Тёмный

DEG-DEG Geesiyaasha Soomaaliyeed oo Maanta Cashirkii Ugu Adkaa U Dhigay Maleeshiyada Canfarta. 

SSTV
Подписаться 459 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 107   
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x 2 дня назад
Masha allah guul gull Somaligalbed gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤❤❤❤from djbuti
@hassanwais2921
@hassanwais2921 2 дня назад
Masha allah waryada labadiina wariiyee somali niimada way niiguu dhex bakhtiiday Masha allah guuleysta aya ka dhiga somalida sidiina okala
@hassanwais2921
@hassanwais2921 2 дня назад
Masha allah guul somali galbeed guul reer siittii guul Ciidanka garka ah ee DDS dowlad deeganka somali galbeed
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev 2 дня назад
Guul guul good ahaan Somalia Difaaca Dalkeena waa lamahoraan wayaan
@xamralive
@xamralive День назад
Gobanimo wax badan baan ka Calool xumaa Xasuuqii loo geysanayey Shacabka Reer Siti Guul Maashaa Allaah
@user-fu8uf9fe7g
@user-fu8uf9fe7g 2 дня назад
Guuuuul ❤❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 дня назад
Welkom 🤗 Nuur iyo Guuleed
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 День назад
Guuuuuul somalia
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 2 дня назад
Guul guul guul guul guul guul
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 дня назад
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte
@Sumadeena
@Sumadeena 2 дня назад
Canfar waa dhagax lasoo tuuray, ee ninkii dhagaxa soo tuuray halagu daro. 🇸🇴🇸🇴👈🏽👊🏽👊🏽👊🏽💪🏼💪🏼💪🏼
@CaliYaasiin-bk6pi
@CaliYaasiin-bk6pi 2 дня назад
Edeg waxarood qab lama yaqaan
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 дня назад
War Canfartu waa Soomaalo kale ee hala heshiiyo muslimiinta walaalaha. Hambalyo 1da Luulyo maalinta xuriyada Soomaliyeed ❤❤❤❤
@macrobianson2g
@macrobianson2g 2 дня назад
Canfar ma taqanid tigree ayago dhul ka haysta ayeey dhul soomali xoog ku raban canfarta waa in cashar lama ilawana loo dhiga oo oromo cashar ku qadato hadii malinba midba isku kaa dayi bahal wax Cuna hadan noqon adiga lagu cunaya 💀
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he День назад
@@macrobianson2g Hala heshiiyo, walaalah muslimiinta ahi. Somali ma doonayo in lagu xadgubo sidoo kale canfartu.
@abdulrahmanothman5675
@abdulrahmanothman5675 День назад
Adiga aqliga ka shaqaysi heshis wuxuu imada marki labada dhinac dan u thy canfarta iyada dhul inaga haysata dan uma aragto marka dhulkooda dagalku gadho ayay ogolanayan​@@AbdulAli-ku9he
@hawoali120
@hawoali120 2 дня назад
Mashaa Allah guulesta guulesta inshaa Allah 🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p 2 дня назад
Wa idin salamay jalayaal Ciyaal xamar Ciyaal cashir ahay Qab Ka kasayi
@faysalibrahim3202
@faysalibrahim3202 День назад
❤ Viva ❤ Ogadenia ❤
@GeediRahma
@GeediRahma 2 дня назад
Masha allah guuled iyo nura guulestah
@FadumoOsman-eu3pd
@FadumoOsman-eu3pd 2 дня назад
Hi
@FaaraxShirwac-kh9oo
@FaaraxShirwac-kh9oo 2 дня назад
Edeg dhaha
@alinuh5564
@alinuh5564 2 дня назад
Waa qalwo Mareegna waa lagu xiraa
@user-cc8cs3sr9c
@user-cc8cs3sr9c 2 дня назад
Guuul guul insha allah
@Umo580
@Umo580 2 дня назад
MAANSHALLAA GUUL IYO GOBANIMO SOOMALIYA 🇸🇴 ♥️ 💖 ❤️ 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ 💖 ❤️
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 День назад
Oo dhulka canfartu qaadatey badnaayaa cajiib
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 2 дня назад
ALLAAH Hu Akbar walillahil'haxd 💚
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 дня назад
❤❤❤❤❤yes yes ninka dhulkaaga soo hunguriyeeya kiisaa lagu qabsadaa waa in dhulka canfarta laqabsda oon laga hadhin ❤❤❤❤
@HamzaSalif
@HamzaSalif День назад
❤❤❤❤❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 дня назад
Duaal Nuur iyo Guuleed dhulka ay soomaalida waxa la rabaa in laga qaado oo nimankan dulcyada dheer een carabta (Imraadka)ayaa Ethiopia ka iibineysaa maxaa ka jira arinta?
@user-ff4je1yq3l
@user-ff4je1yq3l 2 дня назад
WAAKA LAYAQAAN QABTA WAXARAHA
@cumardhaqane1909
@cumardhaqane1909 2 дня назад
Waanaqaana sxb
@umu-maalika
@umu-maalika 2 дня назад
Soomaali hadey heshiyaan aduunka oo dhan ayey cabsi gelin lahayeen lkn iyagii ayaba cadow isku noqdey oo haadu mid mid Mel ugu cunaysaa
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 дня назад
❤❤❤❤
@Moussa-sr7xb
@Moussa-sr7xb 2 дня назад
Waan niso salamaya bahda warbaa hinta somaaliyed guull iyo gobonimo galbeedka siti guull
@cabdisalanmaxamed3437
@cabdisalanmaxamed3437 2 дня назад
Guul iyo gobanimo waa laynagu yaqiina shacabka deganka somalida
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 День назад
Idoorka canfarta godka ineey ku dhuutan sidii waxarta
@axmedwadan-tb5kt
@axmedwadan-tb5kt День назад
❤guulsh❤❤❤❤
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 2 дня назад
Masha Allah wallahi kalimadaas qam ee ah meesha maqasha ama waxaraha lagu guro mar horaan hilmaamay lkn idinkaa ayaa iso xasuusiyey.. Waana afsomali sax ah reer NFD SAAS AYAAN UNAQAANAA QAB
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 2 дня назад
GUUL IYO GOBONIMO SOOMAALIYEY. CANFAR WEY IS MAHADISEY. WAA GARDARO GARAB OG. LAAKIIN WEY KU JABI DOONAAN INSHA ALLAAH.
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 дня назад
Qaadh ayaa meelaha qaar looga yaqaanaa
@adenabdallah857
@adenabdallah857 2 дня назад
Waa edeg waxarood
@museaweys8825
@museaweys8825 2 дня назад
Xaq allah ayaa lajira...muslimiita Allah hakala badbaasho
@fadimaruun1145
@fadimaruun1145 2 дня назад
Asc mashallaha somali guuuull guuuull guuuull gobanomo gobomimo
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 дня назад
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte
@xamralive
@xamralive День назад
dhulka marka laga soo ceshado canfarta waa in ciidan ilaasha dhulka la dhigaa
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur День назад
GUUL SOMALI MEL WALBO JOOGAN SALAN SARE FROM GARISSA NFD
@GiurrehOmar
@GiurrehOmar 22 часа назад
Giurreh omar
@sf.-fm2dz
@sf.-fm2dz 2 дня назад
inti dhimate ilaahey ha unaxriso
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 2 дня назад
Qawlo dheh cagdheer af soomaali xaggiina ayuu ku danbeeyey sideed (qalwo)u garan weydeen
@ArbYusf
@ArbYusf 2 дня назад
Waxa layidha qatal
@alinuh5564
@alinuh5564 2 дня назад
Edeg Xero ama xedho Mooro
@abdifadoulguedi6027
@abdifadoulguedi6027 День назад
Waan nimaayo daab baad ledihiin. Qaab mahaay tahay goodkaa waxarahaa yaa
@AbdinasirRoble-bd5ep
@AbdinasirRoble-bd5ep 2 дня назад
Edhegawaxaraha
@user-cp5ih6lk7n
@user-cp5ih6lk7n 2 дня назад
Oo ma waxad na leedahay 77ti labaad aya lagu dhigay ?
@fos343
@fos343 2 дня назад
Edeg waxarod
@user-ow2kw8ys6u
@user-ow2kw8ys6u 2 дня назад
Waxakalo loyaqaan EDEG
@YousoufmousechireMahamed
@YousoufmousechireMahamed День назад
Wamaxay qabku
@maxamedyare9577
@maxamedyare9577 2 дня назад
Gab hadhihin edeg balayiraa😂😂
@HassanAhmed-sv2tc
@HassanAhmed-sv2tc 2 дня назад
Edeg baa layidha
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 дня назад
Qab ma naqaano balse anigu ciise hadaan nahay waxaan u naqaanaa ( Qalwad )
@user-wo3zh3rd6r
@user-wo3zh3rd6r 2 дня назад
Qab iyo Qalwo waa isku mid
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 День назад
Dawlada itoobiya soomaalida dawlad Uma aha ee cadawbay utahay haday dawlad utahwy shacabka intaa sano laxasuuqayey kala hadli lahaayeen
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 2 дня назад
🎉qalwo halka lagu xereeyio🎉
@alinuh5564
@alinuh5564 2 дня назад
Qalwo Mooro Xero Edeg
@kabebiixi3040
@kabebiixi3040 2 дня назад
Qabta Meehan baraarka lugu xareeyo
@bashirabdulaahi8919
@bashirabdulaahi8919 2 дня назад
Waxaa loouaqaan edeg
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 дня назад
General Xudeyfe geesinimo ayuu muujiyay, Asagoo Commissioner ku xigeenka deegaanka ah inuuna furimaha Dagaalka kasoo bixin
@AliLove-vr7zj
@AliLove-vr7zj 2 дня назад
Haa sxb anigguba mafahmin waxaa loo yaqaan ligo meesha waxaraha
@user-jo2pf4ms6d
@user-jo2pf4ms6d 2 дня назад
Ilahy dhiiga muslimka hakala qaboojiyo bogoodana burcad ha isu mariyo
@SahalMohamed-tz2zs
@SahalMohamed-tz2zs День назад
Sababta ay gojacade ugu qaab egtahay 2 dulin ayaa kadhacday 1 kii mesha laha waa ladulmay 2 kan lakeeneyna waa la dulmay oo meel u lahaynba qabso laleeyahay
@omaryusuf6822
@omaryusuf6822 2 дня назад
Maha qab ee waa qalwo waxara
@user-fv8yy8uv8i
@user-fv8yy8uv8i 2 дня назад
Qab maha wa edeg
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule 2 дня назад
Waxa kale oo loo yaqaanaa qalwo waxareed
@user-yb6mu2yu1h
@user-yb6mu2yu1h 2 дня назад
Afkaygaa kalasoobaxday sidii gojacade
@nimcoali-dy1nc
@nimcoali-dy1nc 2 дня назад
Nimco chirdon
@idrissdiriye2474
@idrissdiriye2474 2 дня назад
Qaab waxara wangaranenaa iwaat shekadha
@nuurcali3693
@nuurcali3693 2 дня назад
Guushaan ilaahay nasiinaayo dhulka ayaa noo hiilinaayo hal ayaan idin leeyahay hadduu cadowga dhulka kabaxo kahara hadiikale ayaguna hadhoo dhulkooda ayaa uhiilindoona marka xamaasada yaynaqaadin walaalayaal
@djamabouh7470
@djamabouh7470 2 дня назад
meesha waxa ayi uu samaysteen in ayi kaa difacaan magalada garba ciise
@Fays2010
@Fays2010 2 дня назад
Qowm kastoo kibraa waa jabaane, Soomaalida dhulkaaga ku ekow in la dhaho ku fiicanaa, inay saas goaansadaanna ku fiicanaa.
@aa.i6233
@aa.i6233 2 дня назад
Iidhada wahaabiyada kharibay warkiini
@shcabdiweliofficial9062
@shcabdiweliofficial9062 2 дня назад
Afsoomaliga sazda ah waa ((Qalwo))
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 2 дня назад
War meesha waxaa fududeeyay barigii hore in la qabsado waxay ahayd abaar xun oo waqtiga ku dhifatay galbeedka sitti oo reer miyigi dagaalami jiray biyo raadsadeen iyo xabadihii oo ka dhaamaday iyo mamulka degaanka oo ethiopia ay cadaadis saartay iyo dhulka lagu dagaalami oo dhul aad u weyn ahaa oo dawlad uuni dufaaci karto annigu waxaan ku dhashay meel u dhaw garba ciise marka dadka dhulka dagani ma yaro galbeeka sitti kaliya wa in ka badan 600000 kun qof marka haday xabado kaliya hellaan iyaga ayaaba iska saari xittaa ciidanka faderaalka ah lakinse manta mamulka degaanku tageero buuxda iyo moral ayuu nasiiyay wayna ku mahadsan yihiin
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml 2 дня назад
Qab garan meyno galtiyow
@QorGaab-wx7co
@QorGaab-wx7co 2 дня назад
Labadii magalaba was lakala dhex dagan. Oo way kalagoanyihiin
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 2 дня назад
Qalwo ayaa dhahaa maaha qab we qab maaha qab waxaa la dhahaa (qabato dugaaga loo dhigo)
@FadxiDhaqane-su7wg
@FadxiDhaqane-su7wg 2 дня назад
Qaboos sidoo kale eddeg
@abdullahiali3369
@abdullahiali3369 2 дня назад
Edeg wa nirgaha waxgaraa wa qalwo
@GarasMahaysa-ev7vr
@GarasMahaysa-ev7vr 2 дня назад
Kalmada aabo Ee reer galbeedku ama reer dds isticmaalaan waxaa iskalahaa AUN sayid maxamad cabdile xasan cabdi iley waxba malahayne Ee kalamada ha marin habaabinina inay ilay Yaa idinku dansane
@abdiwalimohamed7143
@abdiwalimohamed7143 2 дня назад
NIMANYAHAW JAB IYO HALAAG AAN DHIGNAYNA INTAAS WAAD NOO SHEEGTAAN ILAA HADDANA HAL MAGAALO OO KA MID DEGMOOYINKII CADAYTU CUNDHUFU IYO GARBACIISE MIDNA MA HAYNEE MAAD NAGA DHAAFTAAN MADAX DAALINTAN 😂
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 дня назад
GOOJACADDE 😂😂😂😂
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 2 дня назад
Qalwo Baan unaqaan wallaal
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p 2 дня назад
Qurbo joogta Umada Somaliyed dagal Hala garab istaago Amxaar cashir u dhigo n
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 12 часов назад
Soomaalida waa loo ogolyahay inay xoreeyaan dhufaysyada, saldhigyada iyo ceelasha.waxaa kaloo loo ogolyahay inay laayaan oy dhaawacaan cafarta qoryohoogana qaataan. Eee looma ogola inay magaalooyinkii xoreeyaan. Indhaha kala fura
@mohamedabdallah387
@mohamedabdallah387 2 дня назад
Propagandada dadka ka da
@user-hv8mr1fz7i
@user-hv8mr1fz7i 2 дня назад
Qalwo ayaa layidhaa
@axmedshire0062
@axmedshire0062 2 дня назад
Qalwo waxareed
@mohamedabdallah387
@mohamedabdallah387 2 дня назад
Beenale ilahay bad been ushegtey
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 День назад
Kkkkkkkkk
@abdullahiali3369
@abdullahiali3369 2 дня назад
Qalwo
@abdirahimaliadow234
@abdirahimaliadow234 2 дня назад
Dadkaas walalaha ah dhexdoda yaan laga shaqeyn. Ayagaa Dal iyo Dad iyo Calan Wadaaga 😢
@xassencali
@xassencali 2 дня назад
Gaadhi.cararaaya.ayu.firxadki.iskatuuray.
@GiurrehOmar
@GiurrehOmar 22 часа назад
Giurreh omar
@kabebiixi3040
@kabebiixi3040 2 дня назад
Qabta Meehan baraarka lugu xareeyo
@AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
@AbuukarcabdulqaadirMaxamuud День назад
Edeg baynu unaqaan
Далее
Как выходим с тройняшками 🙃
00:17
НЕ ДЕЛАЙТЕ УКЛАДКИ В САЛОНАХ
00:43
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52
Caawa iyo Dunida
59:40
Просмотров 94 тыс.
Как выходим с тройняшками 🙃
00:17