Тёмный

DEG DEG Xogta kulan ka dhacay Baydhabo, Lafta gareen oo sheegay In Xasan sheekh cadow ku yahay ... 

Aftahan Production
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 105   
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 7 часов назад
Lafta garden HABRYAR guuleyso inshaaaaaalh Xamar haa tagin inshalh RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@truthhurts2085
@truthhurts2085 6 часов назад
Oromo ayeey udhamaate ee afka sax hadaadan Oromo ehen
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 6 часов назад
​@@truthhurts2085 GABARTA WEEY SAXAN THY INTA MADAX KA TIHIIN DALKA WEEY U DHAMAATAY NACALAA CAQLI MOORYAAN KUWADA TAAL 😂😂😂
@ashafarah6052
@ashafarah6052 7 часов назад
Salaan Sare brother Balwaan, Muqdisho waa in laga badalo magaalo Madax Soomaaliyeed.
@dayiboahmed5107
@dayiboahmed5107 6 часов назад
Laftagreen guulayso horey usoco geesi geesi dhalay dadkan hawiya dad jira ma aha wadanka ha laga bad badiyo xasan gurguurtay
@Qoraga
@Qoraga 7 часов назад
Abgaal dheh hawiye ha dhihin
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 2 часа назад
Aduun iyo aaqiro liiban shacabka waxaya kuugu jecelyihiin balwaanow runta ❤❤❤❤
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 6 часов назад
Mudane allaha kaa abaalmariyo xaqa ayaad uhiilisaa inshallah
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 7 часов назад
Maasfa allah maasha allah hawiyow shaqayso dm Eri daarood Eri dir Eri jareer Eri idinkaa u aayaaya hadaan fila qabyaala dameero kuxaroon waxba haywaydiin
@yasminali5763
@yasminali5763 6 часов назад
Lafta garen he to smart he is not going to trust xassan shiikh no matter what inshallah wuu guulaysan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤balwan journalist well done bro🎉🎉🎉
@DahaboFarah-li6ku
@DahaboFarah-li6ku 7 часов назад
Hawiye hadhihin ee hiraab dheh
@Haghar2001-yd3hc
@Haghar2001-yd3hc 6 часов назад
Sah waaye
@Haghar2001-yd3hc
@Haghar2001-yd3hc 6 часов назад
Hawiye oodhan maha
@shukrilibax
@shukrilibax Час назад
Asc guuleyso walal balwan geesi qaran ilaah hano kaa xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️❤️❤️👏👍
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 5 часов назад
LAFTAGARENNE GÛUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤ DOORASHO SI DEG DEG AH DIGIL IYO MIRIFLE HA QABSADAAN. XASAN AYAX CABAADKIISA DHEG HAW DHIGINA
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 2 часа назад
XASAN XUMOOW WAA NIN XAARAANIMO KU DHASHAY TAAS AYAA CADDAAN AH
@luuldhagaweyne5768
@luuldhagaweyne5768 Час назад
Farmajaba diyarbakir waa ka celiyey sh sharing iyo xasan kismayo
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 2 часа назад
Waa munaafaq uguxun. Hawiye sanwaxkabedel ninkanwaalan kaqaada oo soomali badbaadiya
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 7 часов назад
Waa siday tahay
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 2 часа назад
Laftagareenow Talada CABDULLAHI Balwaan waa runtiis, Fadlan qaado Go’aankaaga waan kugu taageersanahy haddanu nahay Somali Weyn
@jamayasin2155
@jamayasin2155 7 часов назад
Soomaaliya markii loo doortay shakhsi noocaas ah ayay God dheer ku dhacday
@qadiijomaxaad4591
@qadiijomaxaad4591 2 часа назад
xaqa ku soco weligaa balwaanow alle haku sharfo❤
@Xassanguulliye
@Xassanguulliye 6 часов назад
Balwanow xasan bay khaskutahay hawiye shaqo kumalah
@shukrilibax
@shukrilibax Час назад
Muqdisho waa in si deg deg ah looga badalaa caasumada somali oo dhan Muqdisho beey udhibantahat😢
@shaafiissackismail8060
@shaafiissackismail8060 4 часа назад
Aadan madoobe Raxweyn maha,waa hawiye.
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 5 часов назад
Waa arin ceeb ku ah beesha hawiye... Lakiin kamirada iyo muuqaal ayaan rabi lahayn cadeen ah waxiii ka dhacay airport
@AbuXassan
@AbuXassan 6 часов назад
Aadan midoowe waa dameeeeeer
@luulhussein7191
@luulhussein7191 2 часа назад
Saxiiix weeye 💯
@billeabdi1061
@billeabdi1061 6 часов назад
Waa uun abgaal hawiyaha kale waa dad wanaagsan
@UsmaanMaxamedtaabid
@UsmaanMaxamedtaabid 5 часов назад
Ceeb allaha asturo
@billeabdi1061
@billeabdi1061 6 часов назад
Subhanallah raxanweeyn weey in ay trashcan kuwani waa dad illaha duleyey yahu uff😮
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 6 часов назад
Waa munaafuq weyn xasan sheekh
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 2 часа назад
That’s right
@yahyeibaar6089
@yahyeibaar6089 7 часов назад
Hawiye korka haka saarin dulmi abgaal geysteen dadkalena ha dulmin
@billeabdi1061
@billeabdi1061 6 часов назад
Waa sax abaayo
@Haghar2001-yd3hc
@Haghar2001-yd3hc 6 часов назад
Waa sax hawiye oodhan maha
@Haghar2001-yd3hc
@Haghar2001-yd3hc 6 часов назад
Dulmigaan Itoobiya buu fursad siineya
@husseinalio2437
@husseinalio2437 7 часов назад
Hore usoco Mr balwan
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 7 часов назад
Aden Madoobe waa tuug isaga Khawarij Robow Elyas Taliyahii hore Amniga kasoo jeday Bakool,Tiktok oo ah Midka faraha laga hayo isagoo Immaradka Xabashida kuwa kale oo badan lasoo galay heshis lid kuah Mamulada,Cidamadii qaranka kuwa isaga laheybta ahaa 14 oct hortisa lagu socey,Sarkaal khawirj ah uu beegsaday.
@somcana
@somcana 6 часов назад
Absolutely hal far. Midnimaa naas la nuugo leh. Hasan ul ha dhiibanina ninaad ushaada ka qaadan karto udhiibta digil iyo mirifloow
@billeabdi1061
@billeabdi1061 6 часов назад
Waa in aad ka dhiidhisan raxanweeyn tan hadii aad u deysan waa la idinku dul soconaya iska dhiciya cawaanta
@adenhassan4254
@adenhassan4254 5 часов назад
Hassan DHIIQO...aasaga aya marqati iisku fiilaan....diib ha iisku dhageesto
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 7 часов назад
Itopiya xasan ayaa la dagaalamaya siday ila tahay soomaali waa kala dhaqaaqday ee yaan lagu kadsoomin dulmi ninkii gala isagana beriyey sugee
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 41 минуту назад
Xasan dhiiqo ws beliisi ani xishon edadka iyodalkaba halAgaqAbato somaliyey
@dayiboahmed5107
@dayiboahmed5107 6 часов назад
Abdulahi balwan geesi nooloow waa runta xasan munafiqnimada wuu dhaafay
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 2 часа назад
KGS waa inay tashataa. Waxaase ayaan daro ah in dadka ka soo jeedo degaanada KGS kana tirsan maamulka dowladda maanta ka jirta Somalia ugu a weyn yahay Adan Madoobe oo aan waxba ka qabanaynin cunsirayadda reer KGS loo geysanaayo, waa in laha tashtaa 100%.
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 4 часа назад
WAXAY KUSOCOTAA IN MUQDISHO LAGARARO CAASIMADDA UMMADDA SOOMAALIYEED
@IbrahimIbrahim-xb5nb
@IbrahimIbrahim-xb5nb 4 часа назад
Adaa kamunaafaqsan xabash. Adi yaa cunsurinsan.
@shakurmohamed5510
@shakurmohamed5510 6 часов назад
Kuligiinba itoobiyan aan rabnaa dhaha waxkale soomawadiin
@nuuraabdi8090
@nuuraabdi8090 7 часов назад
Reer tolkey Raxaweyn israaca madaxweyn waa haysanaa guuul c/casis lafta gareen ❤❤❤
@saidabdi136
@saidabdi136 7 часов назад
Maashaa Allaaah.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 6 часов назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw lafta gareen waxu yiri dorashada koonfgur galbad ani ba qabsanayo waxey ka dhacasah casimada mamul gobaladka koonfgur ee beydhabo xasan gorgurde marxun xamza shaqo guma laha dorashada koonfgur galbad shaqadoda waxey tasha muqdisho tas ha ku agadan wlkn abdulahi balwan xasan gorgurde marxun xamza ismail omar geel islantisa cadawada ayey u qaban mamul gobaladka koonfgur galbad wlkn abdulahi balwan saakay xildhibanadi koonfgur galbad ee 1 ka ahad xildhiban sareedo iyo xildhibano kala waxa laga rabey diyaradi beydhabo u socodey gama baxasan muqdisho wlkn abdulahi balwan waxa ku cad in waxi lagu hishisay faderalki oo bur buriyey xasan gorgurde marxun xamza ismail omar geel islantisa culumada argixisada shbb dacish damajid bye
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 4 часа назад
BALWAANOW HAWIYE MAWADA XUMA LKN WAXAA MAGACOODII KUCAYAARAY DAMEERKAN VILLA SOMALIA FADHIYA IYO MOORYAANTA LAQUDHAABATA. FROM LAASCAANOOD SOMALIA
@user-qo7tw6vl8t
@user-qo7tw6vl8t 4 часа назад
balwaan.waaruufiyaan
@aasuf119
@aasuf119 7 часов назад
Runta rabiyaa jecel Masha allah
@truecomment3650
@truecomment3650 2 часа назад
DOWLADA DHEXE WIXII FARMAAJO FARAHA UGA GUBTAY EE JUBALAND AYUU WADAA WAYNA GUUL DARAYSANAYAAN. Lafta gareen BAYDHABO ISKA JOOG. Shirarka ONLINE uga qayb gal.
@NoorAadam-r5w
@NoorAadam-r5w 7 часов назад
Thank you bro
@hassanbile8262
@hassanbile8262 7 часов назад
Somali majirto
@AbuNaciim
@AbuNaciim 6 часов назад
Balwanow Hawiye Maxishonayo Wayse kashalayidoonaan
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 7 часов назад
Xassan munafaq tuuga beenlowga ah soomali way garanayan wixi U shalay Ku hadlayey manta ficilka qabiilaysan isticmalayo Qabiil kale war waxan WA qof diciif ah liita wlhi😮😮😮
@Ider-bu6sg
@Ider-bu6sg 4 часа назад
❤❤🎉🎉🎉
@ismailnoor7213
@ismailnoor7213 3 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedadamcabdi8496
@maxamedadamcabdi8496 6 часов назад
Cabdullaahiyow Aadan madoowe waxaad KU tilmaanta teneg meel yaalo oo mar kasta garaacdo oo u isticimaalo markii barlamaanka KU buuqo lagu qariyo
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 6 часов назад
meeshaan halafu kala tago bal in amarkiisu shaqeeyo oo aay daawlad soomaliyeed noqoto waxaan ugu baaqayaa dhamaan dadka aan hawiye ka soojeedin inaay ka soobaxaan daawlada
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 7 часов назад
xasan shiek shaqadeesa waxa waaye inu xaraasho hantida guud iyo umada Somaliyeed inu kala geeyo bas xasan shiek wa duli oo doqon ah damiirka ka dhintey
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 7 часов назад
Waan ku taageer sanahay in lacusaradeeyo xdh raxawayn waayo haday aayahooda katashanayaan horay dhaan raac u ahaayeen
@Cbx27
@Cbx27 6 часов назад
Laftagareen lacag aya malaha loo balan qaaday nin u socdo Muqdisho ayuu u egyahay
@abobasement346
@abobasement346 6 часов назад
waa doqon kan o kaleh waa lah dhirbaxah xasan moryan iyo Abgal kah u watoh laftah garen waa in u jarah xirirkah moryantah xamar
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 5 часов назад
XASAN TOXOBEY BAYDHABO IYUU RABAA IN SOO DEGO, DORASHANA KU QABSADO. DHUL DAD LEEYIHIIN MA UU HAWEYNSANKAROMOORYAANKANI.
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 4 часа назад
Marka waa 10 wajiile
@truthhurts2085
@truthhurts2085 6 часов назад
Balwaan oromo
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 4 часа назад
WAANKA XUMAHAY INAAD SOO HADALQAADID DAMEER MADOOBE WALLAAHAY INAANAN GURIGAYGA WAARDIYE UGA DHIGTEEN WAAYO WAA SHAKHSI JAAHIL AH OO KELIYA YAQAAN LAALUUSH MAJIRAA WAXAASE KASII LIITA KUWA SHAKHSI AAN DAMIIR IYO AQOON MIDNA LAHAYN GUDDOOMIYE BAARLAMAAN KADHIGTAY
@AbuNaciim
@AbuNaciim 6 часов назад
Afgooye Kaxidha Cawaantan
@user-se9be4wb3f
@user-se9be4wb3f 15 минут назад
Hhhhh.weyheysataa.xasan.dhiqo.ilaahow.nadhaafi.dadkii.wuukala.geyey
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 7 часов назад
Xididnimada iyo Masuliyadda waa labo aan laisku xireyn,Taliye Shub Daraja kale oo kudhiman malaha Dadkada iyo.danta mamulka u danee.
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 7 часов назад
,galadagalka markad leedahay baalwaan ma garaad jaamaaca ismooday
@calibare1641
@calibare1641 5 часов назад
Balwaan waxaad kufiicnaan lahayd inaad noqoto madaxweyne somaliyeed waayo ninkasta ooneceb qabyaalada waawadani runa
@aasuf119
@aasuf119 7 часов назад
Dad qabuuro soo saaray maa naxaayo iyo dad masaakiino ah guryahooda la burburiyey subaxnimo lagu kalahay subxanallah lama dhiman doono miyaa!
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 3 часа назад
Hawiye Futo madoobe codowtinimada aad ku hayso Digil Aw mirifle ha joojin
@AAA-bb5xc
@AAA-bb5xc 4 часа назад
Maamul. Goboleedyadu. Was inay baydhabo. Beesha caalamka. Ku casumaan. Doorashada. Kalahadlaan. Iskana ilaawaan. Xasan. Iyo. Caqlixumadiisa. baydhabo waa inay noqotaa. Xarunta. Doorashada. Soo soocota
@soraya.a7956
@soraya.a7956 5 часов назад
Aadan madoobe amuu hawiye yahay hee 😅 Hawiya miyaa wasiirada iyo xildhibaanada kasoo jor jeedo lafta gareen iyo Ethiopian kiisa
@saidabdi136
@saidabdi136 7 часов назад
Inuu munaafaq yahay layskuma hayo.
@batulabilan983
@batulabilan983 4 часа назад
waryaa wax iskula har maskiin baa tahay fiyuus raadis ayaa tahay dantaada ayaad ka weysay Dr Xassan Sheik waxaan maqli jiray nin tolkiisa ka tagayo doo tanaaday lawaayey
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 7 часов назад
gala daagaalka maarkaad dheeheeso baalwaan magaraad jaamaacad ismooday
@aasuf119
@aasuf119 7 часов назад
Aadan lacag u daran subxanallah
@maxamedadamcabdi8496
@maxamedadamcabdi8496 6 часов назад
Gadoon barlamaan ma ahaa ee waa gurbaan damujadiid qaylada barlamaanka lagu aamusiyo
@ramlanuur8015
@ramlanuur8015 7 часов назад
Waxaatahay.dabaalka.casan.maxaa.cade
@shankaroonhaji4429
@shankaroonhaji4429 7 часов назад
Arkan macasha waynle yaa iga aamusiya nacal kugu dhacday garac garac dhalay batahay wacal wacal dhalay batahay
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 Час назад
Ya lagu hiifin runta 😂😂😂
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 6 часов назад
Salam balwan gesi gesi dhalay runta allah kugu jeceel siyasiyinta hawiye wahay mucarad kulonqtan ee badbadoqaran u sameeyan madahwene qabilada kale ah dulmiga u sameynayo madahwene hawiye ma arkaan raalina beey kayihiin waxay u arkayan ka hawiye in xamar loogu booteen kareen madahwene kale ee darod marti ugu yaahay xamar markay donaan ka caydhin karaan xamar ciidma odhaan kaarta waa casimed somaliyeed wanaag donon haqaabto wadaanka hariso daanta ay leyihiin grub hirab moryanta xamar haaday kawayan waa villada sodhaf gumeesiga xaad dhafka ah somaliwen meey usii adkeeysan karaan
@user-qo7tw6vl8t
@user-qo7tw6vl8t 4 часа назад
askerigu.waaruntii.inuusidaas.yiraado
@MaxamedCarab-wg2sj
@MaxamedCarab-wg2sj 6 часов назад
Balwanow hadal kaga wu Sxn yahay
@muktarissa8599
@muktarissa8599 4 часа назад
Munaafaq adigaa ah kaadib yahow
@qadiijomaxaad4591
@qadiijomaxaad4591 2 часа назад
Aadan madoobe lacag buu qaatey tuuga
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 6 часов назад
WALEE DALKA BURBUR BUU TAAGANYAHAY NACALAA CAQLI MOORYAAN KUWADA TAAL 😂😂😂
@Ruun-finder
@Ruun-finder 6 часов назад
Marka qof loo dhiibo shaqo aanu u tababarayn waxaa iyo wax la mid ah baa dhacaya 😂😂😂
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 7 часов назад
balwaan adigaa kadanbeeya in adeerkey cay wadiiday dadka hawiiye dhalin yaradooda kutarbiyeyay adeeradin daafaca dhiibkaas adiga kamasula balwaan dhagahada iyo afkada hais maqlan beenle
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 Час назад
😂😂😂😂😂😂
@Farmayoo
@Farmayoo 7 часов назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jandraravi9816
@jandraravi9816 7 часов назад
NI YAHOOW ADUUNKA BANI AADAMKA WAA SAAS.....KA REEB MUNAAFAQNIMADA OO CAADIFADA YEEYSAN KAA XOOG BADIN. ANIGA I FIIRI WAXKASTO OO SHEEGTID XAARMAAJO MA DHAAFAAYO LAAKIIN KAN WUXUU RABAA INUU WELIGIIS WADANKAAN UU XUKUMO....KKKKKK
@FarxiyaXaaji-yw2mu
@FarxiyaXaaji-yw2mu 5 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 7 часов назад
gala daagaalka maarkaad dheeheeso baalwaan magaraad jaamaacad ismooday
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:29
Просмотров 294 тыс.