Тёмный
No video :(

DEG DEG:XILDHIBAAN KOOSHIN OO KA HADLAY AFDUUBKII SHALEY LOOGU GAYSTAY NAIROBI. 

Abdijaliil Show
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

DEG DEG:XILDHIBAAN KOOSHIN OO KA HADLAY AFDUUBKII SHALEY LOOGU GAYSTAY NAIROBI.
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@MaxamedXurduqo
@MaxamedXurduqo 2 месяца назад
Walahay waa yaab Dawlad nimadii soomaliya Rajo malahan 🤔😮
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 2 месяца назад
Tani waxay ixasuusisey roble markuu afduubtey pro abdiwahab
@waheliye9427
@waheliye9427 2 месяца назад
Waa arin yaab leh xildhibaanada Soomaali 100 yaan nahay kuye maxay ka qabanayaan nairoobi Meel ay shaah kacabaan miyey kawaayeen gayiga soomaaliyeed, Dhaqaalaha ay kenya kubixinayaan May wadanka geliyaa dadkaas yaa hadhow kudhihi doona wadaniyiin yaa nahay, muxaafid iyo mucaaradba Dhamaan in la xiro yaa haboon.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Soomaaaliya hadii larabo in la daba qabto Waa in Xamar laga badalo Magaalo madax
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 месяца назад
Kenya 🇰🇪 🇸🇴 uma daneynayaan waxay ka baqayaan in xildhibaanada Kenyanku ka bartaan fowdada.
@Somnationalist
@Somnationalist 2 месяца назад
Waa runta xildhibaanada Kenyanka inaysan sida kuwa Soomaaliya ka dhiloobin camal, oo aysan mooshin dowladda Ruto ku riixin.
@Hamdi11225
@Hamdi11225 2 месяца назад
Tuugaad tihiin haydin Dillan inshaa Allah kuwo idinka khayr badan Allah haydinku badalo
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад
Iyaga OO xilibano somaliya ah dadkii dortey ka sugayaan wax qabad bey Kenya Nairobi degeen OO halkaas dhaqaalihii Kuburburiyan dad Koda ay wax ugu qaban lahaayeen in la afduubto waliba la dilo wan sodhawey nayaa
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 2 месяца назад
Maxaad kee a ugu carartaan idinkoo wadan kale ka soo jeeda waaa lad inku sugay maad gurigiina joogtaan
@abdirashid6771
@abdirashid6771 2 месяца назад
ASC waxaa haboon inlagabadalo caasimada mugdisho arintaas waa muhim
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon 2 месяца назад
These parliamentarians appear they don’t know what they supposed to be doing. Shaaheyn and sitting around not knowing what to do with their time is the biggest tragedy.
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 2 месяца назад
Wallahi you getting it
@user-nx8rc7de2c
@user-nx8rc7de2c 2 месяца назад
Masha Allah waa in labaraa dowlad nimada waan kufaraxsanahay xildhibaan kulahaa cajiib waxu aqoondaranaa yaad utahay xildhibaan waa dalka somaliyaa ma ahan Nairobi shacab ayaad tahay waa inaad ixtiraamtan nidaamka wadanka aad martida Ku tahay sharciga ayaa lagu barayaa aqoonkororsi waye waa haad wax fahmeesid dowladnimada iyo nidaamka baro
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 месяца назад
Nairobi ma 🇸🇴 ku taalaa 😮 soomaali maxaa ka qaldan?
@Somnationalist
@Somnationalist 2 месяца назад
Waa dad baqtiyey xildhibaano kusheega, yey ushaqeeyan, in la garaacey aheyd runtii waa eeyaha naarta.
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 2 месяца назад
Sax Aad iyo aaad in Nolosha la dhaaafiyo bay aheydna doofaaradaasn ( caloosho ushaqeystayaaaal weyaaana)
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 2 месяца назад
Waa xoolo iska raacaya qof how do you follow the person you don’t know them
@jeyowinaomar100
@jeyowinaomar100 2 месяца назад
These guys must be arrested and prosecuted bcz what are they doing in Kenya?
@mohamedabdullahimuse7917
@mohamedabdullahimuse7917 2 месяца назад
Wlahi waa yaab ceeb nooma dhina 30 xildhibaan iyo ka badan in hal mar kenya inay iskugu imaadaan tasaa ceeba.
@Arsenalfan2023
@Arsenalfan2023 2 месяца назад
Professor Abdiwahab oo Muwadin Kenyan ah Heeb ahaana kasoo jeeda Beesha Dagodiya oo Aqoon yahan somaliyeed ahaa buu Rooble ku afduubtay gudaha Nairobi marka Xil.somaliyeed oo Nairobi marti ku ah yaa udaahaayo.
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 2 месяца назад
Adigo xildhiban ah inaa qof aan ID ku tusin Raacdo waa wax lala yaabo system ka saas uma shaqeyo waana diiidi kartaa
@gigachad9879
@gigachad9879 2 месяца назад
Madaxweynihii Somalia iyo xildhibaannadii Neyrobey ka dhammaan waayeen
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 2 месяца назад
Wadankiina aad soo gubteen,go Back to failed Somalia
@truecomment3650
@truecomment3650 2 месяца назад
Siyaasiyiinta yaaan lagu qasbin inay ITOOBIYA AADAAN
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 месяца назад
MEEL O SHARAF KULEEYIHIIN MALEH KUWAN. SHARAFTA ALLAHA KA QAADEE TUUGADA DAMUJIDID. ......... .. Nairobi
@Abdiyusuf490
@Abdiyusuf490 2 месяца назад
WAA la idin kusugay in Inta arigii la idinkaxaysto hadana la idin dhaho iska daawtaga yacni qayilaadiina iska wata . Hadaa fasaxtahay dadki aad xildhibaan ka u aheyd ugu tagi waysay OO waxa AY qabaan usoo arki wayday . Duli fowqul duli matdambe Cidi kudooranmayso
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 2 месяца назад
Ayagaa duli qh hala xirto ,may dalkooda ku shiraan, midakle haday dowlada dhaliilayaan dhaliil wax toosisa ha u soojeediyaan aygoo casimadooda jooga , waa tuugo bilaa sharaf ah kuwa cayrsanayana waa bilaa sharf kale
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Safiirka laftiisa ayaa dhici karto inuu wax ka ogyahay. waa dhaqankii Rooble uu lacagta ku bixin jiray si loo dilo dadka wax galka ah ee Soomaaliyeed ee ku sugan kenya.
@hersijeego7451
@hersijeego7451 2 месяца назад
Xildhibaano, aan dadkooda iyo dalkooda aan xushmeyneyn oo laaluush qaadanaya cidna maxushmeyneyso.
@guleedciise4497
@guleedciise4497 2 месяца назад
Xamse Marxuum dhaqan xumadaas buu bilaabay
@kayddaahr815
@kayddaahr815 2 месяца назад
AY baa lugta galiyey tii filada ahayd
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 2 месяца назад
Shaqo ayaa laga qabtay wadankooga matagaan kolkay wadamada jaarka kuwareegaysanayaa .
@user-tk6gg5yf1s
@user-tk6gg5yf1s 2 месяца назад
Waxaa fiicneed inay wasan tuugada holiday holidey maad dalkaaga ku qaadatid
@abdullahiduale7039
@abdullahiduale7039 2 месяца назад
Kenya maa xildhibaano ka tihin? Wadan fashilmay iska dheh.
@Safethepeople
@Safethepeople 2 месяца назад
Asc Bismilaah, Hal walbaa mesheey isdhigtaa lagu khalaa 😂😂
@ninmacaan5997
@ninmacaan5997 2 месяца назад
sidee wadan aduunka kaalinta ugu danbayso kaga jiro xaga Waxbarashada, nabada, cadaalada , xoriyada dhaq dhaqaaqa, caafimaadka, passport, musuq maasuq. SIDEE XILIBAANO LA RABAy BAAHIDA INAY KA SAARAAN EY HOLIDAY U AADI KARAAN 🤦🤦🥹🥹
@AA_yusuf
@AA_yusuf 2 месяца назад
Sidee kudhacdaa qof aan cadayn wuxuu yahay ayaan raacay oo igu kaxaystay afduub adiga oo ah xilidhibaan hadii laydin dili lahaa waxaad ahaan lahaydeen dabeer bakhtiyey
@AbdullahiAbukar-uo7jg
@AbdullahiAbukar-uo7jg 2 месяца назад
Kenya hadii aad caruuurta geysateen miyaad somalia kharbudeysiin isku xishooda mushaarka aad kenya ku cuneysaan waxaa laga qasday islaanta yaanyada ku gadeysa suuqa xamar
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Xassan ayaa kow Ka ah reero Dibadaha la geysto oo xoolaha umada loo dhaco
@adenibrahim7068
@adenibrahim7068 2 месяца назад
Dowlad majir e wa gangis iskadhiciyo
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 месяца назад
Kuwan isku sheegiyo xildibaano waa tuug Nairobi waxay u yimaadan inney shukaan sadaan gabdaha yar yar ee skoolka school children under age o eey kharibaan..Tuugada mooryaanta halaqabto oo hala tarxiilo hada kadib Nairobi halaga mamnuuco mafiada xamar
@bilefaarax6618
@bilefaarax6618 2 месяца назад
Wuxu xilimaano maha miyaa wan jabnay😊
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 2 месяца назад
Xoriyada hadalka io fikirka waa shey qof walbo xaq u leeyahay haddii caburin bilaabto xildhibaanada maxey shaqadooda thy? Caburin io kaligiis talis ma socaneyso waxeyna dhaleysa wado xun oo burbur sababaayo.
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s 2 месяца назад
Subxannalah kkkkkkkkkkkkkk
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 месяца назад
Waxaadtihiin kooxqowleysato Ah Matihidin Xildhibano Eewaxaadtihiin Jawasii????!!!
@user-eu2vq8sx5b
@user-eu2vq8sx5b 2 месяца назад
Dawlada kenya waa ku mahad santaahay in ay garaacdo xirxirto xidhibaanada wadankooda fowdada ka kiciya ee wadamada is laameed u aada, nin wadankiisa in uu dumiyo raba oo aan damiir lahayn sidaan ayuu mudanyahay.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Hadaad sidaa jeceshahay kawaran Raggan Waa Baarlamankii Somalia hadey Eryaan Hassan Gurgurte Maxaa Sameen Kartaa Adiga
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 месяца назад
Ficiladiii rooble baahane ayaa weli socda
@gaaraneguure7346
@gaaraneguure7346 2 месяца назад
Waa istaahilaan sidaa in loo galo ader kenya caruurta uun ha idiin daganaadaan
@sage-of-six-trolls5242
@sage-of-six-trolls5242 2 месяца назад
Kenya well done so buriyo shaqalaha naga dhuutey oo wali biilka somaliya ka qaato😂😂😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Waan filayey dhaqanka Xassan iyo naf lacaariga uu Ku suganyahay inuu Askarta Kenya Laaluush siiyo oo nag Ka raadiyo
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 месяца назад
Mawaxaas waxaa sameynaya Ma ogaadeenkiiba oo xasaniyo xamso waxaa kadambeya waa xamse ayaa kadambeya aadan bare oo ah wasiirka gaashaandhiga
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 2 месяца назад
Weey istahilan in xildhibanada lagu bahdilo kenya waayo iyago dal leh beey u caraaran wadan aan loga bahneeyn bal meey adaan gobaladii aay ka soo jeedan oo aay inta u xiran yahay barlamanku meey dad kooda wakhti kasoo qataan
@nuurmaxamed9030
@nuurmaxamed9030 2 месяца назад
iyaga soomaahan kuwii codkoodii siiyay xasan shiiq hawaso haduurabo waxba inagama galin waa labo duug danta shacabka somaliyeed kamashaqeeyaan iswasa
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 2 месяца назад
In la soo daayo ma aheyn Dalkooda ayey soo gubeen tuugada lacag beena ayey qaateen
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 2 месяца назад
In la idin laayo ayay hayd waayo lacagta soomaaliya inaad ku qarash gareysaan bey ahayd lkn mushaharkiina oo lasoo tuugsaday ayaad ku fataalisaan oo dal shisheeye kuqarash gareynisan alle idin soo qabay
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 месяца назад
😂😂😂 Mudane kkkkkkkk maxey uqabtaan masaakinta Somalia tuugada wada mafia da ah ee Nairobi nagaha iyo chaatka kulaqayilo mooryaanta.Iskadaaf afduub e waxaa fiicneed in ay wassaan tuugada xamar
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 месяца назад
Wuxuu leeyahay waad dad aan cidi ka dambeyn hadana wuxuu leeyahay waa dad lasoo adeegsaday isma qabtaan labadaas eray,
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 2 месяца назад
Waasax maxaafhigay. Kenya. Kumashirikaraan kenya
@sahruja5777
@sahruja5777 2 месяца назад
2tuug ayaad tihiine iney xabsiga idin dhigaan ayeey eheed qaaimiin yahay
@fartunismail5546
@fartunismail5546 2 месяца назад
Baga way idin kusugeen, idinkaa qiimihiina garan waayey, maalintii aad tuuga codkina siseen ayey Somalidu idin habaartay, so caqubadii ayaa idin ku dhacday
@mohamedadankulane4641
@mohamedadankulane4641 2 месяца назад
Waxaan duliga ah naacdoda nagalatag niyahow dalkisoo sogubay markasu nin ficiisa dalo dhistay amni kasoradina meyay kaga? Midkagan warayaha iska dhigaya dantada fiiro propagandist baad isku badashay unsubscribe batahy
Далее
💀СЛОМАЛ Айфон за 5 СЕКУНД😱
00:26
Мама приболела😂@kak__oska
00:16
Просмотров 799 тыс.