Тёмный

Hooyo ilmo yaryar haysatan ahay ma shaqayn karo, lacagta maxan geliya?? Money mindset 

Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 1,4 тыс.
50% 1

#dhiirigelin #savings #budget #like #subscribe

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@user-of2dx3rq4w
@user-of2dx3rq4w Месяц назад
Masha allh
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 Месяц назад
Thanks ❤️❤️
@user-bs3wt4ez3c
@user-bs3wt4ez3c 2 месяца назад
Nadiya qurux badan masha allah allah ku xafido tala fiican baad siisay ani hada 2016 baa meherkeygi oo 30garaama la isiiyay waan gaday lacgtii boos baan siistay marka 650dolar jogay manta waa 5000 oo dolar kawaran
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Masha Allah habibti ilahow ku barakee, dhulku waa caynka wuu ka kaca oo waa wax mar walba loo bahan yahay, lakiin dahab ma ahaa bağı waa rabitaan. Thanks habibti❤️❤️
@caashamaxmed7650
@caashamaxmed7650 2 месяца назад
Maasha allah waa guul naadiya nuura ❤
@kariimabilan469
@kariimabilan469 2 месяца назад
Asc walaashey ❤ jumca Mubarak mahadsanid swbtoo waxaa ku liiwaanay latalintaa quruxbadan mahadsanid waxa kaweeyn hadeey jirto waa ku dhihilahaay. Wlhi qalbiga kaa.ogsoon abaayo ❤❤❤ nolasha kuma xumeeyso . Aaqirana janno insha Allah
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Ws wr wb, macanto Waa mahadsan santajy khair badan Allah ha ku siiyo, Ameen macanto. Thanks❤️❤️❤️❤️
@awilali6102
@awilali6102 2 месяца назад
Somalidu waxay tidhaahada Fud latuuray masoolaabto Dadaala dumaroow
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Waa runta❤️❤️
@Hawo-lula
@Hawo-lula 2 месяца назад
Masha Allah ❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Thanks qaali❤️❤️
@user-zl5cw5qi3i
@user-zl5cw5qi3i 2 месяца назад
Masha allah alla hakubarakeyo walale
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Ameen macanto❤️❤️
@user-zl5cw5qi3i
@user-zl5cw5qi3i 2 месяца назад
Mahadsanidon gabdjahena
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Thanks habibti❤️❤️
@FardowsaAbdikadirAkhii
@FardowsaAbdikadirAkhii 2 месяца назад
Nadiyay Xbbti Setahy Saudi 🇸🇦 ayan joga Qofna maka Garanayo oo iraaco Dahab baan raba inan so iibsado Mequ Maraya Dahabka Saudi hada Ka warheyso iisheeg Allah ku Xafido qaali Manta kugu so Biiray
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Soo dhowow habibti fardowsa, macanto Saudi waa ka raqiis an yahay halkan ma hubo intii yahay but waa soo ogan karaa,, xafad ka jogta Saudi? Macanto qof Arabic yaqana kaxayso oo la gorgortan yanany ku dhicin ee. Badana meel safe bay kaga bilabayaan qimaha. Sanadkii hore oo aan tegay Saudi waa la gorgoranay oo qiimo fican gabdh ku gadatay. Yay ku dhiciin ee qof afkoda yaqana kaxayso Insha Allah macanto. Allah ha ku fududeyo macanto. Thanks qaali❤️❤️
@FardowsaAbdikadirAkhii
@FardowsaAbdikadirAkhii 2 месяца назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 Qaali Nadiya Jida Ayaan Jogaa
@anababdullahi686
@anababdullahi686 2 месяца назад
Dahabka iyo lacagta kaashaa oo guriga la dhigto waa halis akoonka ka ficaan waliba gabdhaha Africa joogo iyo Somalia. Aad buu u anfacaa.shirkadaha Somalia dhamaan waa leeyahiin akoon waliba telephone kaada waad kala socon kartaa. Hadaad rabatana waad xiran kartaa. Xiligaad rabto baad ku xiraneeysaa.
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 2 месяца назад
Maxaw Halis ku yahy abaayo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Masha Allah wadankii waa hormary, Waa run waa Qatar guriga la dhiigo.Waa taalo ficaan thanks macanto ❤️❤️
@awilali6102
@awilali6102 2 месяца назад
Adeega kaydso somtel Garac *232# Kadib dooro 1 Mudada dooro 1 bil 6bilood 3sanad Sanadbaa ubadan
@user-mr1bq2vf1k
@user-mr1bq2vf1k 2 месяца назад
Abooyo Ma intad kushubata mise marwalbo waxaad heshad kushubankarta
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Masha Allah waa sida gabadha ii shegtay, oo walal ma sanad baa ugu badan? Thanks ❤️💔
@awilali6102
@awilali6102 2 месяца назад
Baro dhaqaalahu waa dantaade baahidu waa cadawga aadanaha dhamaantiod Mahamaha carabiya aya tidhaahada Qofku hadu baahado .wuu busaradaysta hadu busaradaystana wuu baahada Hadu baahadana dadnimadiisi ayaa baabada
@awilali6102
@awilali6102 2 месяца назад
Sheeko ayaan idin lawadaagaya Gabadh laqabo ayaa oday geedu wuxu ahaa maalqabeen 5 bakhaar oo balaadhan buu laha iyo busness kele Kadib wuu dhintay Gabadhi baa lagu yidhi mahaysan karta.maye iibiya ayay dhahaday
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Aad iyo aad runti bahidu waa xanuun wayn , dadnimadad iyo kalsonidada dishaa. Thanks walal❤️❤️❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Oo ma ibisay markaa? Tolow maxay uu haysan wayday malaha business banan aqoon oo way ka baqday. Thanks walal ❤️❤️
@YasAbokar
@YasAbokar 2 месяца назад
Abayo hadaa dukaan dhiso ani akashaqey karo ilmo heyta dad amin maajira oodukaan igashaqeynaya malahelaa 😢
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Hada isku wadi kartid Waa Mansha Allah mar walba waxaga inaa gacanta ku haysato waa fican tahay. Waa run dad la amino waa yar yihiin. Ilahow Ina astur aminadi waa yaratay. Thanks habibti❤️❤️
@YasAbokar
@YasAbokar 2 месяца назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 maiskuwadi Karo ilmo yaryar heystaa
@user-zl5cw5qi3i
@user-zl5cw5qi3i 2 месяца назад
Waryaara gabdho walasheen liketa usara o usher gareya kanalka mel fog garsiya subscribka usara wax muhimay onosogidbisaa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Thanks walashay qaali Allah ha ku sharfo,,❤️❤️❤️
@naimaali2737
@naimaali2737 2 месяца назад
Please like aynu ugu dadalno walasheen
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Thanks habibti Allah ha ku sharfo❤️❤️❤️
@naimaali2737
@naimaali2737 2 месяца назад
Walashay waxad ku tiidhahdo account sameeyso lacagta aad ku kadiiso
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 месяца назад
Wayahay macanto, thanks habibti❤️❤️
Далее
Horudhaca Fahamka Dhaqaalaha
15:29
Просмотров 18 тыс.
Sida Loo Maamulo Qarashaadka Bishii Ku soo Gala
9:16