Тёмный

Deg Deg Turkiga Oo Somalia & Itoobiya Heshiis Dhexdhigay, Go'aanka Wasiirada S/Land, Khilaafka AS 

Garaad TV
Подписаться 555 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@abdifitax12345
@abdifitax12345 3 месяца назад
Alshaab markan waa laga adkaaday niyada wey kajabeen dhan waliba wey ujabeen inay isoo dhiibaan ayaa uwanagsan
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 3 месяца назад
Laangaab walba oo ciil qabe ah. Ha xag xagto dalxureeye xsm. Waayo mwnaha dalkaan soo waray oo xasan ka guulo badnaa? Dalka inaad burburisaan ayaad jeceshiine, kuwiina qabyaaladdu madax martay, damiirkiinua waa dhintay.
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 3 месяца назад
Dhaquudka Garguurta Qabuuraha Muslimiinta Faganayo Hadad Rabto Haku Iiibsado Adiga Iyo Caruuurtaada Adigooo Miiiran Baa Somaliya Jooooga
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex 3 месяца назад
ANIGA MUDO WAAN NOOLAA MAAN MAQAL MANA ARAG LABO LAWADA HISHIISINAAYO OO AAN WAXBA KALA HEEYSAN WAXAA LA HESHIISINAYAA LABO RUUX WAX KALA DHEXEEYA QOF GURIGEEYGI DOONAYAA HADANA NALA HISHIISINAYO WAA WAX IGU CUSUB NOLOSHEEYDI WAXAA LA DHIHI KARAA ITOOBIYO IYO SOOMAALIYA WAA IN LA WADA HESHIISINAYAA SABABTOO AH DHUL BEEY KALA HEESHTAAN LAAKIIN DHULKAAGI BAAN DOONAYAA AANU WADA HISHIINO TAASI WAA SHEEKO LOO SHEEGO QOF NACAS AH QOFKA RAGA AH MARKII DHULKIISI LAGU SOO XAD GUDBO WUU ISDIFAACAYAA TAASI SHARCIGA DUNIDA U TAALO INAAD XAQ U LEEDAHAY INAAD IS DIFAACDID WAANA FIDRADA BANI AADAMIGA ILAAH KU ABUUREY TUSAALE HADAAD RUUX GURIGIISI U TIMAATID OO AAD TIRAAHDO GURIGAAGI WAAN KULA LEEYAHAY JAWAABTA AAD HELEEYSID WAA IN BUDH MADAXA LAGAGA JIBIYO AMA MINDI WADNAHA LAGAA GELIYO AMA RASAAS WADNAHA LAGAGA DHUFTO AMA INAAD WAALAN TAHAY LAGU GEEYNAYO GOOBTA CILAAJKA WAXAAN INTAASI KA MID AHEEYN MAAN ARAG TAN WAA WAX IGU CUSUB LABA RUUX WAXBA KA DHAHEEYN OO LAWADA HISHIISINAAYO
@YFC-lo9nj
@YFC-lo9nj 3 месяца назад
Wax “somaliland” la yiraahdo ma jirto, ee reer Shiikh Isxaaqow dulmiga iska qaada, oo wuxuushta iska qabta.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 месяца назад
Somaliland ma waxa cunay waraabe. Sheekadii waxay ju dambaysay Ethopiya iyo Somaliya. Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 месяца назад
Xasan munaafaq intuu emaratka daba socdo somalia wax horumar iyo nabad kama dhalaneeyso.
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 3 месяца назад
Somalia Samaali baa leh.....!?!?!
@alisaed8393
@alisaed8393 3 месяца назад
Somalia waa Haitida Africa waligeedna ma hagaagayso qabyaalad musuq maasuq Argagixiso waa failed state haku daalina
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 3 месяца назад
Thank you do much for telling the bitter unvarnished truth 🤲🛐🙏 Allah ha kusharfo
@alisaed8393
@alisaed8393 3 месяца назад
You're welcome, runtii somalia Rajo male
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 3 месяца назад
What about Somaliland rajo meeldeh?????? Peace nabada
@maxamuudmuxumud9494
@maxamuudmuxumud9494 3 месяца назад
18:58 MUUSE WAXBU IIBIYEE WAXBA MAKIRAYN CIRA BADA SOOMASLIYA IIB UMA QUUDHO HADII UUSAN WAALAN AMA WAALAYN SHACABKA REER SH ISIXASQNA WAXAAN LEEYAHAY GUNIMADANA HA SOO DHAWEYSANINA IYO GABDHIHIINA OO INTA KHAMRI LAGA DHERGIYO IYAGAA QAAQAAWAN MERLAHA LAGU FUUL FUULO MARKUU MEESE JEEBKA KU SHUBTA LACAGTA HANA U FADHIYINA AQOONSI ITHOBIA BIXISAY IN AAD DAL MADAX BANAANKU NOQOTAN MARKA MAAH MAAH SOOMAALIYEED BAA AHAYD DASD INTUUSAN KU SOO GAADHIN BAS LA ISKA MOOSASYE K HARTAGA DAMACA ITHOBIA EE MUUSE IYO XUKUUMADIISU HORBOODAYAN WABILAAHI TAWFIIQ ALLAA MAHADLEH
@بدلعامر
@بدلعامر 3 месяца назад
Ader hassan shekh waa saax ader aay suumaysan hada uuka hooryamado maad kalaxan maasa waad abaara ader abay ahmed waa. Waalayahay bada ayo uuwashay madax waynaha hassan hadalka. Uuku hadlay waa saax
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 3 месяца назад
War nin kaan waa beentiis waa war been ah adin jana waxaad isja caaysan hub siimo ka,aan dowladiina waaba la idin nacsiin karaa.
@abdirashid4016
@abdirashid4016 3 месяца назад
Hana waalin saaxiib
@HoodoAdancabdi
@HoodoAdancabdi 2 месяца назад
Beenale😂
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 3 месяца назад
War maxaa ka qaldan? Xasan wuxuu yiri wax saldhig milatry ineysan aqbali doonin.
@frederic172000
@frederic172000 3 месяца назад
Waxaa muhiim ah in aad dhacdooyinka soyaasadeed iyo dhacdooyinka dalka aad runta , xaqiiqada iyo wax caqli gal ah aad barahan ka soo sii daysid. Wax somaliya iyo Ethiopia dhex mari karaa ma jiri karo atada oonay ka noqon Ethiopia damaca ay badeena ku rabto
@safarle9284
@safarle9284 3 месяца назад
Madaxweynaha, Umadda Soomaaliyeed, waxaan ka codsaneeynaa in uusan ogolaanin in uu wada hadal ka galo badeena, wadahadal waxaa galo ciddii eey wax iskuugu darsantahay.
@abdirashid4016
@abdirashid4016 3 месяца назад
Maalinkii waxaad soo daysaa sadax War on islahay
@AhmedNur-pz2qn
@AhmedNur-pz2qn 3 месяца назад
Hadiya Xasan Sheq daacad kayahay Sh arab way jabi
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 месяца назад
Karisa jigjiga maneyrs all somali ksriss u know all so
@AbdiaziizAli-zt2vd
@AbdiaziizAli-zt2vd 3 месяца назад
Asc
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 3 месяца назад
Xasan najaaso Marna mowqif dhaba kama qaadan arinta badda iyo xad gudubka itoobiya isaga ayaa turkiga ka codsaday inay dhexdhexadiyan itoobiya xasan najaaso ilahey dalka iyo dadka haka qabto xabbad sokeye haku dhacdo ilahey idinkiis amiin amiin ya alah
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 3 месяца назад
Ragan Calmaniyiiinta Ah Qabuuraha Muslimiinta Faganayo Dalkiii Dadkiii Dintii Ayaga Iiibsaday Dadkan Siday Rabaan Bay Odhanayaan Waaa Wax Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Iyo Galada Ethiopia Isla Ogyihiiin Shacabkan Masakiiinta Ah Baaaa Lamara Habaabinayaa Wax Kale Mahan Runta Walama Huraan Shareecada Islamka Dalka Halagu Xukumo Dhawaqiiida Asnamta Cabudayo Gaalada U Shaqeeyo Dalka Halaga Qabto ama Somaliya Way Ku Daysay Iiiga Qor
Далее
# Rural Funny Life Wang Ge
00:18
Просмотров 598 тыс.
Se las dejo ahí.
00:10
Просмотров 3,3 млн