Тёмный

Dahabkii marka haysato mudo intee ka faida? Rasamal mise xarago?? Meeqa faiday mise wan qasaray? 

Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 3,3 тыс.
50% 1

#dhiirigelin #savings #budget #like #share #subscribe

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@hodoadam1672
@hodoadam1672 2 месяца назад
Wcs wllshy Nadia qali waku ficanahay adna sidaa iyo si lamida ku rajaynayaa Ha Dahabki cirkuu galay wa runta barigaa lacagtu xita qimay lahayd dollar ka iyo riyal sucuudiguba Is badal ka lacagta saaidadiba liqay dhulka dahabka ka faida badan kana quality fican Labadaba in layska gata fican waliba dhulkan ku dhiri galin lahaa dumarka aan anigu kow ka ahy
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Masha Allah macanto, Haa wax kasta waa kaceen hada, dhulku waa hanti ma guro ah dadku a bağı uu qaban oo aan dhaman. Iyada dahabka ka faido badan. Thanks ❤️❤️
@khadraali8373
@khadraali8373 2 месяца назад
Kawaran hooyoyinka ilmaha yaryar haysta oo cid ushaqaysa haysan iyo dadka Cash 💵 ka bank 🏦 iskadhigta wax tala malohaya dadkaas
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Haa macanto always options baynu haysana, dhiib ma laha ilmaha Allah ha kula koriyo iyaga wax kasta ka muhimsan ee, hada guriga waxba ku gadi karin, lacagta bank taala waxba kuma dhalayso hada haysato emergency lacag ah inta kale investment ma samayn kartaa hada qurbo jogto?? Hadi kalana ururso malin bay wax ku qaban. Inkastoo aan ka jeclan lahaa in lacagtasi lacag ku dhasho. Isku day inaa qayb dhul ku gadato haday surta gal tahay. Hadi kalena malinta uu diyar garowdo lacag bad haysata waxa donto ku qabsan karto Insha Allah so mar walba faido bad qabtaa. Allah ha ku siyadiyo qaali. Thanks ❤️❤️
@hm-vs7kd
@hm-vs7kd 2 месяца назад
Jazakumullah qeyran Abaayo. Waa talo wanaagsan. Aniga 48 gram baan haystay. Kenya baan soo dagay. Waan u baqay markaa in shaqaalo xado. Meeshan shaqaalaha ayaa dumarka somalida ka xada dahabka. Marka waa iska iibiyay. Somalia ayaan hal boos uga gatay. Waxaan rajeynayaa in aan ku faaido insha Allah
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Waa maqlay in Kenya la is xado, macanto Hambalyo 👏👏 sii fican heshay boos waa fican yahay waa hanti, dhulku wana kacaa so mar kasta waa faido wayn. Allah ha ku siyadiyo. Thanks ❤️❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Месяц назад
Codkaaga waa fasiix
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 Месяц назад
Thanks love❤️❤️
@hodoadam1672
@hodoadam1672 2 месяца назад
Absolutely busnis ku wu baraka badan yahy anaa samayn jiray hada ka hor alabta guriga lagu gado then busy mom bn noqday lkn hadan dib u bilaabayaa naadiyay shukran for your tips wll
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Haa macanto Allah baa barakeeya dhulkuna waa kayd ficaan oo loo bahan yahay. Thanks❤️❤️
@Uma_Ahil
@Uma_Ahil 12 дней назад
Nadiay dhulka kawaran qof haduu wadankii kagato dahabka madhaamaa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 дней назад
Dhulku masha Allah waa kaca mar walba waa wax baahi loo qabo, Haa waa dhama dahabka in badan, inta badan lacagta ku gadatay double ama ka badan ka hesha weliba meel loo badan yahay haday tahay. Xataa meel fog haday tahay wax yar ka diib waa la gadhaa. Hubso oo warayso sii ficaan walal I gadan gadan yan lagu dhiciin. Thanks habibti❤️❤️❤️
@user-zl5cw5qi3i
@user-zl5cw5qi3i 2 месяца назад
Masha allah walaal alla hakubarakeyo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Ameen qaali, thanks ❤️❤️
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 2 месяца назад
Ciid wanaagsan kulu caam wa antum biqeeyr
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Eid wanagsan qaali, Ameen yaa Allah. Thanks ❤️❤️
@hodoadam1672
@hodoadam1672 2 месяца назад
Wcs wllshy Nadia qali waku ficanahay adna sidaa iyo si lamida ku rajaynayaa Ha Dahabki cirkuu galay wa runta barigaa lacagtu xita qimay lahayd dollar ka iyo riyal sucuudiguba Is badal ka lacagta saaidadiba liqay
@user-xf4yd4ws9i
@user-xf4yd4ws9i 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Thanks habibti❤️❤️❤️
@hanamoha3252
@hanamoha3252 2 месяца назад
Salam sister, I heard buying gold bars have more value than gold jewelry. When you sell it back it’s the same price as the purchase. Can you look into that.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Haa macanto gold bars values wuxu ku xidhan yahay inflation as well, but it holds its values, and it’s better than the gold jewelry when it comes as asset/invest because usually price goes up and it’s smart investment. But the resale of the gold jewelry reflects the design, age, what kind of gold it is like 21,22,24,18, while the gold bars are pure gold and the purpose is to sell. Thanks ❤️❤️
@hanamoha3252
@hanamoha3252 2 месяца назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 do you know a safe place to purchase it from sister? I heard pawn shops but I don’t trust such places.
@arwacadeey4284
@arwacadeey4284 2 месяца назад
Dubai 60 dollar baa lagaga celin usa dahabka heliska ah Ileen waa la isku dhacaa cusaybkaba 71 ilaa 72$ 10$ dollar difference u dhaxeeya
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Masha Allah way fican tahee, meshan waa la isku dhacaa so celiska, $72 waale? Waa yaab way halkan qaali, malaha soo qadida iyo waxa ku darayan. Thanks love❤️❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Asw, Jumcah mubarak, ayamı baynu kala maqnayn sidee tihiin my lovely people? Khair badan ayan idin rajayn. Thanks ❤️❤️
@user-zl5cw5qi3i
@user-zl5cw5qi3i 2 месяца назад
Lacag nagima ahan walalalyal iyadana waxbu utarayaa dadkena wax ino fa ideeya maxan ugala bakhaylaynaa gabadha mel fican garsiya
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Thanks habibti , Allah ha ku sharfo qaali ❤️❤️
@suadmohamud9166
@suadmohamud9166 2 месяца назад
Asc Naz axmed ayaa fashion gada oo ayaga camal waa raqis
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Ws wr wb, Macanto dukan miyaa dahab gada? ❤️❤️
@miskiin236
@miskiin236 2 месяца назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 Online bey ku gadaa,waa gabadh Canada degan laakiin ma aha dahab run ah.
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 2 месяца назад
Abaayo ganacsi see u sameyaa sacuudi carabiya joogaa xogaa baan aruuriyay intaan kula socde talo dahabna ma iibsan xataa fasgeys Hal koorbaan heystaa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Masha Allah Allah ha ku barakeeyo habibti,,Macanto sucudiga waba mesha allaboyinka laga keeno, wadankii ma ku noqota oo ma baxdaa? Ama qof amina hada taqano ma uu uu diri kartaa alabo oo soo gada? ❤️❤️
@marianahmed5331
@marianahmed5331 2 месяца назад
Sis waa qalad warkaagu 10 sano iska dhaaf 30 sano kahor ma aheyn 20grm 200 dlr si fcn u baar
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Miyad ila jogtay markan gadanayay waa yaabe wadiga leh waa khalad warkagu? 10 ma odhan dhowr iyo toban sano or ka ka badan ban idhi . $200 bana la igu kenay. Wax anad ogayn la ıiskama yidhajdo.
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 месяца назад
❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
❤️❤️❤️
Далее
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 1,1 млн
FARHIA JEWELLERY Dubia
2:45
Просмотров 23 тыс.
SIDEE BAAD NOLASHAADI WAX OGA BADALI KARTAA
20:07
Просмотров 3,6 тыс.