiinyuusuf5523
@muxiyadiinyuusuf5523 6 лет назад
Maanta ba waa. Madax waynaha somaliland ee 5aad
@yusufkarami7648
@yusufkarami7648 6 лет назад
egall was legend
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 7 лет назад
tan muuse waa ku mahadsan yahay markanba run buu sheegay walee
@abdiraxmanmaxamer1512
@abdiraxmanmaxamer1512 6 лет назад
Muusaw waxad barigaa ka cabaanayso mantaa adaa madaxwayne ah markaa maaanta aduu cadaalad lakaalay
@khayrecali7194
@khayrecali7194 7 лет назад
gacan ku dhiigle muse bixi cabdi
@abdulbasito5778
@abdulbasito5778 7 лет назад
Cigaal beribuu muuse tijaabiyoo dadkuna markaasay la Arkeen caruurta yaryar ee iminka mujaahidka u yaqaana inuu qarxo hhh Ina cigaal baa laga hayaa xertan sheekadeedu waa filin ,ilaahow kuu naxariiso geesi naga dhashiyo guul dhashuu ahaa !!
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 7 лет назад
ABDULBASIT O, waxaaan Xasuustaa Iyagooo dhamaantood suuqa ka waxayn, ragan libaaxyada sheeganayaa,Siiraanyo England buu u carareyn wax Calancas la yidhaahdana iskaba daa
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 года назад
@@MohamedHassan-nw4yo adigu ma hadhaagii faqashtaa tahay ee mujahidiintii snm kasaaren dalkaygan somaliland
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 года назад
waxa cararay duhur dharaared faqashtii siyad bare kamid ahaayen moorgan markii mujahidinti snm sogalen dalkan somaliland
@abdirashidmohamed
@abdirashidmohamed 6 лет назад
Wlee waa nin qarnku ubahanyay inabadna sugyay allow ku guule
@asxaabi
@asxaabi 7 лет назад
walee nin ragga dheh, xininyo cadde, doobta labada dhinacba wuu ka ridayaa, ina cigaal oo aan cidi la hadli jirin ayuu wixii ka qaldan u shegayaa, waa barigii salaadiinta la xidh xidhay ee gurigii ay degenayeen beebeega la jiidhsiiyey, cigaalkan yar yari maxay garanayaa muuse tan wuu u soo halgamay
@muktaardalmar6335
@muktaardalmar6335 Год назад
Muuse Biixi is Crazy ans fool.
@Jualli
@Jualli Год назад
Maxaa ka danbeeyey aad sameysey muuse???
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 лет назад
shiiine ayaa waraysanaya ......waana gudoomiyihii GOBOLADA GABILAY..SOOL....MAROODI JEEX....AWDAL
@muktaardalmar6335
@muktaardalmar6335 Год назад
This man is mad
@eddyawadhy8976
@eddyawadhy8976 Год назад
He’s a legend
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 6 лет назад
Yaa ka xiga
@murxiyemurxiye495
@murxiyemurxiye495 6 лет назад
haduu xitaah idin rogay wlhi madaxweynihii ugu hawl karsana weeyan waar hadalkiisa dacad nimadiisa Iyo maskax diisa laga yaqaana idinkana warqad baa la idiin soo qoraa illhy janada ha geeyo geesi naga baxuu ahaa😭😍
@caliabukar7893
@caliabukar7893 6 лет назад
beenale beenalae dhalay fulay waqtigaa halkaa kuso gadhsiyay
@faysalmire7624
@faysalmire7624 9 месяцев назад
Before efter
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 3 года назад
Ina bahalkii 🤣🤣🤣🤣📢📢📢
@hah7064
@hah7064 6 лет назад
Babaw dhe; badaw macruuf dhe;
@sakariaosman8303
@sakariaosman8303 6 лет назад
rer berbra wad fashilanteen muse bixi oo kaas ahbaad u raxlayseen dad kii gacanta u galiseen
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 года назад
cigaal wax buu usheegayaa muuse maaha cadaawad kadhaxaysa doqonow waa siyasad uun kaliya
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 7 лет назад
Waleee waa gaasi
@sahramaal4441
@sahramaal4441 6 лет назад
Intad kursiga ku fadhido cidna ha u joojin ku miis kii kula hadlaba waxba ha u reebin madaxwayne guulayso
@guskamacuntaaiisheeg3930
@guskamacuntaaiisheeg3930 6 лет назад
kaasa maanta xil.loo dhiibay wataase ka xaaxbi alle umada kaa qabo muuse biix jaahil jaahil dhalay
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 года назад
ciwaanka kuuqoran ayaa kusheegaya inaatahay wax dhintay muse waba madaxweyne dhane adigaa jaahila maxad haysataa jahil yohow
@ahmedqaalib4067
@ahmedqaalib4067 8 лет назад
Libaaax libaax dhadhalay,,, Hogaamiye mudo dheer Somaliland sugasay, guulayso madaxwayne isha allah
@farduusismaacil8569
@farduusismaacil8569 7 лет назад
adigahalueegobalwaxaadsmayso inacigaal nibuuhaaye ceebnamagayo caynaynamale
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 7 лет назад
Waa imisadii Markani 2000 mayka danabysay
@abdullahiabdikadir7182
@abdullahiabdikadir7182 3 года назад
Maya Waa 1994
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 2 года назад
Miuuuse iyo saleeeeban ayuuu allah barayaaaa dadka maaaanta 2 we worst persons In somaliland
@somaliland-geologicalconsu3612
Anigoo wax dili kara duco qaadanmaaye dikta qoriga. Hayjaro ...muuse gacn ku dhiigle
@cumarcali1794
@cumarcali1794 6 лет назад
Kkkkk
@guleedbiihi2592
@guleedbiihi2592 6 лет назад
Yaasiin Axmed magaadhi kartaa mis waad dhaaf waxaad tahay ba waanagaa gudoranee waxnootar taariikhdaa ku qoraysa hhh nin xilqàaday eed qaad wuxuu ahaaba maanta majoogo
@ismailahmed7846
@ismailahmed7846 7 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkk
@maxamuudducaale928
@maxamuudducaale928 7 лет назад
Geesi muse muse biixi magazines ha jiro waa nasiib daro inanu aflagadaayno mujahididnta u soo halgamay wadanka iyo u mada Toosin iyo xaq ba waa ku hadlay Ilahay haw naxariisto aabihii somaliland maxamad Ibrahim ciigal
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 лет назад
Muuse dalka ha laga qabto Haddii Somaliland dan laga leeyahy
@abdiahmed7166
@abdiahmed7166 6 лет назад
Muuse abti ayaan uyaheye hala daayo
@Abdisabir
@Abdisabir 7 лет назад
Nin rageeedd.
@muktarmohamed636
@muktarmohamed636 6 лет назад
Muse biixi abdi waligiba gesibu haaa wlhi warunta mbc
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 года назад
Afqadhmuune
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 6 лет назад
Aduunbaa iska yidhi
@axmdek3307
@axmdek3307 6 лет назад
Imikana s.lnd ku dhismimyso xukun jeegaanysan iyo cadaalada dro....
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 года назад
Be quite xasidyow
@mohamedrashid434
@mohamedrashid434 8 лет назад
niyaw muusow dalka somaliland dheerad baad ku tahay,badaw ah oo geeela raacijiray baad ka tahay walle. cidla ayaa ku leh
@cumarabdi8134
@cumarabdi8134 7 лет назад
Ma adoo kalaa raga sharafta leh wax ka sheegi kara bedayahow
@nazirjama9088
@nazirjama9088 7 лет назад
Mujaahid guul
@jimcale43mohamed90
@jimcale43mohamed90 7 лет назад
Allow kan somaliland madaxwayne hawga dhigin habaar qabee waligi madaxada jidka ugalaa
@alihassa2295
@alihassa2295 6 лет назад
Maanta sow madaxwayne in ka Badan 56% ay dooratay... viva muuse biixi anoo madaxwayne ah duco qaadan maayo
Далее
Обменялись песнями с POLI
00:18
Просмотров 110 тыс.
КВН 2024 Встреча выпускников
2:00:41
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
Обменялись песнями с POLI
00:18
Просмотров 110 тыс.