Тёмный

Deg Deg Xasan Sheekh iyo Madaxaa na furan oo Halis wayn Dalka lugaha u geliyay 

Xidigaha Tube
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 2,7 тыс.
50% 1

si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 11   
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 26 дней назад
Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub ❤❤❤❤❤
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 23 дня назад
Yes we
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 26 дней назад
Waxaan madaxwayne nooce ah meeqa heshiis difaac uu lagalaya wadamadan shisheeye war waxan yaa dalka ka qabta ninkan dalka halis ayuu galinaya
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 25 дней назад
Eltereya ayagaaba ka liita somalida ee mareykan ayaa jahwarerinaya madaxda mushaarkoda fiirsada asagana wadankaan xukuma hadey itobiya bad qaadato iyo haddi Turki iyo masar yimadaanba asagaa keenay safiirka mareykanka oo xalane fadhiyaa xukuma mareykankaana laga cukumaa waxuusanbrabina qof keenin Karta majiro shabaabka asagaa heysta Wuxuu rabinna kama socoto halkaan waxba yaan laga leexleexan oon ummaddan la wareerin wax noodaran Maha wax nooroon lama sameynkaro ,farmajo iyo xassan iyoshariif iyo madaxda kasareysa ee warbixinta dholiiba madaxweyne kasta madaxweynayaashana 6:38
@omarhussien8958
@omarhussien8958 26 дней назад
Dr Hassan, haduusan madaxweyne ahaan laheyn somalia,waa la baabi'in lahaa! Taageera geesiga oo Hawiye naceybka iska daaya!!
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo 26 дней назад
Soomaalaay xasan hadaynaan iskaqaban markabka soomaali oo dhan sidaa inuu dagoh buu halis kuyahay war ninkani guryihii uu ucararilahaa waa diyaarsaday haduu dareemo halis ee inaga maxaa xal inoo ah? Xasan dankamaleh dadka iyo dalka war yaan lagu daawan dalka ninkan
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 26 дней назад
Xasan ayax wasiirka madaxa ifuran waxay kamiyihiin waa ninka u qaabilsan waa imisa dawladood ayuu lasaxeexday ciidamadii qaranka waxa laxasuqay 3 Kun oo askari dhulka iyo Bada dawldba meel ayaa laga iibshay
@khadarfaradheere-wq7ud
@khadarfaradheere-wq7ud 24 дня назад
sheeko xun
@JaamachassanRodol
@JaamachassanRodol 26 дней назад
Xasan heshiis buu lagaly masar wuu lagaly keenya wuu lagaly turki wuu lagalay keenya sido kale, yaan colnahay, xasan miyaa washey, yaan colaad noo dhexaysa, yaase nabad la nahay, ma xasan aya abuurayo xaaladan oodhan
@MalabGulled
@MalabGulled 26 дней назад
Hadaadan sida wax loo hogaamiyo aqoon saan ayaa loo wareera Dalkan Uma baahna ciidamo shisheeye dadka somaaliyeed iyagaa wada ciidan ah Balse waxeey u bashan yahiin hogaamiye daacad ah oo isku kalsoon.
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 26 дней назад
Turkiga waa laba wejile Iran iyo Russia iyo China hal keeno Masarna hajoogto.
Далее
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Новый уровень твоей сосиски
00:33
DEH DEG DHALINYARADA G.AWDAL OO HUBKA QAATAY
11:20
Просмотров 2,6 тыс.