Тёмный

Dadkeenu Qurbaha Dhibay Ku qabaan Part 1 

Abdirahman C-BOY
Подписаться 160 тыс.
Просмотров 163 тыс.
50% 1

dadkeenu Qurbaha Dhib Bay ku Qabaan Part 1

Кино

Опубликовано:

 

27 апр 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 315   
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 4 года назад
Qof kastoo commentigeyga Aragtey waxan leeyahay 💜💜RAMADAN MUBARAK ❣️🙏
@shaaficiapdiqaadir3648
@shaaficiapdiqaadir3648 4 года назад
Ramadan lamida
@taagoflms5964
@taagoflms5964 4 года назад
RAMADAN KARIIM
@uggdhj532
@uggdhj532 4 года назад
Ramadan kariim
@ugabdi559
@ugabdi559 4 года назад
Sdfjujjht u re
@ugabdi559
@ugabdi559 4 года назад
@@taagoflms5964 w💑💏💏
@ahmadbile5788
@ahmadbile5788 4 года назад
Gabadha yar jilinkeedaa ka helay mansha allah alle habarakeeyo dhamaantiin
@abdi622
@abdi622 4 года назад
Ma Gurigii faadumo ka baxdaan naag kaLe keenayaa 😂😂 Farta Taag Hadaad ragan Tebtay ☝👍
@oomiyuutahriibyimikaxageeb9468
@oomiyuutahriibyimikaxageeb9468 4 года назад
@maxamedcabdinuur2819
@maxamedcabdinuur2819 3 года назад
@@oomiyuutahriibyimikaxageeb9468 hhhhhhh 😄
@fahadomar8479
@fahadomar8479 4 года назад
waxaan ahay qofkii ugu horeeyey ee daawada Please Like dhac kuseeya
@camaarofficial7625
@camaarofficial7625 4 года назад
Inta gabadha yar fariidmimadeda ilaragtay Ramadan Mubarak 😎😍
@hindaxasan8673
@hindaxasan8673 4 года назад
Iamabeautiful,I0
@cadnaanapdirahmanmaal2124
@cadnaanapdirahmanmaal2124 3 года назад
Ramadan mubarak
@kiincali418
@kiincali418 2 года назад
Fu
@mustafeomarmohamed4469
@mustafeomarmohamed4469 3 года назад
The first part make emotional to me😭
@mukhtaar_officiel
@mukhtaar_officiel 4 года назад
Walhiii waan idiin hiisnay niiyow deeqow 🔥🔥
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 4 года назад
hhhh mnsha alh gbdha yar bnka hely sy ujilyso team lo xisay
@zackmustapheinamuse9536
@zackmustapheinamuse9536 4 года назад
Ta yar jiliin wacanaa 💯 Wan ka helaypaH💯🔝
@hoodomaxammid8120
@hoodomaxammid8120 4 года назад
Wllhy deeq wa nin waalan Kulaha ma quraac ban idiin hayaa Tii idin dhashayba tahriibte😁😁
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 4 года назад
Rag loo xiisay gopalkii ragan idinka soo salaamayaa✋
@janogaleofficiall1046
@janogaleofficiall1046 4 года назад
Keep going zp
@MohamedHassan-tv1xf
@MohamedHassan-tv1xf 4 года назад
My actors I miss them to watch there funny vedeos salute from kampala guyz
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 года назад
Ala beerka wllhi ma inan la yurursado oon dibka qabto oo dhulka la galaad doonaysaa Aar sacad murqaanaa nin naga cilmi badan dhanka jiliinka ragg Aan taageerO wllhi keep going Ramadan kariim All muslims ❣👍🙏
@abdifatahjirde4446
@abdifatahjirde4446 4 года назад
Murqaan iyo maroojiye ramadaan Kariim ❤️👍
@mahadegeh5101
@mahadegeh5101 4 года назад
C-Boys Rag aan taagero👏👏👏
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 4 года назад
Mashallah dhalinyaradaan reer burco Allah xifdiyo waa dhalinyar wadani ah oo jecel dadka soomaaliyeed waxaan idin rajaynay horumar wanagsan
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 4 года назад
M.allah gabadha yar wlhi waa m.allah gabadhaan horey haloo sii wado jiliinkeeda waa Boqolkiiba boqol
@muscabkingboy1374
@muscabkingboy1374 4 года назад
Family Abdirahman c boy waan tageeraa reer burco waa funny
@mrshuuke1
@mrshuuke1 4 года назад
Ciyaalka kudar
@osmanismail21
@osmanismail21 4 года назад
Mashalah abdirahman cboy is back riwayadaha inta rabadaanta soo badiya sxp part 2 soo dadajiya walahay asal riwayad @abdirahman.cboy❤❤❤❤
@lazthargaysawi5487
@lazthargaysawi5487 4 года назад
Ramadan mubarak Riwayadan murqani iyo marojiye iyo mudhxiye way iga qosliyal wllhi ee zahipayal sowada Riwayadahan oo kale all l love you❤❤❤❤❤❤
@abdullaahisalaadhassan3797
@abdullaahisalaadhassan3797 4 года назад
Lpxyo an ka helo jilitankoda Dadka caqliga u sxbka ah wa kuwa dalkoda ka fekera Viva Somali weyn From mog
@minnicute2497
@minnicute2497 4 года назад
Agree with U
@bedelcolaad5146
@bedelcolaad5146 4 года назад
Film fiican runtii waan kahelay
@empireandkingdom1355
@empireandkingdom1355 4 года назад
Kaw ma.ragI wadankoodi ay inTa ku lekaden shilimada ku badazhayBa nIo xata wxini izka madhaxbaY NOQDEN WLLE NIN BURCO KA TAGAY MEEL DHANta ma hel0
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 года назад
empire and kingdom hadda maxaa ka ba,san wll
@hassansalat9977
@hassansalat9977 4 года назад
👍👍 keep it up
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 4 года назад
Welcme back sxbyal Maroojiye 😂
@zureer5014
@zureer5014 4 года назад
isma lahayn xazaN dhubuq baa dhoofaYa waanU iDiiN xiisaY waLHi😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@axmedcali8018
@axmedcali8018 4 года назад
I am first
@gacalowbinmusa6593
@gacalowbinmusa6593 4 года назад
Manshaallah keep going
@nimoabdiofficial3220
@nimoabdiofficial3220 4 года назад
The way the kids acting so cute walahi ❤️🙏
@khadarbudul6074
@khadarbudul6074 4 года назад
Dhamantiin ramadan Mubarak
@Wasiirka98
@Wasiirka98 4 года назад
Nimo Abdi Official Somali ku hadal meesha British iyo American ma joogane lagugu dhufaye
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 4 года назад
Rag Aan jilniinkooda Jclhy Horey usocda zxpyaal
@aadanmahamed3474
@aadanmahamed3474 4 года назад
Deeeqmatoojiyae
@ihatelove3107
@ihatelove3107 4 года назад
Mcha allah gabadha yari waafariid wlhi jiliin fcn
@SomaliSongsLyrics
@SomaliSongsLyrics 4 года назад
Qurbuhu dhib iyo dheefba way leeyihiin Wlhy ilaaahy hana abaansado ani iyo ila mid ka ah ee qurbaha kunool anigu 4 reer abaan biilaa Wlhy waxaaan shaqeeeyo badankeeda waan soodiraa aniga un maha dadka qurbaha jooga oo dhan baa sidaa ah ilaahy khyr hasiiyo
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 4 года назад
Sax
@madnadagan3661
@madnadagan3661 4 года назад
Ujoogtee reerahaas biilkooda ha ku duceeyaane😊😊😊
@SomaliSongsLyrics
@SomaliSongsLyrics 4 года назад
@@madnadagan3661 hye wllo thnks
@SomaliSongsLyrics
@SomaliSongsLyrics 4 года назад
@@fardowsoabdulahimuhamud8978 thnks wll
@Akziyad
@Akziyad 4 года назад
Keep going pro
@hodansheikh1139
@hodansheikh1139 4 года назад
Ilahey ka baqa SIDA UGU DAKHSAHA BADAN qeeybaha ku xiga Haa inagu raagin please please part 2 iyo 3 4 5 6 BAAN U BAAHANAHEY
@Saidmedia25
@Saidmedia25 4 года назад
Ramdaan mubarik dhaamn umada soomaaliyeed codsi Gaar ah fadlan soo booqo channelkayga
@kolonpia1127
@kolonpia1127 4 года назад
Nagu darta ma askarbaan Qoryaa kulahaa🤣
@ibraahim.0
@ibraahim.0 4 года назад
Ramadan kariim😍😍😍
@liikingmushtaakilo5734
@liikingmushtaakilo5734 4 года назад
Mudahaarad miyad igu kicinaysa🤣🤣🤣
@maxamedawil4537
@maxamedawil4537 4 года назад
Mzhaa allh ciyaalku waa funy Jiliil ayay hayaan
@boqorsalaamsalaam8661
@boqorsalaamsalaam8661 4 года назад
Hadii aad daawanayso Filimkaan Fadlan Love dhac ku sii ✅🇸🇴♥️
@maxamedcabdinuur2819
@maxamedcabdinuur2819 3 года назад
HHHHH WALE REER BURCO WAAN IDIN SALAAMAY 🤘😎👌 🇺🇿🌹
@nasir1595
@nasir1595 4 года назад
1:10 tan yar jiliinkeedu caadi maaha
@saamisaacid4605
@saamisaacid4605 4 года назад
Aar waa ragii muqdisho iibsatey aar imisaa gacanta laydinku laabey
@haashimcabduqaadir8796
@haashimcabduqaadir8796 4 года назад
Xertaaan Waa Taagera Wlhi😅
@drgaas1826
@drgaas1826 4 года назад
"Magaaladda ku xumaatey".🤣 Deeq Maroojiye waa Xaraabo😂😂😂
@nuune2058
@nuune2058 4 года назад
Ragg loo xiisay keep going
@saidadam3907
@saidadam3907 4 года назад
Ramadan wanagsan Dadkan uxiisay like
@abdirizakdaauud8466
@abdirizakdaauud8466 4 года назад
Ramadan kareem🕌Qofkii uhoreeyey😅😘😍
@hamdahassanhamdahassan6215
@hamdahassanhamdahassan6215 4 года назад
Intii hargeisa ku daawanaysa😇😇😇
@umuxamsecali8474
@umuxamsecali8474 4 года назад
Si waali ayan idin tageeraa noolada waligiin hore usocda 💛
@Ayuub535
@Ayuub535 4 года назад
Somalinimadaa naga badan Qabiil Qaran ma noqdo keep going Brother's
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 4 года назад
Jabuutiba waa dal soomaliyeed qabiil baana haysta markaa cuqdada iska saar
@sakadaadhigaofficialtv1952
@sakadaadhigaofficialtv1952 4 года назад
wd xnuunsnysa alle caafimd ha kusiiyo
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 4 года назад
@@sakadaadhigaofficialtv1952 yaa xanuunsanaya ma inentiina
@Ayuub535
@Ayuub535 4 года назад
@@sakadaadhigaofficialtv1952 sababta aaan ku xanuusanayo ma ii sheegi kartaa wllo?
@maxamedmeesi6813
@maxamedmeesi6813 4 года назад
Masha allah
@cabdifaro8117
@cabdifaro8117 4 года назад
QoV WlPa ramdaaN DarTeD subscribed Hay ZaarO
@shamisqurux8176
@shamisqurux8176 4 года назад
Marwa yariisey quruxley m.a ❤️❤️😘
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
👏🏻👏🏻
@dhamacomaar407
@dhamacomaar407 4 года назад
Rageedi waan idin xiisnay
@AbdiaziizIsmaaciilgmailcom
@AbdiaziizIsmaaciilgmailcom 4 года назад
Rag looxiisay wlhi lkin riwayadaha nagalasoo dhakhsada nio🤣🤣🤣🤣
@saladalihuseinhusein8588
@saladalihuseinhusein8588 4 года назад
Mash allah asxp an u xisney naga dhex
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 года назад
Bhhhhhhhh gabadhu soow igaran meeyso waan kugu raacaaya kkkkkk
@ibra1689
@ibra1689 4 года назад
Deeq maroojiye waa nin waan kulahaa må quraac baan idin haynaa
@yasminhurre4942
@yasminhurre4942 Год назад
Waaaw
@maxamedsheekhcabdilaahimax5038
@maxamedsheekhcabdilaahimax5038 2 года назад
Legendary
@hanadhassan8122
@hanadhassan8122 4 года назад
kkk Mr MaroojiyeH
@suldaangarbo9844
@suldaangarbo9844 4 года назад
Hore u soco zxp
@khaalidjonteri8196
@khaalidjonteri8196 4 года назад
Hmmmm
@mohamedabdihussein8612
@mohamedabdihussein8612 3 года назад
Niyadaad aabo kadhargaysaan kkk
@HaldhaaChannel
@HaldhaaChannel 4 года назад
Biriig taymka Ku saydhiya kulahaa hhh
@ayaanmahamoud1209
@ayaanmahamoud1209 4 года назад
Hhhhh Ma askaariban Qoryaaa 🤣🤣🤣😂😂😂😅😅😅
@bilehproflms1389
@bilehproflms1389 9 дней назад
Mulaashaankii
@zalepanothman1299
@zalepanothman1299 4 года назад
Kkkkk CaPDi YaReH KuLaHa waN Ku RaCaYaaaa
@baashimohamed5829
@baashimohamed5829 4 года назад
C.yare wlhi waa funny😅😅😅😅😅
@profhamseibrahimmohammedsh9525
@profhamseibrahimmohammedsh9525 4 года назад
Interview -gii bay qaybayaan ii soo daa macalin kollay labaatankii dollar ee aan ku siin jiray baad ka samri la,dahaye 😅😅😅
@ahmedyuusuf3065
@ahmedyuusuf3065 2 года назад
Poy
@ahmedyuusuf3065
@ahmedyuusuf3065 2 года назад
RaZta
@amlahassanamla671
@amlahassanamla671 4 года назад
8:2 wligy kagabano qoslaya ma arag manta horteed wlee qosolka kuwacana🥰😂
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 года назад
Ragow si dhakhso ah dalka ugu Soo laabta hadii kale liintu waa diyaar
@cabdixafidfarxan5513
@cabdixafidfarxan5513 4 года назад
Ma furigi faadumo ka baxadaan gabadh kale keenaYaa 🤣🤣
@saidahmed7784
@saidahmed7784 4 года назад
Dee anigu kuma dhalin dee 😂😂😂
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 года назад
Reer burco👋👍🌹jecliyaa
@idmanmusa2936
@idmanmusa2936 4 года назад
Ilaahay yuuba nooga soo celine🤣🤣🤣🤣🤣
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 4 года назад
maroojiyr inu muqdisho ku naxay myla argten qudar badan wku maqan thy hhhhh
@daauud7071
@daauud7071 4 года назад
Waan kuxiisnay zxb deeqow
@daauud7071
@daauud7071 4 года назад
Waan kuxiisney zxb deeqow
@axmettbarre9690
@axmettbarre9690 4 года назад
Part 2 gii meeyy
@xidigofficial3904
@xidigofficial3904 4 года назад
ciyaalka wanka helay waxay leeyihiin talent
@caalincomedy4297
@caalincomedy4297 4 года назад
Horu mar wacan baan idin rajay nayaa reer burco labadan majaajilaystayaashan waa inaynu ilaa linaa marka ay hargaysa imadaan is muujiya tiim deeq maroojiye iyo saydhiye iyo sacad mirqaan 👍👍🤝🤝🤝🙏🙏💔💖💘
@aamimaayaanle3925
@aamimaayaanle3925 4 года назад
kkkkkkkkkkk hhhhhhhhhh kitaab jiz camma ah ayaan u maray ayaan ku qosly 😃😃😃😃😃😃😃
@classleader5204
@classleader5204 4 года назад
Waxn yare quruxda bdan mcha allh inanta yar
@sucaadahmed6885
@sucaadahmed6885 4 года назад
Part 2 mee wll
@walaalwanaajiyemedia6255
@walaalwanaajiyemedia6255 4 года назад
m.a
@farduushoodo2498
@farduushoodo2498 4 года назад
Adaa idhalaya🤣🤣😂😂
@lsgabdi1565
@lsgabdi1565 4 года назад
Wlhy rag iga qosliy Waan idin raacayaa Ma Askaribaan qorayaa
@nuuraqaniaxmed5991
@nuuraqaniaxmed5991 4 года назад
Goobta Laguso matalay muqdisho intii ila taagersan Like Ha iga Ilaawina
@fatimasehra8866
@fatimasehra8866 4 года назад
Waa burco😊
@engridaaye5677
@engridaaye5677 4 года назад
Oo nimankii ma jiingadahn baa lageeyy😀😀😀
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 4 года назад
Aar nio burcadiini ku so noqda Anaga war idin hayne Jamhuuriyada barakaysan wax dhama la waaaa
@asiyaibro2631
@asiyaibro2631 4 года назад
Hore uslcda
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 3 года назад
Hhhhhhhhh malambar afarba lagaso noqonaya😅😅😅
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 года назад
Number afar miyaan kasoo noqoneynaa waa dhoofe!😂 Ragu magaaladii waa kala barteen wlhi Noolaada majaajileystyaasha ugu wngsn dhanka jiliinka
@MohamedOmar-gg7qo
@MohamedOmar-gg7qo 4 года назад
Ma number 4 baa kasoo noqonaynaa🤣🤣🤣
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 года назад
Naag kalena waley iga Tahay kulah Waad no dacwayday inaga iyo labad Carur 😂😂😂 Fadlan subscribe.ta ii Sarah
@salmaanawil82
@salmaanawil82 4 года назад
Wlhy inanta jiliin keeda ka helayba
@nazru-diinaideed6052
@nazru-diinaideed6052 4 года назад
OdaYgU Waa qof CaadiYee Ciyaarta Kadaaa🤣🤣
@salmanmufakir5189
@salmanmufakir5189 4 года назад
Kirismas ban u dhawan Karin hhh
Далее
Dadkeenu Qurbaha Dhibay Ku Qaban part 2
12:43
Просмотров 268 тыс.
Riwaayad Cusub | Murqaan | Mudhxiye | Maroojiye
20:20
Просмотров 153 тыс.
На фейсконтроле 💂
09:41
Просмотров 327 тыс.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
СМОТРИМ YOUTUBE В МАЙНКРАФТЕ
00:34
Просмотров 630 тыс.
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 20 тыс.
Dadkeenu Qurbaha Dhibay Ku Qaban part 4
17:51
Просмотров 249 тыс.
Riwaayadii Waxaanad Ahayn Manoqotid | C-BOY MOVIES
27:39
Гномы против Квадроберов
1:00
Просмотров 3,5 млн
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
1:00
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
Просмотров 77 млн