Тёмный
No video :(

DEG DEG DADKII OO WEERARAY NAAGTII DHAHDAY NIN FAQIIR AH HA GUURSANINA 

Zaki honest Official
Подписаться 252 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial Месяц назад
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
@user-yl5nh7vk7i
@user-yl5nh7vk7i Месяц назад
Salaahu caleehi wasalAma❤❤❤❤❤ nabigukusaliyo wlll mcn
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Месяц назад
❤ scw❤scw❤ scw❤ scw❤
@yunisdakane
@yunisdakane Месяц назад
Scw scw scw scw ❤️❤️❤️
@fxcooking9677
@fxcooking9677 Месяц назад
Arijir ma ahayn waa guu yaraa buu ari raacay markay guursatay nabigeena scw khadiijo buu lashaqaynayay hantideeda aamin buu ahaa
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk Месяц назад
scw scw scw scw scw scw scw
@shamsaabdullah3308
@shamsaabdullah3308 Месяц назад
Kuwa iscadeeyay iyo kuwa xijaaka tuuray haguur sanina ragoo👍🙏
@user-zo7uj9je1t
@user-zo7uj9je1t Месяц назад
Scw❤❤❤❤❤❤❤
@saalaxqaasimqaasim5826
@saalaxqaasimqaasim5826 Месяц назад
Gabdhaha aay u qudbeyneysay , waxba ma fahmayaan , qudbada wexey ku saab saneyd : GUS iyo GUS LAAWE . Maal qabeenku waa midka dameerka wixiisoo kale wato , faqiirkuna waa midka wato far yareydiisa oo kale .
@blackpanther8219
@blackpanther8219 Месяц назад
Yes, I agree she is thinking what made me say don't marry a poor man when we live in one of the poorest countries in the world and one of the poorest continent in the world Africa, if Rishi Sunak was poor his wife's father is a billionaire so his family would not be poor anyway because of his wife and we don't know the future the poor can become rich only Allah knows. My brothers I heard she apologised so let's stop and forgive her she made only a mistake we make mistakes
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Месяц назад
Hooyada runteed waaye faqiirnimada beeso kaliyah ma aha! Abaayos shouldn’t accept nonsense
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Месяц назад
halgankii haweenka ugu waynaa oo bilaabmay maanta !!!!!!!!!!!!
@nimohassan4453
@nimohassan4453 Месяц назад
😂😂😂😂استغفر الله
@saalaxqaasimqaasim5826
@saalaxqaasimqaasim5826 Месяц назад
ANNAGUNA HADDAAN RAG NAHAY , NAAG AMA GABAR FAQIIR AH GUURSAN MEYNO .
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 Месяц назад
Ragay ka dhex taagnayd hadan ma haweenkiiba kadhextaagantay soomaali illaahay haw gargaaro
@halimoab1221
@halimoab1221 Месяц назад
No faqiir No nin an shaqeysan No nin qayila No nin balwad leh
@saalaxqaasimqaasim5826
@saalaxqaasimqaasim5826 Месяц назад
NO NAAG AMA GABAR FAQIIR AH . NO NAAG AMA GABAR AAN SHAQEYSA NEYNIN .
@halimoab1221
@halimoab1221 Месяц назад
@@saalaxqaasimqaasim5826 hhhhhh wx macquul la imow gabar Ada guursanaya oo ka masuul noqonaya oo u shaqeynaya mise gaaja ku dilee mise iyada ku biilee
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 Месяц назад
Waa runteed faqiir looma baahna bal habartaan faqiir u doodeysa maxaa waaley qof aan biilka iyo nolosha qofka..dumara. awoodin oo faqri ah. muxuu faaido leeyahey
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Месяц назад
Dad jecel inay Faqrikunoladaan oo Mashaqayste yaaal ah ayeey isku taataabatay, Miskiintaas I feel sorry for her😊🤔🙄😏
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Месяц назад
Naagtaas waa Alshabaab oo waxwy rabtaa inay ajnibiga Shabaab ay gabdhaha u guuriso iuo kuwa khawaarijta ah
@FodeyShire
@FodeyShire Месяц назад
Kkkkkkkkkkkkk
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r Месяц назад
𝗔𝗻𝗮𝗴𝗮𝗻𝗮 𝗡𝗮𝗴 𝗚𝗮𝗿𝗼𝗼𝗯𝗮 𝗢𝗼 𝗖𝗲𝗹𝗶𝘀𝗮 𝗠𝗮𝗿𝗮𝗯𝗻𝗼.🤣🤣🤣🤣
@Gadaaislaamaa-sl8nk
@Gadaaislaamaa-sl8nk Месяц назад
Sheekoo iyada noo kalama saarin Faqiirka wuxuu yahay.
@user-in3bs1fe6n
@user-in3bs1fe6n Месяц назад
Maheli karaa naag aan free kuguursado❤
@halimoab1221
@halimoab1221 Месяц назад
Nimanka an shaqeysan ee qayila iyo hooyoyinkooda iyo wllhoda aya qeylinaya 😂😂😂😂😂
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
Hhhh wlahi waa iga qoslisay wlashy qaali so funny 😂❤
@halimoab1221
@halimoab1221 Месяц назад
@@abdallabro11 wa runtey somaha
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
@@halimoab1221 hh maya dadka dhan mawada qayilo wlashy qaali qofka rabo inuu faqri kabaxona waa inuu shaqaysto oo dadaalo ilaa heer ka gaaro soma ahan abaayo mcaanto
@habibasomali-wp4xm
@habibasomali-wp4xm Месяц назад
😂😂😂😂😂😂
@AwesCabdulhi
@AwesCabdulhi Месяц назад
❤scw❤scw❤scw❤
@makohassanyusuf840
@makohassanyusuf840 Месяц назад
Waxas iney ka wadin aya dhici karta nina biil iyo waxey cunto siin karin oo ma sheqeysta ee koob sii jeda soo jedi ka karin
@user-ed3ho9hm8u
@user-ed3ho9hm8u Месяц назад
Somalidu waa dad aad u xun siday u tidhi iyo sida loo badalayo waa kaaf iyo kala dheeri ha laga xishoodo sheekhada nacalaa afkiina xun ku yaale
@mohamedblack5549
@mohamedblack5549 Месяц назад
Naaktan waa naakan maseersan
Далее
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 6 тыс.
DEG DEG XUSEEN OG OO U GAFAY SHARMA BOY CUNUGIISA
23:08