Тёмный
No video :(

Dambile Yaasha Dalkan Waxa Ugu Horeya Muse Bixi Oo Xolihii Umada Dhacey” Xildhibaan Abiib 

ELSAR MEDIA PRODUCTION
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Ma nihin Dadkii Hargeisa Dhagah Laga Dhirbaaxi Jiray.....Xildhibaan Maxamed Abiib
#XildhibaanAbiib

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Месяц назад
Mashaa Allah Xildhibaan Nooloow good job 👍
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Месяц назад
Gadabuursi nin kaa ba ka nool. Waa ruun Gadabuursi ka xumeeynaya iyo ka wanaag u samaysanaya ma kala yaqaanan.
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe Месяц назад
massha allah, geesi geesi dhalay.
@HamdaAbdi-sl7qo
@HamdaAbdi-sl7qo Месяц назад
Waaxaq qiiqo
@NM-vn4cz
@NM-vn4cz Месяц назад
Waa ninka ugu fican reer waqoyiga guuleyso halyey qaran ❤❤❤❤ from Garowe 😊
@maxamudSoyaaL
@maxamudSoyaaL 28 дней назад
War neef batahay
@abdurazakdahir1741
@abdurazakdahir1741 Месяц назад
Somaliland iyo muse bixi kala sara ciid walba somali ah muse bixi ma raban dhagar qabe muse bixi
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 Месяц назад
Beenaale ooyaaye wax badan baa xumaantaada laga aamusey maantase wey ku haysata waxba ha rafan qaran dumis baad tahay somaliland guul forever insha Allah
@a.hakimwarsame5954
@a.hakimwarsame5954 Месяц назад
Waar adkayso, iminkaad caaytamaysaa. Waa lagu caydhinayaa iyadoo sharciga laguu marayo
@YudufAl
@YudufAl Месяц назад
Nacasyohow kibray ee fookanaynayaa slowdown
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 Месяц назад
Qof kasta oo dhiman baa baarlamaan laga dhigay ninkani saaxi maha ilaa iyo maalintii la doorway qaaqada uun buu hayaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
Wallahi wuu dhiman yahay siduu indhaa leeyahay eeg iyo hadal kiisa bisinka
@user-ib1hg6vf1s
@user-ib1hg6vf1s Месяц назад
Beena
@YudufAl
@YudufAl Месяц назад
War ninyohow xishood oo wax isku fal. Xuldhibaannimadu Camerad, buuq, cay iyo aflaagado ma aha. Shame on you! Anigu ma ahi Somalilander iyo xataa kama soo jeedo beelaha dega. Markaa waan kuu yaxyaxaa, waxaanad u egtahay jano kabood.
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Месяц назад
@@YudufAl lkkkk somalilander ma tihid miya tiri , idoor haday is qariyan sida ay wax u qoran baa qashifaysa.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
@@mahdibahdoon9742 isma qariyaan idoor waa intaan anigu ku odhan jiray ee idin idhaahdo inaan qoraal kiina aqaan
@digaalegaboobe845
@digaalegaboobe845 Месяц назад
Hh
@YudufAl
@YudufAl Месяц назад
War ninyohow xishood oo wax isku fal. Xuldhibaannimadu Camerad, buuq, cay iyo aflaagado ma aha. Shame on you! Anigu ma ahi Somalilander iyo xataa kama soo jeedo beelaha dega. Markaa waan kuu yaxyaxaa, waxaanas u egtshay jano kabood
Далее
Напугал рыжего малыша😂
01:00
Просмотров 47 тыс.