Тёмный

Daawo;-Wareysi Xasaasi ah Cali Maxamed Geedi Oo Saaka Afka Futay Iyo Xasan Sheekh Oo Itoobiya Arinta 

Shabelle Channel
Подписаться 314 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Опубликовано:

 

28 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 11   
@fatumaali1924
@fatumaali1924 4 месяца назад
Vivo ex r/w Cali geedi Allaha ku xafido aamiiiiin
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 4 месяца назад
“Asalaamu Calaykum “ Waa taarikh, Raisulwasaaruhu waa Nin waaya Arag ah.
@giijecaarale2514
@giijecaarale2514 4 месяца назад
Yaa xayawaan AYAANLE qaran dumis
@abdisalanali6346
@abdisalanali6346 4 месяца назад
Ninkan waa nin rag ah lkn awod kabadan ayaa mesha tiilay itobiyanka waxa xamar keynay waa galada wayo waxey kabaqayeen maxakiimta lkn Somalida iney isfahman ayey a hayeyn weyna isfahmiwayay wana laga adegtay lkn maxaa kimta waa lagu shaqeysanayay hada waa aragtaa waxa kasocdo wadanka. Nin adag cali maxamed geedi😮😮😮
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 месяца назад
Rey.hore Cali maxamed geedi
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 4 месяца назад
Waxa uu arkaayay kuwan dadka laynaayo
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 4 месяца назад
bismillah asc m qanyaruu ahaay allaha unaxariistee ninki itobiya iyo c yuusuf allaha unaxariistee ninki beeydhabo idin kucelshay xaat qasbi karteen adinkaaba gacan kugambad ahaaye xoow ahaay faankaan ba'an odayga yoow xanaaqin yaah asaa live soogalee
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 4 месяца назад
Cali amxaar wuxuu been noo sheegay dawladbaan keenay amxaar ayaa xanbaarsanaa oo dantooda watay wayna ku hungoobeen bulshada somali oo qiimaha badan ayaa ilaah fadligiis ku guuleeyey inay baaciyaan oo ka saaraan dalka kana xoreeyaan Marka inuu faano asagoo og sumcad xumadiisa iyo calool ka dekerkiisa maantuu god amxaar ku tuuray ku jiri haddaan ilaah naga xoreeyn
@Diesel_M
@Diesel_M 4 месяца назад
Alqacida a tahay, o dowlad did ah, ninkan dadka dalka o ka badbadiyay ba ku jirtaa
@user-oj4oc9sp1i
@user-oj4oc9sp1i 4 месяца назад
Tuug moryaan
Далее
Wareysi gaar ah oo qosolbadan ᴴᴰ┇Abubakar & Omar
24:07
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16