Тёмный

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Raali-galinta Garaad Jamac,Dagaalka Buurmadow & Doorka Waddani 

Arabsiyo News
Подписаться 171 тыс.
Просмотров 58 тыс.
50% 1

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Raali-galinta Garaad Jamac,Dagaalka Buurmadow & Doorka Waddani
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 135   
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 10 дней назад
𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐧𝐭𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 10 дней назад
Shaki kumajiro wlhi😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 10 дней назад
Yes
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 10 дней назад
Ma doorana markaa mise waan ka codaynaa 😊😊
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 10 дней назад
@@fartuunfartuun8784 kacodee
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 10 дней назад
Wadani gabigiisba markuu heesti huwanta loodaray ayaan kaboodayba wlhi 😂😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 10 дней назад
Yes anaaba yaabay😅
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 10 дней назад
𝐖𝐚𝐚 𝐟𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐚 𝐲𝐮𝐮𝐬𝐫𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐫𝐭𝐢𝐲𝐞❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 10 дней назад
Yusra harti rer aan rabinbay tolkood kadorten balse waxay ka qomayndonan 😂😂😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 10 дней назад
Anigu ciida galaaban layaabanahay madadbaa ku adeeganaya mise iyagaa badheedhsanpdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 10 дней назад
Abdishakur iyo Ibrahim Allah ha idin daayo Guul somaliland ❤❤❤😂😂
@seidabdi751
@seidabdi751 10 дней назад
VIVA BARAAHIIM CAYDIID
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 10 дней назад
Huwan iyo Wadani inaga cilmi badan 😂 goormay kaxaysteen suldaankii guudna
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 10 дней назад
Iminka suldaangud maahe waa suldaan harti .guul kulmiye insha allaah ❤❤❤🎉🎉🎉
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir 10 дней назад
muj. cida la kala dilayaa waa cida oodwadaagtaa ninka la dilayaa maaha muuse ee waa faysal cali xuseen iyo kala qaybin garxajisayna balse taasina waa been waa runtaa wyo faysal miyaanu garxajis ahayn alla ninkani run badana inaader dhab iyo xaqiiqda ayaad ka hadashay
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 10 дней назад
Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin guul iyo goobanimo somaliland insha allah
@Eazy-q8l
@Eazy-q8l 9 дней назад
Masha allah ibrahim cadiid wa niin cadila uu caqli badaan allah ha kubrkyu❤❤❤❤❤
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 10 дней назад
innaalillaahu waa innaa illeyhi raajucuuun
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 10 дней назад
Sudanka ciidgale iyo reer sheekh isaxaag na waa mujaahid Ibrahim caydiid ruuntuna waa sidaa ilahay mujahid ka ha iinoo iilaliyo amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 10 дней назад
Inta aad u caqli badantahay ayuu u yahay
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 10 дней назад
​@@HasanhuseinAhmed-xp8ifAdigu ma suudankan darigii abiihi kaweecday ee dadkii reer kheekh isaxaag oo dhami yabayahay ee ciidi odhan cadawga reer sheekh isaxaag xaalsi ninka uu xalka siinayaa daku cayayo ama miida lagu googonayo miyanu kamid ahayen ciidagalaha gaybaa yuusra darood ah gabtasi ayuu suuldan uu yahay kkkkkkkkk yuusra garaad jamac
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 10 дней назад
@@idrismhussein3691 yusra darood ismaciil way ka gobsantahay ABAA GADHEHII KU DHALAY. Orom fawqal Orom. Aboo
@user-uz4ly1js4p
@user-uz4ly1js4p 10 дней назад
Waa run alehasoo hadeeyo waa dad la isticmaalayo ciidagaluhu
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 10 дней назад
Mansha. Allah. ibahim. geesi❤❤❤❤❤❤
@landamaxamed5022
@landamaxamed5022 9 дней назад
Allaaaa reer Somalilandooow ilashada ninka la yidhaa ibrajiim caydiid🙏🙏💯
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 10 дней назад
Manchin manta qaar kunoda faqash iyo 1984 iyo Barack which shall Maha maanta
@LaylaMaxamud-y6m
@LaylaMaxamud-y6m 10 дней назад
Guul jamhuriyada somaliland markale madaxwayne muse biixi
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 10 дней назад
Well said Ibrahim
@KhaderAadan
@KhaderAadan 10 дней назад
Alle hasharfo ibraahin aamin aamin
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 10 дней назад
Ku saliya nabiga ❤
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 10 дней назад
Xayaakallaah ibraahim dalhire caqliga caafimaadka iyo cimriga allaah kuu barekeeyo xaalkaana waanu kaa qaadnay ibraahim
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 10 дней назад
GUULEEYSO GEESI NOOLOOW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 10 дней назад
Ibrahim Caydiid Guulayso , Somaliland Guul &Gobanimo. Raali gelinta Sul. Dauud siyay Jamac Baadi iyo Shidashada Hesstii Sooley e Laascaanood wa 2ba dhacdo oo soo dedejinaya Cimrigii Wadani oo maanta sidaa inagu dayn doona بإذن الله
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 10 дней назад
Illaahow umada ka qabo daalimiintan ciro waxan habaaran
@LaylaMaxamud-y6m
@LaylaMaxamud-y6m 10 дней назад
Mahad sanid iftiimiye ibraahim caydiid mujahid jamhuriyada somaliland guul
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 10 дней назад
haa markake ucud iyo kulmiye ayuu buurmadow taageray
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 10 дней назад
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه Horta maanta ayey ii cadaatay Wadani inuu Faqash yahay waanan ka baxay why manimanka Gala Dagaalka oo la haa Reer Sheekh Isxaaq Nasab ma ah xaal ka siiyey hadalkii Buur Madow uu kaligii ka sheegay kuwaasi Walaahay way cadaysteen Arinkaas Taageero badan ayey ku waayayaan
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 10 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@abzosman8290
@abzosman8290 10 дней назад
Geesi Somaliland 🤲🏾
@user-lr6mr8rb8s
@user-lr6mr8rb8s 9 дней назад
Mashallah ❤😂
@xamudjama8998
@xamudjama8998 10 дней назад
HALYEY QARAN MUJAHID ALXAJI IBRAHIM GULEED CAYDIID
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 10 дней назад
𝐬𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐧 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐯𝐰𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚
@saadoxasan-x8n
@saadoxasan-x8n 9 дней назад
guul guul dauladayda somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 10 дней назад
Arabsiyo News iyo Weriye C/Shakuur Horu mar iyo Guul baab idin rajeynayaa . Werite C/Shakuur Aad baad ugu mahadsantay sida hufan iyo Wadaniyada leh e Aad warka uso gudbisid ..
@cjibaarsiciid
@cjibaarsiciid 7 дней назад
Good
@jaamacxuseen1918
@jaamacxuseen1918 10 дней назад
Ibraahin ninqaran
@abdirahmaanmohamoud3706
@abdirahmaanmohamoud3706 10 дней назад
Dadkani waa halis noocani
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 10 дней назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 10 дней назад
waryaara rer slian ibraahin caydiid warka uusheega waa qatar inaga ilaaliya nimankaa uu sheegay ee cadowga somlian
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 10 дней назад
Wlee manta suldaankii guud geed qolafi kadhacday buu noqdey wadani dhibco badan AYAA hoos ugu siidhacdey wayo ciro hadalo cod aan keenayn ayuu yidhi aar Odayga hadalka haloosaxo
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 10 дней назад
Yarku miyaanu xishoon,ilayn markii doolaal la xidhay,isagoo dhagax sita ayaa sawikiisa la arkee,waar inanka yar iska bedela.
@ukulm6841
@ukulm6841 10 дней назад
Abdishakuur iyo ibraahim caydiid labada muwaadin labada mujaahid aad iyo aad baan umahadinayaa sida ay u wac yigalinyaan bulshada reer somaliland aad bay u mahad sanyihiin sida qii maha iyo qaaya leh ee ay udifaacayaan Somaliland guul guul.......
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 10 дней назад
Suldan kuu suldanimada waavlooga dhiintaye oo waa dumaal takaleh waa suldan wadani iyo huwaan
@mouhoumedhassan3197
@mouhoumedhassan3197 10 дней назад
Ibrahim nolow
@SiciidCumar-y3g
@SiciidCumar-y3g 10 дней назад
Alle haku xfido ibarahim caydiid Somalilnd guul guuuul iyo goobnimo amiin nisha allaha
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 10 дней назад
Isaaqu weligood meelan qaadin ayayi isku cidhiidhyaan iyago laxintamaya kuwa cid uxiga sadly
@deqabdi4973
@deqabdi4973 9 дней назад
Midgaan baad tahay
@CaashaMaxamed-s9n
@CaashaMaxamed-s9n 10 дней назад
Habar jecelo ma u hano cado huuwana
@jaamacxuseen1918
@jaamacxuseen1918 10 дней назад
Suldaan fashilmay suldan wani iyo garxajis no suldan somaliland
@MohammedAli-pf6yv
@MohammedAli-pf6yv 7 дней назад
Ninkaan Waxaan u maleynayaa xaniis buu eg yahahay Qooma lood,buu u egyahay. Subxaana lahaa Maba xishoonayo
@KhaderSheekhyuusuf
@KhaderSheekhyuusuf 9 дней назад
Abti ib,cadid runsheeg. Ayaad.tahay xaxiiqda wataa
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 10 дней назад
aftahankii ibraahin caydiid haduu afka kala qaado nacabku derbiyada jiidhaan
@mohamoudw749
@mohamoudw749 10 дней назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wd9pf2eb9p
@user-wd9pf2eb9p 9 дней назад
IBRAHIM DUUFLE QAARAJIYA garxajis
@KhaderSheekhyuusuf
@KhaderSheekhyuusuf 9 дней назад
Suti Hashan.hajiroo hajoogo
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 10 дней назад
Suldaan nooma aha balaayaa suldaan kadhigata daauud teeda kale reerkan ciidagale dhaqankoodii siyaasigoodii iyo sikhraamadooda jooga shooshiyaalka maxaa isku dhaqan iyo isku af kadhigay maciraa hadalka uqaybiya waan yaabanahay😮😮😮😮😮
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 10 дней назад
Cimaamad loodhami waani siyaasada laga saaro waayo wxayi udhaqmayaan sidii ciyaalka
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 10 дней назад
Ninkan lbaahim caydiid sheegtsy waa qof fmadhan oo qabyaalad dishay weligay nin cimrigaas jira oo sidass qabyaalad ku ah ma arlin kani in la wereysto maahan arabsiyo waxaan ha noo keenin
@suadfarah5701
@suadfarah5701 10 дней назад
Gala dagaalka waa geesi, fariid dadkiisa ka xoreeyey maafiyada madaxa soo duubanjirey, qawladato gooni goosatada ah, eenacaybka soomaalidu dilootey. Reer sool idinka rayste, never never again inaad sool cagaha soo dhigtaa. Kii hadlaaba wuu matagayaa !
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 9 дней назад
Daauud ma aha suldaan ee waa caqli kurra ciyaalu dhot komb.
@medabdi6912
@medabdi6912 9 дней назад
Waar inanku malaha caaďi muu ahayne halaga raalli ahaado.
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 10 дней назад
Waxaan ugu baaqayaa tolkay habarjeclo waa in aan xisbiga wadani cod la siinin waayo maalin kasta waxaa inoo cadaanaya sida ay u fogyihiin iyo cida ay ku kalsoon yihiin oo ah huwanta
@NimcaanCabdi-k1m
@NimcaanCabdi-k1m 8 дней назад
Hooyadii nacamlsynta lagu Canqariyey was
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 10 дней назад
Anigu reer wadani dad dhaqtar cilmu nafsiya u baahan baan u arkaa
@mohamoudw749
@mohamoudw749 10 дней назад
Qofkii CAYDA ISAAQ KA DHIIDHIYI WAAYAAA WAA CADOGA ISAAQ
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 10 дней назад
arabseyo tv is fagash ero reporter 😂😢😮
@AhmedIsmail-x7g
@AhmedIsmail-x7g 10 дней назад
SULDAANKU WUXU GALAY TALO XUMO AAN KA HADHAYN WELIGII, BUURMADAW SE HAKALA SAARO MAGACAN HABAR JECLO ISKU DAN MAAHA EE HA SHEEGTO MUUSE SH ISAXAAQ.
@abdiazizabdilahi2132
@abdiazizabdilahi2132 10 дней назад
Naag nool hadad maqasho waa ina caydiid wixi galay ayunbay ka waranta
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 10 дней назад
Dagaalka waa laga waday ilaa ya jilabaha dhulka ugu dhufanayaan waxa dagaalka ururka ictiisam iyo walib ganacstada iyo culmadii ururka ictiisamku iyo raaghaysta sharciyad
@hiddowacan811
@hiddowacan811 9 дней назад
Balaayo suldaan kuu noqotay nijaaskiiyoow naa miyuu cabay qofku😮😮😮😮
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 10 дней назад
Daauud raaligalintu isagay ku koobanthy
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 10 дней назад
Hala share gareeyo hadalka ama waraysiga Ibrahim Caydiid si dad badan oon waxba ogayni u arkaan runtana ugusoo leexdaan
@fahiimae7336
@fahiimae7336 10 дней назад
Faisal in doorto uma jeedo. Wuxuu doonayaa in uu xusbigaa uu dictatorka ka yahay soo baxo. Maanta dad badan oo aan labada xusbi oo kale ku qanacdaneyn ayuu jaanaskii ka khasaareeyey. Allah Somaliland ha badbaadiyo
@abdirahmaanmohamoud3706
@abdirahmaanmohamoud3706 10 дней назад
Dawlada waad u ooyaysaa waxiii faraha kabaxay ee khaladka ahaa arkiwayday qabyaalada adaa kuwaaashay cidi kabadbaadi mayso
@MaxamedAadan-z4p
@MaxamedAadan-z4p 10 дней назад
Qof iyo qaran kalawayn meel ar kakacay ator fadh fadhisay walayab kur sigu ina wadagume
@MursalAlaahi
@MursalAlaahi 10 дней назад
Mahdi Guuleed baa soo itaadha Afuxumada nacas xaadhka&lafjabka ku ah dalka ee ay ku hadlaan 7 nin ee wadani sheegta ee ciidagale, Hadaba sideed arinkaa ibraahin uga war hayaa?
@faysalmohamed1975
@faysalmohamed1975 10 дней назад
Waar run taasi
@Degmociise123
@Degmociise123 10 дней назад
Wadani qofkii galaba maxaa madaxiisa bedela 😢 nimankani Isaaq way ceebeeyeen maxaa daba dhigay Cadowga halkan inoo soo taagan ee aan inoo kala hadhin ilaa daarood oo dhan Subxanallah
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 10 дней назад
Ibrahinow gudomiye ma maqashay Meel saldanadaa guud kadhacday Calemasarkasi, haday jirto miyaanu Sidaa kaga lugbixin, kursi laga foga
@1962yusuf
@1962yusuf 10 дней назад
Kani waa nacas deegaankiisa loo soo diray oo waa ibraahin-duufle.
@CisamanCumara
@CisamanCumara 9 дней назад
Waar sida raga u hada waxani waa wax dhamaanaya tartankkuna waa caadi
@Musicmusic55711
@Musicmusic55711 7 дней назад
oramaad sheegateen taas buu garaadka kahad layay hadana isaaq buu idunkusoo celiyay kkkk walee garaadku waa smart luqadiinuu yaqaan walaahi oramo dambe ma maqlin kkk suldaankuna wuu og yahay sida runta garaadku u hadlay
@Iphone20249
@Iphone20249 10 дней назад
Oosuldaanka maxa ka qaldan mitaanu suldaamadii hore xilkoodisidin bisinka awowyashii waxay ahaayeen suldaamo magacle oo udhaxeeta reer somaliland de usaxa suldaanka waxa ka qaldan sibinar ufura iyo dhaqanka suldamada wax wayn ba ka qaldan
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 9 дней назад
Ibrahim Claudiid waan u hanweynaa, laakiin intii Australia uu ka yimid Waxa uu noqday faqash. cadawga somaliland oo qaadanaaya xeebaheena. 2 milyan oo Oromo ah ayuu Abiy keenayaa Saylac Ila Lughaya. Adiguna sacabka ayaad u tumaysaa adoo leh soo dhowaada.
@NimcaanCabdi-k1m
@NimcaanCabdi-k1m 8 дней назад
Waa tahay ilma xaran ciidagalana wuu ku og yahay
@shibiskadhehtv8382
@shibiskadhehtv8382 9 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 caasha caydid caasha caloolay 😂😂😂😂😂😂😂😂 cunuga ay dhashay weeye VIVA WADANI AMA CAWRYA AMA HABAAR TAMA VIVA WADANI😂😂😂😂😂😂
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 8 дней назад
Oodaweyane. Ma. Meeshi. Heesata. Huuwanata. Laagashiiday. Miyaa
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 9 дней назад
Mujaahid ibraahim waligii Kalmad ku soo noqonaysa ama aan jirin kuma hadal ,waxa uu yidhaa waa run aanay ka jawabi karin kuwaa uu falanqeeyay waxa ay qooshayaan ,magaca ay doonaan ha sheegteene ,suti gaashaan iyo gudoomiye ibraahin wayn bay ku hayaan cid kasta oo cadowgu adeegsado ,Taariikh baana qormaysa oo somaliland waxay maraysaa imtixaankii ugu dambeeyay wax aad u badan baanay fahmeen dadku
@abdirahmaanmohamoud3706
@abdirahmaanmohamoud3706 10 дней назад
Xasadka iskadaaa
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 9 дней назад
carmalka reerka not easy markad dhadhamiysiid naasabkaga ayaad ilaweysa
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 10 дней назад
Laascanood iyo buhoodle malaha in laga cadaynayo ayay modayan reer wadani ceeba dhacday suldaana maaha waa qayru masuul waa koofiyad madhan ceeba dhacday
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 4 дня назад
Heego +oromo 😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 дней назад
MADAX WAYNUHU WUXUU GABILAY KA DHEX YIDHII QOF WALOWBA XISBIGAAD DOONTO U CODEE CIRRANA WUXUU SALAXLEEY KA DHEX YIDHI SALAXLWEY WAA WADDANI LABADAA HADAL KEEBAA CAAFIMAAD QABA????
@user-sj4gw6ic3s
@user-sj4gw6ic3s 10 дней назад
Maxabisata KuxiranSola halaSodayo SidoraShada uguqebaGalan
@fathiayu3868
@fathiayu3868 10 дней назад
Kawar kuwa hargeysa ku xidhan
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 10 дней назад
Ibrahim waa runti nimaka icitisam ee hj walahay waxaa ka mid ah nin family ah waxaay kufoganyihin sidii somaliland loo burbur lahaa markii hore waxaay doonaye inaay furfuran ciidanka hj markaay dadku ku kaceen waay aamuseen oo hoos baay u shaqeeyan ayagaa isku daray ina xaashi iyo wadani si ciiro losoo saaro oo somaliland la hoos geeyo somalia waxaay uruuriyan lacago aay huwanta wadani ku uruurta logu soo saaro si dad logu iibsado oo reerah lagu kala furfuro iyo dhaqaale farabadan oo lasiiyo dadka shaqaalaha ah ee kashaqanaya goobah cod si aay codadka isdhafdhafiyaan si wadani cod badan u helo waxaa kale oo jirta hadii muuse guulasto in dagaal larido waxaa jira qaar ka mid ah gudida oo reerahod ka raraay dalka intaan doorashada lagaarin waxaa hubaal inaay dagaal ridayan markii muuse soo baxo waa waxaay huwata ugu milmeen si lasaga kaashado dagaalka hadii doorashad laga heelo waxaa yaab igu noqotay inaay jiriirleeyihin nin layirahdo kuutiye oo ah hugamiyayaash huwanta dagaal geliya reer somalilandow waad hurudaan ma ogidin wax dalka nimkani lamaaganyihii kooxda waa in sir doonku daba gala ku sameeyo
@saadoxasan-x8n
@saadoxasan-x8n 9 дней назад
ciro wa cusbiga cadauga
@Ismaaciilhassanyar
@Ismaaciilhassanyar 10 дней назад
Ibraahimow dadka la talinaya cr ciro aad bay mahasan yiin waayo ninka aad maanta baradaadii u dheegatay Dee baradiisi cod u doonan kari maysid kkkkkkk
@abdirahmaanmohamoud3706
@abdirahmaanmohamoud3706 10 дней назад
Waar ninkani qabyaalisanaa
@abdiazizabdilahi2132
@abdiazizabdilahi2132 10 дней назад
From ciidangale guuyoobe ina caydiid sida nagaha meher sada habar awalay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 10 дней назад
Ina caydiid reerkiina ceeb umasoo jiido lkn raga afka ciida gale dadka kucaaya magaca ciidagale buuraha kufuula ee magaca ciidagale jaamac baadi kuraali geliya cidkalana kuduraya ee magaca ciidagale kucaytamaya qabta ceebtaana ciidagale ayaa qaadanaya lkn hy maya
@abdirahmaanmohamoud3706
@abdirahmaanmohamoud3706 10 дней назад
Ilaahay inaad kabaqdo
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 10 дней назад
mujaahid ibraaaaahimmmmmm runbuuuuuu sheegeyyyyyy kayar suldaann maaha waa naceebyeyyyy xabagle ayaaaaaa suldaaan laynooga dhigayyyy
Далее
የማይክ ሐመር DDR ዕዳ ወይስ በረከት
1:35:54
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23