Тёмный

Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 8 

QASAAL TV DRAMA
Подписаться 96 тыс.
Просмотров 166 тыс.
50% 1

Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 8

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@filsanmohamed4021
@filsanmohamed4021 7 месяцев назад
😢😢😢ilhow qof kastoo awlaad la aan lagu ciilay awlaad khayr qabta siii yarbi anaba ama kuwo khayr qaba oo barakaysan oon ku ciil Baxno xumanti horana aan ku ilawno nagu arsaaq yaa rabi 🤲🤲🤲🤲
@Ubax-yc4vf
@Ubax-yc4vf 6 месяцев назад
Amiin a
@NimcoSiciidjac
@NimcoSiciidjac 6 месяцев назад
Amin macnto
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co 6 месяцев назад
😢😢😢 amiin
@KifaaxSiciid-jo2no
@KifaaxSiciid-jo2no 3 месяца назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ya rabbi
@CabdiqaniTotti
@CabdiqaniTotti 5 месяцев назад
abaayo ilaahay ilmo haku siiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sumaya-smiley
@sumaya-smiley 6 месяцев назад
Illaaheey nagama xarimo carafsiga Ubadka iyo noqoshada waalid😢😢
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co 6 месяцев назад
😢😢😢😢amiin
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 7 месяцев назад
Umulkhayr callooshay I hurisay 😭😭😭😭💔💔💔💔💔
@UmmuAyoush26
@UmmuAyoush26 4 месяца назад
this part made me so emotional🥹🥹😭😭 inta awlaad doon eh ilaahey sii awlaad baari eh inta heysta neh Allah u barakeeyo
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir 4 месяца назад
8:45 ameen ya rab 🙏🏻, 😭😭😭 this get sad part 😭😭😭 somali women stop bullying each other
@umuqalbi3897
@umuqalbi3897 7 месяцев назад
Wllo ilkan abwan gesi uega Allaha unaxaristo 😢
@mohazcaddemedia5217
@mohazcaddemedia5217 7 месяцев назад
Filimkan qiso u dhaw baa abtigay gbar uu qbo ku dhaccday 11 sano Waxba Uma dhalin 2 mtaana buu siiyey alx hda 6 baa u joogta aamina in alle awlaada bixiyo oo aysan qof ku xirnayn gurigeeda gbdha lma imaan jirin ayeyday oo sodoh u ahayd ma tagi jirin alx markay uurka qaaday baa dadki oo dhan u imaadeen somaliyeey alle aamina
@Samsammaxamed-ds9yy
@Samsammaxamed-ds9yy 7 месяцев назад
Wilkan abwan gesi bu I xasusiyey ilahay hawa naxarite
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 7 месяцев назад
Alla bisinka wil abwaan geesi u eg baa ku jiro alle ha u naxariistee😢😢
@nuuramuuse7497
@nuuramuuse7497 7 месяцев назад
Waa walalki
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 7 месяцев назад
Walalihii weye wiilashu
@Luul13
@Luul13 7 месяцев назад
Waa walaalihis wiilashu
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co 6 месяцев назад
💔 💔 😢
@mohamedosmanabdullahi9492
@mohamedosmanabdullahi9492 7 месяцев назад
Wlhi wxaad u qalantaan inaad half milllion iyo ka badan keep going
@NimcoXassan-te8dt
@NimcoXassan-te8dt 6 месяцев назад
😂
@AyanAbdi-n7b
@AyanAbdi-n7b 4 месяца назад
Allaaaah wilkaaan wlh abwaan geesi buuu isoo xasusiye war hdlka xitaa oga ekaaa wll ma walalo ayaaa tihiiiin
@KhadraAxmed-r5y
@KhadraAxmed-r5y 7 месяцев назад
Abwaan geesi alle haw naxariiste wìilkan ma wllkiiba
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 7 месяцев назад
Alla waa Allaha unaxariito abwaan geesi hadlaayo labadoba wa isku egyihiin
@NasrooNasroo-nw9rb
@NasrooNasroo-nw9rb 7 месяцев назад
Anaa is dhahazye beeh 😢
@NawalDayip
@NawalDayip 7 месяцев назад
Wllhi waa codkiisa iyo muuqiiisa omeesha taagan allha ha unaxriidto abwan geesi
@fadumosiciid3605
@fadumosiciid3605 7 месяцев назад
Aamin
@nawaalaragsan4701
@nawaalaragsan4701 7 месяцев назад
Ax waan la ilmeeyay umul khayr tani waa riwaayad lkn dadbaa jirta ay dhab uhaysto bulshaduna ku canaanto ku cayso alle ha inoo batakeeyo awlaada wxn haysm alle ha siiyo
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 месяцев назад
Aamiin yaarabi
@SaynabReermagaal-k2d
@SaynabReermagaal-k2d 7 месяцев назад
Amiin amiin wallo dad ban hayne
@Sagalahm2000
@Sagalahm2000 7 месяцев назад
Ninkn odaga hadu kujiro iyo wiilashan waan wataa 😂😂
@Deeqaaxmed-nm9hp
@Deeqaaxmed-nm9hp 7 месяцев назад
Abwanka geesi ayaa soxasuustay allha unaxariisto 😢😢
@AminoMaxamed-c2b
@AminoMaxamed-c2b 7 месяцев назад
Siil guus
@Maizo0574
@Maizo0574 7 месяцев назад
M.a umulkhyr jiliinkeda heersare
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 7 месяцев назад
Walalyalow aktar ayaan ahay ee filimka maad iga qeeyb gelisaan
@HodanHodan123
@HodanHodan123 4 месяца назад
Ax qalbiga ixanuunay wllhi 😭😭😭
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 6 месяцев назад
Umulkhayr legend
@user-jx4wb8wv4v
@user-jx4wb8wv4v 7 месяцев назад
Kkkkk 😂😂😂 ikaaa dabaa geyaa filmka❤
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 7 месяцев назад
Kkkk Gala dagaalka😂
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@BishaaroYuusuf-md1xy
@BishaaroYuusuf-md1xy 7 месяцев назад
M.a wlhy maamadu cod bay hayzaa hooyo ilahay hakuu barakeeyo😊
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 месяцев назад
Aad iyo aad ❤
@WaliFaarax-bp5bd
@WaliFaarax-bp5bd 4 месяца назад
Sorry umulkhayr way kunugleeyen 🎉🎉🎉🎉
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 7 месяцев назад
😂😂😂😂odaygu wa funny
@jannagele6549
@jannagele6549 7 месяцев назад
❤❤❤
@IkraanCabdinaasir-dn9py
@IkraanCabdinaasir-dn9py 5 месяцев назад
Caadi ma aha sacdiyo baadiyo 😂😂
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 7 месяцев назад
Filmka dhan waxaankwadaa gabadha reer badiyaha ah madama an ahay reer badiye
@NimcoMoha-dn6sr
@NimcoMoha-dn6sr 2 месяца назад
😅
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 7 месяцев назад
Walaal jacel channel..wll.haleysoboqdo...Wan insoboqdaye...
@HiboCqaadir
@HiboCqaadir 7 месяцев назад
Zoobadi ya❤
@amuun9967
@amuun9967 7 месяцев назад
Alla happyey flimkii lagugu cejiyey ma isku wadi wayday maxaa nooga dhimtey maxaa noga dhimateyna waa iga keentaye😂
@iqramahamed2608
@iqramahamed2608 7 месяцев назад
Ilahay ha u naxariisto abwaan geesi 🤲🤲🥹
@amuun9967
@amuun9967 7 месяцев назад
Soo adigaan Jogah naa wad jogtaye maxaa ladhumaneysaa😂
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 месяцев назад
😂😂😂
@khadranooh4664
@khadranooh4664 7 месяцев назад
Isii mataano baan kugu duceeyey sharafeey ❤❤
@jannagele6549
@jannagele6549 7 месяцев назад
Naxariistii Jano Allaha siiyo àbwaangeesi ayaan xasuustay ma walaal kiisaa
@saynabcabdicali-mo9rg
@saynabcabdicali-mo9rg 2 месяца назад
❤❤❤❤❤😊😊
@Ubahyasin-i9f
@Ubahyasin-i9f 7 месяцев назад
Suntii baakaabaxday xamse 😂😂😂😂
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 месяцев назад
Gabadha reer badiya ah waan ku heystaa😂😂😂
@najma1989
@najma1989 7 месяцев назад
Canoleda xata buuq marabto 😹😹
@muumumuumu5164
@muumumuumu5164 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂 Ma gala dagaalkuu yidhi 😅😅😅
@caashamuuse8958
@caashamuuse8958 7 месяцев назад
Vuyy9 10:01 z😮
@Maanka2024
@Maanka2024 5 месяцев назад
Haaa 😂😂😂
@mariamjamaa5683
@mariamjamaa5683 7 месяцев назад
gala dagaalka😂😂😂😂😂😂😂😂
@nabiihashucayb9527
@nabiihashucayb9527 7 месяцев назад
War odaygii xaynoosh.gala dagaalka kulaha😂😂😂😂
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂 Gala Dagalka
@Xigmo
@Xigmo 7 месяцев назад
Sas waaye kabax wlhi maamadu weey baraanburtay yiiyiii❤❤❤❤👌👌👌👌👌💘💘💘💘💘❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@dalmarzaki
@dalmarzaki 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RudwaanMaxamuud-w1k
@RudwaanMaxamuud-w1k 7 месяцев назад
Habi way dhimantay sowkii lalahaa
@asaldhaald23
@asaldhaald23 7 месяцев назад
Wah ruwayda kle wye
@kingyaash7036
@kingyaash7036 7 месяцев назад
Waxn waa another level 😂
@salmaanawil82
@salmaanawil82 7 месяцев назад
Abwaan geesi Pro max😢
@AyanAbdi-n7b
@AyanAbdi-n7b 4 месяца назад
Gala digaaalka😅😅😅😅😅😅
@AnfacMahad-r1x
@AnfacMahad-r1x 4 месяца назад
Sorry my sister good 👍 ❤
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 7 месяцев назад
Kkkkk gala dagaalka
@xamdaismail3200
@xamdaismail3200 7 месяцев назад
Film macaan weye qarxiya❤
@muhumedabdullahi1676
@muhumedabdullahi1676 7 месяцев назад
Canooleyda qudhedha wa aktarad,
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 6 месяцев назад
Hudhud Shaacir kkkkkkkk
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 7 месяцев назад
reer baadiyada waa jilaaa weyn😂😂😂😂
@Falxadaali
@Falxadaali 7 месяцев назад
gala dagalka😂😂😂😂
@Abdirahmannour-o5u
@Abdirahmannour-o5u 2 месяца назад
❤❤❤❤🎉
@safiamaxamed4027
@safiamaxamed4027 7 месяцев назад
abwaan geesi allaha u naxariiste walaalihii miyaa meesha ku jira mise waa indhahayga
@HibiCabdi-q6g
@HibiCabdi-q6g 7 месяцев назад
Haaa labada wiil aban geesi walalahiis waye
@NimcoXassan-te8dt
@NimcoXassan-te8dt 6 месяцев назад
Kkkk gala dagaalka khaatumo naas dheereey😂
@NawaalAli-dd7zg
@NawaalAli-dd7zg 6 месяцев назад
Wow faadumo cod mcn ayaad Ku baraanburtay m.a❤❤❤
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 5 месяцев назад
Abaayo waxaanba moodaye islaanta meelahan social mediayaha ka buraanburto islaantaas maahan miyaaana
@FarxiyoQaliif-ev4lc
@FarxiyoQaliif-ev4lc Месяц назад
​@@cabdikahinshugricali3989Iyada wye apoweh 😊
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 7 месяцев назад
😂😂😂😂Gala dagaalka
@khadrayurub6866
@khadrayurub6866 7 месяцев назад
odaygan coofaadhkaan nacay ee digaagad larifay lamoodo
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 5 месяцев назад
Gala.dagaalka maaka.xanaaqday iidoor inaa tahay baad cadeysate GARAADKA maahan waxa gala dagaalka waxa leh
@yasmin-t6r5n
@yasmin-t6r5n 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂🎉 sax waya
@AyanCali-v7f
@AyanCali-v7f 5 месяцев назад
Xamze kur diiQ hadalka isku toosin ogidaa😂😂😂
@maryambrahim82
@maryambrahim82 7 месяцев назад
Oday wan jecelnahay ❤😂
@IdulIdil
@IdulIdil 4 месяца назад
Jah hooyonimo
@daawooltv4608
@daawooltv4608 7 месяцев назад
Asc Walaaliyaal Aniga Waan Xanuusanahay Waxaan Laxanuusanahay Gabadha Caanaha Aya Sidhab ah Ujeclahay Wiliba Waxwaliba Hanti Ay Ubaahantay Waan Uhaaya Fadlan Walaaliyaa Igu Caawiya Sidii Aan Ku Helilahaa Mahadsanidiin Dhamaantiina Jilaayaasha
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co 6 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ZaraaAaQiL
@ZaraaAaQiL 6 месяцев назад
Gala dagaalka kulahaa ar duqanaa 😅😂😂
@XaliimoMaxamuud-fz3qf
@XaliimoMaxamuud-fz3qf 5 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkkk
@abdinasirhassan113
@abdinasirhassan113 7 месяцев назад
😂😂😂 riwaayad qalalaad badnaa intee lagu arkay sodoh ina adeer ladhahaa 😊
@ZamzamAbdulaahi-q2p
@ZamzamAbdulaahi-q2p 4 месяца назад
My gabadheeda woo ufuray noh
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 7 месяцев назад
Galadagaalka kkkkk
@Ibrahim_jama_aw_maxamed
@Ibrahim_jama_aw_maxamed 5 месяцев назад
Kkkkkkk
@FarxiyaCilmi-c9g
@FarxiyaCilmi-c9g 7 месяцев назад
❤❤🤩🤩🌷🌷♥️♥️
@YurubSheekhdoon
@YurubSheekhdoon 7 месяцев назад
Xamse waa balaayo😂😂😂
@munaadanmohamed9653
@munaadanmohamed9653 7 месяцев назад
gala dagaalka hore waa lookup Rey waaye😂
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 7 месяцев назад
Odayga meel xun Bay ka maraysaa Gala Dagaalka 😂
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 7 месяцев назад
Gala dagalka ......reminds me of laascaanood affairs kkkkkkkkkkkk
@MuktarJamacofficciall
@MuktarJamacofficciall 2 месяца назад
Wewe
@SOMALIA-1960-
@SOMALIA-1960- Месяц назад
😅😢😢😢😢
@MunayuusyfMunika
@MunayuusyfMunika 7 месяцев назад
Gala😂
@abubakarmohamed1992
@abubakarmohamed1992 7 месяцев назад
Hhhhhhh Gala dagaalka 😂
@caaliyacarfoon5263
@caaliyacarfoon5263 7 месяцев назад
Gala dagalka 😂😂😂😂😂
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 7 месяцев назад
Ar xaynoosh qosol ayu iga dhamay gala dalka kulaha 😂😂😂
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 7 месяцев назад
Hhhhhhh😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 6 месяцев назад
Wa kan ninku ee kala dagaalka kulaaha
@XaliimoMaxamuud-fz3qf
@XaliimoMaxamuud-fz3qf 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@NasraAxmed-x3t
@NasraAxmed-x3t 6 месяцев назад
😂😂😅😅😅😅😊😊
@FathiApdi-l1b
@FathiApdi-l1b 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@CrahmanMahamett
@CrahmanMahamett 3 дня назад
Al u khar way i ga oo his sory abayo😭😭😭😭😭😭😭😭
@IdilBarlhad
@IdilBarlhad 6 месяцев назад
Duqgaboobay
@fartun9503
@fartun9503 7 месяцев назад
Amiiiiin
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 7 месяцев назад
Anoo og waxaan inay film tahay hadana hadalada qaar aad baan ugu naxa sida ma dhashada oo kale
@AminoMaxamed-c2b
@AminoMaxamed-c2b 7 месяцев назад
🎉🎉
@Aybmhm
@Aybmhm 6 месяцев назад
Gala dagaalka😂
@CawoAli-d9x
@CawoAli-d9x 7 месяцев назад
Gala dagalka 😂😂😂😂
@Mohanepthi8366
@Mohanepthi8366 7 месяцев назад
naa adigu orod caanahaagii aad😅
@HiboMaxamad-i8c
@HiboMaxamad-i8c 7 месяцев назад
Ilaahow awlaad baariya sii gabadhaas adaa awoodeeh
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 7 месяцев назад
Umulqeyr gef aadne guule ha kaaga grgaaro insha allaha mataano hel
@fardowsaabdulahihandule6126
@fardowsaabdulahihandule6126 7 месяцев назад
Wuxu wa film se caml😂😂😂
@IndhoCali-c8z
@IndhoCali-c8z 7 месяцев назад
😂
@muhumedabdullahi1676
@muhumedabdullahi1676 7 месяцев назад
Xamze gala dagaalka, howshu waad dhananeysay xamze kusoco,
Далее
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 109
21:09
Просмотров 10 тыс.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 9
21:06
Просмотров 148 тыс.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 29
20:02
Просмотров 128 тыс.
Film-kii Sir iyo Caad, Part 9
23:29
Просмотров 638 тыс.
MASEER PART 25
30:47
Просмотров 302 тыс.
MASEER PART 60
29:08
Просмотров 194 тыс.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 26
21:40
Просмотров 140 тыс.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 22
20:43
Просмотров 137 тыс.
MASEER PART 85
22:18
Просмотров 241 тыс.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 21
20:24
Просмотров 144 тыс.