Тёмный

Deg Deg: Fanaanada Farxiya Fiska Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay. 

Kaydka TV-GA
Подписаться 150 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

ERYAL TV
Fadlan Ilaali Xuquuqda Muuqaalkan Dibna Ha U Upload Garayn Hadaanad Amar Ka Haysan Maamulka Eryal TV. Hadii Kale STRIKE ayaad la kulmi

Опубликовано:

 

9 сен 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@isranuuraawed3331
@isranuuraawed3331 5 лет назад
Inti Nabiga Jecel scw Like isara bilahi caleg
@omarofy4235
@omarofy4235 5 лет назад
Iminka saligii nabiga waa lagu qadhaabta 😂😂😂😂 wll ma iska kaa dhunkadaa wax yaro bajaq ah ayaad tahe
@samiirakikimonica6528
@samiirakikimonica6528 5 лет назад
Scw
@heegoheego9503
@heegoheego9503 5 лет назад
Wan qiiroday shacabka siday ugu taagan yihiin farxiya fiska soo dhawaantaasi waa dhaqan ay leeyihiin guud ahaan Reer somaliland 🙏👌😍
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
Hibo Gobanimadu Waa U Dhalashee Dhuuni iyo Maaha Dhar La Xidho 👈 Rer Somaliland Dhiigoday Ku Jirtaa Marti Soorku
@ubahnur2621
@ubahnur2621 5 лет назад
waa qabiilastiik because why nesteexo indoho not to welcoming in Hargisa because she's daroood and farihiya is hawiyah
@heegoheego9503
@heegoheego9503 5 лет назад
Ubah Nur mesha nasteexo ma jogto waa fiska markaa waxaan waqtigan laga hadleen in laga hadlo maanay waqti lumis ahayn qabiil mesha ma yaalo sis
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@@ubahnur2621 According To Your ill fated thoughts Yes Nasteexo is daarood n Fiska is hawiye , is that what you want to hear , typical faqash comment 👈
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 5 лет назад
Ubah Nur oo suldaan seeraar ma hawiyuu ahaa
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 5 лет назад
Farxiya welcome to my city hargaysa waa dad goba dadka reer somaliland enjoy my sis farxiya
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
Waah Waah Waxaasa Jacayla Waa Fanaanadenii Farxiya Fiska waliba farxiya fiska rer Somaliland aad bay u jeceshahay markay joogto Ingiriiska , Aniguna sidaan u jeclaa iney mar uun Hargeysa Tagto farxiyi maadama ay tahay shakhsi qalbi fiican oo leh dhiigii somalidii hore ee asalka ahaa aad bn ugu faraxsanahy wllhi waa inuu shawgeedu noqdaa sidii waayadii theatre-ka hargeysa dhisnaa iyo waayo waayo loo buuxdhaafiyaa oo record cusub dhitaa Farxiya❤
@hargeisa24h
@hargeisa24h 5 лет назад
Heer Hargeisa Wadnahaa dhagle. Fiska Haweenay Cod macaan oo Xamaasadle. Waana tan Xilgan Calanka sidata.ku soo Dhawaw dad iyo Dal ku jecel. you are at Home.
@heegoheego9503
@heegoheego9503 5 лет назад
Iyo siday somalinimada u jecelyihiin ay martida ay usoo dhaweeyan wan qiiro ooyay viva somaliland
@ibrahimiiman2587
@ibrahimiiman2587 5 лет назад
Hill iyo hooba waanu la garab taaganahay Fannaanada soomaaliyeed #Farxiya_Fiska. Hargaysa cidinna kama xigto. ⚘🌻💐
@somalipure8835
@somalipure8835 5 лет назад
Kusoo dhawaw wadanka somaliland oo aad lagaaga taageero fiska viva fiska
@sadaamilkacase7244
@sadaamilkacase7244 5 лет назад
*11:00am ayaay ka soo dagtay cigaal international Airport waxan ka mid aha tageeraysha soo dhaweyey like isaaR plz*
@cc-dc4fy
@cc-dc4fy 5 лет назад
SadaaM ilka case ChaneL maxad ka faiday
@cabdicabdilaahi6481
@cabdicabdilaahi6481 5 лет назад
11:25
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 лет назад
Geesi😘😘😘
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 5 лет назад
We love u farxiya fiska Viva Somaliland
@jjking446
@jjking446 5 лет назад
Fanaanada ugu jecelahay, hadan reer somaliland nahay..waa loo jeelanaa boqorada codka fiska
@sonataabdul151
@sonataabdul151 5 лет назад
War Nimco dagan maxa lo cayayey waba tana fiska so dhaweysay😘welcome huno
@darishore814
@darishore814 5 лет назад
Nimco dagan iyo fiska si isku mid ah bey u wada jecel yihin somaliland fiska waxayba u arkaan iney somaliland u dhalatay
@hananahmed4603
@hananahmed4603 5 лет назад
Boqorada fanka welcome to hargaysa wll💐💐💐💐💐💐💐
@haniahmed5547
@haniahmed5547 5 лет назад
Waleey waa gob reersomaliland noolada
@saloqarbo3162
@saloqarbo3162 5 лет назад
hani axmed taas waa gob iyo caadeed
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 лет назад
Farhiya fiska oo soo gaadhay Hoygi fanka Waa in cir iyo dhulba loo diida boqorada codka Farhiya fiska ku soo dhawoow hoygi fanka soomaliyeed Hargaisa hadhwanaag💕💕💧👑
@Djzikin
@Djzikin 5 лет назад
Welcom to hargyza city enjoy your people
@abdirashidhassan4269
@abdirashidhassan4269 5 лет назад
Farxiya Ahmed Cadaawe Fiska Welcom to Hargsia
@daganahmed1594
@daganahmed1594 5 лет назад
Masha Allah sodhaww farxiya fiska hoygii fanka hargeisa Aad baan kuu taageera welcome to home
@innanta1438
@innanta1438 5 лет назад
Aaaaheeey wey kasbatay baba in sidaa loso dhaweyo shakina kuma jiro iney tahay fananiinta danbe fananadooda yesa🤘 Inta ka xun idinka ayey idin talaa😤 #salutefiska🙌
@Abdalla01
@Abdalla01 5 лет назад
ManchallH Welcome To Hargaisa Farxiya Fiska waa Hoygaagi Ku soo dhawoow Gacmo furan Iyo Qalpi Furan Hargaisa Hoyga Fanka ❤
@mohaqoslaye7937
@mohaqoslaye7937 5 лет назад
CIYAL international Airpot ( wn rajaynay inan ka soo Dajo inasha aaalha mustaqbalka ✔
@AhmedHassan-or2dv
@AhmedHassan-or2dv 5 лет назад
Farxiya fiska fananadeena welcome hargeisa hoygii fanka
@hanateitmohamett3733
@hanateitmohamett3733 5 лет назад
Mash Allah si gopanimoH ku jirtoH lasoo dhaweeyey
@hadiilchocola
@hadiilchocola 5 лет назад
Farxiya waa fanaanad aanu ad u jecelnahhay hadaanu nahay reer hargaisa So dhowow boqorada codka
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 5 лет назад
Laab Salaxox, ( dhulka Somalidu Tagto), Dhulka waa somaali, dadku waa Soomaali, Lakiin Qaranka baa JSL, hadalda cabsida gumeesta madow iska dhaafa oo ku dhiirada sida MW Mustafe Caagjar oo dhaha , Dulka somali ee dhaafa dhulka somalidu tagto.
@ibrahimiiman2587
@ibrahimiiman2587 5 лет назад
Warfa Askar Uur-xummada ku haysa; qorraalkaaga liita, ee .meel uu u socdo iyo meel uu ka socdo anan kala sooci karrin
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 5 лет назад
Mxy ku kala duwanyihiin dhulka somalida iyo dhulka somalida
@hibomuse1703
@hibomuse1703 5 лет назад
Wuxuu kawadaa shanta somaliya into meelaha aaney lahaynnee hadana at dagaan
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 лет назад
Hhhhhh cagjar wa ayo
@mahadyacin9496
@mahadyacin9496 5 лет назад
Fiska welcome
@armaanhassan2675
@armaanhassan2675 5 лет назад
Welcome Queen Of Queens Farhia Fiska
@siciidmaxamed1323
@siciidmaxamed1323 5 лет назад
Wellcome fiska in somaliland
@ilyasabdi9871
@ilyasabdi9871 5 лет назад
Mansha Allah fiska
@moustaphejama374
@moustaphejama374 5 лет назад
First show aan ka qayb galuu noqon doonaa Show farhiya Fisk’s Soo dhawaaw home sweet Hargeysa cadeeey 💘💘💘🎉🎉🎉
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 лет назад
Viva fiska wellcome to somaliland
@poooluil5915
@poooluil5915 5 лет назад
Waaaaw Waaaaw looma kala hadhin ku soo dhawaaw hoygiii fanka iyo suugaanta hargeysa caday farxiya fiska fanaanad buuxda
@hibaaqmaxamud3747
@hibaaqmaxamud3747 5 лет назад
Welcome Somaliland fariya fiska
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 лет назад
Welcome to Somaliland
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 5 лет назад
Wellcome To Hargeisa City💔
@calidubad4892
@calidubad4892 5 лет назад
welcome Farxiya fiska
@suadaabdikadirahmed1374
@suadaabdikadirahmed1374 5 лет назад
Farxiso fiska so dhawoow abaayo waa fanaanada aan aad ka ujeclahay Queen of vose
@intafayowintafayow809
@intafayowintafayow809 5 лет назад
Farxiya so dhawoiw fananad an aad u jecelahay runtii
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 5 лет назад
Dadkan leh ku soo dhowow ddalkaagi joojiya farxiya dalka aynu jaarka nahay ayay u dhalatay
@asmaadan3538
@asmaadan3538 5 лет назад
waa runtaa inaadeer
@mohamedbashe4539
@mohamedbashe4539 5 лет назад
Absolutely dabcaaan waa caynkaa
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 лет назад
Hooyga fanka iyo suugnta somliyed hargeisa cadeY walangu yaqany soo dhawynta iyo sooryanta fiican welcme boqorda codka farhiya fiska
@drbaasheliban1149
@drbaasheliban1149 5 лет назад
Manshlaa asturnaantu quruxda ay leedahay bal eeg farxiya iyada oo marwalba sidaa u asturan ayaa wacnaan lahayd
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Welcome to hoygi fanka 💯
@basrafarahgowdan5129
@basrafarahgowdan5129 5 лет назад
Sömaliland woooooow😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 5 лет назад
War farxiya waanu ogolnahay ee inaga ilaaliya dhashii faqashta
@minasomali8242
@minasomali8242 5 лет назад
ku soo dhawoow casimada somaliland fananad qaliya
@hibaaqmaxamud3747
@hibaaqmaxamud3747 5 лет назад
Hargaesa waa hoyada fanka
@khadraomar2107
@khadraomar2107 5 лет назад
Welcome Fiska huunoooy waanu Ku jecelnahey
@faisakiin2012
@faisakiin2012 5 лет назад
ku so dhawow Casimda somalilnd welcom hoyg fanka
@curejiaxmed8281
@curejiaxmed8281 5 лет назад
farhiyo waad uqalanta huno qali
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 5 лет назад
Xidigah geeska marka hore way soo dhaweeyaan lkn marka Show laqabto ayay diididoonaa xidiguhu waan arkidoonaaa wax dhac maalmaha soo socoda
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 года назад
Hhhhh sheekadaaasi way kaa qaraxday zxb sorry somalilnd fadeexade baad islahyd lkn indhahaaga kuu macalin noqday
@eidgoud5541
@eidgoud5541 5 лет назад
Somaliland waa nazab
@munonurali6484
@munonurali6484 5 лет назад
S. C. S.
@abdirisaqboqore3368
@abdirisaqboqore3368 5 лет назад
Reer somaliland soo dhoweyn diiran.hadal macaan oo raaahin ah.sugaan fan jacayl qalbi jilic san ayay hodan ku yihiin
@saloqarbo3162
@saloqarbo3162 5 лет назад
farhiya axmed cadaawe soo dhawow qof nagu qaaliya ayaa tahee
@qubqac9913
@qubqac9913 5 лет назад
War ileeyn ISAAQU waa garanayaan ruuxii abaal u gala,
@drismailabdi344
@drismailabdi344 5 лет назад
si wacan baa loo soo dhoweyey runtii ma arag qof saa lao soo dhoweeyey
@kaareburburiye
@kaareburburiye 5 лет назад
Ff II soo dhaweeya,, inantaasi Waa GOBE
@abdirizakgooni6775
@abdirizakgooni6775 5 лет назад
Nimco degan horta afwaynaaa
@jamilal115
@jamilal115 5 лет назад
Fan beela fisqiga iyo fasahaada joojiya ale ka cabsada
@AA-qu8gx
@AA-qu8gx 5 лет назад
Ahmad Abdi idoorku waa dadyar oo Langaba wxay waxan usameenayana waa daarood neeceb iyo cuqdad dhexjiifta uurkoda Teda kale meeye kuwii diinta sheegeyay ee qaylinayey markii tii yareed ee dhabayaco ee macasha weynayd xaargeesa timi ee ula soo kala baxay card diinta war niman yahoo idoor ileen idinku haduu qofku hees idiin keeno wuxuu lamid yahay qof quuraan idiin akhriye please waxan idinka cusanayna hadaanu nahay Qoreeshta Darood inaad wixii Darooda oo odinku yimidaada tuuloyinkiina aad balasha ka riftaan kolay waanu hubnaayo dhabayaco mooye Darood kale ma wastaane Ta layidhaahdo Nasteexo indho waxan kula talinayaa inaysan ahayn waxay isnoodey oo aysan marna la hinasin Tanyare hawiye waayo dee waa dhabayaco waa ku naqanaa hinaaska hadunu Qoreshta Darood mahay Fiskana waxan lee yahay Fanana Qaran baad ahayde mahadad ku labatay jabhadeenti iyo qabyadii somali halkaa kala geysay waxaadse ka hesho bayni eegi was waayo idoor anaga ka naqana inta ay cirkaa ki geeyan ayey adoo daasada baanka kuso tuurayan wa dad aan diin iyo dhaqan toona lahayn Good luck with your Idoor falasho lavish dream
@mohamedbashe4539
@mohamedbashe4539 5 лет назад
Caaac laxey ilka dheer leh bad tahay 😆😆😆 doqonow Daroood Adunkan ugu necebahay. Idinmanan ilawiine Nasuuga wakhtigedan lasuugaynaye
@user-of3vw1ru4m
@user-of3vw1ru4m 5 лет назад
Sodhaweya dadkaygii
@mustapheahmed6061
@mustapheahmed6061 5 лет назад
farxiya maxmed cadwe
@saidjibril2990
@saidjibril2990 5 лет назад
Wadnaha dhak leh soo dhawow
@infaymousson7426
@infaymousson7426 5 лет назад
Alla maxaa akhasu naas meesha isugu yimi
@muboodeko2655
@muboodeko2655 5 лет назад
kusoo dhaw dadka ıyo dal ku jecel qofkasta o somalia kuso dhaw hoygı xadarada ıyo fanka hargaysa hargası way ıdın tebeysa ıdınkuna hargaysa wa tabaysan kuso dhawada
@axmadsajnab4024
@axmadsajnab4024 5 лет назад
farxiya fariid kusoo dhawaw dalkaagi lagama xigo
@maanmawliid7838
@maanmawliid7838 5 лет назад
Hala xidho naagta mashaydamdbaa nagu soobiirtay
@halimoabdullahi2683
@halimoabdullahi2683 5 лет назад
Reer waqooyi afaaro qabiil reer abti ayey u yihiin isaaq fiska
@puntlanderboy5333
@puntlanderboy5333 5 лет назад
Fiska iyo Nasteexo tolow ma kala duwan yihiin mise waa laba fanaan oo Soomaaliyeed mise Hargaysaa wax kale wadata! Hargaysa Hoyga Qurunka iyo Qabyaaladda.
@bashiirosman5751
@bashiirosman5751 5 лет назад
Fiska waa ehelka de
@abdirisaqboqore3368
@abdirisaqboqore3368 5 лет назад
ALLAAH caafimaad ha ku siiyo
@hassanmusara7882
@hassanmusara7882 5 лет назад
Dadkan qaad baa afka kaga wada dhacay yaab
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 лет назад
Gobzanaa rer zomalilanad wale wa boqorto kamayro wixi kuso maray aha shekada kanaxo nafta waaa
@kayseduale1771
@kayseduale1771 5 лет назад
Waar ninka gabadh daba taagan ka ee garabka haysta ha la dilo
@cc-dc4fy
@cc-dc4fy 5 лет назад
Dhaqan xumada naga ilaliya
@saamimohamed5593
@saamimohamed5593 5 лет назад
Xasan fayrus nacalaa hoyaadaa kuyaal
@ahmedmohamedhassan7492
@ahmedmohamedhassan7492 5 лет назад
laab salaax lu lahaaa😀😀
@engshaybaanidubad4460
@engshaybaanidubad4460 5 лет назад
sharkeda may nagal maqanato
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 лет назад
Tii walneyd tasha na ma la socota loool welcome anyway belo bood booda tasha
@abdiasiisali2467
@abdiasiisali2467 5 лет назад
Dhiilo tumasha dona waye wasa qadna ka dheerjiiya xamar madnuc ayeeyka dakay
@amyann2180
@amyann2180 5 лет назад
Abdiasiis Ali viva Somaliland and Ethiopia 🇪🇹
@AhmedJigga
@AhmedJigga 5 лет назад
WAXOGAA HUUSHA AYAA XASIID LA HOR ORDAYSA WAAR INANTA HILIB GEEL SIIYA HA NAFISTO EE MEEYE GARXAJISKII ........ KADAAYA SAWAXANKA MA SIDEED JIR BAYDU TIHIIN HUUNADAY WAAR KII MUUSA HANDARAAB IN LA SASABO MAHA SIDII SIDEED JIRKA WAA IN LAGU ALBAABA WASHAYSIGA IMINKUU JAMACADA BURCO YIDHI KASOO SAWAXAN MR. MAXAMED CALI BILE OO TAHRIIBA DHEH REER BARIYOW WAAR KUWII HABER JECLO MAYE IMISA AYAANU IDIN LAHAYN HANAGA QABANINA INDHA YARTA ........ .... WA LAAHU ACLAM . ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-vSM_99Wb3ak.html
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 5 лет назад
war inader na nabad gali yaanan indhaha xabad kaaga soo turine
@AhmedJigga
@AhmedJigga 5 лет назад
GULEED MAXAMED INADEER KHAYR BAY NOQON HADAAD IS LEEDAHAY RRU ( RAGA REERAHA U DAATA )AYAA KU DIFAACI MISE SHAANI BAAD TUURI DOONTA IYO GACAL WEERARKII ............. WA LAAHU ACLM .
@faha9585
@faha9585 5 лет назад
Ahmed Jigga WAANKUSALAAMAY SOOMAALILAND WAA QARAN HANKAAGU HADHAAFO QABIIL
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 5 лет назад
@@AhmedJigga war inadeer uma jeedno qararacdiina wadanka waanu xukumaynaa markayaga muusena waa madaxweynahagii doorkan doorka ku xigana adiga ayaanu kusoo saaraynaa
@AhmedJigga
@AhmedJigga 5 лет назад
+Fa Ha SALAAN SARE INANTAYADII FA HA , XAGEED KASOO BAXDAY QOLAAN DONAYEY INAAN SONKORTA KU KUCIYO EE . WAATAHAY ISKA DAMASHAADA HALKAN KA BAXAY ........ WA LAAHU ACKAM.
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 5 лет назад
Welcome to Somaliland
Далее
SOO DHAWEYNTII FARXIYA FISKA HARGEISA 2018
6:50
Просмотров 96 тыс.
ШОКОЛАДКА МИСТЕРА БИСТА
00:44
Просмотров 738 тыс.