Тёмный

Deg Deg Somalia $ Jabuuti Oo Muuse Biixi U Diiday S/Land, Itoobiya Oo War Culus Ka Soo Saartay Somal 

Garaad TV
Подписаться 555 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb 3 месяца назад
Fikirka bada Ethiopia ma aha tan rabta ee cida usoo dirsatay ha shegto.
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 3 месяца назад
Beenta itiopia in la dhagesto mahaan, hala soo dhaceywo madaxda masar
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
Galgaduud bay damceen inay xoog ku qaataan ,xoogaa looga celiyey.
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 месяца назад
Allow Saldhig Milatery Itoobiya Dhulkeena ha uga Sameyn waa Markey Soomaali Qabsan laheyd........
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 месяца назад
So if you are afraid Egypt, you are stronger than Somalia, right? Remember 77 you dreaming abyi you wish distroying ethiopian People.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
Doqon ,tuuganimo , coruption.fulaynimo dictTornimo,laaluush han laawe.all these qualties ma give itobiya a chance to colonize somalia.
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 месяца назад
Awdal Saldhig Milatery iyada maa looga sameeyo Masar warka Itoobiya lama sii Maqleen...........
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 3 месяца назад
Carab lama aaminikaro 😂
@AdamJama-v1o
@AdamJama-v1o 3 месяца назад
Garaad tevi uf uf uf beenlaw ilaa beenlaw
@Mawlid-os8qh
@Mawlid-os8qh 3 месяца назад
Waad asiibtey adeer
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
Xaszn shiikh axmaaro ayaan kaaga baahan iskacelin.nagam caqli badnid you are creating situations for Ethiopia to take our country fully xaar weyne, munaafaq fulay.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
Sheekadii masar ku dhacday 1967 oo.kale aya meesha ka socoto.axmaar nin ka xun gumaysta ahma jiro aduunka.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
Maanta qarka ayaan u saaranahay in itobiya gumaysi nagu qabsato.xasan shiiq waa ka dharagsanya xaalka laKiin wuu ismaahmaahin, becouse nin wax cunay xisho.that what i personally beleive.ethiopia is crossing and you plnning to attack.puntland.foolish
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 месяца назад
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa wasiirka maaliyadda somaliland waa beenaale aan runta aqoonin. 2.0. Waana khaayimal waddan dugaag ah. 3.0. Haddaba wuxuu sheegayo lama yaqaanno. 4.0. Wuxuu ku wareejinayaa madaxtinimada guddoomiyah xisbiga mudane maxamed kaahin ahmed. 5.0. Muuse biixina marnaba diyaar uma aha inuu ku soo noqdo madaxtinimada.
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 3 месяца назад
qofkasta oo qurbaha jogo waa iin 100 dollars 💸 💵 lasaro sidhi macawisleyda logarab istago sidhii al sheydan lobabiin laha
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 3 месяца назад
Ethiopia never had sea and will never have sea. Somalis and Somalia's enemy is Ethiopia and we as Somalis will never allow Ethiopia to have access to red sea.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
Yes itobiya israel.bay rabtaa inay siiso.xasan wuu aaday israel dhowr jeer dhuunta lagugu dhufay iimaan daranaa.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
Dowlada fulanimada iyo laaluushka itobiya ka qaadanayso ha joojiso, wadankii baa halis.kujiro.hadii aad laaluush qaadatay iska celi.hadii faro.lagaa hayo.iscasil,ee wadanka.ha nsgs iibin.axmaar somzli oo soo indhacad dalkeena qaadanmaayo.
@Mawlid-os8qh
@Mawlid-os8qh 3 месяца назад
Been badanaa
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
Yaab , madaxweyne xasan waa cash man itobiyana way aragtay, marka waxay isleedahay fursadaan ka faaidaysta.somaliyeey
@AhmedMohammad-o5d
@AhmedMohammad-o5d 3 месяца назад
itobiya bata ayada iskuma rabtee ewaxeey rabtaa inyey isriail sodejiso si werar lagu qado yaman sfirkan cusub ee marekanka wajajus
@CkhaaliqAxmedaadan
@CkhaaliqAxmedaadan 3 месяца назад
Muuse biixi cabdi legend 7kle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 3 месяца назад
cjd aan ku doorsaneyno turkiga ma jirowaana aabaha soomaaliya
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 3 месяца назад
Iska saara Muuse juudaan
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
Galgaduud iyo hiiraan waa meesha baqtigeeda la wari lahaa.
@mascudsaciid7386
@mascudsaciid7386 3 месяца назад
Somalia 🇸🇴 Somalia ba lah 5 somali midowa ❤
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
You day dreaming.take your role in defending the country
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
We dont have to cry before it is too late.we have to kick out, itis ac
@Terza56
@Terza56 3 месяца назад
Hassan Sheikh uma eka madaxweyne aragti fog e Hassan Qoslaaye safarda micno darada ah ayaan kugu ogahay doqonyahow war kan yaa madaxweyne nooga dhigay ciil badanaa jah ✅✅✅
@husseinosman1871
@husseinosman1871 3 месяца назад
Walaal macaan ha noo xayeysiin inay ithopia inay dhul aN leenahay inay qaataan please ha xayeesiin.
@SabrinGeedi
@SabrinGeedi 3 месяца назад
😮😮😮😮😮😮😢❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 месяца назад
Masar waa Walaalaheen Ialaam ah Itoobiyana ma soo Damacdeen mar Dambe Baddeena.........
@Mawlid-os8qh
@Mawlid-os8qh 3 месяца назад
Masar falastiin ayey wax u tari laheyd waad madhantahey waa. Lahadlaa. Looma hadlo
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 3 месяца назад
Yaaaab
@AhmedShido
@AhmedShido 3 месяца назад
Ma ogtahe yahuuds Dada fastiin Xasuu qeesah Ma kiire mufaariye Ahsyeen
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 3 месяца назад
Cadowga allaha jebiyo umaddan allaha mideeyo guuul ❤😢
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 3 месяца назад
Musi is not coming back
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 месяца назад
Ok
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 3 месяца назад
MUUSE DILAAL SAYLAC IYO LUG HAYA AABIHI MALAHA SOMALI BA ISKALE INTI KA SUKAYANA REER AWDAL STATE BA ISKALE SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Далее
DAXSHAT!!! Avaz Oxun sahnada yeg'lab yubordi
10:46
Просмотров 388 тыс.
КАК БОМЖУ ЗАРАБОТАТЬ НА ТАЧКУ
1:36:32
DAXSHAT!!! Avaz Oxun sahnada yeg'lab yubordi
10:46
Просмотров 388 тыс.