Тёмный

Dad badan oo reer Somalilnd oo jawaab ka bixiyey heestii Amxaar baan ka jecelahay Somaliga 

Zahra Zahan channel
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Somaliga amxaar baa iga xiga ayey yiraahden balse dadka reer Somalilnd kuma raacsana

Опубликовано:

 

26 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 381   
@hoyo4458
@hoyo4458 5 дней назад
🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 ❤❤❤somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 дней назад
Ina adeer intiina Caafimaadka Qabta waad Mahadsantihiin❤🇸🇴💞👍
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x 5 дней назад
Masha allah guul gull djbuti 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯❤️❤️❤️❤️❤️🇩🇯🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 5 дней назад
Siyaasad waa la isku diidi karaa laakiin in nasabiyada laga tago maaha. Somaliland hadeey go’do iyo hadeey Somalia la midowdo mar walba dadku waa Soomaali. Djibuti waa wadan gooni u taagan hadana waa Soomaali aan marna ka tagin nasabiyadooda.
@mouminaaden1005
@mouminaaden1005 5 дней назад
Wa runta walalo jabuuti wa dad somalinimadu gu adag❤
@XamdaCabdi-ql3nt
@XamdaCabdi-ql3nt 13 часов назад
Wllhi jubuuti waawadan aad ufiican oocfimdqaba oonadiifa ilaahy ha midaeeyo smli dhamaan
@lulomar7773
@lulomar7773 5 дней назад
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x 5 дней назад
Masha allah guul gull Somaliwaxn gull 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayaninadee176
@ayaninadee176 6 дней назад
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤
@safiashiekhabdullahi5579
@safiashiekhabdullahi5579 5 дней назад
hhhhhh
@deeqomaxamaddhiiga3215
@deeqomaxamaddhiiga3215 5 дней назад
Masha Allah warunra ee kusoco runta somaliy guuuul iyo gobnimo inshallaha somaliy guuuul ❤❤❤❤
@haania2495
@haania2495 5 дней назад
Masha Allah thank you
@mouminaaden1005
@mouminaaden1005 5 дней назад
Vive 🇸🇴 🇸🇴 somaliwin❤
@barlinmacalin9411
@barlinmacalin9411 5 дней назад
Masha Allah wiil damiir dadniimo wallniimo le Guuleyso wall 🇸🇴🇸🇴❤
@asheekh15
@asheekh15 5 дней назад
Maasha'allaah dhalinyarada caafimaadka qabta waamahadsan tihiin anigoo reerkhatumo ah dhalinyaradaas cafimadka qabta waa idinham balyaynayaa laakiin heego meelxunbay idinkuwadaa
@awiladen7814
@awiladen7814 5 дней назад
Somalia hanolato Aamin 🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 5 дней назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 If you hate Somali flag🇸🇴👌 what can you do to Somali people 🤔 I am very proud to be a Somalian Guul 5 Somaliyed Guul iyo Gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bileahmed8814
@bileahmed8814 5 дней назад
Somalia 🫶🫶🫶🫶🫶
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 5 дней назад
@@bileahmed8814 yes I am 🇸🇴
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 4 дня назад
Viva Daaha and his freiends Dayax baana ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-E85_MoJD-Y8.html
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 4 дня назад
@@saynebboersma6635 Failed somalia
@aminaosman1520
@aminaosman1520 5 дней назад
Masha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤viva Somalia 🇸🇴
@luulluul1427
@luulluul1427 5 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤maashaa allaah guulaysta reer abtigay allaha idin guuleeyo
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 5 дней назад
Viva somaliya🎉
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 4 дня назад
viva Somalia
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 5 дней назад
Cuqdadland ayaan la baxaynaa, rabiyaw muuse naga qabo
@hadiyarooble4250
@hadiyarooble4250 5 дней назад
waad ku mahadsantihin inta somalinimada ku faana
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 5 дней назад
Citiraaf ku muxuu kuuqaban islaanyahay waalan . Ma waxaad kubadalatay in Anxaar kurarto dhulkaagii yaahuu .
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 5 дней назад
Mashallah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 somaliweyn hanolato wali dad damir leh aya nol ❤midnimo amxaro waxb iskuma nahin
@hadiyarooble4250
@hadiyarooble4250 5 дней назад
masha allah guuleysa weligina
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 5 дней назад
msh allaah wll 10 iyo 100 iyo kun toona sharafta soomaali laan ma qaadi karaan sopmaali nimadu waa u dhaladhee wax koox iyo qof toona ay goyn karaan maahan siyaasi xume iyo abwaan xume iyo fanaan xume labarey waxna maqaadayaan
@hamzadabeyl2515
@hamzadabeyl2515 5 дней назад
Soomaaliweyn VIVA sxb we ❤ you all of U brothr,s❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 дней назад
From Hargeysa heestaa iyo kii curiyeyba waan ka soo hor jeedaa Somali waa walaalo meel kasta ha joogaan
@user-mu5lh5yv8m
@user-mu5lh5yv8m 5 дней назад
Wll khalas 10 kan fanan iyo abwankuba sharaftibay naga qaadeen wagi iyo admire an somalinimo kushegano machine désolée
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v 2 дня назад
siilka hooyadaa u sheeeg yusra hartii
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v День назад
❤❤❤❤❤❤❤ Waala ogyahay dad lacag doon qaaday Alistair reer SLN waa gob walhy from Qardho
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v День назад
​@@user-bm8uy7ut4vHOOYO EED ALE MAHADIIYE ABAARSO EEY BAAD TAHAY G36 GOB HEEGO URAYSA ABAARSO US
@Somfox1
@Somfox1 5 дней назад
Asxaabul Fiil Amxaaro iyaga is Cunaya. Amxaaro kheyr ma leh! Marka Koley Qoomiyada Somaliyeed meel ay degtoba waa walaalo!
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 5 дней назад
Masha Allah ❤❤💙💙💙💙🤍🤍🤍🤍🤍
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 5 дней назад
Viva Djibouti 🇩🇯 dhaxad iso dadaashay dushadad igu sidaysay waaaaaaw viva Djibouti 🇩🇯 ♥ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hargaysa wa laga badiyay intaas ban kuqaboobay from jijiga
@user-qq4ec4qc4r
@user-qq4ec4qc4r 5 дней назад
Masha allaah
@carabowgeeseey4876
@carabowgeeseey4876 5 дней назад
Soomaali.lan waa walaalaheen waa dadkeena dad yar iyo dad badan waa lamahuraa Soomaali guul jabuuti ayaa walaalaheen ah Soomaali itobiya Soomaali enefdii Soomaali waa hal far allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar asc
@saidnimamiel
@saidnimamiel 5 дней назад
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯waan jecelnahay Somalia❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 5 дней назад
ABSOLUTELY 💯 💯
@abdiazizjama5565
@abdiazizjama5565 5 дней назад
Mashaa Allah, allaha idin xafido
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 5 дней назад
Somaliland somalia 🇸🇴 aya laah. From awdal state
@nugaal012
@nugaal012 5 дней назад
Ma afkaagay ku noqonaysaa. Somaliland waxaa leh cida xukunta.
@faizam523
@faizam523 5 дней назад
​@@nugaal012Maxaad xukuntaa futadaada ayaad faraha kula jirtaaye.😂😂😂😂😂 Axmaar baad futada u geysey 1988kii ilaa maantana dabada hoos haysaa uraaye.
@nugaal012
@nugaal012 5 дней назад
@@faizam523 Anigu waxba hoostaada ka sheegi maayo oo inan baad tahay walaashay ah. Samaroonta aan ma ahayn Jibriil Yoonis cidina waxba ka waydiin mayso Awdal oo ah Gobol lawada leeyahay Isaaq, Ciise Samaroon, Akishe, Jaarso iyo iwlm.
@ubahguled5047
@ubahguled5047 5 дней назад
Vive Jabuti maansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ali34388
@Ali34388 5 дней назад
Soomaalia guul Amxaaro manihin Soomaali baan nahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶❤️🥀👍
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 5 дней назад
Mashallah ❤brother
@user-ch2zj7sd6f
@user-ch2zj7sd6f 5 дней назад
Masha allah
@rahh4137
@rahh4137 5 дней назад
❤Heesta reer Jabuuti❤guul ❤
@HoodoClraxmaan-jx3qz
@HoodoClraxmaan-jx3qz 5 дней назад
somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🤫🦁
@butterfly_n42
@butterfly_n42 5 дней назад
🥺Djibouti 🇩🇯 waa walaalo aan ku faano wlhy allow kudaa
@briize-sh3sf
@briize-sh3sf 5 дней назад
Raagi raga aha ee dalka udhashay waa kuwa garxajis viva somaliyay dad masina ee haysku darina somaliyay xabashi allow aanan ka doran somali somalinimada naga badan suldaanka iyo dhaliyarada kalba wan salamaya❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimahassan1981
@halimahassan1981 5 дней назад
Fariidiin intiina hadalka xun ka carooday thnks Viva Soomaaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍
@user-yz4qi3yg5j
@user-yz4qi3yg5j 5 дней назад
je t'emmerde sale hypocrite... somaliland vaincra
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 дней назад
Waar waalaydin nacay uff uff miyadin na qasbi wixiinu waa khasab nagu jecloow waa lagu nahay mastar kuma rabo
@habonali438
@habonali438 5 дней назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 5 дней назад
Walaal qaali ah. Somalidu Siyasada la gashay. Bahashu barashey u bahan tahay.
@yasminosman1658
@yasminosman1658 5 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 5 дней назад
Guul soomaalia ellahay haxifdiyo
@user-wu9jr1lo6r
@user-wu9jr1lo6r 5 дней назад
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 5 дней назад
Waxan ahay somalilander Cadawgayga koobaad waa somaliya Cadawgayga labaad waa Jabuuti Walaalkay waa waa Ethiopia 🇪🇹 😍 😊
@hamzaanzaari6911
@hamzaanzaari6911 5 дней назад
Us Asalada Abaha Wase Orom Yohow😂😅
@user-bl8jq5ft8w
@user-bl8jq5ft8w 5 дней назад
Orgi Orgi Dhalay Nacasaysanaa. Anaga Isaaqa Kulana Yaabnaye Aamu.
@mohamedabdullahi9279
@mohamedabdullahi9279 4 дня назад
I fear that the hatred that is in the heart of our brothers somaliland continues to exist till the day of Judgment. They may think even their graves are some partitioned rooms from Muqdisho subxaana Allah
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 6 дней назад
Bada Soomaaliya xasan dhiiqo iyo muse fulay midna ma iibsan karo bada Soomaaliya Soomaali ayaa leh ooooooya oo bakhiya idin keey idiin taalaa lkn bada Soomaaliya itoobiya cid siin karta ma jirto walaahi waan ku jihaadeynaa itoobiya iyo wixii wata waa balan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 дней назад
Bada Somaliland baa leh lamana Ibin Muusena waa geesi Fulay cadaw banba ma yeesho waa sababtaad u necbtihiin muuse
@f.warsame1069
@f.warsame1069 5 дней назад
Sheekha. Meedh. Yaal Madhalo Fuuley.
@nafisalee5278
@nafisalee5278 4 дня назад
Somali waa hal❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@halimahassan1981
@halimahassan1981 5 дней назад
Naciimo fariid❤❤❤😊😊😊 thnks abaayo dhiiga biyo maaha waankaa qabnaa❤😍🥰
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 дней назад
waalaydin nacay itobiyaan idinka jeclahay wixiinu waa ijecloow
@user-fb3xw5xf5e
@user-fb3xw5xf5e 5 дней назад
❤❤❤ASC❤❤❤SOMALI_LAND::WAA LEEDAHAY DAD WANAAGSAN & DAD XUN, LAAKIIN KUWA SOO HEESAY AYEY KU EGTAHAY XUMAANTU... IYAGUNA MAALIN KALE AYEY GARAN DOONAAN INAY QALDANAAYEEN. SIDAA DARTEED HALLOO DHIMRIYO. SOMALI_WEYN : GUULEYSTA HABEEN & MAALIN. WARSAN & WAR KHAYR KEH.
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 5 дней назад
Absolut
@igalali950
@igalali950 5 дней назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇳🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤
@BollinaBolli
@BollinaBolli 5 дней назад
Sax weya midas ❤❤❤❤alaaah hanuuniyo dhalintas ❤❤soomaali guul leyahay ❤❤❤
@user-yf6rz4mz3f
@user-yf6rz4mz3f 5 дней назад
❤❤❤❤❤
@user-or6cj4cb5e
@user-or6cj4cb5e 4 дня назад
SOMALILAND ALWAYS SOMALILAND SOMALI WAAALA WADA YAHAY LKN WALAKALA YAHAY❤
@hidayomayrale3577
@hidayomayrale3577 3 дня назад
Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 дня назад
Somalia naga badan ❤❤
@yasminosman1658
@yasminosman1658 5 дней назад
Mash alaah ❤❤❤❤❤❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 5 дней назад
Ma sha allah guul umada Soomaaliyeed guud ahaan gumaysiga Ethiopia hadhaco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 4 дня назад
Gabadhaan waan salaamayaa waa qof caafimaad qabta markuu qofka ra’yigiisa cabirayo way fiican tahay laakiin emotional ka iska daya
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 5 дней назад
Maaan sha alaah ❤
@user-pc4tc7sv5w
@user-pc4tc7sv5w 6 дней назад
Maaashaalaa Maaashaalaa walaalo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 дней назад
Khasab maaha jacaylku Itobiyaan kaa jecelahay waa laydin nacay mastar kuma rabo kkkkkkkkkkkkkkk
@alimohamed4806
@alimohamed4806 4 дня назад
Thankis
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 5 дней назад
Masha allaah Allaahu Akbar allow idin xifdhi dadku isku mid ma aha ⁉️ somaliyey isdaya waxana inag daaya
@MHD252
@MHD252 3 дня назад
Djibouti ❤ Somalia
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Час назад
Absolutely
@CalmSnowyOwl-oi1fg
@CalmSnowyOwl-oi1fg 5 дней назад
Wax ceeb ah korkiina ma ahan wllyaal dadka mesha fadhiyay ayaaba yaabanaa meela kuma noqonaysaan amxaaro soomaali dhalad ah baad tihiin ee waxaan leenahay dhalintaas la khalday wllyaal qalbiga Allaah ha inii dahiro nosoo laabta idinkoo najcel inshaa Allaah
@shuceeyb8822
@shuceeyb8822 5 дней назад
Maa Shaa Allah
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x 5 дней назад
Masha allah guul gull Somaliwayn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 5 дней назад
Haku deeqo Awrkaasgu❤❤❤❤❤❤Guul jamhuuriyada sland marooradilaaca
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 5 дней назад
Qadan ayaa saxsan walaal nimadu ma xaasidnimadaa iyo hoos ugu joogsiga ayaa markaa ninka libintayda neceb waxa iga xiga xabashiga libintayda jecel
@ilhanali2669
@ilhanali2669 5 дней назад
Ilahay ha’ caafiyo reerkan walahi
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 5 дней назад
hooyadiin usheega HEES QIIMO LEH WEEYE❤
@nuurtoaweys3392
@nuurtoaweys3392 24 минуты назад
Wllhi waligey soomaliland waan jeclaaaa lkn heestan markan maqley ciildartiis waan ooyey wyo caasimadii dhaneed ayey caayeen Allah idin soo hanuuniyo
@hamzadabeyl2515
@hamzadabeyl2515 5 дней назад
Allaa ya cizakum thank U walalayaal cimamada madhicin weli muuse biixi afar kacabsee waaye lkn wan ognahay sxbayaal❤❤❤❤
@mohamedmohamudmaalimmohamu6486
@mohamedmohamudmaalimmohamu6486 5 дней назад
Alx Allihi igadhigay Soomalia Aya mahad iska leeh Soomalinimo Aya nagabadan Aniga iyo inta. Ilamidka Ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 5 дней назад
Itoobiya ayaa iga xigta yuhuuda somaliya lagu sheego nacdal baa somaliya kun jeer ku taal waxan aaminsan nahay in Israel 🇮🇱 iga xigto somaliya
@dahirfardouza6527
@dahirfardouza6527 5 дней назад
🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌟🌟🌟🌟🌟💪💪💪💪💪
@user-wb2vm6ed3j
@user-wb2vm6ed3j 3 дня назад
Waad. Xa.nuun sanaysaa
@briize-sh3sf
@briize-sh3sf 5 дней назад
Naa iska aamu xabashi aya laga hadlaya halka matagne naa iska seexo😂😂😂😂
@amaaladem3486
@amaaladem3486 5 дней назад
Somaliland guuul guuul guuul guuul ❤❤❤❤❤
@dalikalaay7581
@dalikalaay7581 5 дней назад
Allaha idiin xafido runta ayaa sheekteen soomaali waa mid
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 4 дня назад
Fariid garasho badan baad tahay aniga oo reer burco ah waan kugu raacsanahay
@user-zl9zo5ru8w
@user-zl9zo5ru8w 4 дня назад
Silka daa somali i love Etiopia yes i say now andagain again
@saidyussuf3140
@saidyussuf3140 5 дней назад
🇸🇴
@CharkoDoudou
@CharkoDoudou 4 дня назад
Yaaas
@KhadraSharif-iw1hv
@KhadraSharif-iw1hv 6 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 5 дней назад
Mansha Allah Allaha idin sharfo dadka Somaliland waa hogaanka Somaliya balse dad cuqdadeysan way jiraan.
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm 5 дней назад
Horgalo dadka dhitig ah haween xamarbatahin
@lailafarah2575
@lailafarah2575 3 дня назад
Waxaa allaah waydiisanayaa Walaalaheena somaaliland dhamaantooda meelkasto aduunka Ka joogaan illaahay ha xifdiyo
@najma649
@najma649 5 дней назад
waa kaa gobtiiDj waa dad ay ka goantahay somalinimo naalaada walaaleheen Dj
@Footballandgames386
@Footballandgames386 2 дня назад
Dhaka dhakh isku tagay
@moktarabdi7646
@moktarabdi7646 5 дней назад
Waan ognahay walaal, Issaaq waa Somaali wanaa dadkayaga oo waan ku faana
@hayatquruxomar3305
@hayatquruxomar3305 5 дней назад
Jubuti
@fartunkhalif2037
@fartunkhalif2037 4 дня назад
Wiil aqyaar ahmaasha allaah❤
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 5 дней назад
Adonkii cuqdada qabey daaho la baxaya kaas WA ciilan yahay habar maxbuus ana soomali Ka saaraya Nacala idin dhalaye
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 5 дней назад
Subxana lah ictiraf maa herkas idin garsiyay
Далее
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Просмотров 26 тыс.
It was like a real simulation👩🏻‍💻
00:15
Просмотров 957 тыс.
KALAMAAN 03 JULY 2024
10:29
Просмотров 2,5 тыс.